Allaylahee waa laba fannaaan oo kor u qaadey fanka iyo suugaanta hodankaa ee sooomaaliyeed waxaan jelahey inaan labadoodaba nolsha ku arko...haddii rabi nafta igu simo baro waa gurgure
One love Djibouti/Djiboutien/tienne. Djibouti for live. Rachid Q3 bamba Amsterdam.
@yamaha196817 жыл бұрын
Merci Abdi nour et Neima djama vous etes des grand(e) chanteur de la nation Djiboutiennes et Somalienne. FELICITATION ABDI NOUR ET NEIMA DJAMA. FELICITATION ABDI ET NEIMA DJAMA
@adenmohamed24523 жыл бұрын
Le meullleur tout le temp abdi neima djama je felicite gaan macan
@yassroa17 жыл бұрын
waa ceeb inaa kala saaarto labduba waa soomaali heesahooduna kuwa qabiil maahain wa akuwa umadda soomaaliyeed hanti iyo suuugaaan waarta u ah walaakiis from ( gurgura )
@mustafeamin95774 жыл бұрын
Wallee asluub wanaag iyo dhaqan muujinta fanaaniinta lama qiyaasi karo
Wooooow The best Singer in Djabouti I Like Nimca Jaamac Nigil.
@amarehadaweh96835 жыл бұрын
LYRICS Cabdinuur Inkastoy ta rida La tilmaamo iyo meel sare Meel sare ku taal Gabadh tima tidcani Guur kama tagtee Qoor-taagga iyo Tuurtaad fadhido Ka tanaasiloo Aan is tohooyanee Ii soo talloow Nimco Indho tuug wallee Ooridii la taabo talaa Waa talaada seeg Maahmaahda tidhi Tooxdeeda baadh Tayo loo xishiyoo Hadal waa tidhee Waxay tahay murtiduu Tuuryadaa ha lalin Taaggaaga luud Cabdinuur Tin xariira iyo Ninka tulud qurxoon Sheed laga tusaa Taawiyo ma huro Tiif iyo dhibtee Towdaan indhahaa Toos kuu la helay La itaabayoo Igu taaqsatee Taakulo isii Nimco Kala toosanaa Tiixaad wadiyo taan doon Taan doonayee Tamcadiyo runtuna Isma tagi karaan Meeshaa tis iyo Loo dhigin tusmada Raggu kuma turtee Toog dheeridaa Yaad ii taqaan Ereyadii AUN abwaan xasan cilmi
@abchirabdillahi3036Ай бұрын
Well done
@dinimohamed45439 ай бұрын
"Quel beau souvenir."
@nimanmaabdillahi28886 ай бұрын
Mashaallah Xasus ❤❤❤❤
@gamaleh3311 жыл бұрын
One of the best song and indeed the best music for all the time,,,,,,,
@JOUHOO16 жыл бұрын
Waa kuwan,kuwi isku haysteey iney af somaligu u kuso daago..hehehe. nice clips.i remember my 7 years old..lol
@halyey17 жыл бұрын
caabdi nuur waa abwaan wayn ninaca fanka somliyeed dhamaad.waliki aa noolada. sida si leeg nimco
@anissahassan99323 жыл бұрын
Woow both of the artist was young mashallah long live my djiboutiens peoples 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🏴🏴🏴🇫🇷🇫🇷💚🤍❤️🌸👍
@nimanmaabdillahi28885 ай бұрын
Xasus ❤❤❤❤
@halyey16 жыл бұрын
aaf somali ku qor is ka iloow afka kumestaha.dhaqankagi iyo aafkaaga noolee
@gamaleh3311 жыл бұрын
Great song realized and combined by his exellency prisident GUELLEH in 1982
@safistyle.art.fashion.imag5775 жыл бұрын
rips, huuno we love guelleh,
@khadrafarah90235 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedegueh77345 жыл бұрын
GABADHA TIMA TIDCANI Inkas tay tarida La tilmaama iyo Meel sare ku taal Gahadh tima tidcani Guur kama tagtee Qoor taagga ivo Tuurtaad fadh ido Ka tanaasiioo An is toohoyanee Ii soo tallaw Indha tuug wallee Ooridii la taaba Oo talada seeg Maahmaahda tidhi Tooxdeeda baadh Tayo loo xishiyo Hadal waa tidhee Waxay tahay murtidu Tuuryada ha lalin Taaggaana luud Tin xariira iyo Ninka tulud qurxoon Sheed laga tusaa Taawiyo ma huro Tiif iyo dhibtee Tawdaan indhaha Toos kuula helay La itaabayoo Igu tadgsaatte Taakula i sii Kala toosana Tiixaad wadiyo Taan doonaya Tamcada iyo runtuna Isma tegi karaan Meeshaan tis iyo Loo dhigin tusmada Ragu kuma turtee Toog dheeridaa Iyaad ii taqaan ereeyadii Abwaan Xasan Cilmi Diriiyee (AHUN) Laxankii waxa saaray Abdirahman xirsi
@malihoezkilla17 жыл бұрын
nice 1 guys
@SalanAden-uw9yo Жыл бұрын
Pour moi nima c nima cadey aucune femme n peut l égaler peut être ma fille marmar un.jour et j n veut k elle soit chanteuse
@qadra1117 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somali ma ku heesayaan miyaa
@amarehadaweh96835 жыл бұрын
Somali asal ah bay ku heesayaan ee maay maaygaagi iska dhageyso hadaad fahmeyn ileen Af somaaligaa ka aradan tahaye
@lajeclow11117 жыл бұрын
qadra11 looolz so am i,i also got confused with it, think they are singing bujunburo language which very popular in many far asian countries.
@bahdoon0717 жыл бұрын
woow i like abdinour allale voice but i have nima jama she doesn't now the meaning of literature and sang some atirubal songs and that is out of somali literature somali abdi nour keep somali culure and songs alive he is in Djibouti REP acompany with mahamoud abdilahi sangub saado ali warsama khadra dahir egueh sahra axmed djama allah bless our top somali singers
@ak.0-0104 жыл бұрын
qof baad waxaaad aqoon aaba arkki jirtay iyadoo cuneysa hadii aadweydisanaa inuu cudur uuqabay loosiyaay sidasna kubartay layaab badan hhhadana araggto kuwad bareysay aqoon meel muslim jogo cunaya qeyli hadad badisanna lagashto marki lasexanayo kuna hurds sida tubaskksds oon maqli jiray in llagu caaayo qsbiil tuni sheekada gunterd aaba qawnann aba tueako kee karahiya waaba lesxaday qaladadkka naffta iyo mida shagliga
@xyman16 жыл бұрын
This is a djiboutian song lol.
@abdisamad69117 жыл бұрын
nice song i always like nimco jama songs but i don't interes abdinur aleleh vioce that much