No video

Muusaa Ibnu Nusayr | Halyeygii Yurub Islaamka Geeyay.

  Рет қаралды 18,462

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Tixraaca Xigashada:
sahanka.net/20...
Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 132
@mushkiladsom6856
@mushkiladsom6856 4 жыл бұрын
Masha Allah geesiyo maxay soo mareen aduunkan Ku dayasho wacan oo la raaco sifooyinkodii Wacnaa hadii aanu nahay muslimiin yaynaan ka quusanin raxmada alle
@awilwarantaag8263
@awilwarantaag8263 4 жыл бұрын
Ilaahay taariikhdaa ha nagu anfaco. Adigana ajarka dadaalkaaga haku siiyo.
@iftiinkageeska
@iftiinkageeska 4 жыл бұрын
Waxaad tahay nin inta uu jiro Ka da a weyn kana il dheer Masha allah
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 жыл бұрын
Inzha allaah rabi hanaga yeelo kuwi diinta uhiiliya
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 жыл бұрын
Maasha Allah jazaka laah khayran
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Mahadsanid hno ad bana u mahadsantahay
@abdisazizyare369
@abdisazizyare369 4 жыл бұрын
Jasakalaha khayr huno likin xikmadihiisi iyo hal ku dhigyadisi mad noosoo racisid
@adamsomali68
@adamsomali68 4 жыл бұрын
Wcs bro good morning 6 in the morning ayn fiirsanaya mashallah mahadsanid wallkay
@aminaali2197
@aminaali2197 4 жыл бұрын
Jazzakalh❤️
@diinunasixamedia2517
@diinunasixamedia2517 4 жыл бұрын
Maasha allah hore usoco waayel
@khadijomaxamuud235
@khadijomaxamuud235 4 жыл бұрын
Mashaa allah adan sahan wll alaah hakugarabgalo Hakajoogsan soogudbinta halyeeyadamuslimiinta
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto mujaahidkaas
@MUSCAAB.OSCAR.10
@MUSCAAB.OSCAR.10 4 жыл бұрын
Wall waad fiicantahay
@nuursalmani
@nuursalmani 4 жыл бұрын
Masha allah illaahayow xafid
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid aqoonyahan
@rodaawale3296
@rodaawale3296 4 жыл бұрын
Mshllh alle dhabarkeena ka soo saaro halyeeyo diinta u gargaara inshllh
@mustafeguleed9545
@mustafeguleed9545 4 жыл бұрын
Maasha allaah aqoontaada ilaahy ha kuu barakeeyo
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 4 жыл бұрын
Zhp Azxaabigii QacQac barnaamij nooga zoo diyaare mhd zanid
@cabdulahisaciid9531
@cabdulahisaciid9531 4 жыл бұрын
Tariikhda wanrabey in mudo ah ban radinàyey
@proabdi8100
@proabdi8100 4 жыл бұрын
Walalo mowducyo wax aqriska ku sabsan no so gali waayo manta dadkena somalida waa dad wuxun dawada inta calamka aqriska ku jirta wey yar ty suwar min xayaati saxaba iyo suwar min xayaati tabicina no so tabi {ALLEH❤} janno firdowsa acla ha ku geeyo walalo sida aad mar walba noo siiso dhiiri galinimo wax ku ool ah dadku waxey modayan inaad wuxu so dhigto se inta u fiirsata dhiiri galintada tabinta ku dahsoon wey yartay wlhi walalo
@sahanka97
@sahanka97 4 жыл бұрын
Inbadan ayaynu hore akhriska uga hadallay
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 жыл бұрын
Taarikhda andalus waxan ugu jeclahay alxaajib ibnu mansuur oo ahaa hogaamiye aan la jabin 50 dagaal balse markuu dhintey ayey farxeen gaaladu
@Geeskaafricachanell
@Geeskaafricachanell 4 жыл бұрын
Asc walal casharadaan Oo kale aad baan u raadin jiray Marka aan baaro xog dhamaystiran Kama heli jirin. Aad ayaa umahadsantantahy bro
@cademaxamed3822
@cademaxamed3822 4 жыл бұрын
Maansh Allah zxb sare i am teegeerahaaga
@iftiinkageeska
@iftiinkageeska 4 жыл бұрын
Afka carabigu waa muhiim Lakiin waxan la yaabay in meshii aad soo martoba Ka furan yahay colleg lugu Baranyo English laakiin Ay luuqadii carabiga ku Soo ururtay maxadad islaamiga Ah waa arin laga xumaado in Luuqadii quraanka ay somalida Kasii dhex baxayso
@rahaahmedahmed1803
@rahaahmedahmed1803 4 жыл бұрын
Wax yar ayaa uga dhiman boqol kun ee gaarsiiyo chanalka wax fican ayuu wadaaye 👇🥰
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 жыл бұрын
Brother isku majalado ayaynu akhrinaa anu waxaan ka hayaa kitaabo badan oo dr raqib sarjaani leeyahy
@samsamkhadar1820
@samsamkhadar1820 4 жыл бұрын
Wxd aqridaa ookle ١٠٠ علماء غيروا مجري التاريخ
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 жыл бұрын
@@samsamkhadar1820 waad mahadsan tahay abaayo macn waan arkay kitaabkaa waxa qoray wiil palestine ah jihad turbani la dhaho balse hada waxaan jecelahay inaan galo maktabadaha spain iyo portugueska kuwaasi ayaa haya taarikhda andalus dumisteedi
@dahabtraders1636
@dahabtraders1636 4 жыл бұрын
zxp Aadan sahan dhabtaa ka hadashaa zxp
@achrafhuseinomar7063
@achrafhuseinomar7063 4 жыл бұрын
Wll waan kugu daydaa waxaana aad iila eegtahay qof wanaagsan ilaahay haku garab galo dadaalka aad umadda u wado
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi 4 жыл бұрын
Asc Walaal 🇸 🇺 🇧 🇸 🇨 🇷 🇮 🇧 🇪 igu caawi duca qabe
@same-kaabaar-salaan6263
@same-kaabaar-salaan6263 4 жыл бұрын
MAHADSANID JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
@cismaanshiwaali7817
@cismaanshiwaali7817 4 жыл бұрын
Wll adan noso gudbi tarikhdi saxabigii al QACQAC
@Shirazy.
@Shirazy. 4 жыл бұрын
Waaaw, sxb wxa tahy qof ku dasha mudn.
@mohamedmataan7523
@mohamedmataan7523 4 жыл бұрын
Shugran aden zhp
@abdulqaniosmanibrahim7772
@abdulqaniosmanibrahim7772 4 жыл бұрын
Sxp cusman binu ordugral inogusoo diyaari
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha alah
@mohamudcali4660
@mohamudcali4660 4 жыл бұрын
Masha Allah wllo
@diinunasixamedia2517
@diinunasixamedia2517 4 жыл бұрын
Soono boqda chanalka xog side wuxu kasheekeya wanaag iyo sheekoyin run ah
@khadarhamze5683
@khadarhamze5683 4 жыл бұрын
Geesi aadan alle ha Ku daayo
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@samirsaid6505
@samirsaid6505 4 жыл бұрын
رحمك الله يا اسد
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Mahad sanid walale😍
@abdiaziiz3819
@abdiaziiz3819 4 жыл бұрын
Aadanaow please kahadal sh mustafa tarikhdiisa
@ikramfarah8821
@ikramfarah8821 4 жыл бұрын
Harun Al rashid wll nooso tabi🙏🙏
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
ikram farah Sxb adaaba iiga horeeyey
@maxamedckariim4462
@maxamedckariim4462 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll ilahay khayr haku siiyo
@najaxmohomedabdi546
@najaxmohomedabdi546 3 жыл бұрын
Mashallah wllo illahaay ha ku xifdiyo walalo
@idirisadde
@idirisadde 4 жыл бұрын
Barnaamijyada ino jla aayar pro
@AbshirTifow252
@AbshirTifow252 4 жыл бұрын
Kanaalada wax soo gudbiyo kan aan ugu jeclahay Illah ha daayo walaal aadan Halkaa ka sii wad dadaalka
@abdirahmaandaalloofficial5130
@abdirahmaandaalloofficial5130 4 жыл бұрын
Maansha allh wllo ilahy ha ku xifdiyo xalay burco ayaan joogay in aan ku arko ayaan rabay lkn nambarkaaga ayaan waayay fadlan nambarkaaga ii soo qor hadii aan burco imaado aan ku arkee
@sahanka97
@sahanka97 4 жыл бұрын
Adigu kaaga i sii
@abdirahmaandaalloofficial5130
@abdirahmaandaalloofficial5130 4 жыл бұрын
0634604164
@abdirahmaandaalloofficial5130
@abdirahmaandaalloofficial5130 4 жыл бұрын
Whatsap nambarkayguna waa golis 0906061752
@jawaabtaculimada.2836
@jawaabtaculimada.2836 4 жыл бұрын
Asc sxb yaal Wxn ahy wllkaa oo jecel Faafinta qeyrka Markaa wxn idiinka baahnahay caawimaad Fadlan asxaabeey channelkan subscribe ii saara
@deeqhuseen3337
@deeqhuseen3337 4 жыл бұрын
wad mahad santahay khayr alaha kusiiyo
@yahyegoud2476
@yahyegoud2476 4 жыл бұрын
Man shaa allaah
@Hubimacluumaadka
@Hubimacluumaadka 4 жыл бұрын
Adan sahan go forword
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Wll Haarun alrashiid iyo ciidankii uu udiray markii gabadha magaalo Roomanku haystaan lagu wax yeeleyey soo gali
@abdiaziiz3819
@abdiaziiz3819 4 жыл бұрын
M,a
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 жыл бұрын
Aadnow zxp Halkee ayad ku nooshahy muqaal aad live soo gasho noosoo bandhig waligay kuma arkine
@awilwarantaag8263
@awilwarantaag8263 4 жыл бұрын
Burco ayuu ku noolyahay waana nin da'yar
@mubarik41
@mubarik41 4 жыл бұрын
Hadaad channelka dhex gasho waad arkaysaa bro adam
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 жыл бұрын
mohamed mahadsanid zxp
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 жыл бұрын
@@mubarik41 adigu zxp Halkee ayad ku nooshahy
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
@ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 жыл бұрын
@brahim Abdalle zxp aaad ayaan kga mahadcelinaya
@Kobciye_Media
@Kobciye_Media 4 жыл бұрын
M.A wll horay usoco. Dhaman somali weyn kusodhawada channelkan waxaad kaheleysan waxwalpe owanagsan I.a.
@clrahmaanmaxamed9442
@clrahmaanmaxamed9442 3 жыл бұрын
Wllo pahluul soo badi
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
lipx sare
@idirisadde
@idirisadde 4 жыл бұрын
Hadalku hatu bato xigmada ka dhamaate
@blueisthecolour2879
@blueisthecolour2879 4 жыл бұрын
Cusmaan binu ertugrul inooga soo diyaari barnaamij
@hiirale4046
@hiirale4046 4 жыл бұрын
Mohamed Ahmed flimkiisa miyaa daawataa oo laga jilaayo hadda?
@blueisthecolour2879
@blueisthecolour2879 4 жыл бұрын
@@hiirale4046 haa zhp kurulus Osman la socda
@khalidfiir9919
@khalidfiir9919 4 жыл бұрын
ANOO ADI KUDAWANAYAD SO GAKISAY KAN KKK
@hindamohamed5949
@hindamohamed5949 4 жыл бұрын
Was runtaa passion
@blueisthecolour2879
@blueisthecolour2879 4 жыл бұрын
Mhdsanid
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Ina adeerow kutubtaan magacooda ma rabnee noo Soo turjun, kheyr Allah ku siiyee, waa walaalkaa sunni,Suufi, ashcari ah kkkkkkkkk 🤣
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
FAHAM suufi xadrada iyo naagaha la cambuuleesto looguma talo gelin ee shiikh cabduqaadir un ku haya
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
@@ahmedosmanshidane1840 yaa salafi keligii muslim, qarax quute, kkkkkkkk sadex towxiidle, Ina maxamed bin salmaan.
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
FAHAM mxamed bin Salman munaafaqaas iyo wixii raacsan iyagee utaal balse Suufi cambuulada dumarka la cuni jireen waqtigii Maxaakiimta itoobiya lala diriraayey😂 Idinka dumarkaa kookarada la qeebsataan Marka Dadka kale dagaalka soo banaan baxaan misena afka hadal ma joojisaane ileen Suaal baa idinku godane mxaa u dagaalami weeseen see wxeeba ku leeyihiin waa bidco kuwa dagaalama😂
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
@@ahmedosmanshidane1840 lkn waa aragtay Soo maaha bidco lunsan in ee ahaayeen maxaakiimtii kkkkkkkkk 🤣 waa xaqiiq ilaa iyo hada waxay dhaleen ayaa wada xasuuqa umadda, rasuulka csw wuxuu yiri, waa kilaabu naar, wuxuu kusii daray waa kuw caqli xun, wuxuu ku sii daray waa kuwa dadka muslimiinta gaalnimada ku Gama, wuxuu kusii daray waa dhalinyaro badankood, wuxuu ku sii daray qofkii ee dilaan iyo kii dala waxaa u sugnaatay geed duuba la dhaho oo janada ku yaal, wuxuu ku sii daray hadal wanaagsan ayay ku qowlayaan(dhahayan) tilaabo qaldanna waa qaadayaan (action). sayid Cali rc wuxuu yiri, maahan munaafiqiin oo waa Kaa salaad jecel yihiin, maahan gaalo oo waa kuwaas towxiidka dadka ugu yeeraya lkn waxaa la dhahaa khawaarij yacni (fallaago) islaamka gooni iskaga faquuqday, wuxuu kale uu yire, magaca diinteey diinta ku burburinayaan, Amiirka islaamka Cuthman Rc, iyagaa dilay. Shacabka somaliyeed hadda magaca diinta iyaga ku xasuuqa iyagoo dhahaya waa mushrikiin,waa qabuuriyiin iwm warku waa cad yahay, salafiyana waa ku cad yahay, qofkii uu shaki kaga jirana waa qof eey wax Soo bareen oo labo daran mid dooro ku jira yacni dib u gurashada ku adag tahay.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@faham6920 TIMO WAYN DHOWN !!!!!
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 4 жыл бұрын
you try so hard to get 100k subscribers hhhh khyrbaan ku rajaynaya
@ugbaadryan8601
@ugbaadryan8601 4 жыл бұрын
Shame of your self waryaa
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 4 жыл бұрын
@@ugbaadryan8601 hush hush shame lahayne
@ugbaadryan8601
@ugbaadryan8601 4 жыл бұрын
@@ridwanismail5767 hadalka jar laxyey
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 4 жыл бұрын
@@ugbaadryan8601 naago kula tirsada raadso
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
Hhh
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
Diinta islaamku waa diin argagixiso oo xoog lagu faafsho
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 4 жыл бұрын
Ciyaal aan caqli laheen soo fiiri oo baro taarikhda islaamka inta aana Hadlin İslam means peace
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
@@hunterofficialchannel3183 kkkkkk caruur bad tahay wahaabi caqliga ka adoonsaday,zoobe iyo Ex control wixii ka dhacay waxay ku yimaadeen fatwo laga daliishaday buuga quraanka ISLAMKU WAA DADQALNIMO ARGAGAX IYO ADOONSI MASKAXIYAN AH
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
@@hunterofficialchannel3183 waxaan kuu rajaynayaa inaad xor noqoto waa lagu adoonsadaaye adiga iyo somalida inta badan
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
Islamku waa nabad kute
@nuursalmani
@nuursalmani 4 жыл бұрын
Adiga mataqaanaa Qur'anka haddii aad taqaano inoo sheeg meesha laga fadwoday qaraxyada
The Destruction of Madinah and The Greater Israel | Ustadh Wahaj Tarin
51:59
OnePath Network
Рет қаралды 1,2 МЛН
Daariq Ibnu Siyaad | Geesigii Furtay Andalus.
11:04
Sahanka
Рет қаралды 21 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 47 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 41 МЛН
Alcis Ibnu Cabdisalaan | Culimada Loo Baahan Yahay Waayahan!
10:52
Ibnu Siinaa | Aabaha Ruuxiga Ah Ee Aqoonta Caafimaadka!
11:42
بدون ورق #65 | د.هشام العوضي | تاريخ العبيد في الخليج
2:28:15
Maxamed Alfaatix | Amiir Uu Nebigu Ku Sii Bushaareeyay.
12:05
Ruuxda | Xaqiiqada Jiritaankeeda | Sayniska Iyo Diinta.
13:18
Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne
8:38
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 96 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 47 МЛН