Nuxurka safarkii Jabuuti ee Firdhiye, Is aragii Geelle, IGAD,dooda maxaabiista & qodobo kale

  Рет қаралды 47,701

Gaylan Media

Gaylan Media

16 күн бұрын

Nuxurka safarkii Jabuuti ee Firdhiye, Is aragii Geelle, IGAD,dooda maxaabiista & qodobo kale

Пікірлер: 99
@enghassansaid9814
@enghassansaid9814 14 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 14 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 14 күн бұрын
SCW SCW SCW♥
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 14 күн бұрын
Ssc khaatumo guul iyo gobonimo from muqdisho🇸🇴❤🇸🇴
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 14 күн бұрын
mhdsnd jaalle
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 14 күн бұрын
SSC khaatumo gull gobonimo inchallah IAM from Djiboutine ❤❤❤❤❤❤my blood ❣️ wllo🇩🇯🇩🇯🇩🇯 victoire SSC khaatumo
@abusultan011
@abusultan011 14 күн бұрын
Macha Allah Merci
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 14 күн бұрын
SSC Khaatumo guul insha allah ❤❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 14 күн бұрын
KHAATUMO ♥️🇸🇴 PUNTLAND
@moebabakar9511
@moebabakar9511 14 күн бұрын
No Friends just only interest 😅🎉
@abdullahmahad8885
@abdullahmahad8885 13 күн бұрын
Yeah just like always politicians no freinds
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 14 күн бұрын
Dhulbahante haday sidaaas ku socdaaan Kingdom familj la tashadaaaan Muuuuse say u dileeen Bay ismaaaciiil u Dili karaaaan 🧠🧠🧠🧠🧠
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 14 күн бұрын
Waa qasab taasi
@user-hc3wp3pp7p
@user-hc3wp3pp7p 11 күн бұрын
Mashalah guul ssc
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 14 күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴 💯 ✅️
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 14 күн бұрын
Wa No maxaabiis la Sii daaye SNMTA iyo faransiiiius iyo ingiriis waxkale ha loo sheego
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 14 күн бұрын
Guul SSC.ismail gelle no amin.
@abdullahmahad8885
@abdullahmahad8885 13 күн бұрын
Mashallah ssc khatumo
@mohamutmohamet4249
@mohamutmohamet4249 14 күн бұрын
Ssc guul iyo gobanimo
@hodanmahamed7419
@hodanmahamed7419 14 күн бұрын
Guul iyo midnimo qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CabdiwaliAxmedwarsamecilmi
@CabdiwaliAxmedwarsamecilmi 14 күн бұрын
Walaahay lama aamino karo geele iyo jabuutiba
@AhmedCali-vw8jc
@AhmedCali-vw8jc 14 күн бұрын
salaanta masoo celiyo farah
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 14 күн бұрын
geell kharashkii kaga baxay Biixi umalayn maayo inuu Cidkale ka dooranayo kaliya waa Kululeen Muuse
@hodangurxan1910
@hodangurxan1910 13 күн бұрын
Ssc. Khatumo guuuul❤❤❤
@mohazat5009
@mohazat5009 14 күн бұрын
Somalia is one
@user-mc2hu7cq7m
@user-mc2hu7cq7m 13 күн бұрын
Geylan halgamaa baatahay sxb❤ 😊
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 14 күн бұрын
Geelle wuxuu firdhiye ka doonayaa waa labo arimood 1- sidii uu maxaabiista uga qaadi lahaa laaacaanood 2- sidii hubka SSC ka qaadatay sL dib loogu qabsan lahaa Ismaaciil dage waligii wax dagan ma daayo iska ilaaliya👍
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 14 күн бұрын
Waxasi waa tuhun aan cadayn wadan Ismaciil aya hub ugu deeqay Somaliland mise ciidamada beesha ciise ee ka tirsana ciidan Somaliland ayaad Djibouti ku khaldaysaan inleen Ciise Somaliland gobol ayu ka daga beesha Ciise iyo beesha Dulbahantana colaad kama dhaxayso geeloguna ismaso gaadho colaad ka dhaxayn karta maba jirto
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 14 күн бұрын
@@Sam_Saylici ismaaciil waa dhibloow meel uu kaa soo galaba meel uun buu kasoo dusi
@CabdalleAadem-do6pi
@CabdalleAadem-do6pi 13 күн бұрын
Dhulbahante turub baray
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 14 күн бұрын
Geele muxuu hayaa?
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
isaaq iyo ssc way ukaladhamaatay oo wax isdhexmara majiro waayo dee isaaq nabad horta dhab haka ahaato
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
wallay baan puntland dhabarka looga jebineyn war reer ssc yoow puntland wa hooyadi ee dekedaha ha uso baneynin ileen ssc iyo puntland dhaqaalaha iyo aminga way wadaagan
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 14 күн бұрын
Agah , puntland cid wax yeelaysa meesha lagaga ma hadal .
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
​@@mahdibahdoon9742ssc puntland bay wax kalaso degta oo kaso iibsata marka ismaacil jabuuti bu uleexiyay ganacsigi kadhexeeyay ssc iyo puntland
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 14 күн бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs Sug ha deg degin , anigu harti ma ihi laakiin u malayn maayo Fardhiye inuu sidaa yeelayo.
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 14 күн бұрын
Waxas yaba kahadlay adiga wa dagdageysa walaley vedio dhageyso horta waxan umaleynaya adigon dhameysan bad wax soqoreysa
@CiidKhalif
@CiidKhalif 14 күн бұрын
Somalia mid ah insha alha🇸🇴🤝💙
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 14 күн бұрын
Good 😮
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 14 күн бұрын
Masha'aala Allah Alla ha la qabto xaqq cadaalad ku salaysan inay helaan.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 14 күн бұрын
Guul SSC ❤️❤️❤️❤️
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 14 күн бұрын
😊
@CabdiW
@CabdiW 11 күн бұрын
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 14 күн бұрын
Guusha KHAATUMO ♥️🇸🇴 kuma iman MEHER, XEEDHOOYIN ee wuxuu ku yimid xinjirta QALASYADA & DAHABKA GABDHAHA QURXOON🎉❤
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 14 күн бұрын
Good 😢
@ZuhourMohamed
@ZuhourMohamed 14 күн бұрын
Magdhawna waa inay ka bixiyaan Duqaymihii ay ka gaysteen laascaanood iyo magta bulshadii ay laayeen. Markaasa laga wada hadli karaa maxaabiis in lays waydaarsado.
@AbdiXaahi
@AbdiXaahi 12 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 14 күн бұрын
👍
@HardTalk1
@HardTalk1 14 күн бұрын
Miyaynu maqalay meel ay Djibouti weligeed caawiyeen
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 14 күн бұрын
Asc mudane ❤
@muuseabdi9810
@muuseabdi9810 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@prosl11
@prosl11 14 күн бұрын
Guul jamhuuriyada barakaysan ee somaliland
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 14 күн бұрын
Warwaxani macguul ma aha geelle somalilaand ayuu kasoo horjeedo iyo maxaabiista siidaaya
@mahdiosman7114
@mahdiosman7114 14 күн бұрын
Vive ismael🇩🇯 Bey
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 14 күн бұрын
Waa.guul.ssc.laakiin.geele.lama.aamini.karo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
madaxweynaha ssc khaatumo ismaacil horor ma xabsi kuhaysta oo u afduubanyahaye ee halaso badbaadiyo
@AbdiXaahi
@AbdiXaahi 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbdiXaahi
@AbdiXaahi 12 күн бұрын
Esss
@user-eu1dc4jt9r
@user-eu1dc4jt9r 14 күн бұрын
Cadawgaaga cadawuugiisu waa wllkaaa guuul ssc
@seefudinalcali2248
@seefudinalcali2248 14 күн бұрын
Ma jabuuti baad joogtaa
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 14 күн бұрын
Dowlada somalida AQOONSI buuxa iney siiso ssc waa ku qasab ileen wataa so af jartay qaranki 32 ey ka baqayeene
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 14 күн бұрын
Guul SSC ilahay nabada hanoo adkeeyo
@user-xj5uq7hn7j
@user-xj5uq7hn7j 14 күн бұрын
Asc
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
War waxba kudhacay firdhiye aflibaax bu kudhacay oo ismaacil horor ba meel xidhay oo maali rabo firdhiye wuu kufay
@halimojama2378
@halimojama2378 14 күн бұрын
Ssc khaatumo guul iyo gobanimo
@adanabdi5249
@adanabdi5249 14 күн бұрын
N iyo N
@yusufogle3238
@yusufogle3238 14 күн бұрын
Ssc🔥🔥❤❤
@axmadjamacnuur
@axmadjamacnuur 14 күн бұрын
midnimo majirte cid walbo horteda ha unoolaato
@cabdicasiis-yj7mt
@cabdicasiis-yj7mt 14 күн бұрын
Wariyaha qudhee aan dhagaysto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
firdhiye xagee kayimi horta ma hargeysu joogi jirey maxa kasiya
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 14 күн бұрын
Geele arin mahayo waayo itoobiya oo jabhad u hubaysa ayaa ku filan waayo dadkiisu way cabudhsanyihiin tiro ahaana halmilyan ma gaadhsiisna, can dar ayaa jaanis raadinasa
@faaraxibraahim6063
@faaraxibraahim6063 14 күн бұрын
hadan nahney heer ssc minihin umul waxa lagu mamaha ilawso dhawa ma umulba
@user-ln1ql8lh1n
@user-ln1ql8lh1n 14 күн бұрын
Wax walba somalinimada noga ween
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 14 күн бұрын
Geele.lama.aamini.karo Soomaalida.khilaafkeeda Isaga.ayaa.ka.dabeeya
@asxaabtaqaligasodhowada583
@asxaabtaqaligasodhowada583 14 күн бұрын
Khilafka udhaxeya s/land iyo jabuti waa riwayad siyasad lagu dhaxgala ssc isilaliya
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 14 күн бұрын
Dawlada khaatumo
@aesse7702
@aesse7702 14 күн бұрын
Jibuuti iyo dekaddeeda halbowlaha u ah waxay ku badbaadi karaan inay ka shaqeeyso midnimada dhuleed ee qaranka Somalia, iyo inaysan jirin dekad u dhexeeysa Berbera iyo Jibuuti. Shekobaraleydii 'Irir Samaale' waxaa lagu gawracay Goojacadde.
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 14 күн бұрын
Wax irir samale ahi ma jirine, geele danahisa ayu ku watey muse iyo hassan sheikh.
@ShaahbanMohammed
@ShaahbanMohammed 14 күн бұрын
🙏🙏🙏🙏🫶♥️
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 14 күн бұрын
Maxkamad Caalamiyeh oo la Saaro maahine wa ingiriis cadowga koowad ee ummadda somaaliyeed oy ku Adeegtaan qaraabtaan jabhadda SNM beeshiisa ISaaq lama Aaminikaree?? Macquulba maahin in maxaabiistii Geneva Convention hauge---Holland in la geeyo waaye lama Aaminikaree
@asxaabi
@asxaabi 14 күн бұрын
Halkani radio daarood
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Meelahas ku ooy😅
@Bagagac
@Bagagac 14 күн бұрын
MD geele Kuma daalo meli Dani ugu jirin hadalkin libaaxi iyo 3dibi mid madow mid cas midgduuud ah
@Umo580
@Umo580 14 күн бұрын
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍 🇸🇴 ♥️
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 14 күн бұрын
Dadka jooga hargysa, burco, muqdisho, lasacanood, booramaa, iyo magaaloyinka kale dhamaantood waa dad walaalaha ah, islaam ah wax kastana isku ah Yaysan ina saamayn dagaalada shisheeyuhu wado
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Aqoonsi isiii dhuulka qaado taas isaaq aad IYO aad ugu cebooben
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 14 күн бұрын
Waa arin ceeba, isaaqna kama imin ee dad waalan aya u taliya, icriraafka ethopia muxu I tari.
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 14 күн бұрын
Maxabiista in la wareejiyo waxa ka horeeya in nabad la helo maxabiista saraakiisha waa dambiilayal sharcigana la horgeeyo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
firdhiyow jooji ciyaarta dadkaaga isir safeys ba weligod idoor umaleegayaye ee hadi aad khiyaanti reer ssc adigay sharaf dhac kuutay ee ssc horey usocon
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 14 күн бұрын
Daacadnima daroodka iyo dhagarta shurunshuurka qalbi wanaag ayaynu kunoqonay labeenta somalida
@nalayeadde
@nalayeadde 14 күн бұрын
SSC-khaatumo waa somali. Gooni goosatada waa lala dagaalami
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
firdhiye khayr darana waxbu iskudhabqiyay war see maxaabiis argagixiso ah logala hadla oo loogu dhiirada
@cabdicali8952
@cabdicali8952 14 күн бұрын
Muuse jaahil. .. oo meel walba. Siyaasad. Ahaan iyo dagaalba lagaga guulaystay. .. ceebta wax walba nagaga daran
@AskarBule
@AskarBule 14 күн бұрын
Guulbaan urajaynayaa scc
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
maxaabiista argagixisada snm jamaahiirta ssc ba gacanta kuhaysa ee wa car fuleyga faraha laso gala
@diim7987
@diim7987 14 күн бұрын
In Igad la soo galiyo shaxda waa arinta uga halista badneed ee Somaliland ee abid soo foodsaarta ...map oo aan hada caga ku taagneen ayay banaanka soo dhigeysaa..WAA FAKIR JABUUTI sida muuqata
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
siyaasada loocasa wakhtegeedi lama joogo ee hader ssc puntland kama maaranto hub iyo dhaqaaleba puntland na kama maaranto ssc anmi iyo dhaqaaleba
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 79 МЛН
Donald Trump speaks for the 1st time on the assassination attempt
14:17
FOX 9 Minneapolis-St. Paul
Рет қаралды 9 МЛН
Dabdamiska Yaa Iibsaday? Baarlaamaanka Maxaa Ka Maqan?
7:19
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 39 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН