ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment. / @shabelletv5037
Пікірлер: 124
@MaslahAhmed-q9oСағат бұрын
Masha Allah wallah waa run sheg
@AliAbdi-i4k2 сағат бұрын
Cosoble run buu sheegay maxaa keenay Jubbaland iyo Butlan inloo noqdo kabo qaad waliba doorashada Soomaaliya iyaga ay go'aamiyaan sida ay udhacayso iyagana tooda sideey doonaan ay uqabsadaan waliba ay dhahaan doorashada maamul goboleedka isaga ayaa xor u ah mida Federaalkana anagaa nagala tashanaa waala wada leyahay waxaa fiicnaan lahayd hal gudi doorashada loo sameeyo soomaali oo dhan dagmo walbo iyo tuulo walbo ayaga ay go'aamiyaan
Waa runtaa horaa loo yiri ilaawsha dhawaa ma umulbaa Subxaana Allaah
@GeeleJire-m7w7 сағат бұрын
Cali cabdullahi cosoble waa nin aan runta ka gamban... xaqiiq run ah ayuu ku hadlay.. Digil iyo mirifle majority weeye, daaroodka somaliya jooga waa minority marka loo eego somalida inteeda kale..
@mohamedhassan39378 сағат бұрын
Guddoomiyaha iyo lataliyaha Guud ee Damujadeed , waan la dagalamayna DAAROOD. Mahadsanid Darood waad isbarteen . Daroodna maanta meel uu joogaba waad midayseen. Cali Cossoble ILLahay aakhirkii wuxu yahay wuu kashifay. Sh. Shariif iyo CC Shakuur na siday ugu jawaabayaan iyaga ayaay u tala?
@MohamedJacayl-s8q8 сағат бұрын
Daarood ma wuxuu san lahayn miyuu u midoobayaan
@mohamedhassan39373 сағат бұрын
@@MohamedJacayl-s8q Maya ee danteesa ayu ka shaqaynaya?
@abdulrahimjama38872 сағат бұрын
Adiga wadanka yaa ku siiyey. Hana u maleenin waagii 1991 loo turayey Shacabka iyo wadanka 1@@MohamedJacayl-s8q
@mohaAbdi-h4c9 сағат бұрын
Television 📺 nada Somalidu waxay ku socdaan isla wadii Tiktok iyo Facebook gii la isku caayijiray , kaaga darane qofba qofkuu kafaaruqsanyahay baa soo fariisanaya .
@CamuudAwed3 сағат бұрын
Hhhhhhhhhhh 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 Alla run badanaa😁😁
@mohamedabdulle90313 сағат бұрын
Acuudubilaahi minasheydani rajeem Kane maxuu ahaa?
Wariyaah waa in iskool adaa saxafada wareesigaaga ma gaarsiisna wariyo nimo
@cabdishukridiiriye88579 сағат бұрын
Ninkan xanuun ad uwayn o daarood la dhoho ayaa ku dhacay , Shalay marki farmaajo madaxwaynaha ahaa wuxu so diyariyey doorasho qof iyo cod ah guddida dorashada xilli hore la diyariyey wixii hortaagnaa o farmaajo wa mareexaan laha waxay ahaayeen qabiilka uu isagu ka dhashay o u majoratiga ku shegayo isagu ka mid buu ahaa mucaaradkii , Maanta o nin hawiye ah madaxwayne yahayna wuxu leyahay danta daarood ba la fulinaya haddan la ogolaan xasan o dastuurkii heshiiska lagu ahaa boobay o hantidii dadwaynaha boobay o ciidanki somaliya burburiyey
@waqtilumis40948 сағат бұрын
Adigana xanuun hawiye ayaa qabtaa. 😂😂😂😂 daarood yaa jeclaan karo
@cabdishukridiiriye88578 сағат бұрын
@@waqtilumis4094 anigu wixi shalay aynu wada arkayney Ayan shegay xanun hawiyena ma qabo lkn ninkan waxa u shegayo iyo ti shalay isma wafaqayso, Daaroodna wa qabiil wayn inad jeclato iyo in kale makala oga
Cuqubo u dhimo nacalad yahay Ninkaan xaqiisa ayuu ka hadley rufyaan waaxid
@AliAbdullahi-j5j4 сағат бұрын
Ali cosoble shalay wixiiewasiirka kaa dhigay abdullahi Yusuf ayuu ahaa sidiienin weyn oo siyaasada u hadal
@Fays20106 сағат бұрын
Odaygan marki horena doqonow ahaay, hadana xasan taageeradisa ayuu ku khafiifay, inyow iska dhex arkay. Allaylehe kan waa ma gudbiye.
@haydar3787 сағат бұрын
Waa nin fahamsan wacyiga dallka yaala
@farhanhunnaf45 минут бұрын
Ninkaan hirshabeele halagu celiyo kan dhaandhanka ah ee cali guullaawe ah in laga qaado baa haboon
@sundusmohamed31517 сағат бұрын
Daroood waa 40qofood ayuuu dhashay
@abdulrahimjama38872 сағат бұрын
😂😂😂
@mukhtarhagar43447 сағат бұрын
HAWIYE MIYA SIYAASAD KA HADLAYA ADIGABA MASAXWEYNE USO NOQDAYE BAL NINKAA WEYN WUXU KU HADLAYO EEGA 9 GOBOL BU DAROOD DEGA SOMALIA BAL ISHEEG 4 GOBOL OO HAWIYE DEGO😂
@GeeleJire-m7w7 сағат бұрын
Haaye ma majeerteenkii 1894 illaa hadda gumeysi daba jooga si ay darajo u helaan, sayid maxamed cabdulle raggii ciidankiisa laayey gumeysi iyo majeerteen baa yeelay.. 1978 cabdullaahi yusuf kaalmoaystay itoobiy, 2006 mar labaad Itoobiya, 2024 mar 3aad itoobiya iyo kenya... daarood ha cishoodo, walaahi ceeb hadday jirto dushiina uun weeye..
Amxaaro ayaa Dhulkaas keenteen 4 mar ilaa hadda waa ka hari la dihiin hawiye
@aliahmedsheikhdoon11299 сағат бұрын
nin adag weeye. magudbayaal miyaan nahay
@Ruun-finder29 минут бұрын
Qof la lagu xadgudbay buu ku ceebayn waa cararay isagu xabad ma ma isu dhahaa? Nin wayn wax uu ku hadlo ma aha Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed laaluushna ma qaato Cosoble lagu khasaaray.
@dahirnurjama42932 сағат бұрын
Ina cosobloow ,waxaa lagaa dareemayaa waa cudurkii halaagay Soomaaliya. Waan fahmi karaa waxa aadan afka ka sheegi karin,laakiin in badan oo hore baad sheegtay.
@Guledsaid-w1s8 сағат бұрын
Qof cuqdad dishay oo neef ah
@maandhisacademy6419Сағат бұрын
Cosoble warkiisa oo kooban waa "Hawiyoow Daarood yuusan idin gaadin". Ma gudbayaasha uu ka hadlayo isagaa #1 ka ah ma is tiri?
@AliHassan-hb6ms8 сағат бұрын
Xawaadluhu waa dadka ugu cuqdada badan soomaalida Balkan fiiriya oo sanbalooshe fiiriya Oo ayaanle hanoolaato fiiriya Xitaa xawaadle Hawiye maahan
@Michealfot7 сағат бұрын
Hooyo ma sidaas kuugu soo korisey xaaraan yahay
@beerkaaicadaaday20577 сағат бұрын
@@Michealfotwar inan gumeedyahaw gaarjecel iska jir daarood is arki maysaane.
@GeeleJire-m7w7 сағат бұрын
Maaha ee waa ragga ugu runsheega badan, waxa daarood jecel yahay haddaan lagu hadlin qabiil baad ku boodaysaan... jubbooyinka daarood malaha, axmedna waxaad leedihiin anagaa leh, adinkoo minority ka ah jubbooyinka.. hawiye iyo digil iyo mirifleh xoog waxba loogama qaato, ee nidaamka dowligaa lawada eegayaa, hadday socon weyso, deegaankaas waad ka dhamaan doontaan..
@AhmedMohamed-tn5yg5 сағат бұрын
@@Michealfot hooyo miyaanay ku dhalin dear michella
@mukhtarhagar43447 сағат бұрын
MIDA KALE JAAHIL BAAD TAHAYE SHALAY MARKI FARMAJO LAHA QOF IYO COD BAAN RABAA HADII HAWIYE MAJORTY YAHAY MAXAY HAWIYE UDIIDEEN QOF IYO CODADEER QAYLI AMA DHUUS XASAN MUNAAFAQ WIXI USHALAY DIIDEY MAANTA LAGA YELIMAYO😂😂
@MohamedAidid-j3o9 сағат бұрын
Kaan waa xanuunsan yahaay walaahi
@Michealfot7 сағат бұрын
Runtaa dad idinka neceb ma jirto, Amxaaro xitaa wa anoo keenteen sidaas ey tahay ma ooyno
@YasinIsse-g8g9 сағат бұрын
Marna shacabka kama hadlayo bu leeyahay marna qabiil bu ka hadlayaa war qabilku waa sharab ee maha siyaasi
@abdurahmanismailartn671843 секунд бұрын
War odayga been badanaa war 2badii Nin ee kablalax haday ahayn miyuu marlabaad uu soo noqon lahaa hawiyihii baan wada rabine majufo kaliya ayaa dooraneysa maxaase looga diiday Farmaajo wadankaba hadaad moodeen muqdisho waa la'idiin dayn caasimadana meel kale ayaa loo magacaabi odaygan cimri iyo waayo aragnimo uma harsanee cuqdad ayaa ka buuxda Allaha ku caafiyo
@MohamedAidid-j3o9 сағат бұрын
Kaan miyaa masuliyaad qaadi karaa
@jhashim7394 сағат бұрын
Cimrigiisa, waaya aragnimadiisa, iyo waxa uuku hadlayo isma laha😂 Digir cun kiisii inuu ku ekaato ayaa ufiicneyd😂
@abdulrahimjama38872 сағат бұрын
😂😂😂
@mustafemaxamed60859 сағат бұрын
Waa caqliyada xasan shiikh uunan kor udhihi karin wuxuu ku hadaqayo odeygan faaruqa ahi ee yaabina
@abdisamadabdullahi67208 сағат бұрын
Firi qabiil baa difaacaysaa somali dastuur bey ku heshiisay .hadii la waayo taa hawiye ha is doorto xamar ayad ku gorgortantay. Yacni qasab ma jiro yacni adiga yaa awood kuu siiyay in aad maamusho doorashada kaligaa. Kaligaa ismaamul. Oo ha na sheeganina wadank dib u dhac ba ku sameysay
Daaroodow iska neef neefsada maanta hawiye waa diiday wixii shalay ladinku soo wadi jiray because dad xog ogaaal ah maba tihidin
@jhashim7394 сағат бұрын
Dameer inla wareesto ayaa dhaantey🫏🫏🫏
@justincasecase43673 сағат бұрын
Odeyiga Allah Caafiyo Wa Jiranyayi
@rashkaarow455 сағат бұрын
Aa la tahay . Qori dab ah buu ku dhejinayaa gurigiisa . Waxii ay isu sheegayeen ayuu la yimid golaha . Waa doqon aan kalagaraneynin kaftanka yo xaqiiqada .
@MohamedAdan-m9i5 сағат бұрын
Ninkaan nacebkiisa wuu Qarsan waayey
@abdulrahimjama38872 сағат бұрын
Asalkiisu mooryaan ayuu ahaan jirey
@alfagrtrading-tg9oc9 сағат бұрын
Waaryaare xawaadle madaxdiisii ma sidii sanboolshe ayay noqdeen tolow kanina xagee loo magacaabi doonaa
@GeeleJire-m7w7 сағат бұрын
Xawaadle waligiis been waxba kuma maamulin..
@alfagrtrading-tg9oc5 сағат бұрын
@GeeleJire-m7w waa runtaa xawaadle waxaa ka dhashay geesiyiin sida cali jeyte lakiin walaal dib u dhageeso sanbalooshe hadaladiisii nacamleenta ahaa maantana waad maqlaysaa cosoble sidii nin jago doon ah ayuu hadlayaa sidii xasan Sheekh oo kale ayuu u hadlayaa
@AbukarAwale7 сағат бұрын
kkkkkkkkkkk
@waqtilumis40948 сағат бұрын
Google population ee Somalia daarood waxee ku qorteen tiro ama population aan xaqiiq ku saleesneen. Hawiye hurdada haka kaco . Daarood waa sidii dhilqaha
@AbdiNur-ly4vh4 сағат бұрын
Adiga.maxaad.tahay.waryaa. Yaadse.u.dhatay.adga
@harunrashiid96705 сағат бұрын
Odagaan warkiisa waxaa iiga baxay in siyaasaddii qabyaalad loo bedelay. Bal fiiri waa masuul sare wuxuna dhiira galinaayaa in wadanka hal qolo ay xukunka gacanta ku hayaan.
@sharmarkeahmed28648 сағат бұрын
Dad odeyashoodii sidas u xikmad yaryihiin kormay dad noqonayaa xaar ayaa afkiisa ka socda
@GeeleJire-m7w7 сағат бұрын
Waa rubtii walaah... alla run weynaa
@sahraahmed-fv6rj8 сағат бұрын
Kan waa xoolo igu shubo waye
@raghedanan39599 сағат бұрын
Daarood in lays tiriyo ma ogola 🤣🤣🤣 minorities iga dheh !!
@cabdishukridiiriye88578 сағат бұрын
@@raghedanan3959 shalay marki dorasho qof iyo cod ah farmaajo so diyariyey dadki qaylinayey o farmaajo wa mareexaan laha yay ahayen
@Naisa6418 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wll darooodka wakii erayga qof iyo cod kaynay oo farmaajo ba kanay kow dheh Ninkii aduunka Somalia baray darooodka Lee aha markii ooo dowlada oo buuxda la idinka tagay meeday aar jiinka iifujay Lee udan baysay adeer aniga caruurteena Iyo qabuura way noo nabadqabaanee Qabuurihii iska cashuurta😂😂😂😂😂😂😂😂 Alxamdulillaah
@abdinasirmohamed40122 сағат бұрын
Waqtigaa uu leeyahay Farmaajo ayaa eryaday Mucaraadka isagu Farmaajo ayuu guulwade u ahaa, raga uu maanta ku eedaynayo waa ragii Farmaajo riday Xasan Sheekh hadii aanu ka leexan jihada qardo jeexa ah ee uu aaday iyagaa Villada ka saari doonaa