Walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay, sida naxariiste leh oo aad noogu soo gudbisay heesta qiimaha iyo qaayaha leh, ee uu ku luuqaynayo Allah u naxariisto fanaankii weeynaa Legend Cismaan Maxamed Cabdikariim Gacanloo oo ay gadaal kala jiibiniyaan habalaha hobolada Waaberi iyo muusiga macaan ee Waaberi. 🇸🇴💯🇸🇴💕❤️💕🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💕💕💯👍🙏🙏💯
@VivaSomalia12 жыл бұрын
Mahad Sanid Walaalo! Heesaheeni hore iyo fanaanin teeni hore. Qaali bey igu yihiin. Haye, maanta anaga ma aan heysano Fanaankena Mr. CMCG (AUN). Marka heesa hooda waa ineynu dhowrno. Waa dhaqankena nooh.
@sewy82 жыл бұрын
@@VivaSomalia1 aad iyo aad walaasheey Allah ku sharfo mahadsanid 🙏🙏🙏
@saidojama11702 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay abaayo mcn quruxeey Fannani8teena sharfta badanaana Allaha u Naxariisto intoodi dhimatay qabriga Allaha u wada Waasiciyo kuligoid Allahumma Ameen
@VivaSomalia12 жыл бұрын
Adaa Mudan abaayo! Waa runtaa ee waa fanaanin aad u qaalisan. Anagana inaan xusuusano waaye!
@cadaala_filims2 жыл бұрын
Ku dhawaad 6 sano kadib ayuu Notification ka Channel kaani isoo dhacay. War inteed ka baxdeen?
@VivaSomalia12 жыл бұрын
KKKK walaalo waxey dhaheen, better late than never nooh...Mahad sanid walaal.