Fannaanka Saalax Qaasim Naaji oo ka warramaya waayihiisii faneed VIDEO

  Рет қаралды 57,146

CodkasoomaalidaTV

CodkasoomaalidaTV

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 8 жыл бұрын
Love from hargeysa, heestaad noo qaaday aawadeed iyo fankaagii qiimaha lahaa, Allah meel khayr qabta haku mariyo,
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Sxb heesta saalax maleh abwaan ayaa u dhiibay asaga maleh maskaxda kasoo maaxatey weeye mihiimada tusaale adiga maxamed omar ah ayuu kuu dhiibikaraa abwaanku adiga miyaa leh
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Maansha allah Saalax qaasin naaji waxa uu ahaa hobol cod macaan hobolada aan aadka udhagaysto ayuu kujiraaisaga iyo Maxamed mooge iyo Gacayte
@hamsemuhuyedinsamater1123
@hamsemuhuyedinsamater1123 3 жыл бұрын
Salax qasin naji alle ha ku barakeyo ❤️
@MubYus
@MubYus 28 күн бұрын
Saalax Qaasim, waa Fanaan aad u wayn.
@salohi3227
@salohi3227 6 жыл бұрын
He is my GrandDad
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
Saalax qaasim legend noolow inta aduunka la joogo really waan ku taageera
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Dhul ninkiisaa iskaleh heesta aan ugu jeclahay wixii hees laqaaday taariikhda fanka somalida Saalax Qaasim Naaji fanaan musician legend
@MohamedHussein-oh8cd
@MohamedHussein-oh8cd 4 жыл бұрын
Maasha Allah Fanan qaaliya Alle haku barakeeyo oo haku xafido camu ❤
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Wareysigan isago dhamaystiran nala wadaag
@Ka-Baro
@Ka-Baro 5 жыл бұрын
Saalaxa qaasim macalinkii khadara daahir fanka ku soo daray . Heesaa codmacaan Kaban macaane Laxamiiste
@badrigaasomar6765
@badrigaasomar6765 3 жыл бұрын
Salah qaasim naaji macalin faneed wali wareysi buuxa lagama qaban saan filayo waxan boodigoobey wareysiyo iyo ducoment laga rabey Waan wayey inta u nool yahy halaga reebo soyal ayaan odhan lahaa wayo waa qaamuuskii fanka somaliyed
@jiilaanihuuhuuu648
@jiilaanihuuhuuu648 7 жыл бұрын
Salax qasim naaji Wali waaba dhalinyaro Xitaa bidaar ma gelin Allah haku dhowro
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Saalax qaasim legend nolow Hargeysaan kaso salamaya 🙌🙌
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Sallaaxx.aad.ayasnkuu.salaamayaa...mug.iyo.jaceyl..best.music
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha alllah saalax qaasin nolow❤
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 5 жыл бұрын
Salax qasim inu nool yhy uma maleen jirin wlh cimrigiisa allaha dheereeyo
@MubYus
@MubYus 28 күн бұрын
Saalax Qaasim. ku soo dhawooow Hargaysa Somaliland.
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Dad badan baan ogayn in Saalax Qaasim uu ahaa fanaankii ka dambeeyey laf dhabartana u ahaa horumarkii fanka Soomaaliya gaarey 70-eeyadii iyo ka dib. Wuxuu gaar ahaan ahaa macallin muusiga oo lagala tashan jiray riwaayad iyo hees kasta. Wuxuu u baahan yahay in intuu nool yahay taariikh laga qoro. Alle cimrigiisa ha dheereeyo. Aamiin.
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Saalax qaasim naaji iyo axmed naaji sacad ma qaraabaa
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Ahmed Diiriye U malayn maayo. Inaan qaldanahayna waa dhici kartaa.
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 4 жыл бұрын
@@ahmeddiiriye4624 haa Ahmed naaji baa adeer u ah saalax qaasim sida igu maqaal ah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
@@ahmeddiiriye4624 waxba iskama galin Saalax qaasim waa reer Baladwayne axmed naaji sacadna waa dadkaas cad cad ee yementa asalkoodu yahay
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
@@shacniinamuuse1407 isku reerba maaha
@Contraband-7
@Contraband-7 4 жыл бұрын
Can you please upload the entire interview with this living Legend Sir Salah Kasim Naji, Thanks
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Great man salax qaasim
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Salaax Qasim waa fanan Qaliya waxana ku dawadey Riwayado Badana u matelay National theater hargeysa heesaha u Qado Ad ayan u dhageysta
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 8 жыл бұрын
alfanaan alwaalid alcadiim salax qasim baba long live
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 4 жыл бұрын
Masha allah saalax qaaasin nin aan taakero m.a nolw
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
ما شاء الله
@cawildeeq2569
@cawildeeq2569 3 жыл бұрын
Walahi waa nin tariiq leh
@somaalidiasporarealtvanden2977
@somaalidiasporarealtvanden2977 8 жыл бұрын
salax qaasin naaji walee waa fanaan weyn oo sharaf leh
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 жыл бұрын
Rooraaye boobe iyo idiris cigaal iyo cawke wa reer Gabilay helehele
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 жыл бұрын
Saalax Qaasim Naaji you are a legend I hope you live long and healthy
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Salax Qasim Naji ma ahan ninkaan
@mahimahi1278
@mahimahi1278 4 жыл бұрын
Waaw Saalax qaasim anaa kuu qiraya inaa rageedi tahay
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiknasir7765
@sadiknasir7765 6 жыл бұрын
Masha Allah waxabn modayey inu idhinty
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Alxamdulilh badu nolyahy salax qaasim
@mokhtarfarah7494
@mokhtarfarah7494 4 жыл бұрын
M.A legend salax qasim waxan u bahanahay interview-giisa oo dhameystiran
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Saalax qaasim wuu qalday allaaweyn ninkii aaminaa awood leh waxa sameeyay cismaan aadan xuseen cismaan askari.
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Makhaldin ee aday wax iskagakaakhaldanyihiin insha allaah waad ogaandoontaan waadna fahmi
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 4 жыл бұрын
kkkkk makii qaday baad la mur maysaa
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 4 жыл бұрын
Waa sax maxamuud tukale aya iska leh erayada. Cismaan askari wuxuu lahaa Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran waxaan lala arkaynbaa isaguun u muuqdee
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
sxb aun isman askari wuxu laha riwayda halka uu hesta tukale
@zuhaypzacad2261
@zuhaypzacad2261 7 жыл бұрын
vifa saalax qaasin
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 4 жыл бұрын
Tolow manolyahay fanankan xagese ku nolyahay
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Haa wll wuu noolyahay maraykankuu joogaa wll
@YusufAbdifitaMohamed
@YusufAbdifitaMohamed 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nabadraadshe8702
@nabadraadshe8702 6 жыл бұрын
Ax salax qasim carrab cimrigaaa alaha raajo wadadki fanka dhidibada utaagay ninki garanbaa garan
@zuhaypzacad2261
@zuhaypzacad2261 7 жыл бұрын
hhhh
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Kan wax wareysanayaa muu Dawakhsan yahay,wasaarada Tacliinta ayuu ka shaqeyn jirey,Burburka ma wasaaradbaa jirta
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan Heesta markay soo baxday baaba la yidhiye, 77kii in ay ahayd miyaanu caqligu siinayn. Waa nin ka yara dhacsan 😂
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 4 жыл бұрын
Kkkkkk
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 76 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 11 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 120 МЛН
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 951 М.
XIZBULLAH OO 'WEERARTAY GURIGA NETANYAHU' | RUSSIA | UKRAINE
25:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
Cabdullaahi Yuusuf iyo Hareeri Wareysi Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:11:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 249 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН