Khaalid Binu Al Waliid Nin aanan waligii dagaal lagu jabinin

  Рет қаралды 255,578

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
taariikhda khaalid binul waliid
siirada khaalid binul waliid ,

Пікірлер: 612
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 жыл бұрын
Mashallah khaalid binu waliid wiilkeyga ayn kusamiyay waxan alle karajeynayaa inuu noqdo wiilkeyga khaalid binu waliid cml inuu muslimiinta anfaco inshallaah
@abasyarr8055
@abasyarr8055 3 жыл бұрын
Inshalah
@abasyarr8055
@abasyarr8055 3 жыл бұрын
Hooyo inshalah
@sadiqmohamed4071
@sadiqmohamed4071 3 жыл бұрын
Inshallah
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Incha allah ilaahey hakaga dhigo💕
@xalanesuldan7232
@xalanesuldan7232 2 жыл бұрын
Insha allaah
@lukamore9679
@lukamore9679 4 жыл бұрын
Khalid bin Walid the man who never lost battle 💪💪
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 4 жыл бұрын
@@honabdallaofficial5712 adiga istayee iyaga ayaa ku soo doonan
@lukamore9679
@lukamore9679 4 жыл бұрын
@@honabdallaofficial5712 wan ku saray wll
@kaafiyosahal108
@kaafiyosahal108 2 жыл бұрын
Q
@inamohamed5768
@inamohamed5768 4 жыл бұрын
عجزت الأمهات أن تلدن مثل خالد رضي الله عنه
@tufaahali3945
@tufaahali3945 3 жыл бұрын
Saxabadii rasuulka tariikhahoda iyo geesinimadoda waa mid aa laga dhargin sheekooyinkoda Alxamdulillah Allihi muslim iga dhigay umahadcelinaa🥰🤲
@صومالية-ر1ي
@صومالية-ر1ي 4 жыл бұрын
Best KZbinrs 1- OGAANSHO 2- DADWEYNAHA 3- NASRA ABTIDOON 4- ABUBAKAR MOHAMMED 5- ALI KHADAAB Waa aniga ra'yigega oo kaliya ♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️
@zaaidbwoy1184
@zaaidbwoy1184 4 жыл бұрын
Msha Allah intaba wn aqaaana wnkugu raacsanhay 3: gabdha cuntada soomali ugu heesta
@ameindimaria2263
@ameindimaria2263 4 жыл бұрын
2 Ayuub yuusuf sakiin
@fadumamaxamed3990
@fadumamaxamed3990 4 жыл бұрын
Xusen gurdi ku dar
@abrahammo497
@abrahammo497 4 жыл бұрын
Ck Darisle Shiine culay Ajakis 😅😅😅😅😅😅😅
@cadaani7587
@cadaani7587 4 жыл бұрын
@@abrahammo497 aamu m wax lgu qoslaa argtaa
@zackaj1121
@zackaj1121 2 жыл бұрын
A hero who has never been defeated in battle, befor and after his convasion to islam. 💪
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 4 жыл бұрын
Allah anka baryaya inowka dhigo Wiilasheyda kuwo Geesiyal eh sida Klalid bin waliid
@abdiraximarisaq5287
@abdiraximarisaq5287 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahay haka dhigo wall anna ha nooga dhigo
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Amiin dhmnteena insha allah
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Amiin🇸🇴❤
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 4 жыл бұрын
Wll Cumar saxabiga kale waxad inoga dhigtaa HAMZA kheer badan allah ku siiyo abalkaga mar walba ma gudi karno sida aad garadkena u dhiseyso allah ajarkoda ku siiyo MAHDSANID IN BADAN WALAL AAN ALLAH DARTII U JECLHAY
@abdiraximarisaq5287
@abdiraximarisaq5287 4 жыл бұрын
Ma khaalid ayaad diidan tahay wall
@Hassan-oh4sz
@Hassan-oh4sz 4 жыл бұрын
@@abdiraximarisaq5287 seen ku diidaa wllkygiyow ka fiirso wax yabaha ad dhahyso haddi hmzo dalbdey micnaheda ma ahn in,an diidanhay khaalid waa asaxabteenii in,an wax badan ka ogaano aya muhiim ah marka wax yabaha ad ku hadleyso iska fiiri
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
HMA jiir Next time; Subayr ibnu Cawaan and Abucubaydah Caamir ibnu Jarax Bi, idnillah 🥰baan sugaynaa
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@@abdiraximarisaq5287 Khalid wxuu ahaa ninki nin muslima dilay wuxuuna mudnaa in ladilo sida ayada quranka Ahi sheegayso
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 3 жыл бұрын
@@naasirjaama603 soo islaamidiisii kahor ayeey aheed
@NJawte
@NJawte 4 жыл бұрын
Allah ayaa ku mahadsan ka dhigitaanka uu naga dhigay dad Islaam ah, waa nimcooyinka uu ina siiyay tan ugu wayn. Mahadsanid walaal Cumar, Rabbi wanaag ha kuugu abaal gudo.
@dhiif6644
@dhiif6644 4 жыл бұрын
Wlh wax badan ayan ka sugayay inaa kaso hadasho gesigii musliminta Seefti Ilahey Qalid Ibnu Walid❤🤗
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Shukran ustaad Golden Voice Omar Inshar😘😘
@optimisticoptimistic9892
@optimisticoptimistic9892 4 жыл бұрын
Nasheedada bilawga magaceeda wa "لأمتنا تعازينا"
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 4 жыл бұрын
Nashiidadaaa aad udhageystaa sababtoo ah waxay idareensiisaa dhibta muslimiinta meelo badan kuheysato. Illaahay hainaga saaro
@thetruthfulmedia3671
@thetruthfulmedia3671 4 жыл бұрын
Mash,allah wlh maanta darenkeyga farxada masoo koobi karo sababto ah ogaaansho waxad inoo soo daysay halyeygii ummada islaamka khaalid ibnu waliid walal cumar inoo soo badi halyeyadiii islaamka taarikhdooda iyo duulanadii ay gaalada ku jabiyeen mahadsanid runtii maanta inaba caadi maha barnaamijka
@cismaanibraahin9162
@cismaanibraahin9162 4 жыл бұрын
Masha Allah diintaan aan isagadheeldheelayno waxaykutimid dhiigrageed yaarabi nagusug xaqa
@nuseybah7
@nuseybah7 4 жыл бұрын
I loved khalid binu walid allah yarxamuhu
@amiirinaxaaji2163
@amiirinaxaaji2163 4 жыл бұрын
Video Qurux badan oo Taariikh dheer huwan zxp Omar Waad mahadsantahy sidaad ugu adeegeyso dadkaaga
@abubakarabtidon2309
@abubakarabtidon2309 2 жыл бұрын
Omar marka hore waad mahad santahay sida qurux badan aad tarihkda asxabiyaa noogu so gudbisay mida aan rabo ayaa in aad ku xijiso misa aad so diyarisid asxabiga hogamiyaha looga dhigay asxaabta abuu cibeyda caamir ibnu al-faraax qisadiisa aad ayaa u xiseynaa thanks ogaansho
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 жыл бұрын
Khalid bin walid Seef Ilahay galka baxsan waan jeclahay taarikhdisa 💓 ilahay hakaraali noqdee
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Khalid binu walid sayfullaah al masluul radiyallahu Canhu 💪❤❤❤❤
@abdiasismahamud5120
@abdiasismahamud5120 4 жыл бұрын
Asc
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Wcs
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
@@salmahassan6998 the sword of Allah.he even defeated Muslim in the battle of uhud. Omar ibnu khatab{RA) said that no woman will ever gave birth of a man like the son of walid.he broke 9 sword in the battle of Yarmouth during the conquest of Iraq.he never lost a battle but died on his bed as the sword of Allah couldn't be broken (killed)
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
@@box5319 yes that is a true the sword of Allah couldn't be broken✅
@apdiomar7881
@apdiomar7881 4 жыл бұрын
Geesigiii islaaamka ❤
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 4 жыл бұрын
Courage of slam!! Khalid ibnu al waliid🔥💥🙏!!
@keinanabdalla8024
@keinanabdalla8024 4 жыл бұрын
Khalid bin Walid nin lamida lama arkin ❤❤❤❤
@mariaomarmohamed9045
@mariaomarmohamed9045 4 жыл бұрын
Masha Allah wallkay codkaada iska jeclahayba Masha allh ilaahy ha kuu barakeeyo wall 😍😍😍😍
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
Allahu akbar ,Allahu akbar wa kuwaas halyeeyada dhabta ah. Aniga wiilal hadu ilaahay i siiyo safican ban u tarbiyaden ,Waxana tusaale uga dhigayaa,Nebiga csw ,Cumar bin khadab ,Abubakar Sidiq,khalid binu waliid, Salaxu diin Al ayuubi💐 Inkasto dhamaan saxaabada rasuulka Ahaayen Ilaahay waxan weydista ,ana ka rjo qaba inu i aqbalo ducadayda ah ?inu i siiyo wiilal halgamayaal ah, Xureeya falastiin ,Muslimiinta dhamaan ,geesi yaal ah Aana Gaban . Allahuma Amin
@bafalowsoojaa17
@bafalowsoojaa17 4 жыл бұрын
Mahsa allah geesi muslim ah Inoo soo badi sxb omar Qisooyinkaan oo kale
@fatimaabdi704
@fatimaabdi704 4 жыл бұрын
I'm so glad to here this issues
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Khaalid binu waliid Rabbi haka RaaLi Noqdo jazaakalaa kheer
@lillya1498
@lillya1498 4 жыл бұрын
Jazakallahu khayran ustaad Cumar Inshaar. Dagaalkii Karbala kasoo hadal ilahay haku xifdiyee
@abdirizakgaas8262
@abdirizakgaas8262 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر يوم أن كنا عظماء
@زكرياحاشِ
@زكرياحاشِ 4 жыл бұрын
Wll aada yaan ufarxaa markaad soo dajiso vidow cusub جزاك الله خير..
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Mnshllah khalid ibnu walid alle haka rali nqodo
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 4 жыл бұрын
*أحبك ياسيف الله المسلول خالد بن الوليد-رضي الله عنه وأرضاه وسائر الصحابة الكرام- بطل الأمة الإسلامية*
@daudyareabdiwahid1400
@daudyareabdiwahid1400 2 жыл бұрын
F
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 4 жыл бұрын
Wll cumar soo badi gesiyashii musliminta iyo saxabadi allha sharfee
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
Omar inshar waxaa tahay nin aad iyo aad ugu fiican cod soo gudbinta waana sababta aan kuu taagero mudo dhan 4 sanadood masha'allh allaha ku xifdiyo 👏
@safiyosafi5720
@safiyosafi5720 2 жыл бұрын
Masha Allah qiso qurux badan khaalid binu waliid geesi 🥰❤
@abdorizak
@abdorizak 4 жыл бұрын
Mowduuc aad U wanagsan Wan Ka helay Masha Allah ✌..
@sundus1028
@sundus1028 Жыл бұрын
greatest warriors in history khalid ibnu walid💯
@liibandayib918
@liibandayib918 4 жыл бұрын
Walhi waan jeclahay qisaska muslimiinta 😥😥😥😥😥
@HassanMohamed-xw5zu
@HassanMohamed-xw5zu 4 жыл бұрын
رضي الله عنه وأرضاه🤲🏽❤️
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 4 жыл бұрын
Waa Saxaabi ahna Geesi muslimiinta magac weyn ku leh. Taariikhdiisana aay mudan tahay in lagu qoro BIYO DAHAB AH.
@bashicade4147
@bashicade4147 4 жыл бұрын
Best youtubers Somalia 1: ogasnsho 🥰🥰 2: maanta😍😍 3: idacadda buulxubey😘😘 4: dadwaynaha 😮😮 5: sahanka xogaha 🥰🥰 6: tanaad 😘😘 7: maracadde 😊😊 8: abuubakar maxamad ❤❤ 9 : boqorka gambiska ☺️☺️ 10: nasra abtidon 🥰🥰
@Abshirjama5
@Abshirjama5 4 жыл бұрын
Ogaansho noo soo badi halyeeyada islaamka kuwo taarikhda galeen
@yazkaoffical7776
@yazkaoffical7776 4 жыл бұрын
Wakusalamay Ustad Omar qisadaha zaxabada noso badi teachrow wakudalnay qisada wadamadah io nabiyadeniiih inshalhh 🙏🙏🙏👍
@abasmohamed623
@abasmohamed623 4 жыл бұрын
Masha Allah Awoowe Khalid bin Walid Janto fardowsa
@Kalid__
@Kalid__ 4 жыл бұрын
Khalid binu waalid LibaaX Aan isku magac nahay 💪❤💯
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
KHAALID IBNU WALIID RADHIYALAAHU CANHU GEESIGII ISLAAMKA💯
@QueenALISHA-r9x
@QueenALISHA-r9x 3 ай бұрын
Masha alla tariikhda saxaabiga khalid binu binu walid
@Axmed-Yaasiin
@Axmed-Yaasiin Ай бұрын
Alla Khaalidaw, maanta ragannimadaadii Qaza u baahanaa!
@mustafNune
@mustafNune Жыл бұрын
Masha allah
@fardowsamohaa1476
@fardowsamohaa1476 4 жыл бұрын
Khalid s really good leader its good lesson to all Muslims
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 11 ай бұрын
ASC WALALAYAAL MUSLIMIINTA OO DHAN GAAR AHAAN wallkey noo so gudbiyay muuqalkan waxan LEEYAHEY JAZAAKALLAAH KHEYR KADIB wall noo soo gudbi Taariikhda saxabiga aan ka yareysan khaalid waa QAAC QAAC BIN CAAMIR
@Easy_way1
@Easy_way1 4 жыл бұрын
Alaahu Akbar Abi cubayda caamir ibnul 'jaraax Amiinu Hadihil Uma
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 4 жыл бұрын
Maasha allaah JZKLAHU KHEYR Aad iyo Aad ayaad ugu mahadsantahay (Mr omar inshar) barnaamijkaan qiimaha badan, Waxaan jeclaan Lahaa in BARNAAMIJ ceyn kaan oo Kala ah Aad Nooga dhigto BARNAAMIJ isbuucle eh Oo Aad kaga hadleyso taariikhda nabiga (SCW), qaar Ka mid ah asxaabtii nabigascw , qaar Ka mid salfka A immada iyo taariikhda islaamka iyo................intii karaankaada ah Mahadsanid
@Xirsi695
@Xirsi695 4 жыл бұрын
Abuubar Sadiq (Rc ) wuxuu yiri Dumarku ma Awoodaan inay Khaalid oo kale dhalaan عجزت النساء أن يلدن مثل خالد بن الوليد
@dr1171
@dr1171 4 жыл бұрын
Alle Ha Unaxariisto Khalid Bin waliid AllAna ha Naga Umad Sida khalid bin walid U dhaqanta in Xiligas Lala dagaal tamaayay carabtii Gaalowday Mantana AY isku Fiirsanayan Walalohood Falstiin Iyakiina ay noq deen Kuwa Maraykinku Xaruumo Iyo ciidamo ujogan IYO in Macbad laga sameyo Dhul uu Nabi mxamed n n k h Uu Ka Nadiifiayay sanam
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs 4 жыл бұрын
Khalid binu waliid sayfulaahi radiyaalaahu canhu ilaahy raali ha ka ahaado
@MOHAMEDAHMED-ne7jr
@MOHAMEDAHMED-ne7jr 4 жыл бұрын
Muuqaal Aanan jecleezan Wali ma,arag Go pR0💌💯
@daganadde412
@daganadde412 3 жыл бұрын
Yaa allah maxaa diintan macaan dhibaato loosoo maray yaa rabii janada nagu tus si aanu ugu sheego in aan aduunka korkiisa ku jeclayn oo noolooga sheekayn jiray ilahayow adaa weyn Alxamdulilaah in aad ilahaayaga tahay yaa rabii😥
@sharmakehersi534
@sharmakehersi534 3 жыл бұрын
OGaansho team sxbyal taariqda sxbda qof qof iyo rasulka scw asna xalqo kaligiis nooga sameeya fadlan waa mahadsantihiin🙏
@Waalakasaa
@Waalakasaa 4 жыл бұрын
Wll marwalbo kashekee asxaabta nabiga scw
@MrQalay2005
@MrQalay2005 3 жыл бұрын
Maashaa allaah soo jeedin qurux badan waxaan kaa codsanaynaa mudane inaad ramadaanka diyaariso siiradii saxaabada oo tarjuman si umadu uga faaiidaysato afkooda hooyo adiguna waad ku faaiidin Aduun iyo Aakhiroba
@abdiqaniahmedofficial7835
@abdiqaniahmedofficial7835 4 жыл бұрын
Masha allah khalid binu walid رضي الله عنه halyay maso jeste ah buu ahaa
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 4 жыл бұрын
M.A ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad
@abdikariimubeid5177
@abdikariimubeid5177 4 жыл бұрын
Wll cumar aadba umahadsan thy qisooyinka asxabta ina soo badi ayan kaa codsanaya aadbana umahadsan thy shaqa wngsan ayad hysa alla haka abal mariyo♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
@faaraxxaashi9425
@faaraxxaashi9425 4 жыл бұрын
جزاك الله أخي الله أنت شخص محترم خالص
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 4 жыл бұрын
Masha allah allah unaxaristo saxabigeena Khaalid binu Waalid (رضي الله عنه(❤❤🤲🤲🤲🤲
@Taranbi_
@Taranbi_ 4 жыл бұрын
Khalid binu walid radiyalahu canhu wa ardahu wan jeclahy qisoyinkisa asiga cumar binu khadab radiyalahu canhu wa ardahu ♥♥♥♥
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 4 жыл бұрын
جزا ك الله خيرا أخونا عمر
@ExcitedCornflowers-kz4ks
@ExcitedCornflowers-kz4ks 6 ай бұрын
Khaalid binu walid Geesigii islaamka Rabi haka Noqde ilahow Samigiisa naga Dhig oo janada nagu kulmi
@cmakamaal8308
@cmakamaal8308 4 жыл бұрын
ماشاالله💗✍😍
@cabdullaahiaanis6578
@cabdullaahiaanis6578 4 жыл бұрын
Khaalid Binu Waliid Waa Geesiga Islaamka Wuxuu Ahaa Halyey Aan Gabasho Aqoonin Ilaahey Ha Ka Raali Noqdo
@abdilahiahmed3295
@abdilahiahmed3295 7 ай бұрын
Khalid binu walid رضي الله عنه
@warbixino449
@warbixino449 4 жыл бұрын
QisooyInka salaxadin iyo khalid si cajib aad usharaxday
@khadarsudaysi1785
@khadarsudaysi1785 4 жыл бұрын
Seeftii Illaahay Ee galka laga saaray Maashaa allah alle cimriga hku barakeyo wllo
@salmanmaxamed1470
@salmanmaxamed1470 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar inshar jasakalah alle swt ha kaa abaal mariyo👍👍🙏
@kaafiomar381
@kaafiomar381 4 жыл бұрын
alle haka raali noqdo khalid iyo asxaabtii kale rasuulka naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato.
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 4 жыл бұрын
Jazāk Allāhu Khayran Walal Omar. Qisooyinkan oo kale noo soo gudbi
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
Qaalid binu waliid seyfullah ❤❤❤
@maxamedibraahim4853
@maxamedibraahim4853 3 жыл бұрын
Allha wxn ka baryaa inu jannada nagu kulmiyo seyfu lah khalid binu waliid❤❤❤❤
@lipaanaliofficial7671
@lipaanaliofficial7671 4 жыл бұрын
Mashaallah wllo ogaansho
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@salmacadey7548
@salmacadey7548 4 жыл бұрын
Mashallah.mahadsanid.wallky.cunmar.inshar❤❤❤🇸🇴
@abdikariimhaji9112
@abdikariimhaji9112 4 жыл бұрын
Ino soobadi wll kahadlida khalid binu walid & hogamiyasha kale ee somare islamka ❤
@dhiblaweofficial5501
@dhiblaweofficial5501 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@maxamedsabuul785
@maxamedsabuul785 3 жыл бұрын
Scw scw scw masha allh islaamka khaalid binu waliid oo fara badan allh hada ha inoo soo saaro insha allh si markake islamka ujibiyo gaalada kibirtay
@Ayanlehcon
@Ayanlehcon 2 жыл бұрын
I never see man like khalid he is man who never fear
@khalidali3063
@khalidali3063 4 жыл бұрын
Masha allah nin adag ayu ahy khaalid binu walid alle haka raali noqde
@sadamnoor1931
@sadamnoor1931 4 жыл бұрын
Seyfullahi Masluul♥️
@walaalsd2937
@walaalsd2937 2 жыл бұрын
🥰اللهم صلي علي محمد🕌 01:49━━●━━━━━━━━ 05:00 ⇆ㅤ◁ㅤ❚❚ㅤ▷ㅤ↻
@mohan146u
@mohan146u 4 жыл бұрын
Walaal noosoo badi taariikhda islaamka
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Khalid inbnu waliid radiyallahu canhu😥😥🕋
@abdisalanmohamout9725
@abdisalanmohamout9725 4 жыл бұрын
Akhi cumar noo soo badi taarikhda jiilka dahabiga ee saxabada adu mhdzn
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا خيي
@jaamaccabdi6149
@jaamaccabdi6149 4 жыл бұрын
Sargaalkii dunida ugu taatikada badnaa khalid binu walid
@rahmamohamed6374
@rahmamohamed6374 2 жыл бұрын
Rabiyow wilal wad isiisee igadhig geesiyaal sida khaalid ibnu waaliid iiigana dhig kuwa dhintaada garab unoqdo
@axmedmxamedcabdicabdi2755
@axmedmxamedcabdicabdi2755 3 жыл бұрын
ا عجزن الأمهات ان يلدن مثل خالد ابن الوليد
@husseinwarsamemohamuud6984
@husseinwarsamemohamuud6984 4 жыл бұрын
Keep gonig ogaansho sii wada siirada saxaabda ilaahey ahar ha idinka siiiyeee
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360 3 жыл бұрын
خالد بن وليد رضي الله عنه❤
@saddamyusuf7389
@saddamyusuf7389 4 жыл бұрын
Weligey maan maqal Janan Ka geesisan khalid ibnu waliid يا خالد رحمة الله تعالى عليك
@iskudeeysmadaxbarar963
@iskudeeysmadaxbarar963 4 жыл бұрын
khaalid illaahay haka raaali noqdo aabihiisna illaahay naarta haku foogeeyo
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
waa kuma salaaxu diin al ayuubi ? #OGAANSHO salaaxuddiin
10:08
TAARIIKHDII ASXABIGII KHAALID BINU WALIID (RA) - SH XASAN IBRAAHIM CIISE
1:19:30
KHALID BIN WALIID: FURASHADII DHULKA CIRAAQ
24:14
Ruweyda Style
Рет қаралды 53 М.
Duulaankii Tataarkii Mongolia | #OGAANSHO
9:26
OGAANSHO
Рет қаралды 139 М.