HODAN ABDIRAHMAAN ALLA IGA TAXADIRAY MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 4,833,703

Hodan  Abdirahman  Artist

Hodan Abdirahman Artist

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@noboddy665
@noboddy665 Жыл бұрын
Hodon abdirahman iyo farxiya fiska waxay iigu jiraan halkii ay sahra axmed iyo khadra daahir ugu jireen jiilkii 7tamaadkii pure talent ♥️
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 Жыл бұрын
Walahay wan kula mid ahay
@caaisha71
@caaisha71 Жыл бұрын
Geenyo haka hilmaamin bowe
@daanacumar4931
@daanacumar4931 Жыл бұрын
​@@sharmakefarah74851
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Iyo yurub waa 3 hablod ee ugu jeclahay ❤
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto labadoodaba iyo hooyo Amina Abdilaahi
@xadiis24
@xadiis24 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xamsecismaan8067
@xamsecismaan8067 Жыл бұрын
Aniga
@umalkhayr8056
@umalkhayr8056 Жыл бұрын
Aniga wll asad ❤
@QadandaauudQadandaauud-yq6gg
@QadandaauudQadandaauud-yq6gg Жыл бұрын
War asadow Somaliland mad necebtahay war
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Fake asad😅legend yal aa inta kaa buxee
@AhmedMohamed-bf4ph
@AhmedMohamed-bf4ph Жыл бұрын
Wara dadka magaca u dhig 😂😂 asad hajiyow ma tihide
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 Жыл бұрын
Muhashada codka !! Hodantaan aqaanay baan arkaa keep going favorite of all time ❤️
@rahmaclaahi6300
@rahmaclaahi6300 Жыл бұрын
King waanku salamay from borama king city💪💪👋
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
King of City beenta ma'aha waan taageera Hodan abdirahmaan
@AxmedMaxamed99-wv5en
@AxmedMaxamed99-wv5en Жыл бұрын
​@@rahmaclaahi6300 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤11q1aq1qq1¹¹11a1111qaa1a1aaaa111aaaaaa1à1aaàa1aaàaàaaaaaaaaaaa1aaaaaaaaaaaaaaaaaqàaàaaaàaaaaaaaaàaàaaaaaaaaaààà1aaaaàaaaà¹àqaqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqà
@AxmedMaxamed99-wv5en
@AxmedMaxamed99-wv5en Жыл бұрын
@AxmedMaxamed99-wv5en
@AxmedMaxamed99-wv5en Жыл бұрын
​ qaaaaaaa
@user-nx9fp4uu4e
@user-nx9fp4uu4e Жыл бұрын
Ala maxuu Waqtigu dad kala saaray Naagtan 2010 ilaa maanta calankeedu ma damayo Waa queen of fanka Hodan ❤
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 Жыл бұрын
Akhrud
@muxiyadinmuxiyadinaxmed216
@muxiyadinmuxiyadinaxmed216 Жыл бұрын
Waa habar daashay inay iska nasto ayaa uroon
@user-nx9fp4uu4e
@user-nx9fp4uu4e Жыл бұрын
@@muxiyadinmuxiyadinaxmed216 war makhnuudyahow Waa inantaa quruxda le eed arkaysid waqtigeega Hakaa qadato dadka ay heesta ku ganayso Waa Adoo miidhan
@user-sy6ke7ut1w
@user-sy6ke7ut1w Жыл бұрын
Hodan cabdirixnaan waa boqorada geeska Africa ee manta ❤❤❤❤ee somali da
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@muxiyadinmuxiyadinaxmed216 Uraaye hooyadeed baad la cimri tahay cajuusyow dumarka kastuumada la xidhaa ee gabadha goorgorada uga fuq fanto faartey ku dishaye .
@Amira-kaani
@Amira-kaani Жыл бұрын
MaRhore qof talaabsado Halkuu rabay taaganiyo Waxaan ahay ruux tagee Ma hadalbaa wax layga jari❤ Intaan heer tiigsanaayo Halkiibaad taagantee Bilado laygusoo tixiyo Adigu guulahayga tiri❤❤ Inan sanka taaga iyo Way iigaadhay tabtee Taashkii boqorkaan xidhnoo Alla iga taxadaree Sacabka xoog iigu tuma❤❤ Mar hore qof tisqaadayooo Meshu rabay taabtayoo axaan ahay ruux tashtee Ma tartanbaa layla gali❤❤ Intaan guul tamadinaayo Waxaa tahay ruux hurdee way Taalada ani lay dhisiyo Adigu libintayda tabi❤❤❤ Inan sanka taaga iyo Way iigaadhay tabtee Taashkii boqorkaan xidhnoo Alla iga taxadaree Sacabka xoog iigu tumeee❤❤❤
@speakeriftin9742
@speakeriftin9742 Жыл бұрын
@NajaxKhadar-kp7wf
@NajaxKhadar-kp7wf Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😋
@maariacaday1640
@maariacaday1640 Жыл бұрын
Qof aan Muslim ☪️ eheen love ❤masaari karo😢
@FatoumaMohamoud
@FatoumaMohamoud 8 ай бұрын
@abdi2883
@abdi2883 Жыл бұрын
Walee xidigeedu ma dhaco ❤Muhashada codka Hodan Abdirahman 🎤Dadkii fankaba bilabay bay kaso jedaa
@qureshahadlye2678
@qureshahadlye2678 Жыл бұрын
❤❤❤
@qureshahadlye2678
@qureshahadlye2678 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Haah Samaroon Siciid
@daalodaalo4308
@daalodaalo4308 Жыл бұрын
Hodon abdiraxmaN my favourite singer respect from Borama ❤❤❤
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 Жыл бұрын
Laguma cunoo laguma cawryo, afkaagana caano karuura lagu qabey !! Keep going sis allaha kuu barakeeyo codkaaga
@luckabdi435
@luckabdi435 Жыл бұрын
Gabadha keliya een dookhayga ah hodan forever taageero buuxda from hargeisa ❤❤😊
@nayjeeriofficials5116
@nayjeeriofficials5116 Жыл бұрын
Adigu guulahayga tiri wxkale boqoradii codka hodan cabdirahman dheere ❤
@AdnaChannel
@AdnaChannel Жыл бұрын
Codka wax kale 🔥
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 Жыл бұрын
Hodan fanaanadii qarniga another level waar like hayla dhaafin inta dambaysa❤❤❤😢😂😅
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official Жыл бұрын
Hodan Abdirahman Osman Mahabe Queen of Voice Somali Queen Samaron Queen inader qaali❤❤
@user-vi7fr4cn1x
@user-vi7fr4cn1x Жыл бұрын
Muhashada codka Hodan Abdirahman horayse iyo dambeysaba waxba lagama qaban karo codkeda Gobolkii somali fanka ubilabay Awdal bay kaso jeda tageero 1 from Galkayo ❤
@maryanmaxamed4044
@maryanmaxamed4044 Жыл бұрын
Hodan abdirahman wanaagi oo qof ah way tagtay hodan masha Allah horay uso co huuuuno ❤❤❤
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Hodan /abdiraxman dheere wanku jeclahay Wana kutagera farxad kuwara abid🤲♥️♥️💋🥰🥰❤️❤️💋💋💋😍😍🙏🙏🙏🌹🌹🌹
@zeinab2252
@zeinab2252 Жыл бұрын
La femme à la voie d'Or hadan abdourahmn machaallah ❤❤
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 Жыл бұрын
Hodan x ciyaalkii xaafada nice shoot
@caashaxasan156
@caashaxasan156 Жыл бұрын
Kiip hodon c/raxmaan dheer ❤🎉 Wlhi tani hees waa dhaafty hodon sharfi korkaaga inaadero ❤🎉
@moubarakmahad6979
@moubarakmahad6979 Жыл бұрын
Hodan abdirahman boqorada fanka is back❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯💎💎
@NaaagdaAli6593
@NaaagdaAli6593 Жыл бұрын
@Gulletjoseph3
@Gulletjoseph3 Жыл бұрын
Hodan abdiraxmaan . Poqorada codka 🔝🎤 .
@AhmedJubba-kn7sq
@AhmedJubba-kn7sq Жыл бұрын
Wlhi heestan wan ka dharki la ahay bismilaah caadi maha codkaba la yabanahay macaankiisa❤❤❤❤❤
@Gilaawe
@Gilaawe Жыл бұрын
Heestan aroosyo badan wa laga shidi doonaa nacabku down 😂😂😂😂❤🎉
@najmaismail4736
@najmaismail4736 Жыл бұрын
Down😂😂
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 Жыл бұрын
What a Song Hodan Abdirahman wa Lebron James ka basketball 🏀 si kale hadaan u dhigo iyada & Fiska & Geenyo cid kadaba hadli karta ma jirto last 20 year’s ❤❤❤❤
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
My 3 favorite ❤❤❤
@coolguy8736
@coolguy8736 Жыл бұрын
Hodan Most influential Somali singer of all times!
@Michardaden
@Michardaden Жыл бұрын
inaan sanka taako way i gaadee ! erayada ayaa kuuso jiidanaya! mashallah hodan abdiraxman deeree inoloow ina abtideey!
@dhago613
@dhago613 Жыл бұрын
Absolutely legendary hodan abdirahman. Best of all times ❤❤❤❤❤❤
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Жыл бұрын
Hodan cabdirahman maxabe fanka sabankan waxad utahay laf dhabar ❤❤❤ indrtay ❤❤🎉🎉 sacabka utuma u qalanta inadeertay yeeeeey
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 Жыл бұрын
My queen masha Allah I love you my favorite singer ❤❤❤❤. May allah bless you. ❤❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 Жыл бұрын
Woooof Hees iyo Badh Hodan Fankeeda ma aha Maalina Dib u dhaca in uu Horay usii Laba Qarxo Mooyaane Heestan Midhaha Ma Abwaan Gorgor Yare Ayaa iska Leh Tolow waxbaa i leh iaaga ayaa Lahee🥰
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Hodan-Bilan, boqorada fanka umada soomaaliyeed oo dhan yaa kulaba tartami kara. Hore u soco waad tagtaye, heesaha taariikh culus reebana cidi kuguma gaadho, sanad walba xabad laga taxadirey baad sidii gantaal soo gantaa.😅😁 👏👏👏👏👏👊❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹
@MunaClraxman-bf8ie
@MunaClraxman-bf8ie Жыл бұрын
Utuuma Sacbka inantaa👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Lamineyamal_g
@Lamineyamal_g Жыл бұрын
Waar voice iga qariya aniga waxan voice waa dhaafe Heest= 100% Laxanka= 100% Music= 100% Muuqalka=100% Iska siiya xaqiisa qoralka 👍
@Michardaden
@Michardaden Жыл бұрын
wooow heesta sanadka 2023 ayeey noqoonaysa heestan walaahi!
@coolguy8736
@coolguy8736 Жыл бұрын
Hodan the GOAT. greatest of all times.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Жыл бұрын
She is not agoat .look at the spelling please
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@fatumaahmed4718 Why?
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Жыл бұрын
Kkkkk.i don't know what to tell.
@Michardaden
@Michardaden Жыл бұрын
wooow hodan abduuraxmaan heestaan way dul dhigtay 10/10! bravo caleyk!
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Mar hore Qof talaabsado Halku rabay taaganiyo Waxan ahay ruux tagee Ma hadalbaa Wax layga jari❤
@rachidomar2830
@rachidomar2830 Жыл бұрын
La perfection... rien a dire.... you are the Queen
@elmiali9680
@elmiali9680 Жыл бұрын
Hodan abdirahman mushada codka walagugu habsaamaya horow soco
@malaak1
@malaak1 Жыл бұрын
This the 5th time I am leasing to this song HODAN RESPECT MY QUEEN
@Samaale07
@Samaale07 Жыл бұрын
Hodantaan naqiinay watan esh calaa sowt 😢🎉❤
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 Жыл бұрын
2022 landheerimo idaa 2023 sacabka aad igu tuma Cumamadada ma haysan karno ❤🥰🙏
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Жыл бұрын
Yes boqortoyadi adal empire ayad kaso jeeda allah ka taxaadaray my queen hodan
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Hodan abdirahmaan calankeedu ma dhaco Cod dahab wallee inaan ku dhagaysto ayaan jeclahay Hees iyo badh horay usoco boqorad❤️🥰
@nadifodahir
@nadifodahir Жыл бұрын
Macha Allah waa runta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XurmoSkinCare
@XurmoSkinCare Жыл бұрын
Hees iyo badh!!! Expected the best 👌 delived 💯💯 horee u soco queen 👸 👏 🙌 ❤️ The one and only Hodan Abdirahman
@xuseennuur5955
@xuseennuur5955 Жыл бұрын
Hodan AbdirahmN the one and only my fouv 😊❤dhal fanaan kolkaad tahay wewe wey hees dhaaftay taniyu mgac kale aynu ubixine ❤inta hodan taageedho like saara
@MurtiEntertainment
@MurtiEntertainment Жыл бұрын
Best of the best Hodon big fan from 🇪🇹
@cadeymuu7
@cadeymuu7 Жыл бұрын
Hodan abdirahman qurux badan style nagu dishey 🔥
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Marwo mudan ❤️boqorada codka iyo daganaanta hodanteena allow Noo dhowr oo Noo daa❤️❤️❤️❤️
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
ALLAH bay u sugnaatay kibir i love u ALLAH ❤
@cabdimaxamed5185
@cabdimaxamed5185 Жыл бұрын
Waxan halkan ka hanbalyeynaya Qofkasta oo SAMAROONA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤
@Updy2256
@Updy2256 Жыл бұрын
The true hodan abdirahman❤ what a voice
@hanimahamud7286
@hanimahamud7286 11 ай бұрын
@user-pk3dc8xr8o
@user-pk3dc8xr8o Жыл бұрын
Hodan abdirahman my favorite singer respect from djibouti
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Wooowwwww Maanshaa Allaah Hodan Soomaaliyeed Allaah Yaxfidak 🌟👸🏽🤩😇👏🏾❤️
@AbdiasiisAadan_
@AbdiasiisAadan_ Жыл бұрын
Abti Hodan Abdirahman Dheere Aunty 50 years from now if we stay together it is not possible for you to change. You were born with a sweet voice and beautiful talent Aunty.
@abdiazizabukar5795
@abdiazizabukar5795 Жыл бұрын
I swear hodan is a legend!!!⭐️
@user-gf3mj4xq3z
@user-gf3mj4xq3z Жыл бұрын
I love this song
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman Жыл бұрын
Hodan Abdirahman is not easy ♥️🔥
@suleekhaismaaciil-wh2ek
@suleekhaismaaciil-wh2ek 11 ай бұрын
❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Her voice ❤❤❤ reer tiktok lagu talagalay 😂😂
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Жыл бұрын
Kkkkk imikay midkasto fanaysa iyo tudhago hadlaysaa soosaaran
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@fardusaxasan1573 ahahaha been maha adigana 😂😂😂 maxaa ka reebay
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Жыл бұрын
@@somaliyameni202 anu heeso maso dhigo
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@fardusaxasan1573 mnsh allh ilhay ha ku xiftio hesuhu wax fican mahee
@mohaciltireoffice7443
@mohaciltireoffice7443 Жыл бұрын
Hodan abdi raxman boqorada illhey cod kugu maneystey keep goings sister ❤✌🇸🇴💘
@user-kw8gw9jr7b
@user-kw8gw9jr7b Жыл бұрын
Mansha alah hodan asal adal press 😇🤴🫅🤴🫅🏅🎖🏅🎖🥇🥇🥇🥇👑👑👑👑👑👑👑👑👑🫶🫶🫶🫶🫶🫶💪🫲🫲🫲🫲🫲🫲🫲
@naimoabdullahi
@naimoabdullahi Жыл бұрын
Wwww Boqorada Masraxiyada❤❤
@epraahimhassan9504
@epraahimhassan9504 Жыл бұрын
Hodan Apdirahman Cisman Maxabe Boqoroda Fanka ❤
@mss_lacag
@mss_lacag Жыл бұрын
Allah iga taxadiray inay dambi tahay malaha umaba haysataan lakiin waxad ogaatan ereyadaas ina laysku cadabi doono allah cidna kama taxadaro adigu hadii aad allah ka taxadiri waydo isagu wa boqorka ina maamula
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
ALLAH ❤❤❤❤
@MakoAbtidon
@MakoAbtidon Ай бұрын
Moi aussi quand je vois hodan abdirahman oafasane suis très contente vers elle mâcha allah que dieu lui - laisse sa voix aussi son mari mursal musse ❤❤❤
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Жыл бұрын
Muhashada codka ❤
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 Жыл бұрын
Ya salaaaaam Hodan afkaga Caano lagu qabay ❤❤❤❤❤❤
@ashatorinoali3916
@ashatorinoali3916 Жыл бұрын
Ascww viva hodan abdiraxman
@naima549
@naima549 Жыл бұрын
Al samaroniya music like it❤❤😊
@Ougbadelmi
@Ougbadelmi 7 ай бұрын
Yeah❤❤❤
@Adelina24244
@Adelina24244 7 ай бұрын
Al samaroniya maxa lagu weda
@fardusmohamed9392
@fardusmohamed9392 5 ай бұрын
Qabiil weye😂😂​@@Adelina24244
@user-zm9lx7zg2p
@user-zm9lx7zg2p 3 ай бұрын
Eelay miyaah tahay wll 😂😂​@@Adelina24244
@FaysaMaxamud-uv1hm
@FaysaMaxamud-uv1hm 2 ай бұрын
😂❤🎉😢😮😢😅😊​@@Ougbadelmi
@user-cp7kt6lb9m
@user-cp7kt6lb9m Жыл бұрын
Amazing hpo❤🎉
@makadorhsn9968
@makadorhsn9968 Жыл бұрын
Hodan abdirahman ❤ Nice voice 😊
@abdeeqmahdi7133
@abdeeqmahdi7133 Жыл бұрын
Quwadii Fanka Hodan Abdirahman Osman Mahabe Alla kaa taxadiray taasaa xaqiiqo ah horw soco💫💥🙏.
@samiafarax6974
@samiafarax6974 Жыл бұрын
The one and only poqorada codka hodan Abdirahman ❤❤❤
@Bayaan447
@Bayaan447 Жыл бұрын
💞inaan sanka taaga👃 iyo ahaha way iigadhaye tabtii aahaha taajkii👸 boqorka👸 xidhnoo Allaa igataxadire sacabka👏👏 aad iigu tuma✌️😇
@suleekhaismaaciil-wh2ek
@suleekhaismaaciil-wh2ek 11 ай бұрын
Hodan cabdiraxman is not easy ❤
@user-zy4sr2cb5c
@user-zy4sr2cb5c 9 ай бұрын
Macaanto hore usoco waa gabar ku jecel hodan❤❤❤❤❤
@KhaalidLiban
@KhaalidLiban Жыл бұрын
Powerful woman and charming artist.... even though this song brought some dhago hadal to our society lol Powerful woman
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 Жыл бұрын
Keep going edoo
@user-fc1uv1fc2w
@user-fc1uv1fc2w Жыл бұрын
WOF the one and Only Hodan Golden Voice❤
@user-gw8pg3lc1f
@user-gw8pg3lc1f Ай бұрын
Hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Umalmohamed-ij4lt
@Umalmohamed-ij4lt Жыл бұрын
Queen of Voice hodan 😘😘😘
@fooscabdi5596
@fooscabdi5596 Жыл бұрын
Bnxlf
@fooscabdi5596
@fooscabdi5596 Жыл бұрын
Nmcaqed
@yonezcrown
@yonezcrown Жыл бұрын
Layaab Layaab🔥
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
Another level 😂hodan cabdiraxam hees + xikamad❤️✊
@abdifatahjamaa1285
@abdifatahjamaa1285 Жыл бұрын
Mansha Allah queen sare hodan Abdirihman mansha Allah wllo sharafeey
@najmadek2120
@najmadek2120 Жыл бұрын
Muhashada codka hodan bilan come back aan caadi ahayn 🥰🥰
@hodanibraahim4287
@hodanibraahim4287 Жыл бұрын
Horayi u soco hodan cabdiraxaman maxabe inta ka xuni ha qaraxana sidii laxadii buruco
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Timaha mrkd jarty xafladii malyuun bn fahmay wx ina so wadid
@abdulkarimomar6720
@abdulkarimomar6720 Жыл бұрын
Hodan nice best songs fovere ❤❤❤😂❤❤❤❤
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 Жыл бұрын
Wow! Amazing song our Queen 🤩
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Boqorada codka hodan clraxman fananad aan taageero hodan sharaf noolow xbbti from borama jano ❤👏👏
@aslihassan8263
@aslihassan8263 Жыл бұрын
❤❤❤alhmadoulillah Hodan ❤❤❤
@fadilahossein6278
@fadilahossein6278 Жыл бұрын
Hodaaan my Hodaaan !!! Sanka taag Waa sidaaa ! My favorite ❤
@hamzeosman7191
@hamzeosman7191 Жыл бұрын
DuMarka QoFTa UGu CoDka MacaN CiDi IGu RaaczaN LikeTa Ha ILa DHaFiN❤
@nuuraquruxhaaweentubes8107
@nuuraquruxhaaweentubes8107 Жыл бұрын
Maa Taartaan baa laanlaa gaaliii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
The queen is back🫶🏾 make sure you also release the Ali Haybe song😂
@Paradis_77
@Paradis_77 Жыл бұрын
Keep going hodan abdirahman dheere
@djamilaalimiganeh8244
@djamilaalimiganeh8244 Жыл бұрын
The queen of Somali singers ❤❤
@MakoAbtidon
@MakoAbtidon Ай бұрын
Voilà ina abdirahman dhexere
@FahmaCalifarax
@FahmaCalifarax 11 ай бұрын
Hodan best voice🩷🩷
@aamiincdceedaa6520
@aamiincdceedaa6520 Жыл бұрын
Yaaa WaDuuD Hees LayskuGu Tagay ♥️ Erayada :abwaan Gorgor LaxanKa :Abdifatah Yare music :Abdifatah Yare anther LeveL Wlhi Heer Sare Hoyo Mcn ♥️
@hodanmaxamuud4827
@hodanmaxamuud4827 Жыл бұрын
The one and only hodan golden voice ❤👑💪✋🏽
@user-gf3mj4xq3z
@user-gf3mj4xq3z Жыл бұрын
Hodan caadi mahan ❤❤❤
HODAN ABDIRAHMAN | XUS JACAYL | OFFICIAL VIDEO 2020
6:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 16 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HEESTII LAANDHEERE MUSIC VIDEO 2022
4:41
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 6 МЛН
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 5 МЛН
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
Daruurtan Qarinayn
5:12
Hodan Cabdi - Topic
Рет қаралды 66 М.
SABRIINA MUUSE - LIBTA & GUUSHA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 4 МЛН
Iisoo Dhawoow
5:42
Hodan Abdirahman - Topic
Рет қаралды 393 М.
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 904 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
MISS XIIS | HAYBADDA WAA LOO DHASHAA | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO 2023
4:50
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН