Maxaad Xilligan Dhibta Badan Ugu Soo Beegantay? Xikmadda Abuuritaankaaga Ee Xilligan.

  Рет қаралды 25,724

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Tixraaca Xigashada:
sahanka.net/20...
Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 198
@abdullahiibrahim4879
@abdullahiibrahim4879 5 жыл бұрын
Nio masha llah mufakir soomaaliyed oo guulo badan bulshadiisa usoo hooyo inaad noqoto ban alle ka rajaynaya
@ismacilabubakar6096
@ismacilabubakar6096 5 жыл бұрын
*from ceelasha, waa chanelka kaliya ee marna aan danayn like etc balse inaga oo daawadayaashii ah aan isku howlno inaa kor u qaadno chanalka SX-- 💖 manfac haddii lagu siiyana murdiye lama noqdee taageerada haka hilmaamin 💚 , tusaale qofkasta oo inaga ah haduu qof kale gaarsiiyo usbuuciiba mar waad garan kartaa*
@جبرتيد.أحمد
@جبرتيد.أحمد 5 жыл бұрын
Fikrad wanaagzan wll aad baad umahadsantahay ilahay haku sharfo
@munitasaid6369
@munitasaid6369 5 жыл бұрын
Anigaa sidaas dhaho maxaa xiligii NAbiga SCW, u nolaan weesay 😥😔
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 Жыл бұрын
Ilahay cilmiga Haku siyadiyo sxb ❤
@jangoaar6104
@jangoaar6104 5 жыл бұрын
Allow somali hal kadhik allow kuwa somalita ah ee sheekta madaxda ee kala koonayo umada somaliween ee kala dhax dhigay qabyalata xun..allow kuwas soo hanuuni. Haday hanuneynin allow nadhafi..amiin amiin allow islamka oo dhan allow u gargar amiin
@salmahassan6998
@salmahassan6998 5 жыл бұрын
Qadarka Rabbi waanu ku qanacsan nhy waana ku shukrinaa alhamdullilah anigu waligay mar uun ayaan is iri xilika nabiga maxaa u dhalan wayse sidaasna igama ahayn nacayb aan u qabo xilikaan kaliya waxay iga ahayd inaa waagaas asxaabta kala qayb galo jihaadka ee kula jireen kuwii Ilahay ku caasiye Rasuulkana (scw) dhibay
@AadanAsmarofficial
@AadanAsmarofficial 5 жыл бұрын
Haa waa run Ana is idhahda Marka qarki zxp Ale haku xifdiyo Amin
@guledomer7827
@guledomer7827 5 жыл бұрын
Wlhi LABA QOF ayaa igu dhiiri galiya inaan wax ka bedelo dadkayga 1:QOF igu qaaliya 2:SX Incha allah waxn noqon doona madaxweynihii wax ka bedela dalkiisa iyo dadkiisaba idinkuna iso duceeya wllayal🤲🙌
@kevintrass5747
@kevintrass5747 5 жыл бұрын
Sheeko jilicsan bad haysaaye cuno cabo noolow uun👏
@MusseMNur
@MusseMNur 5 жыл бұрын
Waar ninkan guled cumar maa ma madaxweynaha ummada soomaaliyeed faaruuq baa . Mise waa guuleed kale.
@guledomer7827
@guledomer7827 5 жыл бұрын
@@kevintrass5747 wll haddii hamigaagu yhy cun oo cab oo qudha ha moodin dadka kle sidaas anigu meel hoose ayan u ahay ragga qaar oo ku han weyn inay soo celiyan dawladii islamiga🤲adna ilaahay ayn kaaga baryaya inaad naftaada iyo ta kleba wax tartoba
@guledomer7827
@guledomer7827 5 жыл бұрын
@@MusseMNur 😅wll qli incha allah ilahay ha ii aqbalo inaan noqdo faaruuq oo kle
@kevintrass5747
@kevintrass5747 5 жыл бұрын
@@guledomer7827 waligeed wlhi inayna somalia noqonayn tii somalia la dhihi jirey ee madaxaaga haku khasbin inay cirro ka soo baxdo waa hadii naftaada u tudheyso
@abdipr4768
@abdipr4768 5 жыл бұрын
mansha allaH zhp hore i soco 👍
@apdilahiyusufahmed8355
@apdilahiyusufahmed8355 5 жыл бұрын
Allahayoow Wanu Kugu MaHadinayna Dalkan Aad Nagu Beertay mana Nihin Kuwo Ku Caasiya Abuuritankaga Iyo Qadarkaga
@cabdikarim7982
@cabdikarim7982 5 жыл бұрын
ماشاء الله Bartaa kaga wad sxb allaah ha kula garab galeee
@sacdiyamahamed8139
@sacdiyamahamed8139 5 жыл бұрын
Masha allah wll waa xaqiiq wllhi dhibka uku wayn waa iimaankena oo liiida iyo kalsoonidaro ina haysato wllhi qofka kaliya oo fahmay dhibka ina haysto run ahaantii hadii aan fahamno qaladaadkena iyo meelaha aan ku fashilmeyno xalka barkiisa waan heesanaa Allaha ina fahamsiyo wll mahsanid
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 5 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@hamsehaldoor
@hamsehaldoor 5 жыл бұрын
Waxaad tahay qofka qudha ee aan wanaaga kaga deydao aadanaw hadii aad isku sharixi lahayd waan ku dooran so weyn
@nuurafunny5943
@nuurafunny5943 5 жыл бұрын
Ilhy haku barakiyo wllo 👏👏👏👂
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
Msha allah wllloh Adam🙏 Alleh ha ku barakeeyo cilmiga, caqliga,❤💥
@mmaxamuud0514
@mmaxamuud0514 5 жыл бұрын
Alle ayaan ku dhaartaye qof kaa xigmad badan waligaa ma aanan ku arag bartan youtube
@anisali2266
@anisali2266 5 жыл бұрын
Maasha allah
@mohamedsufigudle
@mohamedsufigudle 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal dhiiro galintaada waa intaas oo uu qof ku baraarugo.
@cxakiinbaashe9426
@cxakiinbaashe9426 5 жыл бұрын
Masha Allah walaalo halgan diineed
@Joogteyn
@Joogteyn 5 жыл бұрын
masha.Allah walaalkeena ilaahey haku dhowro
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 жыл бұрын
Mashallah walalo. Fakir fican waaye . Walahi suualo badan o iga guuxayay ayu videogan iga jawaab celiyay . Thank you
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 5 жыл бұрын
Alla haka abaal mRiye
@odayordaaye4714
@odayordaaye4714 5 жыл бұрын
Mashallaah wale runta tababatay mu,min mabaqo 🙋‍♂️Aden allaah ku xafido adiga iyo kuwa kula mid ah hadaa dhimato janada allaah ku geeyo
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 5 жыл бұрын
Wakhtigaa adag ayaan xanuun iyo wax iniyad jabiya ku darsadaye bal ii soo duceeya sxpyaalow
@bashirabdirahman5161
@bashirabdirahman5161 5 жыл бұрын
Masha allah akhii wa mowduuc fiican
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 5 жыл бұрын
Allow badanaa intaan su.aashaan is weydiiyay!!
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 4 жыл бұрын
Jasaakallaah ustaad Alle haku xafido garaadkana hakuu siyaadiyo
@asmamaxamuud5288
@asmamaxamuud5288 5 жыл бұрын
First waan ku salaamya bro aad iyo aad ayaad u mahdsnthy wll haddi ay bulshadeen somaliyaad sidaa fikirso waxaan noqon lahayn umad umadaha hogaamisa laguna daydo maanta bulshada Somaliyeed waxay noqothyi ina dadkeedu ay tagaan goobaha wax lagu barto sida dugsiyada maxadad si ay cilmi usoo korsdaan ilaayo aya diyaariyaan "PHD", cilmigooguna ku koobnaado Doctor,Business, igneernimo, siyaasa iyo iwm, LAST waxay u kabo qaadanyaa halkaa iyo guur wax u raadinyaa gabadh aad u qurxa bdn ama haddii ay tahayi gabadha ay raadiso nin lacag leh si ay u raaxaysto cuno iyo wax la cabo ubad la dhalo ugu dambeyntii WADKA ayaa ku so xaadirya waxaan noqonay umad adoomo in ay noqoto rabta waxaan ilownyi inaan leenhye Aboodaha Allah "swt" ina siiyay ayaan hilmaanyi waxaan noqonyi umada ku dayta dad kale Thank inbdn Bro
@najmahussein2371
@najmahussein2371 5 жыл бұрын
Walal sahanka xogaha mahadsanid
@muslimgirl8073
@muslimgirl8073 5 жыл бұрын
Masha Allah shukran wllkey talo dhaxal gala
@kanziok4147
@kanziok4147 5 жыл бұрын
alle khayrka hayna waafajiyo
@AhmedAbdy-bg7wv
@AhmedAbdy-bg7wv 5 жыл бұрын
Thank you 😊 💙🇸🇴
@moruush
@moruush 5 жыл бұрын
maashallah wlhi waa mahadsantahay...
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Masha Allaah Jazaka Allaah kheyr wakhti Aakhirsaman ah baanu Ku kusoo beeganay Fidnadu badan tahay 🙄
@sakariyeosilsakariye7088
@sakariyeosilsakariye7088 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا أخي👏👏👏
@mohamedherzi840
@mohamedherzi840 5 жыл бұрын
Aadan sahan zxp waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo ALAAH cilmi iyo caqliba siiyay ALAHA kuu siyadiyo zxp Ilaahay waxaan ka baryayaa in qofkasta oo soomaali ah adiga oo kale noqdo
@mustafefaarah1900
@mustafefaarah1900 5 жыл бұрын
AllH yabaarik✌ aadn
@abdi-azizabdi-rahman674
@abdi-azizabdi-rahman674 5 жыл бұрын
Wll aaaadan alle khayr haku siiiiyo
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 5 жыл бұрын
Ustaad adam ✊✊😍😍
@roshni7419
@roshni7419 5 жыл бұрын
Walal alle haku dhawro 😍
@abdullahicawilmohamed9758
@abdullahicawilmohamed9758 5 жыл бұрын
Masha allah wlhi waa hadal qiima wayn ku fadhiya wll horay u soco
@nafizahali6723
@nafizahali6723 5 жыл бұрын
Shukran
@abuabdulahi844
@abuabdulahi844 5 жыл бұрын
Ilaahow islaamka dhexdooda isu waaji Gaar ahaana So maalida Guul aduunyo iyo tu, aakhirana ugu deeq asxaabta janalka furay iyo kuwa ku xiranba . Asc asxaabey
@walaalogroupqajaarii3687
@walaalogroupqajaarii3687 5 жыл бұрын
mnsha allah walal jiro wax wanagsan ayad ka hadashay. Siii wad walalkey allaha kula garab galo wax sheega umadada anagana kuwii kula fahma oo isku duuban allaha naga yeelo
@xamudicde3
@xamudicde3 5 жыл бұрын
Mchallh wll qaali hore u soco
@abdiladiifali3799
@abdiladiifali3799 5 жыл бұрын
Mashallh wll Aadam runtii wan is waydiiya suaasha
@liibaanxagar9137
@liibaanxagar9137 5 жыл бұрын
Waa run 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xusuusomalintaakhiro3307
@xusuusomalintaakhiro3307 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdirizaakqalbi2707
@abdirizaakqalbi2707 2 жыл бұрын
Aqponyahan waan kusalaamay Allh haku xafido walal
@cilmiofficial9433
@cilmiofficial9433 5 жыл бұрын
Wll aad baad u mahadsantahay xaqiiqda ayaa taabatay insha allah weynu gaadhi guusha
@maxamuudjaamac9108
@maxamuudjaamac9108 5 жыл бұрын
Thanks zxp
@danan991
@danan991 5 жыл бұрын
Wcs adam Waxaa tahay midka ugu xikmada iyo nuxurka badan ee aan dhagaysto
@abdirahmansharif881
@abdirahmansharif881 5 жыл бұрын
Allah ha ku barakeeyo walaal
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 жыл бұрын
Xaqiiq wLhi mahadsanid wLL
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 5 жыл бұрын
walaal allah haku barakeeyo xaqiiqo ayaad ka hadashay . waxaa inagaga filan waxan ay gaaladu maanta kuy faanayaan inay nu hal mar dib u eegno oon fahano tafsiirka suurada afaal siiba aayada tobnaad . iyo suuratu tawbah aayaadka dagaalkii xuneyn ka hadlaaya m,arka qayb asaxbta ka mid ahi ay isku hakleeyeen awoodooda maadia ah . wll allah haku sugo alle dartii ayaan kuu jeclhy
@jjaarik
@jjaarik 5 жыл бұрын
sxb qali allah ha kaa jasayo mash allah
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 5 жыл бұрын
Hore uso wll gashaan kaaga lamakaro
@jamjamike6405
@jamjamike6405 5 жыл бұрын
Masha Allah wll mufakirka da'da yar ee somaaliyeed Allah yabrik
@adamsomali68
@adamsomali68 5 жыл бұрын
😊😊😊😊😊that's my brother
@farah1ali970
@farah1ali970 5 жыл бұрын
Horay uso sxb horumar wanagsan aya ku rageyna ya
@Suldaan7
@Suldaan7 5 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid wll
@hasanadan342
@hasanadan342 5 жыл бұрын
Thanks wll
@shaybehdesign1636
@shaybehdesign1636 2 жыл бұрын
Asc zxp waa chanel wacan hore usoco allaah ayaa garabkaagee iyo anaguba zxp
@siyaasigaaasan
@siyaasigaaasan 5 жыл бұрын
Thanks sxb
@newsoomaaliboy.1173
@newsoomaaliboy.1173 5 жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 5 жыл бұрын
Walhi sida ufikiro ayuunbad ka hadashay Tnkz wall
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 5 жыл бұрын
Mnsha alaah
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 жыл бұрын
USTAAD ADAN
@Moumin.corner
@Moumin.corner 5 жыл бұрын
Masha allah cadow kuma haleelo walalkeyga muslimka ahow
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@ibadasaid6477
@ibadasaid6477 2 жыл бұрын
Khayr Allah kusiiyo wall
@kaltoumomar8024
@kaltoumomar8024 5 жыл бұрын
Wll waxaad kasoo hadashaa adoonka iyo sababta ka danbaysa iyo hadii aan adoon qof u ahay ma igu waajibaa cibaadada alla Alle ayaa xumaan ka fog ee xigmada ka danbaysa in qof qof adoonsado loogu ogolaaday
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Horaan muuqaal uga diyaarinay wll
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 5 жыл бұрын
Tolow aniga Miyaa iga hadleysaa sidaa u fakari jirey lkn yurub waa joogaa waxa badanaa waa free✅✅
@eidleapdi2697
@eidleapdi2697 5 жыл бұрын
😍 neo nin ruxiYa ayad tahy anpa fikirka mar ksTa iswaydiYa
@ibrahimabdibaxnaanm879
@ibrahimabdibaxnaanm879 5 жыл бұрын
Alle haku xafido wllo
@luqmaanoffical1342
@luqmaanoffical1342 5 жыл бұрын
Wll keep going naziip wacan
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 5 жыл бұрын
Waa xaQiiQ wll inTa ad sheegtaypa
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Msha allaah macalin
@adandhagax3314
@adandhagax3314 5 жыл бұрын
Masha allah ❤️
@xidigaale6231
@xidigaale6231 5 жыл бұрын
Mashallah sxbow sii wad
@ilyasabdi2781
@ilyasabdi2781 5 жыл бұрын
Insha Allah adan sxb waxan rajaynaya maalin alle yirahdo Inan kula kulmo nin qaali ah ayaa tahay sxb
@amalmoh3278
@amalmoh3278 5 жыл бұрын
Mnsh allh wll
@anshaxarwiizh8488
@anshaxarwiizh8488 5 жыл бұрын
alllaH Yaa cisak wllKy
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 жыл бұрын
I am waiting this video
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
Hore usoco sxp 🦁
@zakariyeahmed8309
@zakariyeahmed8309 5 жыл бұрын
Wlhi wll wa RuNTaa INaag DiNteN difacaNaYNa Iyo dlkeN baa 😖😖
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Sideeh ayan ku difacanena dalkena wan aragnaa in lagu so dulay caqiladena ladilayo cidi isku daydo iney dalka wax u qabato la qarijinayo
@zakariyeahmed8309
@zakariyeahmed8309 5 жыл бұрын
@@omarshabley7713 zhp Wxasi waa wx kle Ee CidNaa wxba ha ka sugiiN Ee qarnkag difac ❣
@KARAAMA1469
@KARAAMA1469 5 жыл бұрын
Adan sahan wl Qali hore uzoco
@maxamedabdisalaam8319
@maxamedabdisalaam8319 5 жыл бұрын
Hadakaheshay like sar
@maxamedamiin4132
@maxamedamiin4132 5 жыл бұрын
Umadii umad ma badashee umad qof baa badala siduu nabigu s.c.w wax u badalay aduunkii oo dhan waqtigana waa waqtigii aynu u kici lahyn dalkena iyo diintena
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 жыл бұрын
Xaqiiqda aya ka hadashay zxp
@jamaaldiiniyo5704
@jamaaldiiniyo5704 5 жыл бұрын
wllka mahadsanid❤
@cabdiwalimukhtaar1717
@cabdiwalimukhtaar1717 5 жыл бұрын
Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH)
@laamosrimac6495
@laamosrimac6495 5 жыл бұрын
Wacaleykum Salaam..
@radwansaedhassan9159
@radwansaedhassan9159 5 жыл бұрын
thanks
@cumarcabaas8812
@cumarcabaas8812 5 жыл бұрын
Wllhi runtaa kahadashaY
@bilaal-ugaaska
@bilaal-ugaaska 5 жыл бұрын
RaxmaaMku XazaNaaD xOogaN hakaa ZiiYo Tacabkaad Izlaamka ugu JirTo
@abdullahiyusuf6948
@abdullahiyusuf6948 5 жыл бұрын
Waa igu balan saaxiib macaan
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 5 жыл бұрын
Subxaana Allah
@ibraahimgaraad3961
@ibraahimgaraad3961 5 жыл бұрын
Kun iyo kow jeer ayaan is weeydiiyay wanna helay jawaabteeda
@muxamad8022
@muxamad8022 5 жыл бұрын
Alla maxaan suaashaan wax badan iswaydiiyay aadan walaale ilahay danbigaada ha dhaafo ilahay diintiisa hakugu sugo
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Ma lihin aqoonyahan ee... | Xaldoon mise xaalad'abuur!
13:39
"Aabeyaashayo Ayaanu Ka Soo Gaadhnay" Ereyga Ugu Foosha Xun!
11:29
Adduunka Ma Gaalo Ayaynu U Daynaa?
10:06
Sahanka
Рет қаралды 18 М.