Muufo baraawe iyo calooley saan usameeyey ila arka qado iskudhelitiran🔥🤤baro qabka ugu fudud🥰

  Рет қаралды 49,047

Amira’s Cuisine

Amira’s Cuisine

Жыл бұрын

Пікірлер: 27
@mudalibmaxamedosmaan1997
@mudalibmaxamedosmaan1997 Жыл бұрын
wll igu qaali ah alle hku dhowro runtii waxaad kamid tahay macalimiintayda waxaan rabaa samaynta cuntiiyinka fudud in aad qaab ganacsina noogu soodiyaariso ani waan dhagaystaa waana sameeyaa waliba qaabganacsi waxaan bartay muufada noocyadeeda jabatiga iyo wlm abaal ayaana kugu hayaa alle hku sharfo horay usoco casharadaasna waan kaasugi ganacsi qofkii samayn raba haka faa,iidaysto wll aamiira
@xaawoxasankuuloow3697
@xaawoxasankuuloow3697 Жыл бұрын
Maasha Allaah Habo laak ka badan aa istaahishaa Gacantaada Nuur Allaha kuu saaro Allaha ku xafido maama
@maamaasha694
@maamaasha694 Жыл бұрын
😂😁😆😙😚☺😙☺😙☺🧡🧡💛💓
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Жыл бұрын
Masha Allah abayo mcnto
@fatuushcabdi6158
@fatuushcabdi6158 Жыл бұрын
M.a abayo gacantada illah haku barakeyo
@nuuronalka4713
@nuuronalka4713 Жыл бұрын
Waan jeclahay muufadaan m.alaah
@najmonajmo7131
@najmonajmo7131 Жыл бұрын
Ma sha allha wn kafadeye qera allha kusiiyee in sha allha
@faizaali2327
@faizaali2327 Жыл бұрын
Masha alaha xabbiti horey usoco ale haku dhowro mcnto noso badi
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah
@ashaibrahim8215
@ashaibrahim8215 Жыл бұрын
Wawaa wawo
@anfacmohamed6681
@anfacmohamed6681 Жыл бұрын
Walaley cèrinka nagada veering lama cuni kare
@muraayomaxamed5245
@muraayomaxamed5245 Жыл бұрын
M.a Abyo
@MohammedAhmed-pn8ic
@MohammedAhmed-pn8ic Жыл бұрын
Is good for you
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Oven ka maku samayn karaa sis?
@barniabdi8415
@barniabdi8415 Жыл бұрын
Qaali soomaali maakunooshahay
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Masha allaah muufo omacan badan bilcaafiya caleykum 😍😋👍
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 Жыл бұрын
Gabadhyahay ,Semolina waxaa af Soomaali lagu yidhaahdaa Suuji, bur galleyna maaha waa bur qamadi nooca adag .
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 Жыл бұрын
Asc Aad Baan kusalame muufo baraawe waa markii iigu horeede Aan Arko Italy 🇮🇹 yaa inta badan Kala socdaa
@abdulhaq6643
@abdulhaq6643 Жыл бұрын
Intee joogta adiga?
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 Жыл бұрын
Hooyo mcn sameeyn jirty aad u jclen 😢
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 Жыл бұрын
oo walal calosha diirkaa madow maxad uga xoqowayday
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Mahadaanid abaayo muufadaaan waan jeclaa mana maqal waligeey samalina aan lagu suubiyaa samaliin kaaas carabta leen ku arkay ineey macmacaan Ka suubiyaaan thnks
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Galay camal Lee waaye waxad rabtid ka sameeyso
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 Жыл бұрын
Caloley waa qabilkene ee dheh calool
@marwa5017
@marwa5017 Жыл бұрын
Semalinadu gelay ma aha waa qamandi
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 Жыл бұрын
Calooleyda waa mar aan karinaayay adayg wey kari weysay
@cuntokariyecadced864
@cuntokariyecadced864 Жыл бұрын
Calool dheh ama tiribo apyo caloleey qabdaro waye
Daawo:- Gabadha calooleyda ku iibisa TikTok.
6:27
BBC Somali
Рет қаралды 204 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 138 М.
MUUFO BARAAWE || MUUFO KUUS KUUS 😋
21:01
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 31 М.
MACSHARO BARIIS FUDUD SIDAAN U MEYSO 👌 BY QAMAR BINT AMIIR 👑
11:31
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 67 М.
MUUFO BARAAWE FUDUD SIDAN U SAMEYSO 👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑
10:28
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 49 М.
muufo iyo Calooley 😋 Quraac Dhamestiran 👌 By Qamar Bint Amiir 👑
11:23