caawale adan sharafta hablaha somalida

  Рет қаралды 4,187,291

muradnagar1

muradnagar1

Күн бұрын

Пікірлер
@cabdiraxmaan5873
@cabdiraxmaan5873 3 жыл бұрын
10years kadib hadad dawaneyso legend bad tahy❤🤞
@funnyresponse6766
@funnyresponse6766 3 жыл бұрын
Tayasiir baad ku xasuusiyey sow ma ahan
@ahmettupdy_
@ahmettupdy_ 3 жыл бұрын
@@funnyresponse6766 haa wllhei
@bazhirmahamed8624
@bazhirmahamed8624 2 жыл бұрын
Haa 2022
@fatouali9279
@fatouali9279 2 жыл бұрын
@@funnyresponse6766 11¹¹
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@ninyaroowayn3260
@ninyaroowayn3260 6 жыл бұрын
hees wanaagsan oo soomaali oodhan isku Wada keenaysa allow iskukaaya keen muqdisho , hargaysa, jijiga, garrisa, jabouti onelove my great blessed country somalia . iyo hableheena quruxda Africa u qaaday
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 5 ай бұрын
Dir dhabe ayad ka tagtay
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Ай бұрын
​@@mukhtarabdirahman2047 diri dhabe caasimadeedu saw jigjiga maaha dawla deegaanka somali galbeed, waan ogahay diri dhabe waa federal balse hadaynu nahay DDS diri dhabe dhul soomaaliyeed baan u aqaaan. Salaaan qaali ah walaaal.
@UgbadAli-uh7kh
@UgbadAli-uh7kh Ай бұрын
Hargesia waa soomalilnd soomalina waxba kamay galun waa dad goaan qaatey oo landers ah 😏💚🤍❤️🦁
@sicidyusuf
@sicidyusuf 10 ай бұрын
Hoyo macan baa mobel lahyd waga wa ilaa 2007 waxa ugu jirtay markasa habni nodari jirtay jimcada habnki ilahwo hoyo nodaa❤
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 11 ай бұрын
2024 haduu jiro qof heestan soo booqday Peace and Love✌️. Like dhac ku siiya👍
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf 10 ай бұрын
Hhhhhh😂
@Qalbi.Channel
@Qalbi.Channel 10 ай бұрын
2024❤❤
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 9 ай бұрын
Wkan 2024
@FilsanAbdilahi
@FilsanAbdilahi 8 ай бұрын
Me❤
@saedqozta5386
@saedqozta5386 7 ай бұрын
aniga
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Heesaha somali ugu qiimaha badan ayay kow ka tahay Legendry *Awaale adan* 2010 ayay ahayd muxu wakhtigu soconaya *habalaha soomaliyeed dheemanka Aduunka👑😍*
@ugaaskareerka8986
@ugaaskareerka8986 Жыл бұрын
Wn ogahay inaad 2023 daawenaysid 😅
@ayanismaelali494
@ayanismaelali494 7 жыл бұрын
il fait le tour des villes et il termine a Djibouti "Mamuusta hablahaa DJIBOUTI u weyn" Machallah on est fier merci AWALEH
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 3 жыл бұрын
Hablaheena somaliyed👸sharaf iyo ciso ku noolaada🤍 I’m still listening 2021
@fatuushcabdi3051
@fatuushcabdi3051 3 жыл бұрын
Thank you 🥰
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
2022
@HyprOzzy
@HyprOzzy 2 жыл бұрын
@@iam.legendar 2023
@ladna9
@ladna9 2 жыл бұрын
2022🌎❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Amiin ya alah
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
10years Kadib manta Dawanya Hesto dhamystiran the one and only Legend cawale❤✋
@nazzry
@nazzry Жыл бұрын
Frrrrr
@loulahassanredmi9c-ef5se
@loulahassanredmi9c-ef5se Жыл бұрын
Couz philo
@harbiMohammed-n6g
@harbiMohammed-n6g 13 күн бұрын
Gobtu ma hargeyisa mise nairobi
@abdalemire3504
@abdalemire3504 3 жыл бұрын
Waa Gobtey Mudan Hooyadey Kamid Thy❤️ Waa Marwada iidhaxdiyo Aan ladhshay🌸🥰 Love All Somali Women🇸🇴❤️ Malyuumaad Salaan Ah😊😍
@barnicali2700
@barnicali2700 Жыл бұрын
Qqqqqqqq
@barnicali2700
@barnicali2700 Жыл бұрын
Q1
@marwokhalid1402
@marwokhalid1402 Жыл бұрын
❤❤❤
@deeqamohamed6134
@deeqamohamed6134 Жыл бұрын
❤❤❤woow Masham.allah 😊😊😊
@meddy4167
@meddy4167 3 жыл бұрын
yaa dawanaaya 2021 viva hablaha Somaliyed😍😍
@mohamedabdirizaq4939
@mohamedabdirizaq4939 3 жыл бұрын
Me☝
@hananmuhudin26
@hananmuhudin26 2 жыл бұрын
2022🖐
@hodankurshoof
@hodankurshoof 8 ай бұрын
Who's listening 2024🎉❤😂
@sundusabdirahman1497
@sundusabdirahman1497 7 ай бұрын
😂
@queentamman7561
@queentamman7561 6 ай бұрын
Sidokle listening 🎶 2024😂😂😂😂😂
@Mahmoud-dr2kc
@Mahmoud-dr2kc 6 ай бұрын
Me from 🇫🇷
@mohamudahmedmohamed787
@mohamudahmedmohamed787 6 ай бұрын
Still 😢
@Updi44
@Updi44 6 ай бұрын
stil🤣
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
Who's watching 2021??after 10 years!!❤🥰🤗masnada diri dhiba😘hablaha mugadisho😍💖fav song
@nimcomaxamed6083
@nimcomaxamed6083 3 жыл бұрын
😘😍🥰🤩
@ahmedfarah2728
@ahmedfarah2728 3 жыл бұрын
Me
@munaliizaahmed3869
@munaliizaahmed3869 3 жыл бұрын
2021😘
@abdulahidigale8609
@abdulahidigale8609 3 жыл бұрын
Watching 2021 August
@nasroabdulkadir2196
@nasroabdulkadir2196 3 жыл бұрын
Ani
@mukhtardhiif
@mukhtardhiif 3 жыл бұрын
Fav song. 11 years ago balasogaliyay heesta waxan jogay G,sanaag Specially Badhan smartphone ba masoogaarin Maqal ahaan banu kudhagysan jiraynay Chinese phone
@sumayoabdullahi5695
@sumayoabdullahi5695 4 жыл бұрын
Yaa daawanayo 2020 😂😂😂 Viva mugdisho cadey 🤩🤩🤩
@hodanmohamoud8058
@hodanmohamoud8058 3 жыл бұрын
Aniga dawanaya 2021
@asmahassan7621
@asmahassan7621 3 жыл бұрын
01/06/2021
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Thanks
@mohamedabdirizaq4939
@mohamedabdirizaq4939 3 жыл бұрын
Hada dawanaya 2021😀
@Abdallegio
@Abdallegio Жыл бұрын
Cajiib bal u fiirso heestaasi intay kulmisay, waxay kulmisay, 5 tii soomaaliyeed. Gaarissa, jigjiga, muqdisho, hargaysa iyo jabuuti mugwayn, ilaahow waad awoodaaye awoodaada ban kaaga baryay maalin itus iyagoo midoobay oo dantooda gartay. Aamiin aamiin. Qurux bay mulkiyeen macbuud ku sharaxay ❤🙏
@qalbidhaya4970
@qalbidhaya4970 4 жыл бұрын
Inta iga dambeyza ee dawanyza 2020/08/05 10:53pm like ta dhac iigu zii⚘💋😍
@ayaneymowlid9123
@ayaneymowlid9123 4 жыл бұрын
Kuladawani hayaaa August 2020
@nasroabdulkadir2196
@nasroabdulkadir2196 3 жыл бұрын
12/8/2021
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Be Know, U Are Not The Only One Who Is Still ListeninG😃👊, And One Love Dhamaan HablaHa Soomaaliyeed👏🙏😍💖.
@deeqocabdulle1876
@deeqocabdulle1876 2 жыл бұрын
Fg8y7 jcf
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
❤✋
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Wa gobtey mudan hoyadey ka mid tahay wa mawada I dhaxdiyo midan la dhashay sedex magac wa marilkeyga kuwi asturi haweenka somaliyed Mel kasto jogan magac igu yal inta iga maqan hawada u marin thank you so much brother cawale
@xamsekhadernuurxamzekhader6093
@xamsekhadernuurxamzekhader6093 Жыл бұрын
Hablaha magacweyn hargeysa ma huraanka burco marso wacan bosaso mudug hablaha muqdishiyo marka cad gala mawjadaha baydhabo kismaayo ku miyan mirta gaarisa mulaaxda jig-jiga malkada boorame my home masnada diridhaba maamusta hablaha jabuuti mugwayn love hablaha somaaliyeed mel walboy jogan salamaya from boorama❤
@axmedgedi404
@axmedgedi404 Жыл бұрын
Jah
@ZakariyeCabdullahi-ue1dj
@ZakariyeCabdullahi-ue1dj Жыл бұрын
After 13 years i am listining it ❤ my mom used to listen when i was 4 up to 5 years old
@NajibHaji-qy9wn
@NajibHaji-qy9wn 11 ай бұрын
So 5 years old listens to music and differentiates musicians?
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
heestan 2014 sanadkii schoolka igu dambeysay duhurki marka xiisaduhu nodamadaan ayaan jidka kudhegesan jiray 👍👍😭 imiss my classmates😍
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 10 ай бұрын
Aniga waxaey 2014 barigii ugu horeysey ee school laysoo qorey
@cumarnacho4453
@cumarnacho4453 3 ай бұрын
2024 Ayaa dib ugu soo laabtay heeskan waxa igu danbeysay in aan si dhameys tiran u daawado12 years ka hor waxn ku soo laabtay caawale aadan oo fankii ka fadhiistay(ama ka qalin jabiyey)🙏💯
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya heesta hablaheena sharafta leh 2019???💗💗💗💗
@sam-bv4hm
@sam-bv4hm 5 жыл бұрын
Me
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 5 жыл бұрын
Me😍
@abdirizakosloofficiallyo2584
@abdirizakosloofficiallyo2584 5 жыл бұрын
Sxp sbcribe igu caawi sxp
@hoodojamalaar
@hoodojamalaar 4 жыл бұрын
Aniga 2020
@salmaabdulwahab2618
@salmaabdulwahab2618 4 жыл бұрын
♥️
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 4 ай бұрын
Isaga oo fanka ka baxay ayaam dhagaysanaya, our goat 🐐 ❤
@yusufali2402
@yusufali2402 9 жыл бұрын
first this is best song ever. gabdhaha somaliyeed oodhan halawada xushmeeyo ragow. gabdheena plz y'all have some respect on us too y'all.
@caydaruuzmaxamed736
@caydaruuzmaxamed736 2 жыл бұрын
Xasuus aad u qurux badan: Heestaa waxa xasuustaa habeen an ka nimi dalxiis oo an u kaka soconay gobolada saaxil io togdheer 🖤 Waxay ahyd 4 Aug 2022 galab khamiis habeen jimce soo galyey 9.30 pm ilaa 10.00 pm😊 Waxaanu ahyn dhalinyaro badan aad baa loo wada daalay dhamaana waa la aamusnaa Heesta ayaa samaynaysay dhadhan aad u macaan io dareen gooni ah waxa an ku jiifay garabka ruux anan himaami doonin inta an aduunka korkisa saranahay n 💔💜
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 4 жыл бұрын
Hada garanayso sharaftii hablehena 2010kii iyo daqan xumada imika 2020 gan inta ila aragtay LikTa dhac kasii
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Thanks
@funnyresponse6766
@funnyresponse6766 3 жыл бұрын
Hhhhh dhaqan xumada kulaha 2010 waa shalay huno hhhhh
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
@@funnyresponse6766 😨😂
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Big Legend Awaale Aadan After 10years still Listening. Waa Gobtay Mudan Hooyaday ka mid tahay Waa marwada ii dhaxdiyo midaan la dhashee. 28/05/2023 1:14 habeenimo iyo Makkada Boorame. ❤👏❤️
@abuhurayra8309
@abuhurayra8309 7 жыл бұрын
heeesaha uu qaaday ta ugu wayn uguna fiicn uguna murtida iyo maada padn dhabna ah weeyn
@samiiraahmed6393
@samiiraahmed6393 3 жыл бұрын
Warunta wlahi wllo
@bujamohamed5276
@bujamohamed5276 7 жыл бұрын
soomaaliland❤djibouti ❤somalia
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
Kuli waxaa matalo calanka 🇸🇴
@ansihaji6665
@ansihaji6665 3 жыл бұрын
@@fariidtv7127 calankan waa somalia😳
@hamzemiganehmiganeh948
@hamzemiganehmiganeh948 3 жыл бұрын
@@fariidtv7127 chui un djiboutien 🇩🇯
@mohaaz6906
@mohaaz6906 5 жыл бұрын
2019❤️❤️😘 meqa ila mida dawanesa gbdha somalia ❤️🇸🇴
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Somaliyeed waaye wll xata djabuuti ayaa Ku jira Maha somaliya hhhhh 5ta Muqdisho gaarisa iyo jabuuti iyo hargeisa iyo jigjiga
@mohamedcabdillaahi6150
@mohamedcabdillaahi6150 3 жыл бұрын
Offday dfffff from us did don't if ddddu go from
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
2022
@rayanhusseinrayan0807
@rayanhusseinrayan0807 2 жыл бұрын
1q11
@drsmaryan1418
@drsmaryan1418 2 жыл бұрын
2022🙆‍♀️❤️❤️
@farxaanocadeeycadeey3652
@farxaanocadeeycadeey3652 5 жыл бұрын
Waa gobta mudan hooyadeey ka mid thy waa marwada i dhaxdiyo midaan la dhashaay aad uga helaa wow like ii saara
@jamajokar
@jamajokar 3 жыл бұрын
Masha allah hablaha somaliyeed wax loo dhigaan jirin Respect ❤💥👏👏👏
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
4:20 sadexda hablood mashaallah quruxdii gabdhaha somaaliyeed lagu aqaanay yaa ka muuqata. Allah ha dhowro gabdhaha somaaliyeed meelkastow joogaan
@nimcoabdilaahi2983
@nimcoabdilaahi2983 2 жыл бұрын
Legend always legend inta ila midka sidayda 2022 daawaynaysa is muujiya😀🥰🥰🥰🥰
@Abdull_shire
@Abdull_shire 3 жыл бұрын
2010.by ahyd mnta tiktok ku arkay waana so raadiye heestan OLD IS GOLD ❤
@RunAli-d4g
@RunAli-d4g Жыл бұрын
Who’s listening 2024❤
@SahraXasan-kl2wv
@SahraXasan-kl2wv 7 ай бұрын
Iam watching it now
@kayfabdi9097
@kayfabdi9097 5 жыл бұрын
Waaa gobtay Mudan hooyadey ka mid thy. Waa marwada ii dhaxdiyo midaaN la dhashee. Viva 5ta soomaaliyeed❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naviizamalpooh1897
@naviizamalpooh1897 6 жыл бұрын
Heeztan Qofkii ila dwanya 10/1/2019 like zara
@Sidiiq-p2r
@Sidiiq-p2r 2 ай бұрын
Waxan heestan dhagaysanaya 20/10/ 2024 malin axad ah 5:30 kii galabnimo somalida qaarna uyaqanan 11:30 saac iyo badh galabnimo qofki iga danbeya like ta hayladhafin mahadsanid
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
1:23 wiilka shaarka cad wan kahelay ❤️Masha allah he’s so handsome tolow halke ka hela😀 tii guursatay dhaqaale wiilka
@bullalecanada6695
@bullalecanada6695 5 жыл бұрын
Adna wad heli isagookle ilaahay waydiisoo ducayso wll
@Fagaase2017
@Fagaase2017 4 жыл бұрын
😆😆😆😆 dooq xumida
@hamzaabdirahman2275
@hamzaabdirahman2275 3 жыл бұрын
Waykan wll 🙌🏻
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 9 ай бұрын
waxan dhegaysanaya 2024 wlhi hees way dhaftay 13 years ❤❤woow wow❤❤from hargeisa mesha heesta kagu dubayy❤❤🎉
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 4 жыл бұрын
Fanaan iga dheh abseloutely fantastic songs ever🥰
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 2 жыл бұрын
Hablaheena somaliyed👑 sharfa io cisi ku noolaad 👑❤️
@lostgang1701
@lostgang1701 5 жыл бұрын
Yaa Daawanaya HeesTa HaplaHeena 2020😊😊
@sacdiyonuur4021
@sacdiyonuur4021 4 жыл бұрын
Me
@amiiramaxamuud6674
@amiiramaxamuud6674 Жыл бұрын
who’s listening 2023❤️
@BURCADJl-qk6pe
@BURCADJl-qk6pe Жыл бұрын
Me
@Ishowspeedtp
@Ishowspeedtp Жыл бұрын
I'm listening it 😂 it feels good
@asmahassan230
@asmahassan230 Жыл бұрын
2024
@ismailhassan317
@ismailhassan317 11 ай бұрын
30 December 2023 and 2024 In sha Allah 😅
@abdirahmanabdi4941
@abdirahmanabdi4941 11 ай бұрын
Never stopped listening.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 жыл бұрын
Hablaha Reer Somaliland Madax ii Sarantihiin 🥰☝
@Nasriin-oj2gt
@Nasriin-oj2gt 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ozameilkacase7974
@ozameilkacase7974 2 жыл бұрын
11 years kadib hadaad kuso noqotey legend aa tahay🥰
@lolamohamet7991
@lolamohamet7991 4 жыл бұрын
It was an amazing song waligey kama dhargo, awaleh aden deheye one love for you 🇩🇯♥️💚💙
@wardanoura106
@wardanoura106 2 жыл бұрын
Aya ila dawanaya 2022🇩🇯🇩🇯
@nice2abc715
@nice2abc715 6 жыл бұрын
jecliyaa hablaha soomaaliyeed, Rabbow ii kiin daa 😍
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
Aamen abowe sido kale we love you😍💖
@madnadagan3661
@madnadagan3661 2 жыл бұрын
Aniga oo ah madna waxa i wehliya garbahayga fadumo iyo Fardus tariikhda 19/3/2022 habenimo sabti soo galeyso waqti qurux badan kaftan iyo kalgacayl ku dheehan wada qaadanay 🥰🥰🥰
@fardusadan3168
@fardusadan3168 2 жыл бұрын
Wakhti qaliye ina ilaawo abid nolol farxda leh ayan idin rajeenye garbahygii 🥰🥰💯💯🌹🌹💋
@faatimaismail5814
@faatimaismail5814 2 жыл бұрын
Garbahayga wehelka aan lawada hayzan madna io farduz caawa waxan idinla qaatay wakhati qurxoon oo farxadii ku dhehantahy waxaan ino raajynaya wakhti kalo quruxdiiza wata xabibatii
@AbdiweliHussein-dy4qy
@AbdiweliHussein-dy4qy 3 ай бұрын
14 years ago 😢from Garissa ♥️
@farxaanmaxamuudsiyaad8343
@farxaanmaxamuudsiyaad8343 6 ай бұрын
2024 inta dawaneysa like 👍
@Maxamedcmc
@Maxamedcmc Жыл бұрын
12 years later and still my fave song & my 2nd fave song is Carafo, Cawaale’s songs never go out of style
@RibaxCali
@RibaxCali Жыл бұрын
Same
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 2 жыл бұрын
12 sano ka dib 2010 _2022 /December _1 maalin qamiis ah ilaahow adaa Somalia 🇸🇴 iga dhigay kun jeer kuu mahad celaa 🥺❤ love u Somali mahamed ❤sinjigaa na mideeya
@بنتصومالبنتصومال
@بنتصومالبنتصومال 6 жыл бұрын
Hablaha muqdisho iyo marka cad gala wow yaa iladhagesanyo2018 my best favor fanan Awaale love you❤🇸🇴🇩🇯🇸🇴❤👌🏽
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 Ай бұрын
One of the best Somali songs Awale adan 💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
Haplahan mgc wayn hargayza ku maRay ma Huraanka burciyo togdher madazha❤️❤️❤️❤️💪🏻💪🏻💪🏻 No QDW
@giirecarab3365
@giirecarab3365 10 ай бұрын
01/27/2024 ayaan dhagaysanayaa heestan I,a waxaan rajaynayaa inaan heestan kusoo noqdo oo dib udhagaysto sanadka markuu yahay: 01/27/2028 I,a Haduu Allah igu Simo.❤
@AbdiAli16
@AbdiAli16 10 жыл бұрын
Thanks for remembering Dir Dabe . I am from Addis and I used to go there for vacation during the rainy season of Addis abeba. Haablahaa Dire Dabe vivaaa.
@ahmedisse9191
@ahmedisse9191 9 жыл бұрын
me too am from dire dawa
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
7 years after ma nooshahay wll?
@hananmuhudin26
@hananmuhudin26 2 жыл бұрын
@@iam.legendar 😂😅😂anaa hada isweydiinaaye😅
@cabdijabaar5316
@cabdijabaar5316 2 жыл бұрын
​@@ahmedisse9191 14qqq2
@BurhansheikhMohamudAli
@BurhansheikhMohamudAli 3 ай бұрын
Martida wa amaan haween iga mutiin melkastoy jogaan magac igu yaal malyumaad salan ah ha iga maqlaan inta iga maqan hawadaan u marsiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulyusuf3264
@lulyusuf3264 10 жыл бұрын
Masha allah cawale yare waa fanaan qali ah
@zhattabuzychanel279
@zhattabuzychanel279 3 жыл бұрын
Wow ano yar ban maqley wan radin jirey manta waxn ka helay you tube inta ila aragta 2021
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Waa gobtay mudan hooyaday mcn ka mid tahay.. Waa marwada ii dhaxdiyo. Midan la dhashee👸🏼😘❤️
@bilandiiga6250
@bilandiiga6250 10 ай бұрын
2024 yaaila jooga hablaha somali 😢❤ 😊
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
If you love this song you are a classic person
@mazraoui.
@mazraoui. 11 ай бұрын
2024 still listening❤ awale Adan always on top 🎉
@Abss0966
@Abss0966 5 жыл бұрын
Farta taag hadaad Sheekh madar ka timi ✌🏽🤘🏼💪🏾
@asli8565
@asli8565 3 жыл бұрын
2021 mamusta hablha djibouti mug wayn🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰💉
@caynazheahmett
@caynazheahmett 3 ай бұрын
2024
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow 2.1 millions vieuws awaley Aden 11 years ago he is very young absolute is my king of Djibouti I miss my country I am going in janvier 2022 inchallah🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🌸🌷💜
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Жыл бұрын
haada maa aadyi jaboutyii?
@ismah5122
@ismah5122 Жыл бұрын
@@mahadgesale3368 is dil is daldal Djibouti nucaga sadaqaay sisa 😂😂
@HakimShorts956
@HakimShorts956 7 ай бұрын
3.7 million hadaa ❤
@abdirahmanfurinle
@abdirahmanfurinle 2 ай бұрын
Waa gobtay hooyaday mudan ka mid tahay …❤😮
@abdirhmnmoe9524
@abdirhmnmoe9524 7 жыл бұрын
viva hablaha somaliyeed hablaha reer Hargys 💋❤💘✌
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Brother🥰🥰🥰
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Walalkey from hargeysa 🥰❤✌
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
One of the most beautiful song ever ❤️
@hamzimuhiyddin6539
@hamzimuhiyddin6539 9 жыл бұрын
Waan jiclaaday heestan aad iyo aad waana jecalahay in aan dhagaysto
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
ma nooshy
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
2:45 wilka koofiyada cad xidhan hada waa sheekh wayn Alle ayaa soohanuniyay anagana Alle hanawada hanuuniyo
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Msha"allah
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
Halkee buu ku nool yahay walaal .
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 4 жыл бұрын
@@sakimaahirkalid5083 jigjiga igu dambaysay Isago jogo lkn jaamacad diini ah ayuu aaday marki dambe wadama carabta
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
@@kamalabdullahi61 masha Allah walaal .
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
Mashalllah allhuma barek 😍💜aameen
@hamdigarweyne-hag
@hamdigarweyne-hag 4 жыл бұрын
2020 hadda daawanayaa♥️
@abdikafihsanali1144
@abdikafihsanali1144 3 жыл бұрын
Xvccvvvv
@FunnyGiraffes-vu2jb
@FunnyGiraffes-vu2jb 10 ай бұрын
Masha Allah the best song Awale adan waan fanaankii Fanaanada
@amraniitacadeey2876
@amraniitacadeey2876 10 жыл бұрын
Subxanallah war wiilkan Somali dhan ayu amanay marka Maxa logasi daba hadlayaaa yakheey Somali war nagama dhamanaayo Ee waxad ogataan gobolkasto ama hargeisa muqdisho jigjiga garissa garoowe Mel ayaan gabar Qurux bdn iyo gabar fildaro badan kunolen majirto Ee cabaadka iska dhaaafa yahuuuuu
@yasminkosaar6598
@yasminkosaar6598 9 жыл бұрын
wasamad
@cadnaancabdi6405
@cadnaancabdi6405 3 жыл бұрын
Hestan wan jeclahy waxa dhageysanaya 2021 lakin fananka qady hadan aqan su aal ayan waydin lha mxu uga tagy sool iyo cayn dhulki darawiishta 🥺✌
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
5ta somali ayu amanaya huno wa jigjiga garrisa muqdisho hargeisa jabuti
@footballmedia5546
@footballmedia5546 4 жыл бұрын
2020 inta dawneyso Like sara😁
@khadaryare8277
@khadaryare8277 2 жыл бұрын
12sano kadib ya igula raxeysanya hestan sharfta badan love hablaha somaliyed❤❤🙏🌍🌍💯💯💯
@ibrahimnourmohamed3874
@ibrahimnourmohamed3874 7 жыл бұрын
this song wllhi aad ayay qaali u tahay ila 7 sano kama xiiso dhicin cawale heesihiisa kuwa ugu shidan ayay ka mid tahay from 2010 26 Aug -------------------to 2017 march 6
@sumayaabdikadirfahiye1371
@sumayaabdikadirfahiye1371 3 жыл бұрын
barta wacan hablaha reer mudug ismuujiya❤❤🇸🇴🇸🇴
@jesto12
@jesto12 12 жыл бұрын
iam from muqdisho alfaana somali waad mahad san tahay magaca ween o muqdisho hadaad ka tagin gaar ahan djubiti wa dal aan aad u jeclahay o aan u tago dalxiis thanks thanks
@asmadaryeela5112
@asmadaryeela5112 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya borama 💋❤
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
raggii somaliyeed dumarkii wey amaaneen lkn dumarkeenu Maxay noogu dhageysteen may miiltadooda qaataan oo amaan nagula dulkufaan???
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Anaa idin soo amanaya brother 😩😜 2020
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Abti amaan rag looga wacan 😂😂😂
@dosaally5546
@dosaally5546 4 жыл бұрын
Dhaaxaa sugtaa😂😂😂
@iLaBaroPro
@iLaBaroPro 4 жыл бұрын
@@dosaally5546 😂😂😂
@dosaally5546
@dosaally5546 4 жыл бұрын
YAYA balayada dadka kufsaneso uu rabaa in la amaano
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
😂 Yaa dawanaya 2019 😍 10 sano jiray😍hesstas markay so baxday
@samzam8100
@samzam8100 5 жыл бұрын
Hadan nahy hablaha somaliyed kamadalon Heston somaha😂🤩🌹
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
@@samzam8100 Xaqiq
@abdullahmohamed819
@abdullahmohamed819 7 жыл бұрын
viva all my dadkeyga dalkeyga qaaliga ah #somali will be one for ever
@khadarhabiib3820
@khadarhabiib3820 2 жыл бұрын
Heesta hees wa dhafte
@maryanali4646
@maryanali4646 2 жыл бұрын
M.a allah hablaha muqdisha marka cad gala hadad 2022 dhagesaneyso love ka iska reeb 🥰🥰
@thanksyeah643
@thanksyeah643 5 жыл бұрын
Hoooooy reeer hargysia siiibaaa sheekh madar like ta ku dhuftaaa ciyaala gaclibax ilaa sh mubarik
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
😂😂 Ku saaray from hargeisa calamadood 👑👈
@JamalJamal-kj4lc
@JamalJamal-kj4lc 8 ай бұрын
2024 habayn ciida😂❤😅
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo cawaley mashallah you really amazing keep going forward
@cabdiraxmaancabdulahi3232
@cabdiraxmaancabdulahi3232 Жыл бұрын
Hablahena soomalyed sharaf ku noolada❤ iam still listening 4. 12 . 2023
@hodanabdi664
@hodanabdi664 9 жыл бұрын
Somaliland 💋❤💘💕✌😘
@mohamoudhersi2814
@mohamoudhersi2814 9 жыл бұрын
abdi halyey ay ay dhalay
@mohamoudhersi2814
@mohamoudhersi2814 9 жыл бұрын
abdi halyey wajigaaga aya laga garanaya inaanad dhamays tirnayn handicap
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 9 жыл бұрын
+Hodan Abdi *masha Allah waa hees macaan, Europe 1000 sano ka hor bay qabyaalad ka tageen oo waliba mid teena ka daran bay qabeen oo waxay oga bexeen inay mamnuuceen ina adeer kowaad ilaa iyo mid sadexaad inay guursadaan; faafinta isjeceelka umada waxay kenaysaa inay isku darsamaan*
@mowliidbaare8346
@mowliidbaare8346 4 жыл бұрын
Hodan abdi ilaa hada ictiraaf baad radineysiin 😂😂
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
@@waryaaheedheh6110 6 years after
@hassanoumalkaire4257
@hassanoumalkaire4257 4 ай бұрын
Jah hees iyo bar ❤🔥🔥Who is still listening in 2024?
@maryamissa5199
@maryamissa5199 11 жыл бұрын
Waaw beautiful song for ALL Somali women, it doesn't mater where she comes from!!!!!!!!!!!!!!!!
@assiahamoudassia4132
@assiahamoudassia4132 3 жыл бұрын
From Djibouti
@abdiqanimohamed3495
@abdiqanimohamed3495 3 жыл бұрын
Maryam still you live
@farahyare8429
@farahyare8429 3 жыл бұрын
@@abdiqanimohamed3495 eye 4⁴EU 677 up or ⁶tutu Y t65 and
@MrSiiso2002
@MrSiiso2002 3 жыл бұрын
@@assiahamoudassia4132 11am
@simanmaxamud8668
@simanmaxamud8668 3 жыл бұрын
@@assiahamoudassia4132 iii
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Жыл бұрын
Kama daalo heestan Hablahayaga madaxad ii wada saarantiin from Hargeisa
@caashacabdilaahi5368
@caashacabdilaahi5368 3 жыл бұрын
HapLaha zomaliYeed viv😍😍😍👍😅
@apthiphatahzuudi1418
@apthiphatahzuudi1418 5 жыл бұрын
Alla yaa cizak dadki sh madar dadki ku nool ku dhashay Awaale adan all fanka somaliyeed one like sii dhaaf
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Cawale Aadan-Hargeysay ma nabad baa
6:53
macaane007
Рет қаралды 774 М.
Farxiya Fiska.  GORGOR.wmv
6:53
gorgornews
Рет қаралды 2,5 МЛН
Hees cusub aroos shirib AWALE ADAN 2014
5:28
cabdi yare
Рет қаралды 2,2 МЛН
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,9 МЛН
AWALE ADAN 2013 LAYAABAY OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:46
YouTube   Ismoog by Awale Aden
6:08
waaw28
Рет қаралды 2,1 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН