IBN BATUTA | 29 Sano ayuu guriga ka maqnaa | dhul mareenka ugu caansan Taariikhda |

  Рет қаралды 114,670

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 392
@MrHanad
@MrHanad 4 жыл бұрын
*Hooyadey ayaa xanuusan ee u soo duceeya Mhdsanidiin! Soomka Allaha naga Aqbalo*
@zuuzuu3606
@zuuzuu3606 4 жыл бұрын
Allah ku caafiyo hooyo wll
@ruwweydoqalanjo5836
@ruwweydoqalanjo5836 4 жыл бұрын
Allah caafiyo hooyo
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Ilaahey ha caafiyo hooyo wlll
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
Alle Ha caafiyo
@cumarmaxamuud709
@cumarmaxamuud709 4 жыл бұрын
Alle hakuu caafiyo wll
@Mahaer10
@Mahaer10 4 жыл бұрын
Allah Igu Og Waxan Aad Iyo aad U Jeclahay Taariqaha Iyo Noloshii Dadkii Hore Ee Ku dheehned Karamada Iyo Cilmiga 🙏
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 5 ай бұрын
😊
@farahsudeys5253
@farahsudeys5253 4 жыл бұрын
Kitaabka ween ee safartii ابن بطوطة ayaa maktabadeyda kusoo biiray 2015 tii anigoo aad ugu xiiso qabo inaan arko qaabkii uu oga hadlay Muqdisho iyo Seylac. Magaalo kasto ee uu maro si kooban oo qurux badan ayuu u sifeeyay. Waxaa aad iisoo jiiftay Dimishiq, Baqdad iyo timirteeda sida uu oga hadkay. Alle ha u naxariisto Imaam Ibnu badhuudha.
@qanciyeqalbiqaran5276
@qanciyeqalbiqaran5276 4 жыл бұрын
Kitaabkaa magaciisa ma ila wadaagi kartaa walaal iyo halka aan ka heli karo.
@Hanmor3412
@Hanmor3412 4 жыл бұрын
oo halkana miyad jogta
@farahsudeys5253
@farahsudeys5253 4 жыл бұрын
@@qanciyeqalbiqaran5276 Haa walal kitaabka magaciisa waa: رحلة ابن بطوطة (تحفة النظار في غرائب الأمصار وعجائب الأسفار) waa 5 mujalad, asagoo mukhtasar 1 Mujalad ahan waa lahelaa. Haddii meesha aad joogto aad ka weyso asagoo madh-buuca ah, waxaad ka heli kartaa "Maktaba Shaamila"
@farahsudeys5253
@farahsudeys5253 4 жыл бұрын
@@Hanmor3412 ?
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Farah Sudeys Wll Somali ma lagu turjumay wali mise waa Arabi uun aan raadsade??
@everything0280
@everything0280 4 жыл бұрын
Wan kuxiisey😩💘🤸‍♂️
@maxameddeeq584
@maxameddeeq584 4 жыл бұрын
Masha alllh سافر تجد عوضا عمن تفارقه وانصب فأن الذيذ العيش في النصبي
@sabirabdullahi2593
@sabirabdullahi2593 4 жыл бұрын
Wll cumar qisooyinka guusha noo soo geli mahadsanid Allah ku sharfo
@axmedcawale3587
@axmedcawale3587 4 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak dhamaan asxaabta OGAANASHO 👍
@sharkakhayrakakuilawfatima6577
@sharkakhayrakakuilawfatima6577 4 жыл бұрын
Mashaalllah tabarakaalllah allle haku casumo janadisa wanagasan inashaalaah
@ahmedabdirashiid2130
@ahmedabdirashiid2130 4 жыл бұрын
Xalda libiya ee qaliifa xaftar barnaamij kasodiyaari mr omar inshaar👍👍👍mhdsanid
@dahabtraders1636
@dahabtraders1636 4 жыл бұрын
282k mansha Allah Ramadaanta gudaheeda 300k insha Allah
@sahroali7203
@sahroali7203 Жыл бұрын
Allahu akbar waa tariiq aad u weyne alla hau naxariisto ibnu batuut iyo inta kale emuslimak ah eediinta islaamka u so dadaaley jazakallahu kheyr wll
@khaliilabdirahmantube9191
@khaliilabdirahmantube9191 4 жыл бұрын
Ma sha Allah Allaha kaa ajir Siiyo soo gudbinta aad noo soo gudbisay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@ladannuush276
@ladannuush276 4 жыл бұрын
Sida ninkan ayaanba jeclahy dunida dhan inaa safar kumaro😍illah ha irumeyo riyadeda
@abdulahiali7209
@abdulahiali7209 4 жыл бұрын
Will wuxuu RABI aqbalo ragna ukoco waa rumoobaan sidaa darteed waad samenkartaa waxaad rabtid hadaadan ka caajizin
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Tayo channel anigaba sidokale wllo lkn anigu Diintaan Rabaa inaan gaadhsiiyo umahaas anoo hadana Kusafraya dhulka si aan walow qof uun cadabta uga badbaadiyo Rabiba k badbaadin karee Insha Allah 😁
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 4 жыл бұрын
Aamin ilaahay khayr keeda Hana siiyo
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 4 жыл бұрын
mansha allah ramdan karimm ogoonsho muqalaada ooo kale soobadi masuul insha alah
@ahmedzaki3695
@ahmedzaki3695 4 жыл бұрын
Masha Allah Ilahay kuhifdiyo wall omar inshar marwalibo garabkaga nahay, keep going ❤❤🙏🌙️ramadhan MUBARAK all Muslims brothers and sisters
@haniabella5321
@haniabella5321 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته احسنت النشر بارك الله فيك الله ويحفظك ويسعدك. maasha allaah dad waadadkii hore ku dayasho ayuu mudanyahay allaa unaxariisto ramadan mubaarik
@adnaanyare4753
@adnaanyare4753 4 жыл бұрын
Subax wanagsan ramadan kareem cfmd ayan idin rajeynaa dhamantina ♥️
@basadiir1226
@basadiir1226 4 жыл бұрын
RAMADAAN MUBAARAK Dawadayaasha OGAANSHO👏
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak 2022😂😂
@YackaBoy117
@YackaBoy117 2 жыл бұрын
@@mohodinPliano ramadan mubarak 2023
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Mnsha Allah Walaal Omer, Runtii Waa Barnaamij aad U qiimo badan. 💛
@asmoahmet687
@asmoahmet687 4 жыл бұрын
Mohamed al-faatih qustantiiniya magacii hore ee magalada istanbuul 23jir isagoo ah ayuu furtay masha Allah wuxu rumeeyay riyadii nabiga صلى الله عليه وسلم 😍😎😍👌
@ahmedhassanyusuf6460
@ahmedhassanyusuf6460 4 жыл бұрын
omar inshar thank you 👍👍👍👍 wax horta fahan liketa ha iska saarine 😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 4 жыл бұрын
Asc ramadaan Mubarak dhamaantiin asxaabta ku xiran ogaansho alle haynaga aqbalo acmaasha wngsan❤🤲
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 4 жыл бұрын
Aqoonkasta bilawgeeda io waxastoo cusub oo la ogaadaY samanadii hore waxaY wada ahaayen muslimiin walipa wada caalim diinta si wacan u yaqaan masha Allah ❤❤
@xeroow
@xeroow 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 4 жыл бұрын
Cibaadadaba iyo camalkaba allaha inaga aqbalo dhamaanteen
@shariifxasan8425
@shariifxasan8425 4 жыл бұрын
Ogaansho chanal faaido leh masha allah
@samatarbashir6048
@samatarbashir6048 2 жыл бұрын
Maashaa allaah mahadsanid walaal.
@maxamuudmaxamed5061
@maxamuudmaxamed5061 4 жыл бұрын
Mnsha allaah wllo illaahaay haku barakeeyo wllo mcn waxanu kaa faaiidnay cimi badan.
@sharuuxilwa2428
@sharuuxilwa2428 4 жыл бұрын
Mnsha allh tageerayaashada Wayku tabeen Ramadan Mubarak 👏👏
@fuadmohamoud5762
@fuadmohamoud5762 4 жыл бұрын
Mansha Allah waxaan ku farax sanahay inuu yahay caalim Muslim ah oo tariikhdu xusidoonto.
@mohamed.himilo
@mohamed.himilo 4 жыл бұрын
Jasakallah Cumar inshaar iLaahay Haku Xifdiyo So Badi Muuqalada TariiKhda MusLimiinta
@blackdunya2590
@blackdunya2590 4 жыл бұрын
Ramadan kariim Umada muslimka ah taarikhdan ibn Batuta waa taariikh cajiiba dhiiri galin u ah in dhulka Rabi nabad galyo lagu maro
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa qiso cajiiba baduuda wuxu ahaa wayo arag caqli badan Ramadan kariim 🌙
@Maxamed_Baashi
@Maxamed_Baashi 4 жыл бұрын
M.allah ustaad cumar inshaar taariikhda islamka runtii waa dhaxal loona baahanyahay dhalinyarada maanta joogta inay bartaan
@DJJIGJIGAOFFICIAL
@DJJIGJIGAOFFICIAL 4 жыл бұрын
Mshaaala cumar ishaar aaad ayaan kuu taageera maskaxdaadana allaha kuu xifdiyo waayo wax badan ayaan kaa faa ida
@awoahmed2337
@awoahmed2337 4 жыл бұрын
Masha’Allah I love reading about ibn battutas travels...❤️
@muktarcadde4221
@muktarcadde4221 4 жыл бұрын
inta qof ee ku kalsoon uggansho like isku muujiya team.oggansho jannada allh hayanagu kulmiyo✌✌✌✌✌✌🙏🙏🙏
@subayrpio7851
@subayrpio7851 4 жыл бұрын
Sharaf kunolow pro omar ❤ Zida quruxda badan ad nogu zojedisey cilmiga adka u quruxda badan
@abubakarkarama1362
@abubakarkarama1362 4 жыл бұрын
Maasha Allah walaalken Cumar waanu aragnaa sida aadka badan aad ugudadaaleyso si aad udhisto aqoontena iyo cashirada mustaqbalkeena maasha Allah maasha Allah walaalken muqalkalda kaladuwan waan kahelay Jazakalaaahuqeey💖
@Abdiwahab_bosska10
@Abdiwahab_bosska10 4 жыл бұрын
Masha allah ramadan kariim alle hana wafajiyo qayrkisa ramadanka
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 4 жыл бұрын
Hadad Saakay nabad kuso kacday like Saar ✌🏼
@abdullahikobciye2010
@abdullahikobciye2010 4 жыл бұрын
Lil Chapo waa ku saray like ta sxb ee Adna adoo mahadsan subscribe ta fadliga ramadaaanka iigu saar 🙏
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 4 жыл бұрын
Ana ii saar subscribe ta
@abdullahikobciye2010
@abdullahikobciye2010 4 жыл бұрын
Lil Chapo hye waa kuu saaray aniga bro
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 4 жыл бұрын
Baarinimada Waalidka 😂😂😂😂😂
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
*Waanu diidnay niyow*
@ciisecabdi6264
@ciisecabdi6264 4 жыл бұрын
MshAllah Allah ku xifdiyo wll
@draxlaam2695
@draxlaam2695 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak wall wad ku mahdsn thy sida ad ino so gudbisy
@الجواهر-ط5د
@الجواهر-ط5د 4 жыл бұрын
أحسنت أخانا الكريم وأستاذنا الحميم لله درك فقد عُرف بك روع نمطِ وسير الأخبار والتاريخ . حياكم الله
@raashid_Ali
@raashid_Ali 4 жыл бұрын
Omar inshar mahadsanid wlal. Waxaan kaa codsanayaa inta lagu jiro ramadaaan ın aad nooso gudbi qisadii tataaarka.
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Masha Allah Muqdishooy Maqaamkaagi Waad Soo Ceshan Doontaa... Muqdisho:Jawharadda Cad Ee Badweynta Hindiya(White Pearl Of Indian Ocean)...
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Muqdishadii hore iyo ta hada way kala duwanyihiin Tii hore waxa degana dad aan Somali ahayn oo xadaarad iyo ilbaxnimo lahaa balse muqdishada hada waxa ku nool Somali wakhtigodii ku lumay midnimadu waa muqadas iyo hadalo macno daro ah
@Guuldoon252
@Guuldoon252 4 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 libinta miyaad u diidaysaa somalida
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH jannada firdawsa ha geeyo dhamantena ha naga geeyo hana gu kulmiyo
@sharmasaid4198
@sharmasaid4198 4 жыл бұрын
Mnshllh channalka ogaansho aadbn ugu xidhanahy waana chanalka ugu qiimaha iyo waxtarka badan chanalada somalida mahadsanid ustaad omar 🙏🙏
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته...... إبن بطوطة......!!! safarkiisi andulus buug laga qoray oo ku qoran afka Spanish ka ayaan mudo dheer akhrinayay .... Mucjiso ayuu laha ilahaY janadii haka waraabiYo....
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Waa nin ku dayasho mudan eebe ha unaxariisto 🤲🤲🤲
@MohamedSalafi
@MohamedSalafi 4 жыл бұрын
Qiso aad u xiiso leh mashlh
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 4 жыл бұрын
Wall aad iyo aad ayaan uga helay tarikada islaamka jizaakalaahu qeyran aqii
@somalcade2924
@somalcade2924 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak Amiin wall cumar allh Haynaga Aqbalo
@dekaways1252
@dekaways1252 4 жыл бұрын
Mahadsanid wl Cumar ❤️
@abshirpheysal7499
@abshirpheysal7499 4 жыл бұрын
Waqtiga ugu fiican ee sheeka dhagaysiga iyo qof aad ufiican maxa ka fiican koley aniga malinka uu ii dhismay👌masha Allah
@abdiaziizabdullahi3941
@abdiaziizabdullahi3941 4 жыл бұрын
Mnsha Allah ❤️ ogaansho 💕 💕 💕 💕 💕 💕 💕
@anasahmed.4815
@anasahmed.4815 4 жыл бұрын
Allah hainaga aqbalo soonkeena ❤️💓👍
@gacmadheere2504
@gacmadheere2504 2 жыл бұрын
Shukran sxp qaali allah ku karaameeyo
@abdallemohamed7309
@abdallemohamed7309 4 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak waan ku taageeraa omar inshaar
@Billowyare
@Billowyare 2 жыл бұрын
Naxriista janno ALLAH siyo
@everything0280
@everything0280 4 жыл бұрын
Wcs akhii jazakallahu khair
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 4 жыл бұрын
Masha allah beautiful history ❤
@yahyaruntasheege4526
@yahyaruntasheege4526 4 жыл бұрын
Wallayaal waxa fican inaad dhahdaan/tidhahdaan Ramadaan Mubarak . Sabatoo ah Ilahay ayuun baa Kariim ah.
@cumarmukhtarahmed1510
@cumarmukhtarahmed1510 4 жыл бұрын
M.a zidas kuwad wll 💓
@faisalabdiali8336
@faisalabdiali8336 4 жыл бұрын
*Masha allah ramadan kariim*
@asadaden7864
@asadaden7864 4 жыл бұрын
masha Allah I injoind this chanal
@lailaidil6995
@lailaidil6995 4 жыл бұрын
Baarakallah omar
@karaamadhiirigaliye6528
@karaamadhiirigaliye6528 4 жыл бұрын
Maasha allaah wll noosoo gudbitaada
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 4 жыл бұрын
Ibnu batuuta one of the greatest explorers in the history of human mind kind
@liibanahmed830
@liibanahmed830 4 жыл бұрын
My favourite channel for year keep doing the good work wlal
@drsakirmohamudoogle3349
@drsakirmohamudoogle3349 4 жыл бұрын
Napigah kuh saLiH sCw Scw scw sCw
@ayaanbaaruud4288
@ayaanbaaruud4288 4 жыл бұрын
Mnsha alah jasakalah khyr wlo xog aad u qaaliya aad nala wadagtay ale ha ku xafido
@ozaamaali7123
@ozaamaali7123 4 жыл бұрын
mnshlh wll wad ku mahadzantahay xogaha aad noo soo gudbineyso ilahey ha kaa abaalmariyo💯💯💯💯💯👍👍👍
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 4 жыл бұрын
Omar akhii ramadaan mubarak aamin alha naga aqbalo ramadaanka runtii video aad cajiib u ah ayaad nooso bandhigte shukran akhii
@abubakarkarama1362
@abubakarkarama1362 4 жыл бұрын
Halmidkale wll sare muqalada marki oo soodhexgalo aayatka Qur'anka kudar bisinka iyo surada nambarkeda aqoontena diiniga ahna si aad kaagafa idno Allah hakugudhowro melkasto aduun iyo aaqiroba 🙏🏼
@aadanaqyaarmedia4990
@aadanaqyaarmedia4990 4 жыл бұрын
Ramadan Kariim All ❤❤👈👈👍
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Allow naga aqbal ramadaanka allhuma amiin 👍
@gikraan
@gikraan 4 жыл бұрын
Ramadan kariiim🌃🌃🌃✨✨✨🌃🎆🌃🎇✨🎇✨🎆🌃🎇✨🎇✨🎆✨🎆✨
@dagmo6166
@dagmo6166 4 жыл бұрын
Ramadaan mubaarig cumar inshaar
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Saacada London waxay taaganthy 4:46am
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 4 жыл бұрын
Baarinimada waalidks🤣🤣🤣
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Baarinimada Waalidka suxuuur ayaan uso kacay eee channelkan uma so jeedin ok
@mohamedhassanyunis2607
@mohamedhassanyunis2607 2 жыл бұрын
شكرا
@wasuggehussein1237
@wasuggehussein1237 4 жыл бұрын
Masha Allah tariikh muhiim ah
@kismawi
@kismawi 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto ibnu batuta xaqiiqdii muslimiinta dhaxal weyn ayey inooga tageen jiilalka hada nool waxa looga baahanyahay inay taariikhdooda aqriyaan kuwa danbana ogatagaan taariikh ifaysa Cajiib.
@mohamedking6297
@mohamedking6297 4 жыл бұрын
Ilahayoow xanuunka intii somali ah iyo intii muslimin ahba kabadbaadi
@asmaaahmad7746
@asmaaahmad7746 4 жыл бұрын
Masha Allah
@mohidinosman9746
@mohidinosman9746 4 жыл бұрын
Asc walaakiis sosaar inta badan tariikhaha hogamiyashii wanaagsana islaamka ee ku dayashada mudan illahay haku xifdiyo amiin.
@abdiqanibulbulofficial8576
@abdiqanibulbulofficial8576 4 жыл бұрын
Marka ugu horeysaan galo you tubeka wxaan eega knaal ogaansho hdii aad frto mrks kugu hraysa like
@fardowsamao351
@fardowsamao351 Жыл бұрын
Mashallah ♥️
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
رحمه الله
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Magaalka muqdisho wuxuu ku tilmaamay magaalo weyn maa ileedahay Omar inshaar hore usoco 🤣🤣🤣❤❤❤👇👇👇😂😂😂
@kaynaantube3279
@kaynaantube3279 4 жыл бұрын
Wan jeclahay Inaaan Markuu saa usoo dhacaba daawado
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
jazakallah
@match_skills8017
@match_skills8017 4 жыл бұрын
M.a alla hku dyo
@najmaali3911
@najmaali3911 4 жыл бұрын
Jasaka allahu khayran
@hormariye5864
@hormariye5864 4 жыл бұрын
Masha Allah wll mahadsanid
@samiir.sr7.314
@samiir.sr7.314 4 жыл бұрын
Ramadan kariim 😇
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@thetyzon3837
@thetyzon3837 4 жыл бұрын
MaCHa allah Muuqaal FAA,iido Leh WeeyeH
@sakariyexuseen1484
@sakariyexuseen1484 4 жыл бұрын
𝘈𝘭𝘭𝘢 𝘩𝘢 𝘪𝘯𝘢𝘨𝘢 𝘢𝘲𝘣𝘢𝘭𝘰 𝘢𝘤𝘮𝘢𝘢𝘴𝘩𝘢 𝘢𝘺𝘯𝘶 𝘴𝘢𝘮𝘢𝘺𝘯𝘢𝘺𝘴𝘰 𝘣𝘪𝘴𝘩𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘢𝘬𝘢𝘺𝘴𝘢𝘯 𝘦𝘦 𝘳𝘢𝘮𝘢𝘥𝘢𝘢𝘯
@waxgarad6646
@waxgarad6646 4 жыл бұрын
Aamiin
@fardowsoxashi4041
@fardowsoxashi4041 4 жыл бұрын
pro ma fahmin luuqadan
@sakariyexuseen1484
@sakariyexuseen1484 4 жыл бұрын
@@fardowsoxashi4041 𝘭𝘶𝘶𝘲𝘢𝘥𝘢 𝘮𝘢𝘹𝘢𝘺 𝘲𝘢𝘣𝘵𝘢𝘢
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 жыл бұрын
Muqdisho waa magaalo qadiimi ah oo ilbaxnimo qotodheer leh iyo guudahaanba bariga Africa maanshalah
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 57 МЛН
How did Ibn Battuta Explore the World?
17:09
Knowledgia
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 47 М.
Khaalid Binu Al Waliid  Nin aanan waligii dagaal lagu jabinin
10:14
Taariikh  | 10 ka imbiraadooriyad ee ugu waa weynaa taariikhda |
14:14
QORSHIHII MIDOWGII SOOFIYEET AY AKHLAAQDA IYO DOWLADDAHA KU BURBURIN JIREEN
12:56
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 114 М.