Musqusha iyo sida lo sameye iyo dadka aan jeclen kalarada ifo

  Рет қаралды 46,466

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 317
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko 4 жыл бұрын
Maheli karnaa 1000 qof oo janalkeena soo booqda hadii aad aqrinayso comentigeega like saar comentiga mahadsanid
@hodant4162
@hodant4162 4 жыл бұрын
Axqzq
@anasfirin53
@anasfirin53 4 жыл бұрын
Mashaa ALLAH shugriyey waa ka helay gogashada lkin xamara joga inan kula soo hadlana waa jecla waxa la idhaha mamo ubax ibrahin lkin magaca wiilkayga ku qoran yutubka
@anzalishqilifestyle2944
@anzalishqilifestyle2944 4 жыл бұрын
SHARMAKE ISMAIEL ana channel keyga so boqo hee wan kuso boqanaahe
@ummurayaan4975
@ummurayaan4975 4 жыл бұрын
Cafimad kuwar mcto Ill iyo xasid Alle hakahayo I really like it from Mombasa mashaaAllah
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 4 жыл бұрын
masha allah shugri xarakajecel dooq qurux badan cajab masha allah allaha kubarakeeyo
@mahirabeauty8502
@mahirabeauty8502 4 жыл бұрын
Habo dawada aad kunadifisay musqusha. Iisheg aad ayan ugu bahanahay nosogali. Adiga oo rali ah hadad aragto qoralkyga shukran
@shugrisharafmaanshaalaah2683
@shugrisharafmaanshaalaah2683 4 жыл бұрын
masha alaah samideey waan kahelay allaha kuu siyaadiyo quruxda qolkaaga
@khadrabotaan9027
@khadrabotaan9027 4 жыл бұрын
Masha allah shukri qurux sxb gurigaga qurxoona alle haku barakeeyo amiin
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 жыл бұрын
Shukri maalmahaan waa kaa shakiyay amaa aroostay lee oo xalwada naga qarinoosaa saxibey macquul ma ahin qol saan loo qurux yay oo nin la aan aahaanaayo
@MaryanMuriidi
@MaryanMuriidi 4 жыл бұрын
Masha Allah xayatii qeyr Allah ku siiyo
@h.s.a3661
@h.s.a3661 3 жыл бұрын
بسمالله ماشاالله walalo qaali ale tacabkaaga haku barkeeyo
@ismahaanmohamud9038
@ismahaanmohamud9038 4 жыл бұрын
Masha alaah qurux gacantada alaha kubarakeyo abaayo
@umuzahuurcookingbeauty6962
@umuzahuurcookingbeauty6962 4 жыл бұрын
Masha alaah xabiibti guuleeyso waligaa
@aminamaxamed5123
@aminamaxamed5123 4 жыл бұрын
Shukriyey ani nairobi ma joogi maseer igu dishay Allaha ku dhowro
@suhuurcali2938
@suhuurcali2938 Жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah jazaakullaah khayr wllo❤❤❤
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 4 жыл бұрын
Mash allh mahadsanid abaayo wlh aduu uqurx badan yahy isha bini adamka allh ka haayo
@cqadirsalad7312
@cqadirsalad7312 4 жыл бұрын
Beautfull elegant masha allah shukre
@shugriaxmed8351
@shugriaxmed8351 4 жыл бұрын
Manshaalah tabarakalaah shukri sharaf alle haku dhawro
@mohamudzeynab1605
@mohamudzeynab1605 4 жыл бұрын
asc masha alaah wanka faaiidnay ajir iyo xasanad alaha ka siiyo abayo
@maruun1912
@maruun1912 4 жыл бұрын
Qurux manshalh alaha kuxifdiyo hbo
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 4 жыл бұрын
Maashaa allaah abaayo shukri allaha kuu siyadsho quruxda gurigada allaha na kuusiyadsho qayrka inshaa allaah abaayo
@cabduwahaabibraahimmaxamed274
@cabduwahaabibraahimmaxamed274 4 жыл бұрын
Maa shaa allaah walaalsheyda aan jeclahay waan kaaga mahad celinayaa howsha aad inoo hayso
@deeqoofficiall
@deeqoofficiall 4 жыл бұрын
Abaayo shugri insha alah markan guursado ayan kaso adeganaya insha alah
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 жыл бұрын
MashAllha shukuri wan kahelay
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 жыл бұрын
Wow masha Allah abaayo qali ilaah ha ku xifdiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
Brown and white nice I like black and white mash allah
@zahrujaabdiaziiz2083
@zahrujaabdiaziiz2083 4 жыл бұрын
Masha alah walashey shugri ilahay haku barakeyo
@zamzamabdillahi4146
@zamzamabdillahi4146 4 жыл бұрын
Shabaga daaqada cadaan ayaad dhexda ka dhigi lahayd sida kale qurux masha allah
@duniyokhadar8059
@duniyokhadar8059 4 жыл бұрын
Suliga dawooyinka lagu nadiifiyo iyo cadarada suuliga nalawadaa shukri wllo mahadsanid
@suldanomohamed9283
@suldanomohamed9283 4 жыл бұрын
Maasha allh tabaraka allh abyo mcnto allh ku xafiido amiin
@deymanomar2463
@deymanomar2463 4 жыл бұрын
Mashalha mcnto gacantada alhahakubarkeyo❤❤❤❤💋
@farhiyaahmed1062
@farhiyaahmed1062 4 жыл бұрын
Abayo shukri masarla wan kuso duceeyaa mar weliba in ilaaheey sharta iyo sheydaanka ka qabto ee daahyadan sen ku heli karaa muqdishan joogaaye
@hafsaosman169
@hafsaosman169 4 жыл бұрын
Habo shugri codsi waxan inaad igogosho gurigayga inshll sanadkan baan aqal galirabaa inshll Nairobi waaaayo waxaan aad iyo aad ugahelay sida aad guriga ugogoshay habo ale hakuxiftyo gurigaada caruurtaada dhaman ehelkaada ale wax idindhiba idinma tuso
@samleon4143
@samleon4143 4 жыл бұрын
Maasha’allaah, I likeit 👍
@maryamaabdirahman7342
@maryamaabdirahman7342 4 жыл бұрын
Abayo aadba u mahadsanthy wan ka helay Allah ku xafido
@rahmaahmett117
@rahmaahmett117 4 жыл бұрын
Wow masha allaah shukri abaayo qurux ilahay gacan ta hakuu barakeeyo
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 жыл бұрын
Masha Allaah very beautiful ukhti Shukri indhan kubixiye Shukri xaragana wankugudaray🥰👌🌙💚✅✅✅ horowsoco sister
@saramahamed1901
@saramahamed1901 4 жыл бұрын
Maasha allaah shukri caddey nadiif badan ku jecliyaa allaha ku xifdiyo 🤲🏽😘❤️
@ikramikran998
@ikramikran998 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo qurux
@fartundiiriye9953
@fartundiiriye9953 4 жыл бұрын
Bismillah masha allah walashey shushu allah hagu barakeyo aamiin
@maryammohamed583
@maryammohamed583 4 жыл бұрын
Mansha,allah. Abaayo alle ha ku xifdiyo. Adiga iyo qoyskagaba. Aniga markasta waan daawada boorgaraamada aad soo dhigto. Abaayo ale waxaan kuu waydiinayaa caafimaad waar.
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Maryam kzbin.info/www/bejne/jKvIhHSveJmmq9k
@umuhamzayussuf5925
@umuhamzayussuf5925 4 жыл бұрын
wow 😍😍😍😍😍😍mnshllh abaayo alle haku xifdiyo
@ayang7089
@ayang7089 4 жыл бұрын
Masha allah habo shukri allaha ku barakeyo intan heysana allaha siyo
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 4 жыл бұрын
ManshaAllah qali wa ok wana kahelay alabtan shukri nagahan walan oo KZbinrada maxa karaban nag aya kanalkeda kaguray adiga daradhada Habo wayo shukri masala 2017 ila hada kuxiraxay shukran Abayo keep going
@nasranasra4095
@nasranasra4095 4 жыл бұрын
Masha allah shugri qali dadka mar key maqlaan biskoladaan waa taa is ticmalalay may tii runta umaleyaan dadku isku si wax uma fahmaan 😍✌️
@feyruuzaadan8983
@feyruuzaadan8983 4 жыл бұрын
Hhhh beentaa ma ahan
@omiilamohamed45
@omiilamohamed45 4 жыл бұрын
Wow masha Allah mom 🥰🥰🙏
@maryamaabdirahman7342
@maryamaabdirahman7342 4 жыл бұрын
Masha allaah
@zahrabelabeauty7863
@zahrabelabeauty7863 4 жыл бұрын
Masha Allah wad quruxisay
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Masha alaah thanks for sharing quruxdeydi
@fardowsacabdi6402
@fardowsacabdi6402 3 жыл бұрын
Masha alaah
@queenkeyf5847
@queenkeyf5847 4 жыл бұрын
Waaaw masha Allah my fovrt colour brown wan jeclahy horey usoco shukri gaari cafimaadna alle hakuugu daro abaayo
@aminaiman8259
@aminaiman8259 4 жыл бұрын
Mansha Allah waad naga dhistay shoukriyey walaal mahadsanid
@zuzaankhadar7326
@zuzaankhadar7326 4 жыл бұрын
Manshalaah habo hore usoco midabkan midabada ujecelahay alle guriga haku barakeyo
@aishmabdalla9709
@aishmabdalla9709 4 жыл бұрын
masha Allah shugri qali xabibti ilahey haku xafido
@hafzadhowrsan1334
@hafzadhowrsan1334 4 жыл бұрын
mansha alh shugriyay qurx wlh alh ku barakeyo abayo
@ifraaxugaaso295
@ifraaxugaaso295 4 жыл бұрын
Daaha cadanka in dhacday lagaliyo inu ku quruxbadanyahay ma dodaaa like dhac kusi inti ila aragtay
@haninora533
@haninora533 4 жыл бұрын
Wcs Mashallaah Tabaarakallaah Amiin dhamaanteenba Jazaakallaah xbbti Allaha ku dhowro💖🌻🌻🌻🌻🔆⛱😘
@hoodocaynashe4614
@hoodocaynashe4614 4 жыл бұрын
Masha allh xbti wankula socday lakiin shukri wxaan ogaa adoo single mom ah ma xaji ayaa iga dambeeyay allah hakuu barakeyo aduu jiro hdii klana allh ha keeno mid khayr qaba aamiin please isoo jawaab
@yusronuurshirwac7150
@yusronuurshirwac7150 4 жыл бұрын
Masha allah wa qurux badan yahay abaayo
@ayaanaxmed7188
@ayaanaxmed7188 4 жыл бұрын
Shukri masla qurux see hargesa nooga fur tukaan xoog baanu ugu baahanhay 😍
@rahmoomar7230
@rahmoomar7230 4 жыл бұрын
Masha allah masha allah indhaha u ronaa quruxda m.a habo mcn adba ugu hely carafta inta ka dareme janafardwza alle hakgu bishareyo❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Rahmo kzbin.info/www/bejne/jKvIhHSveJmmq9k
@abdiyaibrahim6103
@abdiyaibrahim6103 4 жыл бұрын
Asc Habo sidan usugayay wan daalay alabta musqusha aad ku dhaqday acidka habo inoso gali wanku barya Trayga cad o sarirta kuu saaran xage kaso gaday wan u bahanahye
@ismahaanali336
@ismahaanali336 4 жыл бұрын
Habaryar alh ku xfdido Wlige wax kma codsan habo Inugu faa ide sida daahyda iskugu bangeyse ama aad u xirato special kan cml Dhowr bir ma u isticmasha mise hal Xbo Pls pls Ino so gli hbo
@nalkanurka1102
@nalkanurka1102 4 жыл бұрын
Abayo waa labo bir dahyada mid qafiifka birta gadaal lagilinaa lawad culesaken hal bir lisla gilinaa
@ismahaanali336
@ismahaanali336 4 жыл бұрын
@@nalkanurka1102 mahadsanid abyo si wngsn iigu faideyse Wan fahme hdo jazakalh abyo mcn
@maidacadey1019
@maidacadey1019 4 жыл бұрын
Masha allha
@fatushccofficial7881
@fatushccofficial7881 4 жыл бұрын
Wwwww aad aye u qurux badan
@aminaahmed305
@aminaahmed305 4 жыл бұрын
Man shallah walashey shuri masala abayo aad iyo aad ayuu qorxan yahay wan kahelah qolkada waa qurux keep going abayo
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Amiina kzbin.info/www/bejne/jKvIhHSveJmmq9k
@nindheernagtis6954
@nindheernagtis6954 4 жыл бұрын
Asc wll gogasha iyo duraaxadaha ayan dooneya from djibouti halken kala so xiirira
@shukrimasala
@shukrimasala 4 жыл бұрын
Wan ku so diraya isowac 0715825636
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 жыл бұрын
Masha Alllah habaryar mcn waan ka helay jazakalah kheyr alle haku xifdiyo keep going ♥️💋❤🙏❣❣
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Muno kzbin.info/www/bejne/jKvIhHSveJmmq9k
@zamzamahmedshire169
@zamzamahmedshire169 4 жыл бұрын
Mansha Allah walaashay qali ilahay haku xifdiyo
@qamarissack3845
@qamarissack3845 4 жыл бұрын
Masha Allah my Allah bless u
@aminaibrahim6241
@aminaibrahim6241 4 жыл бұрын
Abayo shukri wadmahasanthy nosogali wax aad musqusha kudhaqday
@qaliquruxleyomar3450
@qaliquruxleyomar3450 4 жыл бұрын
Masha alah abayo quruxey alah kuxifdiyo
@xaawodiini3727
@xaawodiini3727 4 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti wadal iyo rafad rijiga lakin muda idhaha kunursane
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah keep going 🤲🤲🤲🌷🌹
@ruqiyocadaawe5867
@ruqiyocadaawe5867 3 жыл бұрын
Caadi maaha aad ayaan ugu qancay
@queenaisha8930
@queenaisha8930 4 жыл бұрын
Shukriyeey product ya Daa musqusha kuuma saarnee see cml
@sacdiyoyusuf4209
@sacdiyoyusuf4209 4 жыл бұрын
Masha allaah allaha kuubarakeeyo walashey
@abdulahishiine6711
@abdulahishiine6711 4 жыл бұрын
M.a wllshey shukri masala Allah Ku sharfo Run ahaantii in badn cunatadaada wn arkey inaba caadi ma ahn Runtii wxn jeclaan lahaa cuntooyinka iskaabulada inaad inoo soo diyaarso I.a ajar badn ayaad ka helaaa iskaabulada
@fatxiyaa1170
@fatxiyaa1170 4 жыл бұрын
Abayo Allah ku barakeyo
@ambaiimaan272
@ambaiimaan272 4 жыл бұрын
Msh allh abyo wa qurux ❤❤
@mumtaasbarwanichannel9454
@mumtaasbarwanichannel9454 4 жыл бұрын
Mansha allh tabarakalah xbbti ale haku barkeeyo gurigagaaa❤❤
@iqraaadan2523
@iqraaadan2523 4 жыл бұрын
Wwww masha allh
@aishamahamedjimcale614
@aishamahamedjimcale614 4 жыл бұрын
Masha Allah habo
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 жыл бұрын
Masha Allah my hpo shukri masala waan ku salaamay
@leilaali8356
@leilaali8356 4 жыл бұрын
Wcs Mashaalh shukari Allah ku xafido sidi wangasn aad waxa nogo kordhisan allah Ajira kaasiiyo qali
@fatumadireyhussein6006
@fatumadireyhussein6006 4 жыл бұрын
MashaAllah
@fatimaali7514
@fatimaali7514 4 жыл бұрын
Asc shukri argan oil shampoo ma,adaa,gadid fadlan iso jawab
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
Shugri habo please halke laga helaa goyaashan sariirta iso jawaab
@rahoaxmed5746
@rahoaxmed5746 4 жыл бұрын
Msha allah abyo shukri Allah ku xafido
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 4 жыл бұрын
Qof qurux iyo nadafada jecel isku doqnahay waa jecladaa MashaAlah rer magaalnimada kugu jeclahay mama shugri ani cuna karis majecli lkn nadafada makadalo
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Masha allah qurux waxaa kaa codsana inaa daahayo qurux badan inoo keentit
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 жыл бұрын
Masha allaah waaw qataros adka dhiktay 😍👍
@najmatuuryare7305
@najmatuuryare7305 4 жыл бұрын
Masha'allh allha ku barakeeyo👌👌
@shukriamuhiadin5897
@shukriamuhiadin5897 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux xaqiiqdii
@hamdiahmed5118
@hamdiahmed5118 4 жыл бұрын
Masha allh habo intaa laka hela carfitada musqusha no soo sheg
@nuurtoabuukar9845
@nuurtoabuukar9845 4 жыл бұрын
Keep going qalideyda adiga comment like share ha weydin anaga aya diyar kula ah qali waqti bdn ayan kula socoda
@maai2098
@maai2098 4 жыл бұрын
MASHA Allah habaryar alle haku barakeyo ganacsigaga keep going Queen
@nimaabdi837
@nimaabdi837 4 жыл бұрын
Maanshaa allah aniga waxaan aad uga helay designka musqusha meelaha shoppinka badan la saaean karo horay una arrag xiqqidii waana kaaga nahad celinayaa waayoo qish ayaan neshaas ka helay ii haddii alla idmo next year waxaan rabaa in aan guri dhiso
@princesszamuabdullprincess506
@princesszamuabdullprincess506 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going mamo love you ilahy haku sharfo
@aishashire5391
@aishashire5391 4 жыл бұрын
Habo qaali waxad iishegtaa maanfahmin muxuu kaa haleeyay Acidka iisheg aan iska ilaaliyee habo please shukran
@safiyaxasan8123
@safiyaxasan8123 4 жыл бұрын
Masha Allah alaha ku barakeeyo walaashay
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 жыл бұрын
Safiya kzbin.info/www/bejne/jKvIhHSveJmmq9k
@asmabintucabdikarim9301
@asmabintucabdikarim9301 2 жыл бұрын
Mash allh
QOLKA JIIFKA IYO NAQSHAD CUSUB ….
10:30
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 58 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 140 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Manta waxan idin wada ansalato aan cadi eheen sas le kugu ogahay
10:14
HAGAAJINTA QOLKA JIIFKA SARIIR ROMANTIC AH RED & WHITE
18:37
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 304 М.
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 43 М.
ROMANTIC ROOM TOUR 2020 || SHARAXAADA QOLKA JIIFKA
16:15
Adna Henna
Рет қаралды 110 М.
QADO DHAMEYS TIRAN BARIIS IYO CHICKEN AAD UMACAAN
11:38
Adna Henna
Рет қаралды 317 М.
Sariir Romantic Ah Side loo Sameeyaa
11:51
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 644 М.
Sida lo nadifiyo musqusha qolka jifka Ka faideyso
38:48
shukri masala
Рет қаралды 249 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12