NINKII KHANISKA AHA TOBAD KEENAY GABAR GUURSANAYA KENYA DAAWO WARAYSI

  Рет қаралды 85,614

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 531
@waridaadtv5645
@waridaadtv5645 3 жыл бұрын
SHARE GAREE GAADHSII DADKA KALE MUQAALKAN FADLAN 🙏🙏
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 жыл бұрын
😱😱😱😱🤮🤮🤮🤮
@hanadiscoofficial5329
@hanadiscoofficial5329 3 жыл бұрын
Hooyadaadii doqonta ahayd wase si ixtiraamle wax uwarayso doqonyahay
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 жыл бұрын
Asc walaal waridaad madbedeshid warqaad ba marwalba soobodayse
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
Nin xun ayaad tahay sixun ayaad uwaraysatay ninka
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
War su ala ah qaarba cadiya lakin qarba liita oo qofka sii fogaynaya ee kada lacala hadi ad midkanokala ah ad diib uwaraysato haku fogan
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 3 жыл бұрын
Waryaa war idaad adigu maxaad sixun ugu waraysanaysaa wllo qofka markuu xumaan kasoobaxo waa loodhibriyaa oowaaloo xadiisiyaa ilhy waa qafuuru raxiim
@ifrahmahamud2534
@ifrahmahamud2534 3 жыл бұрын
Sax
@IS-ANFAC
@IS-ANFAC 3 жыл бұрын
Waa runtaa walaal waan kugu raacay
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 3 жыл бұрын
Saxa waye
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
WLH WAN KU FARXAY HADAL KADA
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Sax
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 3 жыл бұрын
Adigu si xun baad u wareysineysaa professional noqo pls waa qaldan tahay su'alaha xun ka daa thanks
@ifrahosmanidris7113
@ifrahosmanidris7113 3 жыл бұрын
Waraysigu manta wuu kaa yara xumaday allaha ha hadeeyo
@queenbos558
@queenbos558 3 жыл бұрын
Ilahay baa So hanuuniyay andigu maxad sidaa wax ugu waydaynaysa
@Minagamzel
@Minagamzel 3 жыл бұрын
Ya Allah wanku farxay wayo wan jecela inow mar un so hanuno
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
ALXAMDULILAAHI
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
Ha caynin wiilka ilaah ka baq rabigaba dadka waa cafiyaaaa ee alle ka baq
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Wiilku asaga afkisa kaa sheegeye Waa Waasakh niinka caad caagtis Leef leeye asaga sheegeye iinu yaaheye khaanis oo aids qaaba
@mx112e6
@mx112e6 3 жыл бұрын
Hani Hassan, qiirada noocan ah naftaada ayay halis galin kartaa. rabi wu cafiya adoomadiisa, lkn adigu qofka background kiisa ayaa ku muhiim ah inaad ku qiimeyso, kulama yaabayo waayo, Dumarku waxay fiirshan ninka mustaqbalkiisa wanaagsan,waana taas mida dhibta idiin keenta Raguna waxay fiirshan dumar taariikhdooda hore wanaagsan tahay
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
@@mx112e6 masha allah dumarka xamaasadooda waa sidaaan waa runtaaa Qofka taariikhdiisa hore ma fiiriyaaan mida markaas hortalo ayay fiiriyaaan laakiin Cashar Ayaan hadalkada kala baxay thank you
@mx112e6
@mx112e6 3 жыл бұрын
@@hanihassan1766 Ok , abaayo haddiyad SUBSCRIBE ah ayaan ku gartay anigo walaalka ah. maddaama anan ku hor joogin, Guul & farxad waarta ayaan ku rajeena insha allaah🌹👍
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
@@mx112e6 thank you
@abdulkadirmohamed8614
@abdulkadirmohamed8614 3 жыл бұрын
Yaa Allah u danbi dhaaf oo noloshiisa inta danbe khayr uga dhig yaa Allah(Aamiin Yaa Allah)
@halimajama8853
@halimajama8853 3 жыл бұрын
Makhladame waa Allah wiilkaan Somaliyeed yaan lagu talax tegin. Hore usoco ayaan ku dhihii lahaa Allah swt amin sincerely na ugu toobatkeen. Ibna Aden waxna kaama qaadi karaan waxna kuma tiri karaan. Keep going don't look back try your best please your creator. Take care.
@suhayradam2434
@suhayradam2434 3 жыл бұрын
😂😂 waridaad waa walanthy kulaha gabadhu ma walashaa Bay noqon Ninka gabdhaha ha nacsiin gabdheheenu wax badan bay asturaane Thanks waridaaad❤
@m.sharif382
@m.sharif382 2 жыл бұрын
Wariyeha isagaa cod qaniisle waa baaster
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 жыл бұрын
Walalo haadu toobaad keeney waa ok 👍illah baa biniadinka hanunsho. Haalo duceeyo.🤲💖🙌🙌👍
@CawoMohameth
@CawoMohameth Жыл бұрын
Inu daynaayo yaa hubadee
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 3 жыл бұрын
Ayaa Allah wiilkaan cawi oo ragnimadisa usoo celi oo hanuuni
@xasandarwiish1848
@xasandarwiish1848 2 жыл бұрын
ninkan fotada lagaso wasay cajabbadana
@sumishbae8226
@sumishbae8226 3 жыл бұрын
Msha allah dadka dhan hadalo wanagsan bey soqorayaan somali inta wanagsan baa badan🥰🥰🥰🥰🥰👌
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah alxamdoulillah 🙏👍💕🇩🇯🇸🇴
@saamquen7928
@saamquen7928 3 жыл бұрын
Walal izka daa somaali qofka lama bahdilo wllo wuu so laabtay ee ha fogeen
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 3 жыл бұрын
Waan soo laabtey buu ku yiri magaca xun kadaa wallo ilaahey wuxuu ugu jecelyahay qofkii towbad keeno diinteenu waa nasteexo mana kahelin sidaa u wareysatay zubxanallh😭😭🥺
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 3 жыл бұрын
Alle ha soo hadeyo alle waa qafura raxiim alle nin nimadiisi ha u soo celiyo asagan waxaan kula talinayaa in uu alle ku cararo alle.baryo waxaasan intuu ka fogaan karo ka fogaado wali waqti baa heesataa deeqow wll adiga uu alld nin rag kaa dhigay ha isbahdilin. Markaste alle qalbigaaga soo galiyaay in aad waxaas iska dhaafto ha kuugu wado oo ha kaa modoweeyo allahuma ameen
@ifrahmahamud2534
@ifrahmahamud2534 3 жыл бұрын
Hanuunka allaaha aya iskaleh wllo ee salada badso duuko duceeso wll 💯🙏
@hoorulain5527
@hoorulain5527 3 жыл бұрын
Allah is most merciful and most forgiving.may Allah forgive us all and make it easy.
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 3 жыл бұрын
kadaa kadaa kadaa walaal istaaq furu laah watooba ileeyhi waa mucjiso ilaahey nama tuso asaga na alaha miyirkiisa haku soo celiyo walaal adna wareysiga qayaxan kadaa umadaana dhegahooda uma fiicna laguma tiiq tiiqsado ninkaan waa siyeysanyahay iskuma san banaana alaha caafiyo hanuunka alaha ugu daro
@fariyosee793
@fariyosee793 3 жыл бұрын
Subhaana llaah wariyuhu warbixin xumaa
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 жыл бұрын
Mashallah wll mcne illahay baa ku soo hanuniyey illahay waa qaafuru rahman illahay hakugu wadho hanunka iyo dhaman ku luunsan aamiin yaa llah
@yahyebiixiofficial
@yahyebiixiofficial 3 жыл бұрын
HIV AIDS ayaan qabaa somu laheen o muxu raba cudurkan inu faafiyo bisinka war is ilaaliyow hablow lacag ha firinina ee cudur ayu faafin rabaye bisinka
@abdielmi5603
@abdielmi5603 3 жыл бұрын
HAAH WUXUU QABAA AIDS ✅ ASAGAA AFKIISA KA SHEEGAY CUDURKA WAXAA KU RIDAY RAG SOOUTH AFRICAN AH OO XOOGAY ✅✅✅
@al-taqwa2780
@al-taqwa2780 3 жыл бұрын
Illahoow awoodada ku so hanuni ninkas iyo inta kale ee qaladka gashey
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
Amin yaa Rabi Amin yaa Rabi
@faizasaid5745
@faizasaid5745 3 жыл бұрын
Yaa Allah wiilkan caawi oo Raga nimadiisa usoo cele
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AMIIN AMIIN AMIIN ALLAHAYOOW
@hodanmindhayare3666
@hodanmindhayare3666 3 жыл бұрын
Allah soo hadeeyo wax kaloon idhaahdo garan mayee adna kadaaa wall sida foosha xun eed uwaraysanayso
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
Thank you sualah ad weeydisay waxad tahay weriye🤴 geesi ah good job 👌
@sadiahassan798
@sadiahassan798 2 жыл бұрын
Mashaallah Allaha Ku hanuuniyo wax wanaagsan weeyein aad illahay isu xir
@suledwarsame3061
@suledwarsame3061 3 жыл бұрын
Ninkan wariyaha ah waa bilaa aqli,,
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Waa inan qalbi wanaagasan ilaahay shaydaanka ha ka reebo. Kan wareeyasanaya waa reer miyi xitaa sida wax loo waraysto ma garanayo. Waa inan akhlaaq wanaagsan. Waa gabadh sharaf leh waa wiil isku kalsoon kuwa is qarinaya ee xaas leh hadana raga u tagaya ayaa ka liita Isagu waa daacad ilaahay ha hanuuniyo amin ya rabi inshaalah
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 3 жыл бұрын
Walaalkeey soo dhowoow. Bin Adamka dhan waaqsldamaa. Qofka intaanu dhiman toovada waa u furantahay. Allah cafis weeydiiso. Waalidiintaada cafis weeydiiso. Towbo dhan ahlaam6 imoow . Wanaaji xiriirka aad la leedahay Allah iyo kan waalidkaa. Allah Allah bari. always remember there is No one is perfect. Dulqaado iyo go’s an adag lohoow.
@ifrahjama630
@ifrahjama630 3 жыл бұрын
Masha Allah illaahay ha soo hanuniiyo waa wxa wanaagasan hadu ka baxay ee ha foogeenina soomaaliyay
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 3 жыл бұрын
Walaahi waa suaalo muhuuma saqajaanka dhabarka kaga jabi suaalaha waliba waydii HIV ayaa odayga aan wada joognaa qabaa
@samiixoabdiqadir3855
@samiixoabdiqadir3855 3 жыл бұрын
Wuuba ka qaaday cudurka
@anabnur6313
@anabnur6313 3 жыл бұрын
Soodhawoow wll diinteena waa nasteexo iyo naxariis ale utoowbad keen habeen iyo maaliba ale waa mid cafinbadan oo naxariisbadan oona mumin iyo gaalba unaxariista waana mid aay adagtahay qabadashadiisa Allow haanaqaban ee noodambidhaaf Wll ale haakuudambidhaafa arintaas waa arinadag ale kuoo Aadna ubara Habeeynkii xilidambi ale aad ubari kunaoo alana Wll haakucafiyo inshaalh
@khadarmx3185
@khadarmx3185 3 жыл бұрын
aniga waxy ilatahy ninkan a rinkan daacada kama aha ha la iska eego waxan qudhunka ah ayuu dadka wax caadiya uga dhigayaa waayo hady dhabkathay mediyada ismuu keeneen arintiisa hoosbuu wadan lahaa
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 жыл бұрын
So, what? In lacaayo miyaa mise in wax loo sheego oo loo dajyo ree baadiyo bartey sida comments af ku dhiigke ah ayaa tahay. Qof ka hadan qax fiican u shegeynin iskaga aamus.
@lajecleey
@lajecleey 3 жыл бұрын
Wardaa waxaa tahay qof xun sabb aad qaniis ugu qoree qofka ilahey baa soo hanuuniyay marka hadaa waraysi la yeelanaysid si edableh u warayso oo aqlaaqna leh
@kadaficisse9626
@kadaficisse9626 3 жыл бұрын
sax wlhi wllo
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Waruntaa ziz
@mohaashelffi2935
@mohaashelffi2935 2 жыл бұрын
Sax wllh
@AndoulkarimAhmed-rc8pk
@AndoulkarimAhmed-rc8pk Жыл бұрын
Ilaahay hakaa aqbalo towbadda walaal. Islaamku wixii hore ma eego
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Жыл бұрын
Ma sha Allah Allah baa soo hanuuniyay ee sida inuu usu aalo maa ahayn wardaad
@ummaxamada4872
@ummaxamada4872 2 жыл бұрын
Walaal aad iyo aad ayaan ugu farxay yowbad keenkaaga waxaan ku jiraa dadka kuu duceyn jiray maashaa allaah ilaahey ducadeena wuu noo aqbalay walaal hooyo ka duceyso wax walbo oo ay ku dhahdo u dulqaado wax alla waxey rabto u qabo ilaahey ha kula jiro maadhaa allaah gulryso
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 жыл бұрын
Congratulations to him l’m happy for him welcome come back to Muslim and have some respect for your mother
@mohamudyahya5409
@mohamudyahya5409 3 жыл бұрын
Allaah ha soo hanuuniyo, towbadda Allaah ha ku saacido, Inshaa Allaah.
@gacalo6709
@gacalo6709 3 жыл бұрын
Qofka haduu ku dhahay Waa toobad keenay waxyaabaha xun Ina weydiiso Waa laga fiican yahay maansha allaah dheh u duceey subxaanalaah
@sabriinjama5201
@sabriinjama5201 2 жыл бұрын
alle ayaa soo hanuuniyeey m.a alle baa mahad leh🥰❤💯
@ifrahjama630
@ifrahjama630 3 жыл бұрын
Waridaadow waxan ka Codsayaa wiilka in ad isgarab taagtid oo aad Ceebtiisa astortid wilkana waxan illaahay uga baryayaa in ILLAAHAYi dinta haku sugo masha Allah is waa farxad dub hawnooqon
@farhiyamohamuud1497
@farhiyamohamuud1497 3 жыл бұрын
wll adigu illlahay haka baq o magacisa ugu ku sheeg mar haduu yidhi wan tobadkenay laga yabaa inuu illahay cafiyo
@xamdacaliciise9583
@xamdacaliciise9583 3 жыл бұрын
Waar yaa sidaa wxa u waraysanayso waa qalad
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Ilaahay ha kaa masaxo hamiga qaldan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
AMIIN AMIIN AMIIN ALAHAYOOW 😭😭😭
@khabibtheeagle1007
@khabibtheeagle1007 3 жыл бұрын
Mashallah welcome back brother
@housseing
@housseing 3 жыл бұрын
Waridaad tv ninyahow wax ka suaalo folxun ma arag qofku waan toobad keney ayu ku yidhi marka wixi horee qashinqubka kuriid adigu cafis u ma haysid ee Allah aya cafis u haya ee magalo xunjooga saxiibow nagadhaaf.
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Ibraahiim walaal soo dhawoow toobada way furantahay ale lagaama xigo ee isu dhiib si niyo ah 5 waqti tuko tasbiix la imoow bisha rabadaana soon kana qoomamee xumaanti ad samaysay oo dhan hana u noqon bartanbe danbi wayn yaad ku dhacday ee toobad keen fiican la imoow oo noolashaadi adoonyo waad baabida ee tan aakhiro oo dhamaadka lahayn suubso rabi isku xir dadka ha dhegaysan masaajidka isku soo koob
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 жыл бұрын
Kadaa kadaa suaalha aadka u adag kaliya u duceeya somaliyeey u duceeya please wiilka Alle hakuso hadeeyo u duceeya u duceeya somaliya 🤲🤲🤲
@musbaxdaofficial677
@musbaxdaofficial677 3 жыл бұрын
Alaha u aqbalo hanuunkiisa asaga qafuru raxiim ahe aamiin
@ilgaronolashadhabraah1709
@ilgaronolashadhabraah1709 2 жыл бұрын
qalbika ha ka jiwiin plz wayo waxaa tahay wariye
@amalali2981
@amalali2981 3 жыл бұрын
Ninkii soo hanuuno waa laguursadaa niyada malaga jabsho lkn Hiv miyaad gabar walaa shaa ah ku ridee walaal
@saynabdhamac8192
@saynabdhamac8192 3 жыл бұрын
sax sualaha ad weydineyso wey fcantaheyn in lagu adkeyo wayo qofka waxa uqarson in laogado aya wanagsan biri qaladkii inu soceliyo mhan
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Will daacad waaye allaha cafiyo allaha soo hanuuniyo
@shukriabdi5873
@shukriabdi5873 3 жыл бұрын
Asc masha alaha tabaaraka alaha walala ha walwalin gadaal ha u noqon horay u soco wax walba waa kuu hagaagayan waxaasu waa macaasi kafogow alaha baa yiri laa taqrabuu sinaa inahaa faaxisha baro diinta islamka Asc
@Layla-bx4oz
@Layla-bx4oz 3 жыл бұрын
Mashallah May Allah help him inshallah
@sahraosman2285
@sahraosman2285 3 жыл бұрын
Sidii naagtii honcable Hargaysa joog tay Ayuuwax uwaraysanayaa aaway xishoodkii sumxaanallaah.war ilaahay kabaqa sumxnallaah
@marianali3366
@marianali3366 3 жыл бұрын
Ilahey hamigiisa allaha yeelo Halasoo dhaweeyo hanunka allaa iskale Somaliyey dhowbada allah iskaleh
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M A.HADII AAD U SOO.LAABATAY RAGANIMADAADA.ALLE WAA INAAD BARIDAA
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 жыл бұрын
Mashallh haduu kasoo noqday xaarantii uu ku jiray 👏lkn gabdha uu guursanaayo mafiicno inay raacdo rabi taankeeda Waxaan oogula talin lahaa udoor ciyaalkada aabo wanaagsan
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
inanka waxaan leeyaha allaah sidhab ah ugu toobad keen toobada waa la aqabalayaa ilaa qiyaamaha lagagaadho insha allaah
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 3 жыл бұрын
War suxufinima soo baro ilaahey baa wax cafinkaree ilaahay la baq sidaa wax looma wareysto subxaana Allah
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Waa nin shaydaan duufsaday oo meel xun dhigay allow soo hadee wiilkaan iyo inta rag ah oo qaniisiinta ah teeda kale sow kii lahaa H I V yaan qabaa ma inuu dadka fidneeyo yuu rabaa oo gabdha xanuun ku rido
@samiixoabdiqadir3855
@samiixoabdiqadir3855 3 жыл бұрын
U jeedadiisa waa intaas
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 3 жыл бұрын
Ninkan khatartiisa ayuu leehay wuxuu durba gabadh u dalbanayo ayuu qabaa haduu toobad keenayo maxaa naag ku xidhay toobadiisa illahay umada haka qabto
@samiraali1925
@samiraali1925 3 жыл бұрын
Aniga waxan in shegaya Somali maxamed qofka hadu tobad keeno markasta tobada wey furantahay diinta muslimkana wa nasteexo qofka sidan adag ha uwaraysanina nasteexo iyo wanag kuso dhaweyo asagana inu dinta sababtas kujeclado a laga yaaba adinkana ilahay sababtas inkugu naxariisto😁
@umomar2743
@umomar2743 2 жыл бұрын
toobad keen walaalo ilaahay raaligali Buena aadam warkiisa kabax waa lidkaana raali gali markaa waxwalba wuu kuu hagaagi
@hamzebboy8950
@hamzebboy8950 3 жыл бұрын
Ilahay hasoo hadeeyo wllken somliyeed🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😰
@sacido1721
@sacido1721 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u danbi dhaafo Nurkish waxaan kugula talinayaa hooyadaa ka soo duceeyso marka hore
@ifraaxahmed
@ifraaxahmed 3 жыл бұрын
Walal deeqow waxan ku sheegaya adiga iyo illahay cid kaa xigtaa ma jirto ee adigu Ducayso oo illahay bari insha allah waad liibaneye illahay waa cafis badane naxariis badane
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay baku so hadeyaay insha Allah hanuun kamila alle ha ku siyo diintada suban iyo dhaqankaga kuso noqa ..
@gabadhiriyada450
@gabadhiriyada450 3 жыл бұрын
allah wa qafura raxiim wana naxariis badane allah dembigisa ha udhaafo rabbi haso hanuuniyo 😍
@mx112e6
@mx112e6 3 жыл бұрын
Wariye ka fiirso hadalkaada ,Guur wa kan allaah uyaqaan guur, Qowmu luudhnimo iyo wax allaah uu xaraantimeeyay hasiinin magaca guur
@asmaalicigal3308
@asmaalicigal3308 3 жыл бұрын
Subxaanallaah ilahay baa soo hanuuniye ee kadaa qoraalkan ciwaanka aad uga dhigtay inaadeer isna ilahay xaqa hatuso
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
Illahay haku soo hadeeyo illahay ayaa quluubta ladanahay gedfediya illahay khayrka hakugu soo gediyo oo hakaa soo reebo shaydaanka ku lunsaday
@fadumoaden9941
@fadumoaden9941 3 жыл бұрын
Alal ilaahayow cuduradey faafinayan qaniisinta gabdhaha somalida kaqabo Adiska
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 3 жыл бұрын
Salaamaad min kuli shar aloow nooxafid soomaalida.waan ku dhaaranaaye
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 жыл бұрын
Waxaan wareysi maba yaqaane wariye maba ahe Wiilkan allaha ku xafido towbada uu keenay
@aminaohassan1893
@aminaohassan1893 3 жыл бұрын
Allah subxaana wa tacaala toobada ha kaa aqbalo jidka toosana ha kuu yasiro Amiin Amiin Amiin ya allah
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 жыл бұрын
Iskadaay marhadu danbigu u galeey kasonqday Alle toobad wu Aqbala kada wareesigaag kadabci please toobadu wayfurantey daay wiilka hafogeenine Yaa Alle
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 жыл бұрын
SUBXANLLAH SUBXANLLAH ILLAHY UMADAN HASO HANUNIYO
@mohamadidauud6247
@mohamadidauud6247 3 жыл бұрын
1999 hooyo ayaa iku dan besay aa wllhi waarinxun wainaa hoyodeesa waainaa utago kadib baa kursa dooona sidaasba gajacelahy hatan too ba geentay alx wan lasoo dhaweehaa
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Allaha🤲🤲🤲🤲🤲
@Duqabto
@Duqabto 3 жыл бұрын
Ninkaan wariyaha ah isagaba akhlaq xun sualaha uu waydinaya ilahayba rali kama aha maxay tahay ma ku aninayasa mada og calimuqaybka Subxanallah Subxanallah Subxanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱ceeb
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
XasbunaLaah.wanicma.wakiiLan
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
Ilaahaay haku hanuuniyo ninkaas shaqa haka dhigane taada ilaasho
@nuragure2954
@nuragure2954 3 жыл бұрын
Asc waalo daacad ayuukuugu waramay adana waad ciyaataysaa subxanalah ilaahay haunaxariisto isaga ayaa waxcafiya lagama daalo baryada Allen zubxaanu watacaallaa W orandadkayga illaahy Markasta xus ooxasuusnow waraysi dambe habixin qayr based heli toobadu waa qalbiga 🔐
@mohamedmazka3863
@mohamedmazka3863 3 жыл бұрын
Wariye wxaan kuusheegaya in diinteena mcn ay ina fararty in qofkii soohanuuna diinta lugu farxad galiyo wixii horana la ilawsiiyo lkn adigu wxaadba udhaqmaysa sidii qof kaxun hanuunka rabbi hal eray oo dhiiri galin ah ma aadan oran ninkaas alle soohanuuniyay nio stubit bad thy carrab wayn
@Sulfekarim2020
@Sulfekarim2020 3 жыл бұрын
Gabadha ma walaal baad ka dhiganaysaa kulahaa War wuxu af adkaa wasridaad
@hawamaxamud3869
@hawamaxamud3869 3 жыл бұрын
Allah ha soo hanuuniyo laakiin waridaad su.aasha ka khafiifih waxaa dhageysanaya waa umadii oo dhan.
@samiiraali9857
@samiiraali9857 3 жыл бұрын
Kan wax waraysanaya waa bilaa asluub ish badow wlky hambalyo ilahay hakusoo hanuuniyo saaku soco ilahay naxariistisa cidna kama xigto
@abdiboulale4995
@abdiboulale4995 3 жыл бұрын
Wariye maaha kani waaa gudaafad isaga ayaa khaniisa wariye kusheegu
@ruqiyamahmoud2128
@ruqiyamahmoud2128 3 жыл бұрын
Soo ma dhihiin edhis ayaa igu dhacay maxaa ugu ciyaraa gabadh dadow ?????
@sahrahassansahruja3092
@sahrahassansahruja3092 3 жыл бұрын
Ineeqabto lagaayabo ullah nagumaridee
@yahyebiixiofficial
@yahyebiixiofficial 3 жыл бұрын
Ana wan so qoray hadalkas wll ninkan hadu tobad keenayo muxu gabar dhaqso uraadiya mise tobadkenta ma guur ayu u yaqaana shaydhankan cudurka so faafi aya la dhahay ninkan galadi aya so dirtay
@suhmohamed8678
@suhmohamed8678 3 жыл бұрын
So qaldan baad waraysiga u qaaday dadka ixtiraam wll oo magac buu leeyahaye ugu qor magaciisa subxaanalah
@KaderHussein
@KaderHussein 3 жыл бұрын
Walal bukuleeyahay adna qab arxandaro ah Bad uwaraysanaysa Kayar qafifi oo naxaris hadalkaaaga hakujirto ninyhow wakuside agah Illhy hanuunka asaga hayo
@xanaancumar5436
@xanaancumar5436 3 жыл бұрын
Alle hanun dhab ah ha siiyo alle waa cafis badane
@raxmahappy9263
@raxmahappy9263 3 жыл бұрын
Subaxanaalaha hadad sa ku dhimanin wa mahade xuska al badi oo quraan is saar ihyna wa qafuuru rahiim
@hawoali3521
@hawoali3521 3 жыл бұрын
Asc walalo ninka dhahaya Waan soo laabtay horta inta aadan soomaali ulaaban rabigaa ulaabo iyo towxiidkii aad katagtay ilahay wuu ku dhaafi wuuna ku cafin inshallh intaasi markaad latimasdo waxad noqoneysaa qof muslim ah oo xurmo leh naftaada iyo malkaaba cidna kuma xad gudbi karto marka labaadna mujtamaca muslimiinta ah oo dhan baa walalod tahay oo aad kamid tahay ugu danbeyn qof somaali ah oo dhaqan iyo dad leh sodoo kale wiil famlly leh hooyo aabo walalo oo la jecel yahay ayaad noqon intaas oo nimco ah baad heleysaaye go aan kaas ka dhabee soomaliyey adinkuna soo dhaweya una duceeya dad asaga oo kale ah baa soo noqon doone inshallh
@farhiyaaden2834
@farhiyaaden2834 3 жыл бұрын
Waridaad tv waxaan kamid ahey tageerahaaga waxaan codsanayaa wiilkii Nurkish wuu ka xumaadey inaad kutidhaahdo khaniis madaamuu ka toobad keeney markaa hadaan nahey tagerahaaga raaligalin kabixi
@ladanali5864
@ladanali5864 3 жыл бұрын
Ilahey haku so hadeyo wilkan aad Ayan uga walwali jiray mansha alah
@hamzanoor8708
@hamzanoor8708 3 жыл бұрын
Ninkaan Allah hanuuniyo. Lakiin sheekadiisa meeshaas nooga eekeya.
@sucaadmacalincilmi1304
@sucaadmacalincilmi1304 3 жыл бұрын
SOW TUU YIRI AYDHIS Baanl Qabaa
@nuraali8671
@nuraali8671 3 жыл бұрын
@sucaad macalin cilmi. 😂Waa runtaa he had AIDS very sad 😔. May God guide him into the right path. Waano Iyo khayr baan U rajaynayaa 🙏🙏🙏
XASAN SHEEKH WADANI TAAGEERAY ADNA AADAN KA DIGTAY DAAWO SALAMAAD
11:28
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 339 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 7 МЛН
MURSAL MUUSE GABAR KALE MEHERSADAY HAMBALYO 🌹🌹
9:31
waridaad TV
Рет қаралды 129 М.
ISAAQ WAA YUHUUD GAALO GARAAD JAAMAC SUBXANALAAH
11:13
waridaad TV
Рет қаралды 41 М.
KABTAN AYUUB NAAGO AY QABTEEN IMIKA DAAWO
10:45
waridaad TV
Рет қаралды 48 М.
XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH
45:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 368 М.
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН