NIMCAAN HILAAC | RUUXDANI KU JECEL | HCTV 2018

  Рет қаралды 218,128

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 73
@nimcohappy2052
@nimcohappy2052 4 жыл бұрын
Nolashayda ayey qayb ka ahyd heestan 2018 abdulkadr nolashaydi ilahy haku naxrsto kuwi janada ku kulmi lahana ale ha inaga dhigo😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@nimcaali3650
@nimcaali3650 4 жыл бұрын
Aaamiiin aaamiiin allaha inakulmiyo janada
@nimcohappy2052
@nimcohappy2052 4 жыл бұрын
@@nimcaali3650 shukran walalo qali sami
@Munayo12
@Munayo12 3 жыл бұрын
Aamiin wll alle janada haydinku kulmiyo💔
@kullanlyrics
@kullanlyrics 11 ай бұрын
Qof aan nimcaan ahayn maba dhagaysan kado illahau amaekoo😂🎉 best song
@saaraabdi1
@saaraabdi1 Жыл бұрын
"Hadaad iga raysatiyo Hadaad isasoo rogtaba Si wayn ban ku rabaa"🥺💔
@ruweydomohamedaxmed4417
@ruweydomohamedaxmed4417 11 ай бұрын
Qalbigey nagaga tunteen wllhi 😢
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Amazing song 💞 Waxan laga raysanayn Kolay lama raajiyee Ku jecel ruuxdani Ku jecel khadra 💊 26/6/2023 Habeen danbe waa iid inshallah Another time I will see
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Kh.abdiweli burco
@asmashl7279
@asmashl7279 6 жыл бұрын
Qofkastaba dalkisa iyo dadkisa ayuu wax ku yahay Hore usoco wadigaa soo rogalceliyee❤👍
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 3 жыл бұрын
Wakhtigii xidiguhu ugu shidnaayeen 2012-2015 qof kasta fanaan baa khaas u ahaa Hillaaca fanka aniga wuxuu ii ahaa khaas fankiisu waa heersare💯🙏🔥
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 2 жыл бұрын
Adaaan rabi kabaryaaa Adaaan rabi kabaryaaa Adaaan rabi kabaryaaa 😭😭😭 adunkaan kugu jeclhy apowe lkn xitaa kuma dhihi garo wanku xisay sidad ifogaysay kal
@sacdiyacabdirashiid3128
@sacdiyacabdirashiid3128 Жыл бұрын
9/11/2019🥰 Wxaa Cawa buuxsamay 3years Aynu wada jir ahyn Start another year ❤️🥰
@abdallaeid045
@abdallaeid045 4 ай бұрын
Codka🔥 Erayada🔥 Laxanka🔥 Music’ga🔥 Intaba waa ashqaraar🔥 Hadaad iga reeysatiyo Hadaad isa soo rogtaba Si weeyn baan kuu rabaa💔
@alamsalma6430
@alamsalma6430 4 жыл бұрын
Heestan wxy i dareensiisaa maqnaanshaha adeerkay an adduunka ugu jeclaa oo dhawan geeriyooday adeer alle qabriga hakuu nuuriyo
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 2 ай бұрын
Mararka qaar wuu qalpigeyga xanunka xamali wayo ama ohinta wajigeyga padsho waxn is dhah ha cafina ee Allah ku aad isga io allah wada xisbtami dono hadan wan so xasuutad inu in padn igu so calcaliya i cafi cafi😭💔lkn hadadan i cafi i dhah leh anigap Allah kama dacwani leh swpta ah nafteyda taan ka jclhya Mohamett aduun io Aakhiro rapi haku xafido🤲😢
@zafaapdirahmaannuor6644
@zafaapdirahmaannuor6644 2 жыл бұрын
Waxy kala dhig dhigtay dareenkayga ereyadani xishood I gabay awgeed😔hadana Alla ayaa mar walpa I hiliya 😣
@sakariyecumarmaxamed8942
@sakariyecumarmaxamed8942 2 жыл бұрын
Iyada marwalba aan tukado waan ku dacaysta ale ha igaaqbalo aaamiiin😰💔
@zackkhaire5615
@zackkhaire5615 6 жыл бұрын
nimcan hilac hirgalay tagero buuxda ku haya👌✌✌✌
@maxamedcade5070
@maxamedcade5070 Жыл бұрын
Waxan lagaa raysanayiin kolay lama radshee kun jeer ruux Dani ku jecel ❤
@Bushra143
@Bushra143 11 ай бұрын
19/7/2023 Waa malintii nolasheydii igu murugada Oo an maqlo Gurkii qofkii an adunka ugu jecelaa wan Rajeynaa in malin waqtiga mar kle na kulmi doono 🙄💔
@ifrahali6612
@ifrahali6612 11 ай бұрын
sorry mcny nasiibka ha isku kiin simo inshallah
@Nasteho-ds7go
@Nasteho-ds7go 8 ай бұрын
Sorry abaayo waan rajayn inaad did ukulantaan
@sayidmohamednour5276
@sayidmohamednour5276 3 ай бұрын
9/4/2024 habeen salaasa Waxan laga raysanayn 😢 Kolay lama raajiye ku jecel Ruuxdani 😢😢
@nastehosalat4017
@nastehosalat4017 2 жыл бұрын
Jeceelka kuqaabo maaqan waaxn kuqiyaso nafteyda oo idil adigan kusieye🥺🥺💔umamalenayo inaa iso labaneysid balse farxad waarta kurajeyna🥺🫶🏻
@rahmaibrahim9553
@rahmaibrahim9553 3 жыл бұрын
My favourite song😍2021
@XasancabdiShugri-wu1nr
@XasancabdiShugri-wu1nr 9 ай бұрын
Xassn Cabdi Shugri
@faadumocali4426
@faadumocali4426 7 ай бұрын
Heeztan markaztan cidloodo wan soo boqda😭💔
@SofiaAsad-vv2td
@SofiaAsad-vv2td 4 ай бұрын
8-3-2024 canada 😢😢 ku jecel ruuxdani ku jecel 😢😢😢
@cazuuzofficial1480
@cazuuzofficial1480 2 жыл бұрын
Hadaan kala raagna iyo hadaaan kala raaar dagnaba ruclaaaan....🥴🙆‍♂️❤️
@anasdjama799
@anasdjama799 4 жыл бұрын
ONE LOVE nimcaan
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
23:23 PM 9/7/2022 🥰❤ 13:45 18/11/2022 Ayaan wxn Isla dhagesanena walalay Abdullahi mahamed Basro Ayaan sucado ikraan Abdullahi Ayee I baxesa anago kuso ceshaneno🥺❤
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 2 жыл бұрын
Nimcaan iyo jcylka dhabta ah ee iso marayba marbn wda daremey markan nimcan heesihiisa dhageysanaya qofkan jecla ayn ku xasuustaaa 5 years ila hdda😥😓😭😭😭😭
@hodaniitaaabdiqani8669
@hodaniitaaabdiqani8669 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay wlhi walashey mcn anigaba mudo kadib cawa anago kala tagnay so boqtay hesta 🙈
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 2 жыл бұрын
😢😢😢
@hodaniitaaabdiqani8669
@hodaniitaaabdiqani8669 2 жыл бұрын
@@mawaahmed4730 😭🙈
@awalesomali5632
@awalesomali5632 6 жыл бұрын
Ina adeer horay usoco cidna kuma gaadhayso guul Hilac hirgalay
@shugrimuseshugrimuse8460
@shugrimuseshugrimuse8460 Жыл бұрын
2022 / bisha 10/ oct😥😥😥👋🥰😥
@marwohodanbarreah7919
@marwohodanbarreah7919 4 жыл бұрын
Nimcaan hilaac fanan qliya
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 2 жыл бұрын
Wax walbo xasuus an kaa haayay wan tiray lkn qalbiga wan ka tiri waayay wiilki malaysia inte ku sugantahy tolow😭
@zumarqurux7051
@zumarqurux7051 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 sorry mcnto
@momsucdi5075
@momsucdi5075 Жыл бұрын
Tankiis NimcaaN hilaac wakurcyaa
@faadumocali4426
@faadumocali4426 Жыл бұрын
heeztan wan izka jecelahay ❤
@mariyohussein2428
@mariyohussein2428 2 жыл бұрын
Adan rabi kabryaaa nimcn hore usco
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heeskan Aad Baan u jeclhy runtii ❤
@yuzii69
@yuzii69 Жыл бұрын
Still😢
@mahiibeb1826
@mahiibeb1826 3 жыл бұрын
Love you man
@kotharkarim
@kotharkarim Жыл бұрын
Wow
@hamdamohamedqueenofheart4879
@hamdamohamedqueenofheart4879 2 жыл бұрын
raacdada xiisaha ibaday naftayda raali ka ahe jacayl waa rasamaal
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 8 ай бұрын
My favourite song
@asmaqueen4198
@asmaqueen4198 Жыл бұрын
13/6/2023/haben haben dhafay ayu iyahay xaqiqdii🫀😢
@Zyech0.0.0.1
@Zyech0.0.0.1 4 ай бұрын
❤❤
@cabdirisaaqmaxamed2893
@cabdirisaaqmaxamed2893 Жыл бұрын
Siweyn akuraabaa
@bisharabdi8099
@bisharabdi8099 Жыл бұрын
Big day for my self
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Жыл бұрын
Hees iga dheh🥲
@Nim670
@Nim670 4 ай бұрын
Rajada aan Kaa qaba Ma Ahan mid idlaanaysa cajiib ano go’aan kaa qaatay ba aaminsan maalin Uun Ina iskusoonoqonayno wx wlbana sidi kusolaabanayan 💔14/3/2024 ramadan 5:20 arornimo wxn tabay waqti xadirkan jcylkaagi nxristadi frxdi hagarla’aanta ahayd💔😭saladi aan sotukaday adiga ayan kuğu soduceystey ilahay hakuxafido dhib oodhana haka ilaaliyo marwlba wn kuduceeya qadarku sidu nabaday wxa ka weyn wxyaalaha iiiso sameysey iyo wanaagaagi hagar la’aanta ahaa maxamedow ilahay haku naxariiisto xaald walba jcylkeygiyow 😭💔💔💔💔
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 Жыл бұрын
Markii igu horaysay een wx Jcldy ayaan heestan arkay samayn ayay igu leedahay
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Ай бұрын
Hadaan kala raagna iyo Hadaan kala raar dagnaba Ruclaan kugu goobayaa Racdada xiisaha i baday Naftaada raali ka ah Jacayl waa raasamaal ❤️ 13 june 2024 4: 30 am🌙 Addis ababa
@abdiwaliabdullahigaas2269
@abdiwaliabdullahigaas2269 2 жыл бұрын
Asc
@ugasibarahim5005
@ugasibarahim5005 4 жыл бұрын
Rukuucda Sujuudka iyo saladona Raatubtaa. Raat utahay
@rahaosman8817
@rahaosman8817 2 жыл бұрын
One love
@cabdirisaaqmaxamed2893
@cabdirisaaqmaxamed2893 Жыл бұрын
Hadda is rto amahada isracisa siweyn bankuuraabaa
@hiraabchannel
@hiraabchannel 4 жыл бұрын
5
@naasiribrahim4837
@naasiribrahim4837 Жыл бұрын
Tarikh xasuus 22 3 2017
@cabdalealiisse977
@cabdalealiisse977 Жыл бұрын
HADᴀᴀɴ ᴋᴀʟᴀ ʀᴀɢɴᴀʏᴏ ᴋᴀʟᴀ ʀᴀᴀʀ ᴅᴀɢᴀɴᴀᴘᴀ ʀᴜᴄʟᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ɢᴏᴘᴀʏᴀᴀ😢❤
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 Жыл бұрын
dhibaatooyin ayaa nakala haysata anigiyo jcylkayga wxn sameeyana ma aqaan
@aaziyaedebzan1118
@aaziyaedebzan1118 Жыл бұрын
😪😪😪
@user-zy9hx6bk5k
@user-zy9hx6bk5k 9 ай бұрын
🥹💔
@Sayid-vb3te
@Sayid-vb3te Жыл бұрын
K6
@simanqalbiramasruunayuub7232
@simanqalbiramasruunayuub7232 3 жыл бұрын
Yo
@mohamedfanax1907
@mohamedfanax1907 6 жыл бұрын
Rajo Rajo ban kaa qabaaa
@insidemusto7766
@insidemusto7766 6 жыл бұрын
Nimcan hilaac wakka hirgly darnydi difti muqdisho ksoo racdyna somaliland ayay kagga hadhy #like_isaar inta tagerta
NIMCAAN HILAAC | LOOGADA QALBIGA | HCTV 2018
6:36
Horn Cable Tv
Рет қаралды 94 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
NIMCAAN HILAAC | ADAAN RABI KA BARYA | OFFICIAL VIDEO 2021
4:54
SACAD YAASH
Рет қаралды 51 М.
NIMCAAN HILAAC | WAA DHAQAN JACAYLKUYE | HCTV 2018
4:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 330 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇HEES CUSUB (NASAB OORIDAYDAAY ᴴᴰ)┇ LYRICS
6:40
Nimcaan Hilaac Heesti ''Ayaan'' 2017
7:13
Shaxshax Pro
Рет қаралды 269 М.
NIMCAAN HILAAC | RAALIYO HAWEEN WAA AYAAN | HCTV 2018
5:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 725 М.
Nimcaan Hilaac | New Song | WEHEL OFFICIAL VIDEO 4K
6:36
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac Hees Cusub Naxariis Lyrics 2019
6:10
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Nimcaan Hilaac Live JACAYLKII QABYOOBAY | HD
5:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 2,5 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН