NAJMA NASHAAD & C/XAKIIM QADIIMI : HEESTII BAL KAALEY BILANEEY 2019[XASUUSTII KULUC & MANDEEQ]

  Рет қаралды 63,206

Dafir Media

Dafir Media

5 жыл бұрын

Najma Nashaad & C/xakiim Qadiimi

Пікірлер: 33
@kalagooye9200
@kalagooye9200 4 жыл бұрын
Anoo yar baa hoooyo inagu seexin jirtay hadaysan qaadin heeskan hurdo igama aysan igama imaan jirin 😭😭 د xusuus
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Alla alla yaa edo yaa maandeeq waa heesihii edaday anigoo yara ayaan maqli jiray eeeeeeesh calaaa yaaaaaaaa kuluc allah ya raxma
@abshirali4960
@abshirali4960 4 жыл бұрын
Aniga maxamed axmed kuluc iyo faadumo cabdilahi kaahin maandeeq ayay iigu dhantay . Dhalinta waxa aan leyay respect
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 4 жыл бұрын
big time respect i fucking loooove it horeyna bayj kale waan ku amaanay xakiim qadiimi iyo gabadhaba heeso waa kuwii hore waxaan marwalba la yaabaa fanaaniintii hore sida ay laxanadan oo kale iyo midhaha noocan ma shaydaan baa u waxyoon jiray waxan waa wax aan aad ula yaabo sida ay ku keeni jireen heesahan oo kale fanaaniin isku sheegta qarnigan socota muusigii soomaaliga way kufsadeen waana wax computer lagu wada sameeyay hadana aad iskugu wada eeg
@omerabdirahmanhassan8317
@omerabdirahmanhassan8317 4 жыл бұрын
2020 intiina dhagaysanaysa Codka inanta la dhacay Like ha ii saaraan.❤
@khadarabdimohumed5254
@khadarabdimohumed5254 4 жыл бұрын
Heesaha somali tii ugu wacnayd abid💯👍🥰💗♥️💘
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Erayadii cali sugulle duncarbeed 1958
@AHH677
@AHH677 10 ай бұрын
She is unbelievably pretty, and the voice is just amazing.
@caaqilyare5772
@caaqilyare5772 4 жыл бұрын
2004 baa meel tuula rag ku qayilaayeen bay u shidnayd balkaalay bilaneey cajiib waa markii igu horay say aan maqlo heeskan waxaan umalaynaa in ay qaadeen maxmed axmed kuluc iyo maandeeq
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
One only presious song🎧❤️
@shaafiwarsame574
@shaafiwarsame574 4 жыл бұрын
Hees macan iyoh cod macan lagu qadayo Najmo💋❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Ax yaa Najma Nashaaaaaaad Iyo wiiilka sorry magaciisa Magaranayee 2 💚💚💚
@abdisalamnuur1469
@abdisalamnuur1469 4 жыл бұрын
Woooow best cod heestan lamanaha ah
@walalahafilms1502
@walalahafilms1502 5 жыл бұрын
Bal kaalay bilaney aan kuu warameee ❤️💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamdigele2113
@hamdigele2113 5 жыл бұрын
Nice song
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 4 жыл бұрын
cajiib heestan marki la sameyey waxa kaso waregtey 62 sano 1958 abwan cali sugule dun.carbeed ayaa alifay mandeeq iyo kuluc ba qadi jiray🔥🔥🔥 ma dugobin wali axyaa hees
@shalesheikh216
@shalesheikh216 4 жыл бұрын
Keeygii Rabi keenay baad tahayoo Kaalmeeye Alley isku keen simayey
@daahirmoahamedaliwarcadeey7322
@daahirmoahamedaliwarcadeey7322 5 жыл бұрын
Fantastic inaba caadi mahan
@shuaibsh.mubarak107
@shuaibsh.mubarak107 2 жыл бұрын
eesh calaa qawm
@mohamedwarsame9521
@mohamedwarsame9521 4 жыл бұрын
Best songs 🥰💋💋❤️🥰
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 4 жыл бұрын
clasic of the clasics mamma mia heeso waa kuwii hore
@mustafaaden736
@mustafaaden736 3 ай бұрын
Fannaaniinta maxaad lava mic 🎤 ugu dhiibi waydeen.
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 4 жыл бұрын
Heestan waxaan xasuustaa 2005 anoo baadiye jooga oo radi dhaana wada ban record wllkey iga weyn lahaa oo cajaladani kujirto kalasoo dhuuntay judkaana kudhagysanayey qaabka loobadalo ma garaneyne heesti hadaba way igusoo labataa aduun 😂😂😃
@hassankaafilyrics8229
@hassankaafilyrics8229 4 жыл бұрын
Qaacigan Radio banka maqlay sidaas ayan usoo raadiyay inanta codkeeda baan aqooday dhuun wacanaa♥️♥️
@awbustaale5719
@awbustaale5719 3 жыл бұрын
Heestan oo kale waa in laba maykarafoon loo kala dhiibo labada qof ee heesaya. Intaas miyay garan waayeen Astaan Tv.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Wa fiicantiin lkn caro uma lihidin AU #KULUC iyo #MANDEQ
@ahmednor2376
@ahmednor2376 5 жыл бұрын
Bal kaalay bilaneey aan kuu waramee
@canabxuseen9837
@canabxuseen9837 5 жыл бұрын
first comment
@shaficikosar5123
@shaficikosar5123 2 жыл бұрын
Ciyaalki hore qadiimi wad dhirigalisay
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
Bal kaalay Bilaneey: Kuluc & Maandeeq Lyrics kzbin.info/www/bejne/rny3kGOhbqtsraM
@drmomalik1260
@drmomalik1260 4 жыл бұрын
Nunkish deqow wlalkiis miyaa, u ekaa
@AhmedMohamed-bc2nm
@AhmedMohamed-bc2nm 3 жыл бұрын
Abdi xakin ahaa nikas
DJ SUBEER IYO SULDAN OO LAGU DHAGAN YAHAY REACTION BUUQIISA WATA
9:40
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 54 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 32 МЛН
Bal Kaalay Bilaneey |  Kuluc & Maandeeq | Duncarbeed | Lyrics
6:49
NAJMA NASHAAD IYO KAFTANKA FANKA
24:08
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 613 М.
HODAN ABDIRAHMAN QABIIL  MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
Najma Nashaad  Haddii aanan belaayooy Xasuusti Khadra Daahir 2024
10:09
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 34 М.
Najmo Nashaad Heesta | Xabiibi | Qaaci Show | Astaan Music 2020
3:22
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН