Rabi ha caafiyo cabdi shire jama joqle runti wa wadani daljacaylku ku weynyahy isagiyo wllki xusen shire 🤲🤲
@samaaleabdul31784 ай бұрын
Qabka waan ku dhaata, Hoos laygama dhugan karo, quursina warki dhaaf, Old is gold. 2024 🫡.
@HamdiAbdukadir10 ай бұрын
Ano gabar ah ban dalkyga dartiis ciidanimo u qorty allow dulkygo amni ah i tus 2024 dib ya u dhageysnya😢
@khaledprozki49439 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin ❤❤❤❤
@shaaficijigjigaawi8 ай бұрын
❤❤❤
@ubax7758 Жыл бұрын
Wlhy oyin ayaa iga socota allow qabkii somaliya soo ceeli😢😢😢😢😢😢
@truecomment365011 ай бұрын
Nasiib daro dagaal u joog ayaanu noqonay.Markale waa inaan u diyaar garownaa DIFAAC BADA iyo ka takhaluska Siomaali diidka iyo shisheeye kalkaalka❤🇸🇴 Nolaada fanaaniinta wadaniyiinta sh
@FOWZI-s9i9 ай бұрын
Cimrigaaga dagaal ayaad ku dhammeysaneysaa, Somaliland iyo Ethiopia waa laba dowlad oo walaalo ah, horumar iyo nabad u wada socda adigoo maskiinkaas ahna waxba kama qaban kartid. Ee orod Mooryaanta iyo argagixisada ku haysata iska xoree marka hore
@aliomarbaashiano76809 жыл бұрын
Ogoow Dhulka Hooyo Ogoow waa hees macan oo qiiro wadanimo xambaarsan kuna soo xasuusinaysa kacaankeenii markuu jiray " cadawgii bukaa ha naxao "mahadsanidiin fanaaniinta iyo abwaanada reer shire jaamac
@ugaas-8 жыл бұрын
ilahow qbiilka meel nagasaar iyo uqdada amiin
@ilhaancadey77688 жыл бұрын
LeBron 23 amin
@ummueymanibraheem42258 жыл бұрын
Am a kenyan somali but i love somalia more than the country i was born in and grew up and living...Hainolato somalia
yaa iladaawanaya 2024 ilaahow wadankeena nabad nooka dhig ❤❤❤❤oo hogaamiyayaal dhaba nasii qurbaha dhalinteenii waa ku baabeen wee need go back wadankeena
@adanupdiaziz27717 ай бұрын
Ilaahy ha ku caafiyo lagend jooqle shire jamac😢
@ahmedmohamed22417 ай бұрын
Ameen 🤲
@dhallansame356 ай бұрын
@@ahmedmohamed2241❤
@caliyaomar74593 жыл бұрын
5 sano baan dhegaysanayey heestan wa heesta geliyata anan ka daliin qiiradeduna iga dhamaan ogow dhulka hooyo marka maqla ilnta celiya wx walbo wngsan wa la jeclahy dhulka hooyo lkn somali baa dad xun ah oo aan is dhaha ilhy muxu somali kga dhigy😪joqle rabi raali ka noqoy codkiisa aad u jeclhy😍
@abdumalikahmed63816 ай бұрын
Jooqle halyay soomaliyeed allaha caafiyo 2024 wali ereyadiisa waan ladhacsanahay
@nabadoonkakhadar707910 ай бұрын
Rabi dawladnimadi iyo cududi ha inoso celiyo Somalia Allow mid noga dhig dhibkiyo qabyaaladana nga dulqaad❤❤
Anigo Askari ah waa Heesta kaliyo niyadda ii dhiseyso an marwalbo dhageysto 1❤somalia People 🇸🇴
@Kamas12311 ай бұрын
Heesatan tageera❤❤ 0:53
@daahiribraahim23609 жыл бұрын
Alaah allaah walee wadaniyada wa wax loo dhasho abihii iyo hooyayaalkii idiin dhalay wale amaane mudanyihiin ilaahey hadhaafo dambigooda somaliyaal dhab ah aya tihiin wlhi ee halkiina kasii wado masha allaah
@mohamedrastavlogs51129 жыл бұрын
Woow masha allah nice songs wlhi wadani ah qiiro leh rer shire fananin wadaniyin allaha idin xifdiyo
@ridwayagooriofficial8403 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo jooqle shire jamac
@AbdirizakBlack18 ай бұрын
Hees aan Marwalbo kuceshceshto dhagesigeeda ogoow dhulka hooyo
@abdrahamanilias2859 жыл бұрын
maashaa allh hesta waa mid aan caadi ahen wayo qeldhaan allw in dhoowr waxad tihiin muwaadin dhab ah ayad tihiin
@yaxyecaac1489 Жыл бұрын
Hooyo doonbira diir baan awgeed dhulka u ilaalinaa soomaliyeey ogaada
@abukarali355811 ай бұрын
Mareexaan waa dadka kaliyee an sharaf uhayo. waa dadka kudhiban somaali dhexdeeda ee wax un dhisa kadibna laga daba baabiiyo. Somali mareexan marka tahay wlhi qiimo badan ba leedahay. iskama amaanayo qabiil ahaane, ma arag qaran dumis mareexan lagu sheegay.
Walahi waa hees dareen wadani i gelisa nin u dhashay wadanka Bangladesh ayaa ii soo diray ciidanka iyo hubka dalkooda walaahi waxan u diraan waayay anagoo 40sano ka hor lbaaxyo ahaa markaasan heestan u diray wuxu noo maleeyay inaan dowlad leenahay😢
@dahirnurjama4293 Жыл бұрын
I believe you are patriotic and I proud of you Brothers.
Reer shire waxaan la idinka rabaa foromaha in aaad ka dhadaan mahee in aad qorbaha ka qeylisaan maha
@libanfarah58928 жыл бұрын
sxb hurda kaso kacday nimankan meqa mar ee furimaha tagen
@mohammedabdullahi95678 жыл бұрын
Hhhhhh inteeey aheeeed foron ey tagaaan
@libanfarah58928 жыл бұрын
+maxamed deeq jida hore xerada lanta buro ayado shapap ku harersanyihin hestan waa hes qimo badan xambarsan hadad necebtahay koley waxa tahay dadka jecel xabashida
@mankaurooninafarah62127 жыл бұрын
maxamed deeq aniga hestan markan dageysto inaan somalia uso lugeyo ayey igu qasabta runtiii lkn hal carqalad aya iga hor tagan waligey somalia maarkin markan sexanayo wan kusexda runtiii
@suraleydalovehoyomacan21229 жыл бұрын
allow dalka no hagaji xusen iyo jooqle wa wadaniyal ilahay haidin dayo
@xassancabdi32788 жыл бұрын
SUraLeyda love hoyo macan
@AHMEDt4597 ай бұрын
Ilahay ha caafiyo fanaanka hada wuu xanuunsan yee
@xalimomaxamed15963 жыл бұрын
Alle ha idin xafido wiilashena qaranka u hiiliyo
@fowzishirow44035 жыл бұрын
Manshallah aderyaal mcn Allah idinsydyo jacelka aad uqabtiin dulkenay hooyo
@kayteofficial84456 жыл бұрын
Noolada akhirana janno insha allah.
@MaxamedYare-tm8gj8 ай бұрын
Ilmo shire jooqle libaaxyo wadanka soo difaacay ilahy ha dhawro🩸🩸🩸🔥
waaaw waa hees aad u qiimo badan oo wadani ah alle wadanka soomaliyeed nabad ha inooga yeelo aaammmmmiiiiiiiin
@filadhere11 ай бұрын
Ogow dhulka hooyo 🇸🇴🇸🇴
@sahroabdi96268 жыл бұрын
Masha allah wlhi waa hees qiiro leh ilaahow dad u diirnaxo Somaliya keen
@shamhadmaxamed7777 жыл бұрын
wadani labo maha wlhi xada ikacdey wilasheen allaaha in dhowro
@Dibadyare7 жыл бұрын
ilma xusein shire waa wadaniyiin dhab ah oo afkooda ugu dagaalama ciidooda hooyo noolaada inbadan inshaa allah
@nabadoonkakhadar70798 ай бұрын
Illhy ha caafiyo jooqle
@Bincali34610 ай бұрын
Masha Allah Allah nii xafido dhamaanti ❤
@styleshmanshowkingoflove68418 жыл бұрын
Geesiyal geesi dalay Nolada♥♥♥
@maasimahmedyousuf91632 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022/6/2❤️✊🇸🇴
@faarax56177 ай бұрын
Jooqle maanta xaalad xun buu kujiraa aan u ducayno adeerken😢
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Allow ku caafi walakay Jooqle shire jaamac
@ahmedabdiyusuf9 жыл бұрын
keyse dhux dhux iyo Qabiilkna anaga dhagahaan ka xiranay
@IbraahimMahamud6 ай бұрын
Somalia guuulaysta m.a 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedabdiyusuf9 жыл бұрын
Nin sagaal bil lagu dhalay waxba iima dhibin karo dhuuni doon xad gudub wada waxba iima dhibin ABWAAN OWLIYO AND fananiinta ku luuqeyna kor
@sahroabdi96268 жыл бұрын
masha allah Noolaada taageere ayaan idiin ahay.
@Sharmaake-AliАй бұрын
Allow caafi jooqle 😢😢😢😢😢😢😢😢
@SmilingIslandRetreat-cz3hn3 ай бұрын
2018.yamani.aalguucafiy.jooqle
@Armaan_iicamira_777 ай бұрын
Hormarka dalka waxa ka dhiman ciidanka la shaqeeyo Guuleysta geeshkayagow Guul iyo gobanimo xoogdalka somaliyed
@simanomar59969 жыл бұрын
Wadani dhab.ah.allow.dhowr guulaysta ilma ciyar jeceyl.
@Zakariyemohamed-iq9vf7 ай бұрын
Caafimaad taam alaah siiyo cabdi shire
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
Somaliweyan waa idin salaamay❤
@raageugaas7509 жыл бұрын
wooooooooooooow masha allah waa hees aad u macaan thanks Abdi & Hussein Shire
@CabaasxabadXusseen6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😮😮😢😢😮😊
@deeqaducaale55729 жыл бұрын
keysa wabari meesha qabiilka kada erayada waxaa leh owliyo mareexana ma aha, tan kale waa erayo wadanimo ka buuxda laxan iyo cod wanaagsana la saaray.
@zakariazaki19094 жыл бұрын
I am Somali Kenya gull motherland
@AhmedHassan-tc9gu Жыл бұрын
Wadaniyada rerkii lagu yaqaanay ayay kasoo jeedaan jooqle yaal markii Ana waa ikan ka dhacday madaxtinimada soomaalia unukaaleh habarkasta tiri wakaa qiimeheenu hoos u dhacay
@drs_siham_aragsn22583 ай бұрын
😭😭dhiiga Dhaqajiya allow Na mide
@nasrachannel3431 Жыл бұрын
Who’s still watching this 2023 😍 ilahow jooqle caafi 😢
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Sxb aniga kama daalo walaahi
@nasrachannel3431 Жыл бұрын
Haa caadi ma aha 😍
@nuzaybahfarah95889 жыл бұрын
wadani dhabah dadka dhan yaaa San wadani ogaa dhigah dhibaa namagare cadowginaa dhulkaa hostisaa alh ka dhigo insh alh