NAF QAYBSI by Hodan Abdirahman Directed by Ibrahim Eagle

  Рет қаралды 2,268,638

Ibrahim Eagle

Ibrahim Eagle

Күн бұрын

NAF QAYBSI
Hodan Abdirahman
Erayadii: Hassan dhuxul Laabsaalax
Laxankii & Music Siidi Ali winkey
Directed and Produced by Ibrahim Eagle
Productions of Eagle Media Pro

Пікірлер: 670
@nihal.minhal
@nihal.minhal 9 жыл бұрын
Subhanallah I just listen to sheikh about music... I just wanna remind my Somali singers to come back to Allah coz this world is just temporary and Allah will question is our lifetime...plz hodan and the rest come back to Allah. Jannah is complete don't matter how much you sing for this men.... Allah made him for you already so singing for him ain't changing his heart to love you more.... Music is shaitain's call Walaal.
@nasramohamud2380
@nasramohamud2380 7 жыл бұрын
filsan qurux ilahow nasohanuni
@Mr.Thank_You1
@Mr.Thank_You1 7 жыл бұрын
Thats right alle ha kaajazai siiyo wll
@ismailahmed6914
@ismailahmed6914 4 жыл бұрын
M.a
@ridwaanabdiazizabdisamad5717
@ridwaanabdiazizabdisamad5717 4 жыл бұрын
Wlhi wad saxsnthy thank you bro😍🤩
@user-tv5ez4zq3j
@user-tv5ez4zq3j 10 ай бұрын
😢Mnsh and Hi 😮
@user-ko9iw8be7z
@user-ko9iw8be7z 4 жыл бұрын
Heestan xaajigyga uhibeeyay abubakar macalim maxmed oon ilmihii labaad imika coloosha ugu sido allow aduunka haynaka irdheen aakhirana janada inagu kulmi 😭❤❤. Sidaaad iiqadariso iigu samirto iijeceshay wlhi uma haysto noloshaan ku jiro inay gabadh ila midii ku jirto allow noloshaa quruxda badan hayga qaadin wadka hortiiii 😭😭💑💑💑❤❤❤❤
@ruunranda3682
@ruunranda3682 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin abyo
@naasirmacruuf5636
@naasirmacruuf5636 2 жыл бұрын
Ilaa hada ma is qabtaan taloow ?
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
Ma wada joogtan wllo 9 August 2022
@user-ko9iw8be7z
@user-ko9iw8be7z 2 жыл бұрын
@@inamohamett1693 haa wllo alle haysku kaayo daayee 🥰
@user-ko9iw8be7z
@user-ko9iw8be7z 2 жыл бұрын
@@naasirmacruuf5636 haa wllo alle nama kala kakaxeeyee🥰
@nimcofaroole1078
@nimcofaroole1078 4 жыл бұрын
2020 sanad qurx bdna wan ku xusi donaa i.a Coz heestan micnaheeda i bartay ✌🙏❤😭
@nimcoabdi5780
@nimcoabdi5780 3 жыл бұрын
Istaqfurulah sanadkan hada xusto adaabo waxkale ah 😂😂😂😂😂
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 4 жыл бұрын
Qof kaste waxaan Allah uga Baryaya inuu u danbi dhaafo naxariista Allahna inoogu deeqa Akhiran Ayinan Noqon kuwa la Cadaabo Wll🤲🤲🤲😭😭😭
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@fadumiinaabdilahi2982
@fadumiinaabdilahi2982 Жыл бұрын
Aamin🤲
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Ай бұрын
Aamiin Yaa raabi wllo 😢
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 8 жыл бұрын
Hodan meel mala.a waa qof nafteeda ku kalsoon wlhi waana daacad Qof is cadeeyo waa qof aan isku kalsooneyn ilkahana wey iska habeyn markuu alle qadaro cadaanna qurux ma keento caafimaad daro mooyee dhiiga idhaqaaqo markii qof jirkiisa iyo sharaftiisa la liido ilove intaan iscadeynin 😍😍😍😍😘😘
@cessprin9888
@cessprin9888 7 жыл бұрын
hodan
@awliyosiciid6012
@awliyosiciid6012 6 жыл бұрын
Asma Curada lu7uu
@lastqueeninaclqaadir9800
@lastqueeninaclqaadir9800 6 жыл бұрын
Asma Curada cida run waaye hno 😂😂
@jihanjannah21
@jihanjannah21 6 жыл бұрын
Asma Curada cida waa runtaa
@zhaakirmedia644
@zhaakirmedia644 6 жыл бұрын
fatima Cabdiqadir e3d
@naruuracaday148
@naruuracaday148 5 жыл бұрын
Is qadarinta aadmiga Noloshey utahay qurux Hadii aan nafqeebsiga Runta lagu qotomino Leysku qabin kalsoonina Qiima malaha caashaqa....
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 6 жыл бұрын
Still watching 2018 adoo raas qaboow iyo qorma nabad ah ila dagin 👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩❤️nolasheyda quruxda leh la anta qabyey noqon 💔💔💔💔
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 6 жыл бұрын
Walle asal ba tahy hodaneey Adiga iyo rer boorama ba big respect😍😍😍
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
Jaas=100% Laxan=100% Cod=100% Music=100% Hodan cumaamadeeda lama haysan karo beutiful memories
@prettycinderella9961
@prettycinderella9961 4 жыл бұрын
2020 qofkii daawanaaya like idhaha😘
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 6 жыл бұрын
muhoshada codka hodan abdirahman lagaama xiiso dhaco guuleyso hodan bilan ❤❤ 2018 qofka ila daawanaya like ku qabo 😁
@hothanmohamett3201
@hothanmohamett3201 Жыл бұрын
😂2022 kula dawanyanaa
@ifraaxfaraxsan4811
@ifraaxfaraxsan4811 9 ай бұрын
😂2023 aan kula dawanayaa
@Ayanle13
@Ayanle13 8 ай бұрын
2024 10 Maalmood baa ka dhiman😳
@samihaAbdi
@samihaAbdi 9 жыл бұрын
she always gets the best music ..artist and even designer..the dance .the style ..everything rhym ...waaah ..love u alot
@Ayeh_A
@Ayeh_A 7 жыл бұрын
Boqorada fanKa looga hadhay. Boqorada codka 👑👑 Hodan abdirahman 👑 noolow
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 жыл бұрын
Adoon qormo raysliyo qurma nabada ila dagin oo jacaylba ila qaban noloshayda qrxda lihi la’aanta qabyay noqon😘❤️ Muhushada codka Still I’m watching 2020🥰🌺🥀💋❤️
@umuabdulahi8975
@umuabdulahi8975 8 жыл бұрын
Qalbi mohamed nafta qeeyb adaa laho qudha ila wadaage ilmo waad uqalanta ina adiga ku qubo dhibna kuma quudhe sow qumati kaliga qalbigeyga maad noqo qf aduunka ku qaliyah ❤️❤️❤️❤️❤️
@muunacali2472
@muunacali2472 5 жыл бұрын
Qofka 2019 dawanayo like isar💋😘
@shankaaweis50
@shankaaweis50 3 ай бұрын
2024 wax kadeh😂😂
@suaadminaj4809
@suaadminaj4809 10 жыл бұрын
Bal dawo bal arag siday u ciyaarayso wlhi inayna naag somaliya uciyaarin ku jecliyaaa hodan halka fnan ee tagero waaa hodan qurux
@safaawil5693
@safaawil5693 6 жыл бұрын
suaad minaj and!xmzmz:-$:-$:-$:-$:-$
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
Naag somali dhan inee u ciyaari karin aaaaa 😂😂😂😂😂 hadalka ka fiirso wllo
@qaaligelle3521
@qaaligelle3521 5 жыл бұрын
Hodan bilan walle kama xiso dhigo codkaga masha Allah quruxsan allaha Ku dhowro quruxey mohashada codka guuleso good iyo ayaan hada Ku search geresay hestan INA dawato sideyda cml like itabo walal😍😍😍❤👏👏
@amina.biibaa3946
@amina.biibaa3946 10 жыл бұрын
Nice song with perfect music 👏👏👏👏 Hodan Abdirahman My best fanaanad dhiga waad ka wadataa keep going🔝💯👊👆 👍🎶🎼🎤❤💞❤🎤🎼🎶👍
@mariaahmed6930
@mariaahmed6930 10 жыл бұрын
Noloshayda quruxda leh la aantaa qabyay noqon Msha allah viiva hodon abdiraxman dheere
@ridwanmohamedbihi8852
@ridwanmohamedbihi8852 Жыл бұрын
Heestan xasuusbay igu ledahay, alla mxn u xiisay wakhtigaas quruxda badna 😢💔
@xamdixamdi3677
@xamdixamdi3677 5 жыл бұрын
Is qadarinta admiga noloshey utahy Qurux tala kaa Qaloocdana axad ila qorsheey oro axsan hodan Viva dheyman
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
2020 iz muujiya♥️Hodan Abdirahmn💕
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 10 жыл бұрын
Is Qadarinta aadmigu Nolosheey U Tahay Qurux ♡♡♡♡♥♥♥♥ wwwwwww Hodan qaali nice song sharafeeeeeey noloooow yaqeey
@gabarmudug1901
@gabarmudug1901 5 жыл бұрын
Is Qadarinta aadmigu Noloshay Utahay Qurux❤️
@fathy1998
@fathy1998 9 ай бұрын
الاغنية الوحيدة الي احبها لهدن 🇸🇴🇸🇴💙💙
@suaadminaj4809
@suaadminaj4809 10 жыл бұрын
Viva hodan qurux oontagero halka qof ee fanka er tagero waaa hodan viva hodan
@luulmohamed2603
@luulmohamed2603 2 жыл бұрын
M.aww
@nuredinahmed9349
@nuredinahmed9349 6 жыл бұрын
The best Somali female singer Hodan tayda caashaqa
@idaaspeipe4004
@idaaspeipe4004 5 жыл бұрын
Nacala sheydan Ku yaale side musica ugu raxesato an jeclahay cod style so jidasho inta wahesa hore usii soco
@bilanjungkook2867
@bilanjungkook2867 8 жыл бұрын
somalidan waka yabay walla wax ma fahmaysaan gabadhan waxwalbo ilahay uu u dhamestiray timo dhaadher qof ciyaar ku gaadhi karo majiro midab qurxoon iyo cod ee cadi iska dhiga 😂❤
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 8 жыл бұрын
bilan jungkook that's true wlhi
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
Hadaba ayadaa iska leh dad badanaaa ka timo dher abyo kiin jamac jir iyo dhirir haysaa iyo ciyaaar marka hodan is my fun dheh
@abdimaliknimcan739
@abdimaliknimcan739 9 жыл бұрын
Top hees 2014 hodan abdirahman u re the only somali singer. I always listen ur songs N I am one of ur advocaters
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
Top Hodan bilaaaan inaba cadi ma ahan heestaan muqaal cod intaba waxaa dhahi karaa hee ur the best of the best nolooooooooooow quruxeeeeeeey
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
2014 maxa xasuuso badan qalbigeyga so galaan xili wacan bey ii ahed oo an wadankeyga aaminsana iminka wadanka wa ka aamin baxay ilaahow qod ii dhaafi😢😢
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Aamin💔😭
@ifraahabdi2059
@ifraahabdi2059 3 ай бұрын
2024 dadka dawanaya like haysan dhaf in 😂❤
@saamiyasamia1804
@saamiyasamia1804 4 жыл бұрын
Still watching ❤❤Dhibna kuuma quudhe sow qumaati kaliga qalbigayga maad noqon qof hantoo ku qaaliya❤3/25/2020 w
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 6 жыл бұрын
Sidii Cali wenkey music waa qatar codka 💯 laxanka 💯 codka 💯 cayaarta 💯 music 💯
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 10 жыл бұрын
Stunning! On the Eid day as promised, ***** you proved to be the best in Business, the Video - the song and the singer Irreplaceable!! ...Eid Mubarak to You All ..
@xusuusadag8276
@xusuusadag8276 3 жыл бұрын
Biyo Nimay ukeenta dilku somanada
@dekomohamed4645
@dekomohamed4645 2 жыл бұрын
Cajiib Maalintii Ciida Sida Ballan Qaadka Ah Ee Aad Ku Cadaysay Inaad Ugu Wanagsan Tahay Ganacsiga Muuqalka Heesta Iyo Fanaanadeeda Iid Mubaarak Oo Aan Bedeli Karin Dhamaantiin
@nasroabdillahi283
@nasroabdillahi283 10 жыл бұрын
Hodan abdirahman toujours o top nice song ma cher la voix et la beauté snt innés 💋💋💋💖💖💖
@barwakoahmeth1471
@barwakoahmeth1471 8 ай бұрын
Still watching 2023❤
@liibaanxasangare9650
@liibaanxasangare9650 4 жыл бұрын
who is waching 2020
@nasrinabeby6067
@nasrinabeby6067 8 жыл бұрын
ood jcylba ila qaban nolosheyda quruxda leh la'aabta qabyay noqon 😻this part's always remind me my Ex 😭
@hoodoayan7152
@hoodoayan7152 7 жыл бұрын
Nasrina Beby j
@rikicade2012
@rikicade2012 7 жыл бұрын
Nasrina Beby (la aanta qabyay noqon waye lol
@ruweidemohamed7744
@ruweidemohamed7744 7 жыл бұрын
abdirizak ahmed 😂😂
@yahyeadan7313
@yahyeadan7313 6 жыл бұрын
H
@SuperAyuub
@SuperAyuub 6 жыл бұрын
Haha caaqad
@siciidxiin4821
@siciidxiin4821 3 жыл бұрын
2021 yaa soo booqday like isku sii muuji
@samiyaabdirahman526
@samiyaabdirahman526 9 ай бұрын
From tiktok favorite songs 9year ago 🙈🥰🥰🥰
@gabadhaheerdarawiishlascan7365
@gabadhaheerdarawiishlascan7365 7 жыл бұрын
allh kujeceliye hodan waa qof nol tagera buxudan kuhaya
@iskabiriq
@iskabiriq 10 жыл бұрын
Wah wah what a song Hodan Abdi beautiful 😘😘😘
@somalilandguuldhe7725
@somalilandguuldhe7725 6 жыл бұрын
Dagan Cadai hhhhgg what u mean wah wah
@saidalaba1553
@saidalaba1553 4 жыл бұрын
Are you a live now 🤣🤣❤
@ubaxosman1614
@ubaxosman1614 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayo😂❣✌
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Maalintii ay soo baxday heesta 4 Oct 2014 Ilaa xiligan 11/2019 maba kama caajiso wallhy way iga gadantay
@abdijalilbarahawi4566
@abdijalilbarahawi4566 9 жыл бұрын
WAAAW BEST SONG EVER HODAN AAD AYY U SHIDANTAHAY HEESTAAN ....
@mohamedseadgooto1696
@mohamedseadgooto1696 4 жыл бұрын
2020 qofka daawanaya like saar💋❤️💉
@amiirhasan8688
@amiirhasan8688 9 жыл бұрын
wey wey hodantayda wad ka baxsatay hadi aan kalsooni la isku qabin qiimo malaha caashaqu dhab weeye waleee
@Abdisharoobe
@Abdisharoobe 10 жыл бұрын
Boqoroda Fanka Hodan Abdirahman Dheere 👉❤👌👏👏👏👏
@xuseencade5647
@xuseencade5647 3 жыл бұрын
Runtaa wye
@girmad343
@girmad343 6 жыл бұрын
It's very good song, Hodan Abdulrahman Thanks.
@mahirmichu7200
@mahirmichu7200 4 жыл бұрын
Qofkii 2019 December 6. Daawanayo Like dhac igu sii😁
@Abdirahin_Abdalla
@Abdirahin_Abdalla 10 жыл бұрын
waaw!!! best song ever I hear......noooolow hodan abdirahman
@AmiraNuurMuse
@AmiraNuurMuse 5 ай бұрын
ilin waad u Qalantaa inaan Adiga kuu Qubo😭❤️😫 still 7/4/2024
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 жыл бұрын
WaH waH HodaN apdirahMan Hezti HezaHa aroztaY best dance kapax
@maxamedyuusuf6961
@maxamedyuusuf6961 5 жыл бұрын
Asc
@amounahmed250
@amounahmed250 7 жыл бұрын
its 14/2/2017 and am still watching this song....hodan kaama xiiso dhcayno walleee..we love u all
@amalabdi4298
@amalabdi4298 9 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw hodan heesaheeda dhan wanka helaa lkn heestaan si gaar ah ayey ii tabataa masha allah codka iyo styl kaba kalama dhacaan waxaa ka sii daran miraha aay xanbaarsan tahay heestaan vivi hodan abdi rahmaan
@tedrosbelgium9413
@tedrosbelgium9413 8 жыл бұрын
hhhhh hodan tayda caashaqa best song ever
@---7573
@---7573 8 жыл бұрын
+Tedros Belgium hhhhhh
@xuseencali8689
@xuseencali8689 9 ай бұрын
Waa hees dareen gaar ah igu leh cid aan ogay baan ku soo xasuustaa mid aan ogay
@mascuudxusencali4166
@mascuudxusencali4166 6 жыл бұрын
hodan abdirahmaaan fanaanad iga dheh qoftaaaan
@mahamoudnour8496
@mahamoudnour8496 10 жыл бұрын
Yaaa salaaaam nafta qeyb adaa loo quda ila wadaage ilmo waad u qalanta inaan adigu ku qubo aflaaga waxaad jeceshay lagu qabey yaa hodan top song wlle nd one love
@mohammedkhalif8288
@mohammedkhalif8288 9 жыл бұрын
Woow yasalaam masha Allah Nuur cala Nuur walahi wa marwo cadi ma ahaan hodan cabdiraxmaan
@siciidoelmi5081
@siciidoelmi5081 10 жыл бұрын
My best fananad hodan ogow adigaa u sita gabdhaha hesa qarnigaan dhan kasta waa ka dheeli tiranthy ♥♥♥
@MsLiongirl
@MsLiongirl 9 жыл бұрын
Hodan mashAllah nice dance. I always like the way you dance. Come and visite Holland with your lovely husband alto. MashAllah waa idin jeclanahay.
@khadanismail9556
@khadanismail9556 9 жыл бұрын
Hodsn
@fassilysaid4414
@fassilysaid4414 10 жыл бұрын
Alla yacisak..best song ever!
@MudaneChango
@MudaneChango 4 жыл бұрын
Siidii Cali winkey walee waa masiibo Laxanka iyo music wuu kala kiciyay Heestan Hodan Codkeedana caadi maahan.
@nasiibakash8682
@nasiibakash8682 5 жыл бұрын
Qalbigayga mad noqon qof hantoo kuqaliya waxaan dib udawanaya april 13 2019 i love fanaanintena
@maryamali4778
@maryamali4778 2 жыл бұрын
Hodan please Djibouti kalay showgaga ya rabna
@maandeeqmoha3567
@maandeeqmoha3567 5 жыл бұрын
Waa heesta kaliya aan hesahaaga ugu jeclahy hodan abdiraman qaali
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 4 жыл бұрын
Nice song who song 2020 She is my favorite singer female number one legend Hodan abdirahman keep going sis ♥️♥️♥️ from Canada
@ahmednasra7857
@ahmednasra7857 10 жыл бұрын
Nafta Ada qayb loo qudha Ilaa wadge ilmo wad u qalnta In aan adi ku qubo dhibna kuma qudhe saw qumnti kaliga qalbigyg mad nqon qof hanto ku qaliya adon raas qabwiyo qorma nabd ila dagin eesh cala eereyo mcn ♡ ♡
@omardiriye6689
@omardiriye6689 10 жыл бұрын
Abwaan caan baxay xasan dhuxul laabsalaax waad la baxsatay sxb hodan adana wll sidoo kale viva xidigha geeska noolada
@abdurahmanyassin9884
@abdurahmanyassin9884 8 жыл бұрын
qoftan waa ka danbeeya waxa aaan aad ula yaabay kalsonida ay ka haysato Ninkeeda sababtoo ah wajigeda waxad ka akhrisan Kartaa kalsonida ay Ogtahay inta ay le egTahay
@mariajamac1392
@mariajamac1392 8 жыл бұрын
waxay diintena tirahdaa ninki nagtisa kudawado oona raali oga ah isqawinta waa dayuus
@rikicade2012
@rikicade2012 7 жыл бұрын
Maria Jamac lol ahahahhahahaahah i couldnt agree more
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
@@mariajamac1392 naagtaan reerka nimanka la dhacee ii sjeega hade is qawiso fanaan waye qurbe tag tay oo halkas nimanka 3 kaga hiraan abyo ee nabsigii ay gashaa u dambeyn wuuna soo dahirey hh
@suubansiman2167
@suubansiman2167 10 жыл бұрын
noloshayda qurux da leh la anta qabyey noqon mmmmmmmmmmmmmm best song hodan qurux huuno halkedi ba dhigtay
@simanxaaji7436
@simanxaaji7436 5 жыл бұрын
still watching 2019 like
@zamritoaxmed5378
@zamritoaxmed5378 7 жыл бұрын
time 4:10pm date 21/10/2017 hadi aan Naf qaybsigan runta lagu Qotomino laysu qabin kaldonin Qiimo ma lah caashaqu
@jamiloabdiwahab750
@jamiloabdiwahab750 3 жыл бұрын
2021 baan dawanaya Hodan abdirimaan one love❣
@imthefuture22
@imthefuture22 9 жыл бұрын
I can't stop listening to this! Beautiful song!
@asmaibrahim6057
@asmaibrahim6057 8 жыл бұрын
Me either !
@abdikhadarharuun2129
@abdikhadarharuun2129 9 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaw waa hees aad iyo aad u macan badan hodan abdirahman dheer heestan waxay noqonaysaa heesta ugu qaalisan sanadan soo socota ee 2015 hadii aleh idmo
@aishasaidmohamed3976
@aishasaidmohamed3976 10 жыл бұрын
ka bax inaba cadi maha qali qurux waa ka wadataa caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeek
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Liimo Ugunji
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Eagle Videos are the Best
@aishasaidmohamed3976
@aishasaidmohamed3976 9 жыл бұрын
lol ateeeeeero adna ugunji aa ku dilayo akhirkaga lol bro saalan qaliya
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 жыл бұрын
waààaaw hodan coda macan qurux dana weeyi u dheertahay😘😘😘😘😘
@nagati877
@nagati877 5 жыл бұрын
Décembre 2019. Enjoying it and love the music
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 9 ай бұрын
Heestan tv gii xaafadayadan ka daawan jiray 8 sano ku dhawaad caawan soo booqday
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawan ☺
@keynunziadabdi567
@keynunziadabdi567 10 жыл бұрын
Woow was hees runtii aan kahelay hodan abdirahman was kuhasytee heesahaaga
@Shaquille4037
@Shaquille4037 9 жыл бұрын
#OMG wallahi i avent seen any somalia artist dance like she does..... ur voice n everything mwaaah mnshallah.....please kam n visite #MuqdishoCity once wallahi i wont miss that kinda #concert
@dagankonjo7256
@dagankonjo7256 9 жыл бұрын
Noloshade quruxd laha lanta qabayo noqon wwww cadi maha hodan waa heese qaaali ah ruuun ahnti
@najaxali2907
@najaxali2907 9 жыл бұрын
+Sulekha dagan Cabdi ok
@yaxye_adenkey
@yaxye_adenkey 2 ай бұрын
Who's still watching 2024 ? OnLy Legend 🎉❤❤
@fahadclahi2683
@fahadclahi2683 10 жыл бұрын
Hodan waa Xiiseya Mar walba
@mubarikdacad3976
@mubarikdacad3976 10 жыл бұрын
nafta qayba adaa lahoo qudhaa ilaa wadaa ilmo waad u qalantaa inaan adiga ku qubo dhibna kuma quudhee sow quumati kaliygaa qalbiga maad noqon qof hanto ku qaaliya adoo raas qaboow iyo qoro nabada ila dagin oo jecaylba ila qaban noloshayda quruxda leh la,aantaa qabyey noqon is qadarinta aadmigu noloshay u tahay qurux talo kaa qaloocdan waxa dilay qorshihii hore hadii aan naf qaybsiga runta lagu qotomin la isku qabin kalsoonida qiimo ma laha caashaqau adoo raas qaboow iyo qoro nabada ila dagin oo jecaylba ila qaban noloshayda quruxda leh la,aantaa qabyey noqon HODAN WAA HEES AAD AYEY II SOO JEETADTAY VIV HODAN ABDIRAHMAN FANA QURUX AYAAD KU SOO KORDHSAY
@misbah5800
@misbah5800 10 жыл бұрын
Mubarik, heestu waxay sii qurux badnaatay markaad midhaha heesta aad badka soo dhigtay. Waa erayo qiimo badan qofkii af somali daneeya.
@mubarikdacad3976
@mubarikdacad3976 10 жыл бұрын
Kii fahmaya ayaa fahmay heesta sir baa ku duugan
@misbah5800
@misbah5800 10 жыл бұрын
Mubarik Ahmed waxaan ogahay uun, inay ka tirsan tahay xidigaha geesta sida video-ga ku qoran, abwaan Mr Laabsaalaxna uu sameeyey erayada, Mr Eagle-na ku farayeystay soo saaridda. Fann. Hodan-na soo bandhigtay ciyaarteeda wanaagsan, its a good baggage.
@yasminahmed4559
@yasminahmed4559 9 жыл бұрын
Waw nolosha dhabtaa ayaa sidasa
@mubarikdacad3976
@mubarikdacad3976 9 жыл бұрын
Hodaney afkaag caano lagu qabay intaan ka helay heestuna waa DHIBNA KUMA QUUDHEE SOW QUMAATI KALIYGAA QALBIGA MAAD NOQON QOF HANTOO KU QAALIYA
@xafsoloveasd4770
@xafsoloveasd4770 5 жыл бұрын
Wwwww cod iga dheh masha Allah 2019 💖💖💖👌😂
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481 7 жыл бұрын
waaaaaaw waaka hoodanaye waaku toomataye yuurub iyo inta kale baa
@cessprin9888
@cessprin9888 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaw waaka hoodnaye waaaku
@abdiqaniahmed7843
@abdiqaniahmed7843 7 жыл бұрын
me
@mohamohamedyaqkub7189
@mohamohamedyaqkub7189 8 жыл бұрын
mansha allaha waya shidanta hodan abdirahaman seya niko ugaran bas
@ZackNoor23
@ZackNoor23 4 жыл бұрын
Who is watching in 2020 Wa hees an ladacay. Hodhan Abdirahman 💯🌹
@queencaddey720
@queencaddey720 3 жыл бұрын
Cawa Yaa ila daawanaya heestan 20/12/2020 Heestan anoo Kenya joga dhageysan jiray ❤️❤️
@cudoonbarwaaqo7314
@cudoonbarwaaqo7314 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawanaya👍
@abdireezdeonkod2626
@abdireezdeonkod2626 3 жыл бұрын
Hodan abdirahman dhere wan kuwata marwalbo
@habonhussein820
@habonhussein820 4 жыл бұрын
2020 hodan ya ila zo boqdey😂jacayl a daremoya🤣🤣
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 10 жыл бұрын
Wwwwww waaa ka baxsatay Hodan 😃😃😃
@mowlidjama4065
@mowlidjama4065 10 жыл бұрын
Woooow Hodan c/rahman hees MCN IGA dheh ur DA best
QUDHAYDA 2014. Hodan Abdirahman. Produced by Ibrahim Eagle
5:44
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
AWALE ADAN IYO HODAN ABDIRAHMAN - RAGGA KAAN KA DOORTOOW LYRICS
6:16
Ahmed Ali Vlogs
Рет қаралды 572 М.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 19 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN QABIIL  MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Jiririco 2012 Official Video by Hodan (Directed by Ibrahim Eagle)
5:20
HODAN ABDIRAHMAAN  ALLA IGA TAXADIRAY MUSIC VIDEO 2023
4:14
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 4,8 МЛН
Hodan Cabdiraxmaan (rajada calafka)
6:57
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 342 М.
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
GLOBAL MUSIC
Рет қаралды 223 М.
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН