Maalmihii Adkaa Salaadi Casar Iyo Jabkii Dagaalkii Ugu Cuslaa Ee Guda Galkii Magaalada''Mujaahid Cad

  Рет қаралды 29,485

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulsho-tv
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 36
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Mahadsanid muj cadawe maa juhidkii u horeeyeyee magicii adeerkay sheegay
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 6 ай бұрын
Waan salaamay mujaahidka iyo tvga bulsho halkaa kawda taariilhda mujaahidiinta snm ee xalaasha ahaaa waxaan talo ku soo jerdinayaa in sanduuq taakulo loo sameeyo wixii nool mujaahidiintii snm wixii dhintana caruurtoodii iyo ehelkoodii ayaa lagu taakulayn shalla wsc wraxma tulaahi wabarakaatuhuu
@achmedhussen10
@achmedhussen10 Жыл бұрын
Snm Allh yarxama intii dhimatey inta noolna cafimad rabawsii❤️🤍💚Somaliland Allaw dhawr
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 ай бұрын
Abaal ayaan idiin haynaa Mujaahid. Waxaa loo baahanyahay in ladhaqaaleeyo inta ka hadhay SNM. Waxa kale oo mihiim ah in aynu samayno SNM MEMORIAL FACILITY oo lagu xuso SNM iyo Mujaahidiinti.
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 8 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️ guul somaaliland ❤️
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Жыл бұрын
Walahay wa runtii wa geesi geesi dhalay
@hodanxusen6315
@hodanxusen6315 Жыл бұрын
Oz
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Guul
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 Жыл бұрын
Ninkani waxa uu sheegayaa waa been nadankeedu yuu idin waalin
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Ninkani waxyaabo badan oo beena ayuu is dhex dhigayaa maxamud wadaad tliye ku xigenki tiknada ayu ahaa darawalka qabalka kowaadna wu ahaa
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Жыл бұрын
Bulsho maanta ayaad si fcn usoo gubiseen halkaa kaga haya
@Crissy_gachalife
@Crissy_gachalife Жыл бұрын
Warku waa fake 😂
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Waxa si gaar ah ii soo jiitay magac yada mujahidiinta(naa naysta ah )ee halgamayaashu isugu yeedhi jireen waxay xoreeyeen jahuuriyadaa dhan ee maanta aynu kunaaloonay no .
@geesahaye
@geesahaye Жыл бұрын
Asc sxb wayd gaab magiciisa oo sedaxan no Soo gudbi
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Siwalba wan uyaabay nanaysaha bariga lalabixi kiray cajiibsanaayeen walaahi wan taabay
@Garaad-e9p
@Garaad-e9p Жыл бұрын
Garacni waaa madh madhle😅
@NasirMohamedabdi
@NasirMohamedabdi Жыл бұрын
Isku malin bay nagu wada dhacday 1986
@NasirMohamedabdi
@NasirMohamedabdi Жыл бұрын
Mujahid cadawe libaxa GESKA africa
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Madaxdiin halkaad.ku ilawday? Maxamed cali Maxad u xaqirtay miyaanu markuu madheera iyo cadaadlay ku cibaadaysatay aanu burco lawareegin ? Taariikhda iska hubi mujaahid?
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Hooyadaa iyo diinta awqaafta aad sheegaysaba yo qabyaaladaa aad ku qarwayso la gub.
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Mar hadaad lagub tidhi xaqiiqadii waxaad tahay faqashtii waagii jabtay ama cagdheer
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 7 ай бұрын
BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Balaayacas
@najiibxajiali8934
@najiibxajiali8934 Жыл бұрын
Waa beenaale weeye taarikhda waa la hayaa
@laylakhadar898
@laylakhadar898 Жыл бұрын
Wad kagubanasaa somaah
@abdinasserabdirashid3475
@abdinasserabdirashid3475 Жыл бұрын
Waar Waa Beenaale
@JibriilMaxamed-pd2id
@JibriilMaxamed-pd2id Жыл бұрын
Beenaale
@daauudaxmed-dv5ve
@daauudaxmed-dv5ve Жыл бұрын
Waa beenaale kani iska jira hooy oo taariikhaha saxda yuusuf ganaje youtubeka ka baadha..xitaa mujaahidiinta waa weyn sida axmed mire ama yuusuf ganaje iyo kuwa ka nool waraysta.. yuusuf ganage oo waa beenaale leh ninkani la yidhaa cadaawe iyo taariikhdoo run ah youtube ka baadho yuusuf ganaje iyo beeninta wuxuu kani akhrinayo baad heli kartaan
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Alay lahe adiga iyo hooyadaa baa beenaale ah e ka aamus mujahidka
@daauudaxmed-dv5ve
@daauudaxmed-dv5ve Жыл бұрын
@@XariirShxasanabdala reernimaa caydu hhhh hadàad reernimo u hadleyso adigey ku jirtaa ee hadaad rundoon thy sagaal boqol oo mujaahid baa ku jira youtubeka bal is barbar dhig ku samee hadaad rundoon thy...mida kale ragii ku jirey ragaa ayaa youtubeka duuban oo yidhi waa beenaale ku qor youtubeka yuusuf ganaje beenin intaasuun qor
@hilaacmedia
@hilaacmedia Жыл бұрын
Bulsho tv way waalatay Ninkan ay waraysanayaan waa beenaale. Waana cilaaj
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 Жыл бұрын
War Xishood Ninka Waa Mujaahid Dhab ah e Waxaa uu sheegayaana waa runtii Ee waxaad Doonaysaa Beentini Iyo faanki
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Жыл бұрын
waad iska hadashay, taariikh uu u soo joogey oo u qoran ayuu ka hadlayaaye adigu maxaad u soo joogtay?
@hilaacmedia
@hilaacmedia Жыл бұрын
@@yusufcabdi1731 beentiisaan maanta ujoogaa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Beenaale buus lgu yidhi
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 123 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 50 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 5 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 123 МЛН