Kacaankii Soomaaliya ee Barakaysnaa

  Рет қаралды 156,353

LAASCAANOOD YOUTUBE CHANNEL

LAASCAANOOD YOUTUBE CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@ilyasmaxamedxuseen1209
@ilyasmaxamedxuseen1209 6 жыл бұрын
wlh wan iska oyaa markan arko somalia oo sidaan ahaan jiray aaway ragii dumiyay cuqubo allah ki rido jaxiimo allah geeyo maanta aduunka ayan la tar tami lahen wlh qaxooti maan noqon lahen bal weeyba dumiyenee mexey mid ka.fiican.u dhisi wayen maanta.meshan tagan nahay ayagaa na dhigay aduun iyo aaqiro wlh inaan cafineynin manta wan raxeysan lahen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cwahabmustafe1586
@cwahabmustafe1586 3 жыл бұрын
ilaahow ay soomaaliya gubataa
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 25 күн бұрын
Oromo😂😂​@@cwahabmustafe1586
@sicidcabdulahi2219
@sicidcabdulahi2219 3 жыл бұрын
somaliya awoodeedii iyo midnimadeedii ilaahay hasoo celiyo aamiin
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 6 ай бұрын
Ilahoo ha soo celin 😊
@hibaaqmywife
@hibaaqmywife Жыл бұрын
Illaahay naxariistii Jannah Firdawsa ha ka waraabiyo dhamaan Mujaahidiintii kacaanka barakaysan intii dhimatay oo uu ugu horeeyo Mujaahid Jaale Maxammed Siyaad Barre. Inta noolna Illaahay caafimaad barakah leh iyo cibaado suuban ha ku xafido mar walba.
@safiyasaafi7091
@safiyasaafi7091 5 жыл бұрын
Ilaah ha noosooceliyo like iisaar walaal hadaad aragtid
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
#LyricsSongTawradatan Tawrradatan barakaysan Tawrradatan barakaysan Tallaabadii aad qaadeen Dadweynaha tiisa daryeesheen Tamar iyo taaggba Garabkiinaan taaganahee Tawrradatan barakaysan Tawrradatan barakaysan Talladdii aad qaaddeen Dadweynaha tiisa daryeesheen Tamar iyo taagba Garabkiinaan Taagganahee Innaan taaba qaaddnoo Isku tiirsanaanoo Dhulkayaga aan tacabnoo Hawsha Laysla toosiyoo Kuwii noo tilmaammee Waddanka isu taaggoow Tallaabaddii aad qaaddeen Dadweynaha tiisa daryeesheen Tamar iyo taagba Garabkiinaan taagganahee Tawrradatan barakaysan Tawrradatan barrakaysan Tallaabaddii aad qaaddeen Dadweynaha tiisa daryeesheen Tammar iyo taagba Garabkiinaan taaganahee _________________________ ASAD XUS IYO XASUUS MUDAN. ERAYADII ABWAAN SAID HARAWO AHUN KOOXDII WAABERI LEGEND. 21 OCT 1969. AHUN Dhammaan intii dhimatay.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 6 жыл бұрын
ado siyaad alow kuu naxariiso somali qoomiyad layirahdo ayuu samayay
@Faysal.ibrahim
@Faysal.ibrahim 5 жыл бұрын
Shakii kuma jire inaya ahediya kacaan barkeeysan balse waxa ahediya maxamahiyo somaliya ayaya horeya waxa laga yariyi hareed malina kasata wadaaada guudaheeda lagam cabo
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
Dowladdii kacanka Laandheere ayey aheyd Alla yaa raxma Aaape siyaad
@mahadahmed2327
@mahadahmed2327 2 жыл бұрын
Viva Somalia always ♥ ❤ 💖 💓 💙 💕 ♥
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 5 жыл бұрын
Towrada taan barakeysan waan maqli jirey lakin hada Qarax aan barakeysneeyn..
@suhaybcawke5214
@suhaybcawke5214 6 жыл бұрын
Waaa. Markay. Somalidu. Dhiiga. Lahayd
@sacdiyofooljaawe5459
@sacdiyofooljaawe5459 5 жыл бұрын
Suhayb Cawke waa run hada tuug ayaan qabiil kutaageereynaa
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
@@sacdiyofooljaawe5459 Qabiil Maxuu taraa?
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
ايام العز والكرامه
@nazirziyad2478
@nazirziyad2478 5 жыл бұрын
Mncha Allah ragii itoopia qabsady sharaftana somaali uyeelaay Dad orijinaala ayd Hayden Lkn kuwan hadu waa koobi
@Hw15243
@Hw15243 6 жыл бұрын
I believe iwas one the marching high school students or from Halanne group I graduated from high school in1977. Sarmaangarow
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 25 күн бұрын
Are you still alive wllo😢😢 you lived when there was a glorious revolution
@Hw15243
@Hw15243 25 күн бұрын
@@midnimochannel3665Asc hooyo , ama wallaalo Haa weli Waan noolahay Allhamdullillaahi Rabbillallamiin. Hooyo or Eeddo , Dowladnimo Sharafteed iyo waddaninimo Waan soo Argay . I have so much memories about the best and the strongest Government in Africa , which is Somalia . I started schooling in 1965 in Mogadishu ( scola Villago Arabo It sounds Italian Kkk Waxaan Deganeyn Boondheere , wasaaraddii Waxbarashada. ee u dhaweyd Safaaraddii Talyaaniga . Gurigaas waxaan degney 1963 illaa Burburkii Somalia 😭😭 Sorry Eeddo Jiilkii ugu nasiib badnaa Somalia ayaan ka mid ahaa . Somalia ma Atkin 38 years 😭😭😭😭😭😭 I’m missing so much Sorry,Sorry, Sorry 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@abdullahikatallahisheikhal7774
@abdullahikatallahisheikhal7774 5 жыл бұрын
M,siyaad wuxuu dhisay kuwii dhulka dhigay ee mooryanta ahaa ayaa meesha kacaaytamaya adeer taariikhada ayaa xuseysa aabihii umada
@osamafarah3447
@osamafarah3447 7 жыл бұрын
shaki kuma jiro inay ahayd kacaan barakaysan kuwii burburiye maxay ka faiden oon qasaaro ka ahayn oo maxay udhisi waayen maamul asaga ka fiicnaa
@turkipoi
@turkipoi Жыл бұрын
Lejnd kaliya fahmi karo😢😊
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 5 жыл бұрын
Waxaan xusuustaa 1981 waxan a haa ardydii ku jirtay xalane ee soo dhmaystay dugsig sare 21 kii okt, ayaanu marny tarabuunka jugta cagta markaanu laamig ku dhufano hillac ayaanu kga duulinaynay , waayo waayo berigaas dhallin yaranimdaydii noloshu cajiibsanaydaa
@Voasomaliradio
@Voasomaliradio 5 жыл бұрын
Numberkg iisheeg wllky???
@Voasomaliradio
@Voasomaliradio 5 жыл бұрын
???
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 жыл бұрын
Axmed wall.xusus iyo taaiikh weeye Aniguna Waan soo gaadhay lkin nasiib daro waxay burburtay Markaan dhameeyay secendrygii Iyo labo sano macalinimadi gurmadka ah Oo aan jaamcad isu diyariyay Wixii iga danbeeyay ayaan dhaama een aragba Anigana hana qaaadkaygi iyo burburkii baa iskaga kay beegmay
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
Dowlatan barakayesan nabad iyo nolol
@cabdulahiguuled6912
@cabdulahiguuled6912 5 жыл бұрын
I
@Muhammadali-qy3jn
@Muhammadali-qy3jn 5 жыл бұрын
Somalia💔💪😭
@somaliamaxamedcabdinuur1669
@somaliamaxamedcabdinuur1669 5 жыл бұрын
Somaliya allh noleyo wan sugaynaa dawlad cusub allh nasiyo
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 5 жыл бұрын
2019/8/3 abo haye allha unxariisto 👨🏻‍✈️💕😢
@Dulqusley
@Dulqusley 2 жыл бұрын
Dowladatan Baarakeysan ♥️
@caliaxmed3910
@caliaxmed3910 7 жыл бұрын
Soomaliya xusuuus waayo waayo allaw dal ma ahaa dibna San loo arag
@fatimafiicansaalim650
@fatimafiicansaalim650 5 жыл бұрын
Kuwanaa niyada kudhisanena⚘⚘🌹🌹
@hassandhuhulow8347
@hassandhuhulow8347 3 жыл бұрын
Qaran 💯🧠
@alibahmed1896
@alibahmed1896 4 жыл бұрын
الله يرحمك يا (زياد بري) من بعدك ما عرفنا دوله
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
لا يجوز الترحم على كافر
@mohamednurmohamed7652
@mohamednurmohamed7652 5 жыл бұрын
Guul
@cabdilaahixaashi3413
@cabdilaahixaashi3413 6 жыл бұрын
Masha. Allh
@araweeloabdi8529
@araweeloabdi8529 5 жыл бұрын
Honkod iyo hilaac ugu baaqisteed octobarey adaa lahaa
@umalialhamed6818
@umalialhamed6818 Жыл бұрын
😭😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭🤲
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
Man sha allah
@abdirashidmohamed7314
@abdirashidmohamed7314 5 жыл бұрын
Waa xasuustii daLkA astaan matahay xusuus mudan tuug maaxa Lagu xasuustaa Waa maya
@shugriyaasiinali329
@shugriyaasiinali329 8 жыл бұрын
My home town
@hiboweydow9103
@hiboweydow9103 7 жыл бұрын
Shugri Yaasiin Ali hhhh
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 3 жыл бұрын
Wlhi wan ooyay in aan san noqona rajeynaa🇸🇴
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Still we can do better then this if we fight clanism and trust each other against our common enemy
@AARLIBAAX100
@AARLIBAAX100 5 жыл бұрын
Suaashu waa wax barakeysan ma burburaan mise waa bataan oo waa kobcaan, caqligayaga aan furno intaan caadifo qabiil meel iska dhigno hadii kale hoog iyo ba baanu ku jiri quruun, kali-talis dal hare umariya lama arag abi ku quus qaado madogii- soviet
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Waa runtaa taas Lkn kim Jong un kawaram
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Kacaankii bukay.
@AadanXaamud
@AadanXaamud 2 жыл бұрын
Waa markii Uu ilaahay noo barwaaqeeyay dhul iyo dadba lkn anagaa fahmi weyne fisqi iyo tumasho kalaab curuba iyo juba iyo meela badan Kadibna way kasii dartay dhiigii umadaa laba neestay ilaa hada waa kujirnaa dhiig daadinta waa aragtaan ilaa hada 2021
@zamzamwanaag6660
@zamzamwanaag6660 5 ай бұрын
@hanan Chanel fiiri
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
Libax yade Africa
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 Жыл бұрын
Aniga waxay ila tahay somaali dawlad Manoqon karto waayo waa xag jir qabiil kasamir dawlad fiican
@maxamadciise1169
@maxamadciise1169 7 жыл бұрын
wa dolad dhisab
@farxaancawil3869
@farxaancawil3869 3 жыл бұрын
Waa maleeshiyadii uu talyaanigu gumaysan jiray ee hor joogashaha ay ka ahaayeen Aadan cade iyo cabdirashiid ,Afweyne bare waana qaran fashilmay ee somalia xoriyada qaatay 01.07.1960 casimadooduna waa muqdisho
@mohamednurmohamed7652
@mohamednurmohamed7652 5 жыл бұрын
Farhad reynreyn
@muwhibmohamed1044
@muwhibmohamed1044 4 жыл бұрын
Daaha dabdiisa
@yasinmohamed4629
@yasinmohamed4629 4 жыл бұрын
Faqash Faqash. Waa Dawladii Somali kala gaysay nacdali ha korto!
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Shinni malabkeedi ku laabatay iga dheh.
@cabdiraxmancabdullahi5420
@cabdiraxmancabdullahi5420 5 жыл бұрын
Dalka meel fcn waa gaarsiiyay lkn wuxuu dhisay dhulka ladhigay
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Adeer wax caqli gal ah ku sheeke . Nina wuxuu dhisay ma burburiye kuwii burburiyey ayaa nool oo ku faana inay qarankii somaliyeed xabashi iyo gaalo u dhabat jabiyeen 😥😥😥🇸🇴💔🇸🇴💔🇸🇴💔🇸🇴
Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa
47:21
Aftaag Production
Рет қаралды 104 М.
Somali March: Maanta Maanta - Today, Today
6:18
Danjori
Рет қаралды 179 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Hanti dhowr
Рет қаралды 55 М.
socdaalkii xasan guuleed
5:58
Jabuuti TV
Рет қаралды 1 МЛН
Qarankii Soomaaliya
8:02
RegionalSomTV
Рет қаралды 1,4 МЛН
balanteenu waa shaqo-Somali nationalist song
8:46
Taariikhi
Рет қаралды 823 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 405 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН