Mashaa allaah walaalkaa soomaaliyeed ee hadiyada soo dhiibay ilaahay ha barakeeyo aduun iyo akhiro wiilal noo caas oo kale ayaa nagu jiro ilaahay ha noo badiyo wiilkaa na aad baan uga salaamayaa halkan ilaahay ha xifdiyo huuno ❤
Masha allah ka bdanaa mudantahy nasriin hooyo adag baa tahy wliba aan aad ujeclahy ilhey ha idin xifdiyo adi iyo caruurta abyo❤
@FarhiaSugule10 ай бұрын
mansha Allah jasakalahu khayran
@ismahancali664310 ай бұрын
Masha Allaah ilaahay khayr Badan hasiiyo waa Walal Qiima badan Runtii . Adigana ilaahay Ha idin Xafido ha kula koriyo aamiin yaarab❤🤲🤲🤲🤲🤲 insha Allah wllo❤❤❤❤
@xamdixarako247910 ай бұрын
Masha alllh apaayo mcn wax walboo qurux bdn waad u qalantaa sawabto ah gbr fcn ayaa thy hooyo wax walbo u ah caruurteeda masha allh ilahy hakula garab galo dar ilahy baan ku jecelnahy dhamaanteena intas io in ka bdn u qalantàa nolosha kuma xumeyso
@muzhdhool235310 ай бұрын
❤❤❤ mnsha allah tabarak allah insha allah farxad iyo cafimad ku nolada ❤❤❤
Maansha alaah ilaaahay ha idnku anfaco qofka idinka soo gaadhayna khayr ilaahay ha ugu bedelo
@aishaabdinour450610 ай бұрын
M.a macnto waad u qalantaa hadiyadda iyo tu ka qurxoonba walahy waxaad tahay hooyoyinka somaliyed kuwooda ugu ad adag hoyaday kaliyan Modi jiray inay tahay hoyada ugu adag balse waad so labaysay ilahay haku xafido ubadka yurub wa layska qaad qadanoya Alle haku xafido macney love u ❤
@nasriinofficial10 ай бұрын
Love you to abaayo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikranabdulahi275810 ай бұрын
mash allah abyo ilahay ha idin xifdiyo
@Aamino-f9d10 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaarabi.
@nasramchannal10 ай бұрын
Allah khyr hasiyo wa abti engsn
@Farxadiyoguul10 ай бұрын
Anaaba u moodaa alaabta in la iisoo dhiibay farxada iiga muuqata. Walahi hadiyad aad u qurux badan ayuu kuu soo dhiibay. Allah hakuu barakeeyo isagana janno Allah ha ugu badalo. Wax P.O. box la dhahaayo ayaa jira oo la samaysto. Qofkii raba meesha ayaa wax kuugu soo diri.
@anisacabdicali739810 ай бұрын
Masha allaah illaahey haka abaal mariyo 🤲❤️
@Natrue_210 ай бұрын
Mnsha allah alle khyr badan ha siiyo wiilka adigana wa u qalantaa wllo ❤
mansha alaah abayo wa hadyad quruxbadan ilahay ha ki barakeeyo ani xata ilahay dartiis an ku jeclahay abayo 🥰
@nasriinofficial10 ай бұрын
ilaahi haku jeclaado wll mcn😢❤❤❤❤
@hanefa28310 ай бұрын
BISMILLAH DHEH 😢❤❤❤
@Usernam786310 ай бұрын
Abaayo nasriin adareeskaaga cidina ha iska sheegin aduunkaan aamin maleh malin dhaweyd baa waxaa ku fakaraayay inaa looqa xaafadaa soo duubtid ee is ilaaliya allah ha idin amaansadee
@user-wo8cu8xw8v10 ай бұрын
MashaAllah ❤❤
@nimoabdi649910 ай бұрын
Masha Allah ❤❤🎉🎉🎉
@AzizAli-jc7re6 ай бұрын
😊❤
@deqadalka995310 ай бұрын
Ani niyadeyda waxaa iska dhahaa ala gabadhaan Somalia alab uga dhiibi lahaa yaahee ugu dhiibee plz qof Somalia kasoo baxaa mataqaanaa❤❤❤
@nasriinofficial10 ай бұрын
Abaayo macaanto Mahadsanid wlaahi wan ka qabaaa ❤❤❤❤❤❤❤
@shamsiinaali890810 ай бұрын
@@nasriinofficial Nasriin xajigaada ma maseerayo maa daama uu kuu soo dhiibay hadiyada wiil
@nasramohamud254910 ай бұрын
İska ilaaali wlly aduunka aaaaaminaad maleh
@aishaabubakar380710 ай бұрын
masa allah wad uqalantaa wax hadiyad lasiiyo mama aad ufcn tahay allah haku dhowro adi io ciyalkaaga wilkaasne miska xasanadka allah hausaaro yaarabi