OCTOBER Book Challenge II Fikrad & Buug Club II - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 14,730

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

OCTOBER Book Challenge II Fikrad & Buug Club II - Mubarak Hadi
JOIN our BOOK CLUB: courses.mubara...
Telegram:t.me/mubarakha...

Пікірлер: 112
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 жыл бұрын
HALKAN kala deg Buugga & Jadwalka PDF kiisa: t.me/mubarakhadi101
@azuz3197
@azuz3197 2 жыл бұрын
شكرا شكرا الف الف شكر
@firdowzanidamiye6838
@firdowzanidamiye6838 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@cabdicasiisgacma
@cabdicasiisgacma 2 жыл бұрын
Waad iga farxisay Allah ka farxiyo
@qarnichannel3280
@qarnichannel3280 2 жыл бұрын
Thanks
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 2 жыл бұрын
Shukran Ustaad #MubarakHadi, magacaygu waa #MubarakNabdoon Dhab ahaantii barnaamijkan aadbaan u tabay wuxuu ii ahaa baraarujiye markan is dhigto ama ka caajiso akhrinta buugta. I.a buuga #TheProductiveMuslim horaan u hayay, ee bishan waxan barnaamijka qayb ugaga noqonayaa buuga #DhabanoHays. Labo talo oo muhiima; 1. Waxa akhri 2. Qodobka koowaad ku dhaqan
@libanedakhare6474
@libanedakhare6474 2 жыл бұрын
Shukran ustaad #mubaarik_Hadi alle haku barakeeyo waan ka qayb qaadan muhiimadayduna waa inaan wax akhriska caado ka dhigto
@fartunmohamed5936
@fartunmohamed5936 2 жыл бұрын
Wankga mhdinaa ustad the productive muslim aqrinaa insha Allah.
@dahirhassanadan8834
@dahirhassanadan8834 2 жыл бұрын
Magaceygu waa dahir Hassan ani waxaan doortay the productive Muslim in aan aqriyo insha allah.
@hafsahajiomar875
@hafsahajiomar875 2 жыл бұрын
Inshallah aneh diyaar
@riyaaqrayaan3379
@riyaaqrayaan3379 2 жыл бұрын
Aad bd umhdsanty ustaad Rabi hku xafido
@abdisalansiyad6189
@abdisalansiyad6189 2 жыл бұрын
Ready
@kamadheelo3894
@kamadheelo3894 2 жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad🙏
@nimcakhaalid4095
@nimcakhaalid4095 2 жыл бұрын
Shukran ustad mubark ilahey haku barakeyo ani wxn aqrin القراءة المتمرة inshalh انبد
@M-KHALIF
@M-KHALIF 2 жыл бұрын
Xilli danbe ayu isoogaarey lkn wa balan bilaha danbe inaa kaqayb qaatoh❤
@zahraabdd6365
@zahraabdd6365 2 жыл бұрын
Ma sha Allah 👏🏽👏🏽 jadwalka waad ku mahadsantahay ustaadh 🎉
@yahyaidaaja2353
@yahyaidaaja2353 2 жыл бұрын
thanks Ustaad
@ibrahimjelle1031
@ibrahimjelle1031 2 жыл бұрын
I am ready ustaad the challenge 🙏
@faizuun2626
@faizuun2626 2 жыл бұрын
Bishaan wa idhafty insha llh bisha kle ban ka qebgali donaa
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 жыл бұрын
Dhabanahays, baan aqriyay. Asi waxba kama fahmin ba oo meel uu u socda iyo meel uu ka socda ba ma garan. Kan carabiga ah baan isku dayayaa.
@which2152
@which2152 2 жыл бұрын
21 secrets of self millionaires book gas kaso hadal walal🌼
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal sidaad wax aqriska nalagu dadaaleyso
@Zakiika
@Zakiika 2 жыл бұрын
The productive muslim ayan akhrina insha alah
@shekhul.kuli-23
@shekhul.kuli-23 2 жыл бұрын
Iam ready to try
@idilmuse8606
@idilmuse8606 2 жыл бұрын
Shukrn ustaad alleh haku barkeeyo insha allah waxan akhrinaaya القراءة المثمرة
@saidsms1
@saidsms1 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@ibrakadarba6641
@ibrakadarba6641 2 жыл бұрын
Jumco. Kariim. Ustaad ❤❤❤❤
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 2 жыл бұрын
Wll waxaan kaaga mahad celinahaa boogaagii garaadso intaadan guursan ilaahay ajar hakaa siiyo
@iqrajimcale7061
@iqrajimcale7061 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid aniga diyaar ayaanahay
@mahadmohamedali6039
@mahadmohamedali6039 2 жыл бұрын
Ustaad aad ayaa u mahadsantahay the productive Muslim ayaan aqrinayaa
@p_esmwcdi5909
@p_esmwcdi5909 2 жыл бұрын
Mashaalh ustad ada umhsnthy
@maryanguleed3681
@maryanguleed3681 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad aad iyo aad baan ugu baahneyn buug challenge.
@Haboon703
@Haboon703 2 жыл бұрын
Jumca kareem
@sahraonline
@sahraonline 2 жыл бұрын
Ustaad waan ku salaamay ,halkee ayaan noteka buugga kugula wadaagaa .
@drnasramohamed7166
@drnasramohamed7166 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo ilaahay khayr ha kaaga abaal mariyo
@safiaalihassan1589
@safiaalihassan1589 2 жыл бұрын
Ustaad intee kaala soo xariiraa
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 2 жыл бұрын
Jazaka-Allahu kair kazira fi dunwa wal akhira
@iptisam3125
@iptisam3125 2 жыл бұрын
Shukran wll wn ka qeyb qadaneyna challenge
@hafsiinasaiid
@hafsiinasaiid 2 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@siciidfaysalcismaansiciidf9750
@siciidfaysalcismaansiciidf9750 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أستاذ
@maryanmahomett2176
@maryanmahomett2176 2 жыл бұрын
Allahumma baarik Ustaad 🙏
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 2 жыл бұрын
Buuga steal like an artist soo summerise garee wll
@haleemahaje461
@haleemahaje461 2 жыл бұрын
Maashaallaah allaah Ku sharfo ustaad
@zuldaanismaaciil9439
@zuldaanismaaciil9439 2 жыл бұрын
Ustaad aad baad umahadsanthy😍
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 жыл бұрын
Thank you ustaad
@abdalamohamed9980
@abdalamohamed9980 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi sida aad Noo korinayso❤️
@mariaomar1537
@mariaomar1537 2 жыл бұрын
mahadsin ustaad
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 жыл бұрын
Asc mashallaah madaxmadax baan isugu soo tuurayaa inshallaah ka qayb galka book ta Jazakallahu number two
@mr.salman5405
@mr.salman5405 2 жыл бұрын
Jasakala khayr ustaad
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
M.a ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo
@mariamolow09
@mariamolow09 2 жыл бұрын
Ustaadii insha Allaah .
@salmansamir5570
@salmansamir5570 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad khayr badan adduun iyo aakhiraba Rabbi hakaa siiyo. Abaal weyn baannu kuu haynaa oo aanan gudi karin.
@farhees7547
@farhees7547 2 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid ustaad
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 2 жыл бұрын
Masha allh jasakallah kheyr ustadi
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 2 жыл бұрын
#MUBARAKHADI.. waan ka qayb qaadanayaa aadna waan ugu faraxsanahay ustaad hawshan, lkn su'aal summery-ga halkee lagu soo diri doonaa
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu 2 жыл бұрын
Aad baan u soo dhawaynayaa ustaad #mubarak hadi, sida quruxda bdn eed u soo dhigtay, in aan ka faaidaysano ayaan rajaynayaa Foolaadka team kaagana aan ka mid noqdo insha allah
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 2 жыл бұрын
Maash allaah waa ii muhiim aniga
@farhanabdiwadud4931
@farhanabdiwadud4931 2 жыл бұрын
Insha'Allah waan ku farxasanahay in Aan maanta aan kamid Noqdo Buug challenge
@hoodoibrahim5105
@hoodoibrahim5105 2 жыл бұрын
Mashalah
@hassanrayan3921
@hassanrayan3921 2 жыл бұрын
walal mubarak thank you akhriski baa i jeclaysisaay lakine I m new english learner marka book aan ku bilaamo akhriskaa i sheeg
@khadraaadan2168
@khadraaadan2168 2 жыл бұрын
Maansha allllh
@salmaanofficial6587
@salmaanofficial6587 2 жыл бұрын
Ustad mubarak telegram kada aad ugu faidey mashalah ewelki markan video yadada dawado meel an ugu hagago maheysan inshalh Hada wan kaqeyb kaqadanaya 💯🥰
@ahmedday2025
@ahmedday2025 2 жыл бұрын
I'm waiting and the first 😌
@asmaabdisamed1905
@asmaabdisamed1905 2 жыл бұрын
شكرا جزاك الله خير
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 жыл бұрын
Uataad buugtaan xagee baan kahelaynaa
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 2 жыл бұрын
Linkga telegram ka raac wll
@ابنأحمد-ط3ل
@ابنأحمد-ط3ل 2 жыл бұрын
Xagee lagu akhrinayaa
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
Insha Allah ustaad aad baad umahadsantahy waxaana aad u jeclahay inaan ka midnoqdo dadka ka qayb qaadan doono fursadaan i.a
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@rahma_h2y
@rahma_h2y 2 жыл бұрын
Kan soomaaliga iyo kan carabiga baan qaadan🤩 insha allh
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll allah ku dhowro.
@ilwaadilyaas3747
@ilwaadilyaas3747 2 жыл бұрын
Mnsha alah wll hore usoco 🎀
@abdinajibhassen6193
@abdinajibhassen6193 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad Mubarak Hadi Allah haku barakeeyo wll sida quruxda badan ee aad u jeceshahay koriimaha jiilka cusub waxaad noo tahay roll model aan ku dayan challenge gan qayb ayaa ka noqonaynaa waxaanan rajaynayaa dhalinyaro badan innuu dhiirigalin doono جزاك الله خيرا
@monakhadar9794
@monakhadar9794 2 жыл бұрын
Maasha Allah ustad anigu buuga the productive Muslim ayan kaga qayb galaya challenge ka in shaa Allah 😊
@ayan-hassan8409
@ayan-hassan8409 2 жыл бұрын
Masha allaah Ustad anigu booka somaliga ah ban aqriin insha allaah
@humblegirl5314
@humblegirl5314 2 жыл бұрын
Manta o ay malinki tobaad ay tahy ban bilaabaya
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@ابنأحمد-ط3ل
@ابنأحمد-ط3ل 2 жыл бұрын
Dhabano hays ayaan akhrinayaa I.a
@quran1138
@quran1138 2 жыл бұрын
marka hore waxaa salaamaa ustadka iyo bulshada somaliyeed e halkaan ku xeran. waaan ku cusbaha barnaamijkaan, waxase rabaa in kaga qeyb qaato buuga al-ustad maxamed gani (DHABANNAHAYS). waxan weydina ustad mubarak hadiba arko faaladeyda , xagen kuso diraa, qoraalka soo kobidda buuga ? mahadsanid
@fartuunsalad8127
@fartuunsalad8127 2 жыл бұрын
Insh waaka qeyb qaadana
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 2 жыл бұрын
ustaad awalan waad mahadsan tahay kun iyo kow jeer marka labaad anigu whatap ma isticmalo telegramna sidooo kale facebook ayaan mar mar isticmalaa sidaas darteed waxan rabaa in aan kaqabqaato yacni mobile mahaysto computer ayaan ka isticmalaa hadabo sideen kuwa xariiri karnaa anigu waxan kaga qayb qaadanaa bookga productive muslim insha allah lkn wakhti waad badisay in aad uugu badnaan 15 days kadhigto ayaa fiicneyd
@ميمونةحسن-ش9ن
@ميمونةحسن-ش9ن 2 жыл бұрын
Asc ustaadii sookobida halkee lugu soo dirayaa ma telegram ka
@cadceed11
@cadceed11 2 жыл бұрын
Aad baad umahadsan tahay, waan samaynayaa challenged kan insha allah 🙏 mahadsanid ustaad inta maanku gaajaysan yahay guuli waa wali
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 2 жыл бұрын
Ascww wll aad ayad u mahadsanthy sida fcn eed wx no la wadagto Lkn bugta afsomaliga ku qooran ama englishka Xagen ka heli karana tusale Ethiopia dirdhabe ayan joga
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 2 жыл бұрын
First 15 min
@Jamajaama
@Jamajaama 2 жыл бұрын
Ustad buga dhabanahays ban dhameyey e qorshaha xiga nosheeg waxadna so daysaa vidiyowyadii lagu soo diray oo ay ardaydu so duubaysay si aan wax ukala faaidno
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
Asc wrx wbr 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Hal qofo ifahsiso maheli kara side baa courses ka loo qata lacagtana meeqo waye
@qatranoor2801
@qatranoor2801 2 жыл бұрын
Walal Mubarak Kenya makahelaya
@cimrisugechannel8062
@cimrisugechannel8062 2 жыл бұрын
allah idankii waxaan rijeyna in aan aqriyo lkn waxaa ii shegta ustd halkee video aan Samariga ku soo sameyay kugu soo diraa.
@MubarakHadi
@MubarakHadi 2 жыл бұрын
Facebook ama Instagram: Mubarak hadi
@cimrisugechannel8062
@cimrisugechannel8062 2 жыл бұрын
@@MubarakHadi mahadsanid ustd.
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad su'aashaasaan qabay anba
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 2 жыл бұрын
#MubarakHadi ! Walal halkeen ka helli karaa buuga dhabanahays ee af soomaaliga ah? Amazon kuma jirro.
@asaldhalad1977
@asaldhalad1977 2 жыл бұрын
Hi
@Dr.shafici
@Dr.shafici 2 жыл бұрын
Ustaad aan ku dhibee application aad adigu leedahay miyaad noo samayn karaysaa
@CamaarMalin
@CamaarMalin 11 ай бұрын
Asc wll sthy
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 2 жыл бұрын
Pdf yadoodii mee ustaad
@kazamibraahiimyusuf2018
@kazamibraahiimyusuf2018 2 жыл бұрын
I am the number one
@CumarAragsame
@CumarAragsame 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdalamohamed9980
@abdalamohamed9980 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi sida aad Noo korinayso❤️
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 37 М.
Fahamka Naftaadu waa Furaha Noloshaada
17:47
Mubarak Hadi
Рет қаралды 21 М.
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 46 М.
088 | Qiraallada Mucaashaqiinta | Dhib kasta oo ku haysta.
20:10
Sahan Podcast
Рет қаралды 45 М.
fagaare ka hadalka quman||Buugg||by ||cramine gallo||.
9:23
QULAASADA BUUGTA
Рет қаралды 543
Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
18:26
Mubarak Hadi
Рет қаралды 18 М.
XILIGEE UGU FIICAN EEN CABAA QAXWADA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E8
1:03:02
Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -  @MubarakHadi
22:12
Mubarak Hadi
Рет қаралды 25 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Daraadan kuu gaar ah: Billawga Sanadka 2025 - Some advice for you in 2025
19:10
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 34 М.
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН