Nebigu Waxyiga Hortii Muxuu Aaminsanaa? Muxuu Ku Cibaadaysan Jiray?

  Рет қаралды 28,454

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

tixraaca xigashada:
sahanka.net/20...
Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 162
@Mac-hadkaKhairulDaareyn.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn. 5 жыл бұрын
( To The Owner of The Channel: Pin My Comment Plz ) Ma Jaceshahay Barashada Quraanka Kariimka, Hiigaada ,Af-Soomaaliga, Af Carabiga Iyo Waliba Mawaadka Diiniga Ah , Adigoo Gurigaaga Jooga (Online) Fadlan WhatsApp Nagala Sooxidhiidh Ama Skype : 0657117776.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn.
@Mac-hadkaKhairulDaareyn. 5 жыл бұрын
Thank You Mr. Aden Sahan.
@sirabdifarh5826
@sirabdifarh5826 5 жыл бұрын
Masha allh walla jazaakalahu kheyran soomaalidu wax ma akhriso balse wey dhegeystaa. Barnaamijyadaadu waa kuwa wax tar leh Scw
@ahmedsheikfareh777
@ahmedsheikfareh777 5 жыл бұрын
Dar allah ayaan ku jeclahay wallalkay muslika ahayow 🥰Nabi Muxammad scw
@cadnaanjorginho8378
@cadnaanjorginho8378 5 жыл бұрын
Ku zali xabeebkena (MAXAMED) Scw scw scw
@taqwadacwa8350
@taqwadacwa8350 5 жыл бұрын
Scw
@miriqxavi9018
@miriqxavi9018 5 жыл бұрын
Scw
@hasanadan8197
@hasanadan8197 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Scw
@Mohamed-Abdirashid
@Mohamed-Abdirashid 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@SergioRamos-fg9ck
@SergioRamos-fg9ck 2 жыл бұрын
Illaahow nasiib iimaad siin aduunyada in aan arko xabiibkayga Muxamed S.C.W LKN illaahow waxaan kaa baryayaa in aad nagu wada kulmiso JANATU AL-FIRDOWSA ANAGA IYO WAALIDIINTAYADABA AAMEEN
@maxamadsiciid8448
@maxamadsiciid8448 2 жыл бұрын
The best person Ever the most knowledgeable And most shine al created is prophet muhammad scw
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 5 жыл бұрын
Adbaan uga xumahey inaan aheyn dad ka mida dadki dunida so marey o hadana aan arag nebi muxamed cws😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤
@xaragoabdi5702
@xaragoabdi5702 5 жыл бұрын
Insha allah camal wanagsan samee saligana badi scw
@singerlyrics9104
@singerlyrics9104 5 жыл бұрын
Soo ma ogid qalbi walbo ilaahay ayaa hogaanka u haayo nabigana ilaahay ayaa doortay yaraantiisa ilaa 40jirkiisa waxyiga ilaa intuu ka dhinto ilaahay ayaaa doortay iam very love mohammad (scw) & allaah
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 5 жыл бұрын
Yaa Yiri Nabiga waa sidaa afka lamaba soomarin karo lkn Nabigeena scw waligaa Alle wuu caabudi jirey
@Intifaacso
@Intifaacso 5 жыл бұрын
Salalaahu Caleeyhi Wasalam Nabiyunaa Muxamad ❤
@isaxaaqmaxamuud5292
@isaxaaqmaxamuud5292 5 жыл бұрын
Barnaamijkii ahaa qaabka dagaalka qarni 21aad Walahi barnaamij isaameeyey buu ahaa inaan ku celcel shadaana jeclahay Alle hakubara keeyo wll Aadan sahan Allow khaatumada khayr noogu khatin
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Masha allaah Waan ku farxaa bulshadayda qof ka mid ahi marka uu igu yidhaahdo wax baan kaa faa'iday oo higsigayga ayaaba kaas aha
@geesihanad2877
@geesihanad2877 5 жыл бұрын
@@sahanka97 walhi waan ka faaiday sxb mahadsanid hore u soco sxb
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 5 жыл бұрын
Wlhi waligay kuma fakerin nabigu waxyiga hortii muxu Ahaa lakiin MASHALLAH macaalin sii fican baad noo fahan,siisey mahadsanid
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 5 жыл бұрын
7:00 Wll waanaxay blse waaa sual isweydiin mudan SCW scw scw
@jaalewaryaa
@jaalewaryaa 5 жыл бұрын
Masha allah akhii wxd tahay qof caqli bdn somalinimada wax ka yaqaanaa caqliga allaha kuu barakeeyo
@shukribashiir8407
@shukribashiir8407 4 жыл бұрын
H
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 5 жыл бұрын
xabiiblulaHi muxamed csw Scw scw
@DIIWAAN25
@DIIWAAN25 5 жыл бұрын
Jazakallah aboowe Aadan sahan👏. محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@yacquubmahamed13
@yacquubmahamed13 5 жыл бұрын
Prophet muhammed pbuh💖💜
@abdikafiabdikafi9613
@abdikafiabdikafi9613 2 жыл бұрын
Allahuma sali calaa nabiyinaa Muhammad🥰
@raashidyusuf6619
@raashidyusuf6619 5 жыл бұрын
Masha allah wll allah ha ku xifdiyo guuleyso
@xogaal
@xogaal 5 жыл бұрын
Ilaahey ayaa mahad iska leh oo baray dhalinteyna iney chanelladooda ugu gargaaraan diinta. Waa ififaalo aad u fiican in channelka aad macluumaadka cilmiga ah aad ka qaadato aad hadana ka qaadato wax la xiriira diintaada. *و إن تتولو يستبدل قوما غيركم ثم لا يكونو أمثالكم*
@saddamyusuf7389
@saddamyusuf7389 5 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد يا ايها المسلمون صلوا علي سيدنا وشفعنا بادن الله رب صل وسلم وبارك علي نبينا محمد
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 5 жыл бұрын
Alla haku barakeeyo wll Aadan geesi geesi dhalay runta ayaan kugu naqaan sxb
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 5 жыл бұрын
Masha allaah allaha kubarakiiyo adam
@abdirahmaandamuux2742
@abdirahmaandamuux2742 5 жыл бұрын
wxaaad isku dayday suaal ay ku celceliyaan kuwa markasta ka soo horjeeda diinta mohamiyada isku day wanaagsan hore usoco zxp كل مولود يولد على فطرة حديث صحيح
@jaabircabdiwali1346
@jaabircabdiwali1346 5 жыл бұрын
Mahdsanid majiraan buugaag af soomaali ah oo aad daabacdeen
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Wali caado wll
@mahadmohamud939
@mahadmohamud939 5 жыл бұрын
Jazakumulah kheyran walal shukran ,mashaAllah
@yazenizmael223
@yazenizmael223 5 жыл бұрын
Alle aqliga iyo cafimadkaba haku barakeeyo bro
@engawalih5611
@engawalih5611 5 жыл бұрын
Msha allh wll alle haka cafiyo danbigaga iyo kii walidkaaba
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 5 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@abdiladiifali3799
@abdiladiifali3799 5 жыл бұрын
Kusaliya nabiga Scw Scw Scw
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 5 жыл бұрын
Mashallah alaha Ku xafido
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 5 жыл бұрын
Wll kalmada inta dambe ka reeeb ma gaal bu ahaa waa kalmad ay ruuxdu diidayso
@Qaaaafo
@Qaaaafo 5 жыл бұрын
Hadalkiiiisa waaa ka jawaabis sual gaaaalo ama dad iiiiman la aaaan ah ay weydiyen kuwa ilahay imanka siiyay, anagana waaa jawab na anfaceyso.
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@adoomadaalle6733
@adoomadaalle6733 5 жыл бұрын
Shukran ustaad
@craxmaanxirsi2350
@craxmaanxirsi2350 5 жыл бұрын
Nabi maxamed scw
@abdifatahmusse9369
@abdifatahmusse9369 5 жыл бұрын
Scw subxanallah afkooda allah ku celiyo brother allah hakaa abaal mariyo bro miizaanka xasanaadka allah kuu saaro
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 5 жыл бұрын
SCW.....WAA SUAL IS WAYDIN MUDAN .alle ha ka jasi Sayo wll Adan...
@aliabdidiini5831
@aliabdidiini5831 5 жыл бұрын
Walal waad ku mahadsan tahay dhagaysiga codsiyada ka yimaada dhagaysataha ama bulshada kugu xiran talo wadaguna waa tan umadi ku wada socon karto waan kaga mahad celinayna sida wanagsan ad codsigayaga u tix galisay runti barnamijyadadana waan ku xiranahay waxana u xiisnay barnamijyadi taxanaha tariiqda sida anti qaristos runti wax badan ayan ka faaidnay jazakalah
@abdiladiifali3799
@abdiladiifali3799 5 жыл бұрын
MashaAllha waa kan barnamijkan jecla in laso Bandhigo mahadsanid wllky Aadan
@eSheeko
@eSheeko 5 жыл бұрын
*Alle Haynoo Badiyo Dadka Khayrka Nala wadaaga Oo Xumaha Iyo Shubaha Naga Jaahil Bixiya Intay Karaan* A.Sahan Wan Ku Salamay Wllkay
@sheekhabeerta5335
@sheekhabeerta5335 5 жыл бұрын
Man shaa alaah ustead wxaan kaa soo salameyaa Iceland monia
@zakariyeahmed9675
@zakariyeahmed9675 5 жыл бұрын
Masha allah wll allaha ku barakeyo waxaa tahay wll dadka qeyrka la jacel
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal 5 жыл бұрын
Mansha allah wll dadkiinaan leh cinwanka tatir wax dhip ah malahab waa jawab cilmiyysane alx
@yacqup8829
@yacqup8829 5 жыл бұрын
Aadan sahan Waxan rajaynayaa aragtida muqaalkaaga ama sawirkaa ❤
@mahadmohamud939
@mahadmohamud939 5 жыл бұрын
Nabiga scw diinti nabi ibrahim heestay mida kucibadesanjiry
@jamaaldiiniyo5704
@jamaaldiiniyo5704 5 жыл бұрын
walalka Mahadsanid markasto waxan ahy tagerahda😍❤
@nafizahali6723
@nafizahali6723 5 жыл бұрын
No so badi wllo qisooyinka anbiyada wllo جزاك الله خيرا
@abdirezakar7978
@abdirezakar7978 5 жыл бұрын
Waxyabo aad umihima ayad ka hadasha wllo Adan khadar cali
@behonest6989
@behonest6989 4 жыл бұрын
Ilaahay cilmiga hakuu siyaadiyo
@sakariyeismail857
@sakariyeismail857 5 жыл бұрын
Msh allh
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
Mansha allah
@Fantastic-sp6if
@Fantastic-sp6if 5 жыл бұрын
Mahdsanid
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 5 жыл бұрын
💘❤mansha allh
@abdirahmaandamuux2742
@abdirahmaandamuux2742 5 жыл бұрын
addition to bro إنما بعثة لأتمم مكارم الأخلاق حديث صحيح
@xusuusomalintaakhiro3307
@xusuusomalintaakhiro3307 5 жыл бұрын
Wll mcne dad wax fcn baad usoo gudbisaa ilahay haka abaal mariyo
@hamsesaciid4313
@hamsesaciid4313 4 жыл бұрын
Scw scw scw ❤❣❣
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 5 жыл бұрын
abti suaasha danbe ka daa xabiibka muxamed csw wuxuu aaminsana diinta islaamka ee ibraahim
@apdalemohmed4522
@apdalemohmed4522 5 жыл бұрын
🕋🕋🕋تمنيت🥰🥰
@b-heroofficial
@b-heroofficial 5 жыл бұрын
Napi muxamed Nnkh 😘😘😘🤩🤩
@agriculturistliban9652
@agriculturistliban9652 5 жыл бұрын
Kalmada ma gaal buu ahaa kadaa ...ee ugu yaraan diin dadka aan haysan miyuu ku jiray ama dad waxa jiro aan gaalo ahayn oo haysan jiray diimihii nabiyadi hore
@mukhtarmohamed5649
@mukhtarmohamed5649 5 жыл бұрын
40 jirku ma umada nabi Maxamed صلي الله عليه وسلم ayuunba ku qaan gaadha oo ku dhamays tiranta maskax iyo jidh ahaanpa mise waa da'da ay umad kasta ku qaan gaadhaysay ilaa nabi Adam NNKH
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Mayee nebinkasta 40 jir ayaa loogu dhiibi jiray oo waa da'da uu garaadka aadamuhu ku dhammaystirmo
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 5 жыл бұрын
M.A ZXP ALLE HA KAA ABAAL MARIYO SIDA AAD WANAAGA DADKA AAD ULA WADAAGAYSO
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 2 жыл бұрын
@dayibmedia1452
@dayibmedia1452 5 жыл бұрын
Wll waad mahadsan thay
@mokhtaryahya6528
@mokhtaryahya6528 5 жыл бұрын
wlhi alhm for islam
@ahmedzackofficial1606
@ahmedzackofficial1606 5 жыл бұрын
Hore u soco wll
@shafisomaliyed9078
@shafisomaliyed9078 5 жыл бұрын
Thanks Pro keep going
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 5 жыл бұрын
Allaahu akbar
@raadchannel3370
@raadchannel3370 5 жыл бұрын
Scw
@soomalishow7204
@soomalishow7204 5 жыл бұрын
JasakaLaH WaLaL 💕
@abdifitahmohamedhassan7303
@abdifitahmohamedhassan7303 5 жыл бұрын
Kusali Nabiga SCW
@iskudayinaaqrisobible835
@iskudayinaaqrisobible835 5 жыл бұрын
Yaah maxa dhaha
@iskudayinaaqrisobible835
@iskudayinaaqrisobible835 5 жыл бұрын
Kkkkk
@cabdinajibsamatar8
@cabdinajibsamatar8 5 жыл бұрын
Mansha Allha wllo ilahay ha dhafo danbi gaga iyo ka muslimin ta
@geesihanad2877
@geesihanad2877 5 жыл бұрын
@@iskudayinaaqrisobible835 maxaad u jeeda
@arimaheena7685
@arimaheena7685 5 жыл бұрын
Mashallah
@ismailcoffeeinterprener2334
@ismailcoffeeinterprener2334 4 жыл бұрын
Masha ALLAAH wa arin wajibtahay in dadka lafahansiyo wxn hada fahany xaqiqada kusabsan sido kale siirada waxa kuxusan in Nabigena NNKH in isagoo yar malag qalin kusameyy isgo kasaraya xubinka u shaydanku kadagyo adamaha sido kale inu dhashay caamul fiil
@ibrahimcade6656
@ibrahimcade6656 5 жыл бұрын
Wll aadan wali buugag aad dhaabacdey majiran hadey jirana inte ka hela waxana ku nolahay muqdisho
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Wll kundhowaad shan iga diyaara ayaan hayaa ee wali daabacaad baanan ula dhaqaaqin insha allaah dhowaanna waan soo daabacaynaa
@siciiidbulshaawi5189
@siciiidbulshaawi5189 5 жыл бұрын
Mncha alllh
@4kgeneration
@4kgeneration 5 жыл бұрын
Sxb sahanow hadaa faaladan aragtid waxan kaa codsanayaa inaad barnaamij kasoo samaysi arinta firqooyinka islaamku ukala baxo iyo wixii cilmi aad hayso
@mahamedmarshall9058
@mahamedmarshall9058 5 жыл бұрын
Cilmul Kalaamka mrarka qaar wuxuu k horyimdaa Caqiidada.. Wll Aden ciwnka hagaji Mhdsanid Mufakar Somaliyeed
@hanadahmed2015
@hanadahmed2015 5 жыл бұрын
CSWS ❤️❤️❤️❤️
@abdiwakiilmaxamed7817
@abdiwakiilmaxamed7817 5 жыл бұрын
Uztaad AadaN HorY uzo
@cabdiwalimukhtaar1717
@cabdiwalimukhtaar1717 5 жыл бұрын
Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH).
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@mullinapdurahiim5157
@mullinapdurahiim5157 5 жыл бұрын
M.allh
@fjvjcv9459
@fjvjcv9459 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@cabirahanolosha1115
@cabirahanolosha1115 5 жыл бұрын
Ogaal muhim ah🌹
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
💯💯✅
@Daadaxx
@Daadaxx 5 жыл бұрын
Marka aad dib u hagajisey qoralki ayaan dawaday wlhy intii ka horeysey wan is diidsinayey
@kingseedmediaseed4739
@kingseedmediaseed4739 5 жыл бұрын
Asc
@umaradan8495
@umaradan8495 5 жыл бұрын
war nin yahow maxaa ku hadlaysaa magal buu ahaa wax lagu hadlo miyaa hada sibee baysa qal bigaga ugu so dhacda
@ismaciiljaras6498
@ismaciiljaras6498 3 жыл бұрын
Sxb qurank sifiican ufiiri sifiicane udhageyso anbiyada Ma dad anagoo kale ah baa misa hadiisa anagoo kale yahiin sidee ugu horeyaan khalqiga oodhan inta aan lauumin sxb quranka asiga ayaa isfasiraayo ee sifiican ufiiri mahin in xadiis shaqsi qoray lagu fasiraayo hadii ee anmbiyada dad yihiin iyo hadii kale waa kala ogaan quranka asiga ayaa isfasiraayo الذين كذبوابالكتب وبما ارسلنا به رسولنا فسوف يعلمون
@maxamedtimochannel6091
@maxamedtimochannel6091 5 жыл бұрын
Fadlan ka hadal sh cabdiqaadir jiylaan
@djhamse655
@djhamse655 5 жыл бұрын
Pro wxn kaa codsanayaa inaand barnaamij kazoo samayso saddex xagalka Bermuda
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
hore ayuu uga sameeyay sxp halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/jWLUmZRvZbF-qdU
@djhamse655
@djhamse655 5 жыл бұрын
Zhp waad ku mahadsan tahay aad iyo aad waliba
@aboychannel8618
@aboychannel8618 5 жыл бұрын
Wll adoo mahdsan bal waxaad ufiirsataa s iyo x ufiirso
@aboychannel8618
@aboychannel8618 5 жыл бұрын
Waxay u eegtahy calma sixirka kabaala ee masaka
@aliabdidiini5831
@aliabdidiini5831 5 жыл бұрын
Walaal waa howl wanagsan in dadka lagu bararujiyo lkn ereyga ugu danbeya ka tir taso an u wanagsanen in carabka lagu sheego shaqsi magaciisa uu alle ku daray magaciisa marka waa laga wanagsan yahay lkn qaybta hore ee suasha way wanagsan tahay
@mohamedindhoos6366
@mohamedindhoos6366 5 жыл бұрын
☝🏿🇸🇴
@maajidyare5943
@maajidyare5943 5 жыл бұрын
Wcs
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 жыл бұрын
What a joke! Nabi ilaahay sii ogaa inuu Nabi noqon doono, sidee ilaahay ugu ogolaanayaa inuu nabinimada kahor gaal noqdo?!
@yaxyemaxamed3150
@yaxyemaxamed3150 5 жыл бұрын
Nebi maxamed ku sali wllo
@kingseedmediaseed4739
@kingseedmediaseed4739 5 жыл бұрын
Fadalan like saar
@maxedalixasan2657
@maxedalixasan2657 5 жыл бұрын
Mhd snd wll igu qaali ahow
@umaradan8495
@umaradan8495 5 жыл бұрын
nin wanag sheegaya bad iska dhigaysaa waxad shegayso odhan waxaa isku fuq saday kal mada dambe ka edabso subanaha waxad odtaha nabigu markii xaskiisa asagoo latagan ay kor ka arkeen ay cararen sanu u arkin inuu ku dhahay subanuhu dar tiib usocda waa xas kaygii waxan lataganahaye inay dhehen rasulkii alow ma adan xuman ku malay naynaa inuu dhahay shaydankan kagaraya qal bigiina intuusan waxun kutuurin malada kaliya baa qatar ah adna waxanad latagan taha ilay uso laabo sxb
Jahannama | Jiritaankeeda & Caddaymaheeda.
10:33
Sahanka
Рет қаралды 25 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
20:40
Sh Abdirahman Bashiir "Side Uga Fa'idaysana Waqtika 2025"
55:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 64 М.
Dagaalku Adiga Ayuu Kugu Socdaa...! Islaamka & Liddigiisa.
12:55
Roobka Iyo Quraanka | Mucjiso
12:39
Sahanka
Рет қаралды 46 М.
Adduunka Ma Gaalo Ayaynu U Daynaa?
10:06
Sahanka
Рет қаралды 18 М.
Maxay muhim u tahay in aad 4 xaas guursataa.
11:35
Sahanka
Рет қаралды 37 М.
Qaran Dumis | Fekradaha Inagu Socda Waayahan!
17:31
Sahanka
Рет қаралды 25 М.
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН