Naas Nuujinta Iyo Uurka | PART 1 | Dr. Abdiaziz.

  Рет қаралды 9,612

LifeCare (Dr. Abdiaziz)

LifeCare (Dr. Abdiaziz)

Жыл бұрын

Waan Idin salaamay dhamaan tiina asxaabteeyda Sharafta Leh salaan kadib waa anigu Dr. Abdiaziz.
Imtixaanaad keenu Caafimaad waxa ayuu kusaab San yahay maantu NAAS NUUJINTA IYO UUR-KA?
Qeeybtaan waa Qeeybta 1 ee NAAS NUUJINTA IYO UUR-KA:
--waxaad na ka ogaani doontaa hooyadu #uur miyeey qaadi kartaa iyadoo #naas #nuujineeysa?
Qeeybta 2aad na waxa ayaan kasoo hadli doonnaa in Shaa Allah:
-- Haddii ay hooyadu uur yeeshato dhibaato miyeey kala kulmi kartaa naas nuujinta?
Fadlan asxaabeey KZbin kaan share ha laiigu sameeyo mahad sanidiin dhamaan tiina.
• Where Does The Fertili...

Пікірлер: 55
@a.dstitchingart2515
@a.dstitchingart2515 Жыл бұрын
Mashallah great video 👍❤️🤞
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Thanks
@najmofaraxmuse622
@najmofaraxmuse622 Жыл бұрын
Allah hakuu anfaco cilmigaaga doctor Abdiaziz
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Aameen Thuma Aameen Yaa Allah 🤲🤲🤲 shukran walal qaali
@najmofaraxmuse622
@najmofaraxmuse622 Жыл бұрын
Hormar wacan wll 🤲🤲🤲
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Thanks
@maxamudmuseali3740
@maxamudmuseali3740 Жыл бұрын
Mahad sanid walal 💯💯💯 horay usoco waligaa marna ha is rajo dhigin ❤️❤️ ❤️
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Shukran inbadan 🙏🙏🙏
@user-fy1gh2jr4h
@user-fy1gh2jr4h 10 ай бұрын
Thanks
@xawomaxamud3833
@xawomaxamud3833 Жыл бұрын
Masha Allah Hafiz 🙏
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Shukran inbadan 🙏🙏🙏
@hodanabdimuse1629
@hodanabdimuse1629 Жыл бұрын
Mahad sanid Dr😍😍😍
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Soodhawoow fadlan 🙏🙏🙏
@user-footballvxl
@user-footballvxl Жыл бұрын
Well done bro
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Thanks
@user-cj1qt5eu3h
@user-cj1qt5eu3h Жыл бұрын
Asc dr waxa ku weydina carurta saxradoda cagarka mxa ogu wacn uur males dhihi kraa canana ma cabto nas bas an siya iso jwb plz
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Wcs wll run ahaantii caruurta saxaradooda oo isugu badala cagaar waa cilad ay ka jirto xaga caloosha yacnii infection ama caabuq ayaa jiro oo sawabay caanaha oo aad siinayso cunuga amaba wax yaabo kale, dabcan hadii uu cunugaagu caanaha dhibaayo waa hubaal in aad uur leedahay balse mid ogaaw caanaha oo Kaliya makeeni karayo infection ama caabuq xaga caloosha wax yaabo kale na weey keeni karayaan
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Sidoo kale baaritaan uur Iska Soo baar
@user-cj1qt5eu3h
@user-cj1qt5eu3h Жыл бұрын
@@Drabdiaziz dr nas bas ayan siya cadadane wey igu dhacdaa
@user-cj1qt5eu3h
@user-cj1qt5eu3h Жыл бұрын
@@Drabdiaziz hadi an uur yesho ona nujinayo xiliga cadadna la garin maxan ku garan kara inu uur jiro iyo in kle
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Hadii aad naas u nuujineysid cunugaagu, caadadana aay kuu imaado bil kasto waxaad ogaataa in uusan uurba jirin
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
Dr qof hormuunka caanaha oo kacsan lagu sheegay uur ma qaadi karaa
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Mararka qaar haweeyneyda naasaheeda waxa ayuu sameeyaa caano maadaama aysan ayada midkoodna laheen uur ama aysan wax caruur ay naas nuujineynin xaaladaan oo kalena waxa ayaa loo yaqaanaa caafimaad ahaan Galactorrhea, caanahaasoo ka imaani doonaan Hal naas ama lawada naas ba
@user-dg9yx5xo9n
@user-dg9yx5xo9n 2 ай бұрын
Dr ani 8 bil dhiiga cadada iskuma arag bisha 9 ayaa ii imaday cadada marka naska masiin karaa
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 2 ай бұрын
Run ahaantii Caadada waxay awood uleedahay in ay yareeyso hormone ka soosaara caanaha inkastoo dumarka qaar aysan isku arag wax caado ah xiliga ay naas nuujinayaan balse adiga hadii aad isku aragtay caado adigoo naas nuujinaya cunugaagu run ahaantii wax dhibaato ah oo ay cunugaagu ugaysanayso majirto Marka waad usiii wadi karto naas nuujinta
@warsanmohamed1721
@warsanmohamed1721 2 ай бұрын
Asc dr waxan ahay hooya nuujisa 12month buu jira walina caadada igu ma dhicin mudo 2 weeks ah waxaan dareema sidii in ilmo igu jiran waana nuujiya hadaan iska baarana wax majiran buu sheegaya marka maxa igula taline plz isoo jwb saaid baan xanuun uga dareema dhabarka io qeebaha hose minka io tabar daro zaaida mataagnaa karo
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 2 ай бұрын
Wcs wll, run ahaantii waxaad ogaataa hadii aad naas nuujinayso cunugaagu 12 bilood aadan isku arag wax uur ah iyo caado waliba aad Iska Soo baartay uurka dhaqtar Kuna kuugu dhahay uur ma qabtid. Mid koowaad: naas nuujinta oo la joogteeyo caafimaad ahan wxuu dhahaa uur ka dib ayuu dhacaa Lkn waxa ayaa la arkaa dhawr dumar oo naas nuujiya waliba isku arka uur ayagoo caadadooda ay saxan tahy. Sidoo kale Caadada oo aad Iska waaysay dhawr muddo waxay calaamad utahy in hormoonada u qaabilsn caadada ay ku yimaadeen isbadalo taasina dib ayeey isku sixi karayaan sidoo kale daawooyin baa jira looga hortago uurka waliba kuwaasoo qal qal galini karayaan hormoonada u qaabilsn caadada hadii aad ubaahan thy wax yaabaha keena caado Wareer Ka halkaan ka aqriso: kzbin.info/www/bejne/aYuye6BpnamnnJosi=wqw4hhVJJDi6PBXu sidoo kale hadii ad u bahan Thay caawinaad dheeraad ah iigala Soo xidhiidh Whatsapp ka: +254 790680750 🙏
@UmumuscabUmumuscab-qd8ve
@UmumuscabUmumuscab-qd8ve Ай бұрын
Abyo saa noqoty uur Maa isku arkty
@hanixassanomar2889
@hanixassanomar2889 Жыл бұрын
Doctor Abdiaziz waxaan ku waydiinaa waxan nuujiyaa canug jira 12 malin waxan arkay ayadoo ugu yaraan malinti sidax jeer in ay shubanto maxa sabab uh fadlan iiga Soo jawaab mahad sanid
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Waa muhiim in aad ogaatid inuu shuban yahay, maxaa yeelay ilmaha intaas iyo in ka badan way saxaroodaan haddii ay naas nuugayaan. waxyaabaha la rabo in aad la socotid waa kuwaan: 1- Haddii shubanku leeyahay qandho, caloo majiir, ilmuhu naaska diidayo ama miisaankiisu uusan koraynin. 2- Haddii shubanka uusan lahayn wax adag oo uu biyo kaliya yahay. Way dhacdaa in caruurta qaar ay allergy ku yihiin caanaha hooyada taasina ay keento shuban, laakiin waa muhiim in la hubiyo marka hore in shbuan uu jiro iyo in kale.
@hanixassanomar2889
@hanixassanomar2889 Жыл бұрын
@@Drabdiaziz mar labaad waad mahadsan tahy horta saxaradu biyo maahan lkn ma qurux bdn midab keeda waa jaalle qandho kuma hayo calol majiirna maleh naaska toos bay unuugta ee naaska marky nuugto way saxaroonaysa
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz Жыл бұрын
Dhakhtar u geey saxarada hala baaro, laakiin waxaa ogaataa haddii cillada ay naaska tahay cunuga mar hore ayuu diidi lahaa naaska ama calool majiir ayaa jiri lahaa. Laakiin naaska ka dib in cunugu wax dhigo waa dabiici waana sida ay caruurta u badan yihiin. Soodhawoow fadlan 🙏🙏🙏
@hanixassanomar2889
@hanixassanomar2889 Жыл бұрын
@@Drabdiaziz ok Dr illah haka abaal mariyo waanada iyo wacyi galinta aad umada uhayso thanks
@NuurAlle7
@NuurAlle7 Ай бұрын
Dr pls anoo uurleh ma nuujinkaraa limo sanad iyo bilo hira
@hamdimohamed8932
@hamdimohamed8932 10 ай бұрын
Dr hoyada hady ur qado iyado nujihe o cunuga naska ku shumo maxa lagu sameyha
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 10 ай бұрын
Run ahaantii hooyadu ayadoo naas nuujinaysa cunogeeda hadii ay uur qaado waxaa hubaal ah in cunuga oo ku yar xanuun sada sida in uu shubmo Lkn daawo ahaan inta aan la siinin kahor waxa ayaa fiican cunuga shuban ka uu shub maayo nooca uu yahay imisaa bilood ayuuna jiraa?
@hamdimohamed8932
@hamdimohamed8932 10 ай бұрын
Dr 8bil ayow jira shubanka mar wa jaale marne wa madow qandha xita wa qabe wa is riixa o calol majiir cml waye
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 10 ай бұрын
Run ahaantii anigu ahaanteeyda waxaan umalaynayaa in cunugaagu uu haayo gooraan, waayo mar haduu is riixaayo amaba Xabad Xabad u seexanaayo, caanuhu na oo aan sifiican u cabeeynin iyo qandho na ay haayso waa un gooraan? Lkn mid baan ku weeydiiye shuban aad miyoo u Soo u raayaa? Hadii aay haa tahay jawaab taadu waa gooryaan Marka baaritaan Halagu sameeyo saxarada halagana baadho infection iyo goooryaamo 🙏🙏🙏
@hamdimohamed8932
@hamdimohamed8932 10 ай бұрын
@@Drabdiaziz ok dr mahadsanid ha wa uraa lkn markow naska nugo said yahy shubanka sas isku dhahy naska dhibaa
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 10 ай бұрын
@@hamdimohamed8932 okay dhib malahan baaritaan ku Soo sameey saxaradiisa, In Shaa Allah 🤲🙏 Allah hakuu caafiyo
@AnisaMohammad-mb6jk
@AnisaMohammad-mb6jk 5 ай бұрын
Anoo nujinaya uur qade walhi 1bil ahay cunugana bisha 4okujir A
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 5 ай бұрын
Lkn wll halmid aan ku weeydiiyo maadaama aad uur qaaday adigoo nuujinaya Marka sidee? Waayo naas nuujinta oo la joogteeynaayo caafimaad ahaan waxa ayuu yiraahdaa hooyadu uur ma qaado Lkn anigu ahaan waxaan umaleyni in aadan sijoogto ah u naas nuujineynin cunugaagu?
@AnisaMohammad-mb6jk
@AnisaMohammad-mb6jk 5 ай бұрын
@@Drabdiaziz sde midas kudhaceysa walhi inan caano siinin ilaa allahas habn iyo malin siinaye xita malintii 6jeer 7jeer hbnkiina 4 ila 5 sas aythay umusha markaa ka baxay dhiga isku arakay 14bishi hore Bishana 14 keda wax dhiga mahelin baritankadib ura isku arkay marke side kula tahay naasnuujinta nunaha masiiwadi karaa dr
@AnisaMohammad-mb6jk
@AnisaMohammad-mb6jk 5 ай бұрын
@@Drabdiaziz waxaasi waa ben qofkuu ilahey doono inuu ubad siiyo naas nuujin kama celin karto
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 5 ай бұрын
Run ahaantii halmid aan ku fahan siiyo anigoo waliba kaaga hadlaayo xagga caafimaad ahaan, 100 kiiba 50 waxaa la arkaa dumarka qaarkii oo dhahaya anigoo naas nuujineyna waliba oo aan joogteeyneyna naas nuujinta wax uur ah iskuma arag, dumarka qaar kiiba 100 kiiba 100 ayagoo naas nuujinaya waliba oo joogteynaya beey isku arkaan uur marka taa isku day in aad fahmi karto haddii aan ku dhahyna naas nuujinta uurka ayeey ka hortagtaa taa micnaheedu maahan in uu Alle awoodin ayadoo haweynaydaa naas nuujineysa uur aysan qaadi karin Marka wax waliba Allah ayaa ka awood sareeya Marka hadii aad isdhahayso waa maxay sawabta oo aan isugu arkaayo uur kaan anigoo naas nuujinaya waliba joogteynaya Marka taa waa wax caadi ah dumarka qaarkii waa ay ku qaadan uur ayagoo naas nuujinaya dumarka qaarkii na isuguma arkaan
@Drabdiaziz
@Drabdiaziz 5 ай бұрын
Haddii aad dooneyso in aad uur ka kahor tagto oo aadan ku kalsooneen naas nuujinta isku day in ad istimcaasho daawooyin ka looga hortago uurka 🙏
Naas Nuujinta Iyo Uurka | PART 2 | Dr. Abdiaziz.
2:05
LifeCare (Dr. Abdiaziz)
Рет қаралды 4,9 М.
Ep 49 Science in Context  - HPV & HIV with Dr Minttu Rönn (13-10-2022)
2:21
MRC Centre for Global Infectious Disease Analysis
Рет қаралды 134 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Female Reproductive Cycle | Menstrual Cycle | Hormones
1:50:05
Dr. Najeeb Lectures
Рет қаралды 1,1 МЛН
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 76 МЛН
uur ma qaadi kartaa hooyada xilga ay nuujiineyso ?
10:25
Samira Siman Channel
Рет қаралды 12 М.
Barnaamijka Caafimaadka: Naas-Nuujinta
25:35
SAAB TV
Рет қаралды 21 М.
Taxanaha hooyada uurka leh 2aad.....Calaamadaha iyo baaritaanka uurka..
7:44
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 44 М.
Death As Mentioned In The Quran | Abu Bakr Zoud
32:27
Abu Bakr Zoud
Рет қаралды 13 М.
أذكار الصباح بصوت الشيخ العفاسي | Morning Athkar | Les invocations du matin
23:25
Calaamadaha bilawga hore ee uurka | Dr. Umalkhayr Maxamuud
5:20
MM Somali TV
Рет қаралды 311 М.
Samsung Galaxy 🔥 #shorts  #trending #youtubeshorts  #shortvideo ujjawal4u
0:10
Ujjawal4u. 120k Views . 4 hours ago
Рет қаралды 8 МЛН
$1 vs $100,000 Slow Motion Camera!
0:44
Hafu Go
Рет қаралды 25 МЛН
Top 50 Amazon Prime Day 2024 Deals 🤑 (Updated Hourly!!)
12:37
The Deal Guy
Рет қаралды 1,4 МЛН
Look, this is the 97th generation of the phone?
0:13
Edcers
Рет қаралды 3,6 МЛН