xasuus waaye jowhar aan kabijiray si aan tarabuunka ugu qeebgalo 21 ogtobar 1986 1987 aduun wagaas barwaaqo awood isjaceel alah u naxariisto qabrigiisa qeer alah kasiiyo aabe Maxmad siyaad bare
@ifrahmahir163214 күн бұрын
❤❤ Aduun Jowhar ka joog aaqirana jano. Ilaaheey ha unaxariisto Mohamed Siyaad Bare.
@khalifmahmud477011 ай бұрын
Abdi bashiir in dhabuur alla rahma janatul fardowsa allaha ku geeyo
@jabraabtidon6181 Жыл бұрын
Octobareey adaa laha allah janada ka waraabiyo aabo siyaad abaalka no gashay inshallah si sharaf lagu xusidoon taarkhida somalia baal diamond a ka gashay
@yusufismail847026 күн бұрын
Arbaco 9/10/2024 6da magribnimo. Waayawaayo iyo xusuus. Baaba siyaad allah kuu naxariisto. Bacdigaa dal lama arag lamana hayo.
@xoogfiniinxoog57573 жыл бұрын
aabe siyaad illaahay janatul fardowsa haka waraabiyo aamiin yaa allaahu cidi kama danbeyn kuwa bada iyo dhulka iibsanay baa ka danbeyey
@abdilaahimahameabdi8717 Жыл бұрын
Somalia waa jecelahay sobobtoo ah waa dalkaygii waxaan jecelahay Somalia u kacdii sidii Rwanda uga soo kabatay burburkii
@ramlaabdi169617 күн бұрын
7:35 oo subaxnimo ayan dhagesana❤🇸🇴🩸🫡
@cabdillahimuuse79564 жыл бұрын
Somaaliya jiroo jog wn jclhy somalia
@mohamedarwah6002 ай бұрын
6 madaxweyne ma a qabali Jaale siyaasad oo kake Allaha u naxariisto