NIMCO YASIN CARAALE IYO SHUMAALI HEESTII "HA BURBURIN KALGACALKOO"

  Рет қаралды 44,578

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

NIMCO YASIN CARAALE IYO SHUMAALI HEESTII "HA BURBURIN KALGACALKOO"

Пікірлер: 35
@abucabaas277
@abucabaas277 2 ай бұрын
Heestaan orginaalkeeda waxaa qaada hanuuniye iyo faadumo duur waa rrayadii jaamac sleebaan tubeec
@sulemansiryaaani6913
@sulemansiryaaani6913 9 ай бұрын
Waa macalimadaydii dugsiga hoose ee sheekh 1976 ilaa 1980 nimco yaasiin caraale.
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Heestaan haburburinin wacadko waxay ku jirtay Ruwaayadi Isiseega Jacaylka 1986 waxaan actor kowaad ka ahaa maxamed Saleban tubeen( aun) second actor Shimaali iyo Nimco yaasin. Hada Nimco yaasin ayaa Europe ku qaado waxaan filayaa Shimaali credit inuu ka helo Nimco yaasin marki ay qaado Heestaan Qurbaha
@abdishire4678
@abdishire4678 Жыл бұрын
⁴!
@abucabaas277
@abucabaas277 2 ай бұрын
Orjinaalka heestaan waxaa qaaday hanuuniye iyo faadumo duur
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Waa riwaayadii isaseega jacaylka Mohamed saleebaan tubeec iyo Shimaali Ahmed shimaali Legendary Night
@cabdiselaamxaaji8098
@cabdiselaamxaaji8098 3 жыл бұрын
Waayo waayo nimco yaasiin geenyo aan xiiseeyo quruxdeeda.
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa markay fayoobad ilayn way waalataye
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Cabdi Idiris hada wa inan sacad muse ah cajiib
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
@@husseinabdille show wa faaninti sabaan
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@husseinabdille kkk Nimco maaha sacad muuse wll
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Wajaale waa deegaan ku yaal waqooyiga somalia hal-abuur tilmaam ku sinayo miraha heesta
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Mashallah xasuus iyo xamar😘
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
aad iyo aad waayo waayo
@abdulazizmohamoud1945
@abdulazizmohamoud1945 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Mahdsanid Walaal waan qaldami karaa, lkn markii aan daba galay waxaan ogaaday inaaney labaduba qaadin oo ay yihiin Copy oo,ay leedahay Heesta Saafi Ducaale ee bal adigana isku day inaad wax ka ogaato,Mahadsanid
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Abdulaziz Mohamoud Waa run walaal ibna Adan beeynu nahay Heestan waxeey ku jirtey Riwaayad la odhan jiray Isa Seega Jaceylka oo uu sameeyey Jama Saleeban Tubeec Sooraan majaajiliiste ayuu ka ahaa 1986 kii. Heestana labadan Fanaan ayaa qaadayey riwaayada markey soo baxdey xagteeda sidaa ayaan ku aqaan Aun Saafi Ducaale heestan kumaan maqal Intaad ayaan xog ka hayaa sxb
@djao2212
@djao2212 4 жыл бұрын
Waa markii aay miyirka qabtay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Riwayadan waxa ku dawaday National theater hargeysa
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 17 күн бұрын
Riwaayadan waxan ku galay garoonkii kubada gacanta ee lagudhigi jiray riwaayadaha ee Burco 1994 waa markii ugu horaysay aan arko nimco qurux iyo shimaali iyo maxamed sulayman iyo intii kale ee lamatalaysay oo aanan hada xasuusan waxan ka xasuustaa xariifkii madoobaa ee ay ku daadisay ee isna ku daadiyey ee shandada hooyadeed tuugu ka xadayo soo qabtay.
@saleebaanabdisamad2990
@saleebaanabdisamad2990 4 жыл бұрын
Kuwii hore ku soo tuur isbuucii laba ama mid oo old video ah, si dadka u xiiseeyaan chanal-kaaga. Mahadsanid
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Adaa Mudan s@Saleeban
@haashimbare4936
@haashimbare4936 3 жыл бұрын
Nimca yaasiin caraale waa xiligey ahayd nimco sharaf hadase sideey isaaq u sheegatay beerta ayey gashay sumcadiina waa ka dhimatay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Nimco inaanu yasiib caraale dhalin saw lama wada ogeyn
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
ASAL waxaasa la yidhaa hees dee
@mersiisofficial127
@mersiisofficial127 3 жыл бұрын
heestaan markii iigu horasaye waxan ka dhageystaye barnamiji xulashad caweyska ee idacad horn afrik sandkii 2002 dii walaai xusuustaa gadhan jcl ban u qaadi jiraye hhhhhhhhhhhh
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Wagagay qumanayad
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Wakhti hore iyo xusuus
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Naasir Cabdi Aad iyo Aad waa xasuus hore iyo 1986kii
Haburburin Wacadkoo
8:42
NIMCO JAAMAC - Topic
Рет қаралды 863
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 144 М.
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 850 М.
hanuuniye & faadumo duur 💥 ha burburin wacadkoo 💥original Lyrics
7:23
XIDIGAHA BY WIISH AND SHIMAALI AXMED SHIMAALI 27 01 2017
1:01:51
Somali National Television
Рет қаралды 355 М.
Salah Bonge / Shimali Ahmed Shimali (  LIVE  WITH  IFTIN  BAND  )
8:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 78 М.
Roda & shimaali
7:18
Jabuuti TV
Рет қаралды 168 М.