Somali was always great, we wish Somalis back it peace and glory, and may the soul of Mzee siyat rest in peace, and all the Somali leader who have passed on, and the current leaders be mindful and brink back the dignity, peace, to their nation and its citizen,
@naajudahir22010 ай бұрын
Aniga waxan dhashay2002 so aqliyesto ila hada waxan maqlaa somaliyadi hore waxay wada ahayen wada wadaniyiin dad ah maxan u maqli la ahay somaliyada mante waxay ka hor marsan tahay somaliyadi shalay lkn ilahay hana mideeyo kuwa is jecel sida laba qofo calol kaso wada bexen e mataana rabbi haysku kaaya jecleysiiyo wlhi ilahay wu arkaa dal jeceelka iyo dad jeceelka awoodna hadaan u lahan lahaa mid ayan ahan lahayn lkn rabbi ayan ka baryay inu namideyo dalkeenana an aduunka ka hormarsano 😢🤲
@ibrahimmohamet72044 жыл бұрын
Nasiib waxan u yeeshay inaan ahado ubaxii kacaanka jaali siyaad waxa noogu yimid schoolka malintas waxan naloo qaybiyay caleemo markan ka imid schoolka hoyaday ayan u sheegay in jaale siyaad na so booqday dal iyo dadba wa tageen 😭 😭 😭
@Ayaanle-ke1tq2 жыл бұрын
This was both great and suffering moments in somali history nonetheless you can feel that we had respect and power 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👍🏿👍🏿👍🏿 🇸🇴
@th8me103 Жыл бұрын
Siad Barre destroyed our beloved country 💔
@capricornlayanna38285 ай бұрын
@@th8me103 USC and caydiid made us refugees
@somprag9282Ай бұрын
@@capricornlayanna3828 Precisely what all of Barres detractors wish to avoid.
@a-b92062 жыл бұрын
eebe qabriga kunuuri Maxamed Siyaad bare gadaashaa gun baanu noqonay. from Gabiley Somaliland Somalia 🇸🇴 ♥️ 1
Raja soo iftiiimosa 🇸🇴🇸🇴N&N garabkiiina taganhy towradatan barakesan❤️❣️
@jaamacxuseen88354 жыл бұрын
Dadkii hore wax dhaamo lawaa hadii 💪🇸🇴🇸🇴
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
It was a wonderful moment for our nation Somalia. We pray Almighty ALLAH S.W to bring back to us peace & harmony 🇸🇴🤲
@CabdifataxSunny8 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto gen maxamed siyaad bare aabaha umada soomaaliyeed ahaana wadaniga dhabta ah❤❤❤❤allow gacanta midnight ka sii kutubkiisa maalinka qayaame
@caydaruusxasan22323 жыл бұрын
Abwaan saciid maxamed xarwo ayaa leh heesta cimri dheer iyo cafimaat aan u rajeynaa
@nimcoosmanahmed15628 жыл бұрын
aabe siyaad allah haku naxariisto dad ayaa haysay manta ayaa lagu tabay
@youngck65476 жыл бұрын
Hees lagu faano waye 💯
@reymaz89 ай бұрын
Malin ayaa imaneysa dadkeygi io dhulkeyga eey istaagi donana mesha ugu sareyso Africa i. A Somalia hanolaato🇸🇴
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Lion 🦁 of Africa 🌍 👏 🇸🇴😭❤💪
@craxiincalimaxamed7822 Жыл бұрын
Oktoober markaan arko waxaan soo xusuustee balantii aay hooyaday iga qaaday alaha u naxriistee oo ahaa inaan oktoobarta ku xigto aan aadi doono hasa yeeshaa kuwa damiir laawayaal ah ayaa burburiya dowladdi kacaanka soomaaliyeed
lax xun ethiopan gumaysto ooo cag dheer ah lax weligiin rer miyi baa ahaydeen waxaad tihiin daba dhilif ka ethoipia daaroodkaa aad shegaysid waa dad rer somaliland lkn adiga taarriikhdaada dib u raac naagihiina qaybna kenyati baa wasa qaybna xabashi xooolo ugaaden cag dheer agah caac cagta waranka d d s i
@cajebdocumentaryhistory32336 жыл бұрын
xoolo daaroodka ooo dhan ba fiiri waxaad tahay daarood xaga waxaa kaa cabaadiyey irir samaale koonfur irir samaale hawiye iyo isaaq ismana sheegano ilaa laandheerayaal irir samaale mid walba isku filanyahaye lkn idinku yaa harti ah yaa daarood ah warbal intaad isa soo raacdaan arka sida la sida la iidiin galo hada waxaa hospitalka burco yaala 3 nin ooo ugaadeen a h dagaalka tuka ra lagu soo qabqabtay hooyada iyo cag dheertii ethoipiaanka ahaydba wasa baxa xaaraan baa thiin orod naagaha u gey ethiopianka iyo kenyayiga bax makhnuud makhnuud dhalay iyo
@youtellme64036 жыл бұрын
mohamed hargaysa lipaax somalilande Adeer daarood : riwaayada khiyaalka ah ee ( iidoorland aka somaliland ) ma daawado ee mid kale keen . Inta yar ee dhulbahante reer sool ah markii xabadu dhacdo oo kululto , dhamaan way kaso horjeesan doonan ciidamada iidoorka inta dabadhilifka ahna waa la dili doona Sida ( cali khaliif iyo saleebaan cali koore yo mahad caambaashe ) . meesha waa la is yaqaana hadaad taasi shaki ka qabto hadaba wiil yar baad tahay oo dhaqan somalida waxba ka garanayn . Daarood waligii ma ahayn maamulka reerka cuqdad qaba ee iidoor mana noqon doono .
@savamokhtar Жыл бұрын
Illahy ban iso gadhsin wakhtigas uu gaalkasi nola alx adeeraday iyo awoowyashy baa iga gooyay xaqygi alle haku cadabo godka
@bushrashiine12352 жыл бұрын
21 October 2022 Ban firsinaya videogan jaceel an jeclahey inan arko quruxdan iyo malintan an hore uso marne Mar dhaw nabad iyo Barwaqo insha Allah❤️❤️❤️❤️nasiib uma yeelan xeligas🥺🥺
@MohamedSharif-bn3rr4 ай бұрын
Illaahow dembiyadiodi dhaaf kulli golahii sare ee kacaanka ugu horreeyo aabe siyaad Barre iyo general Mohamed Cali samatar
@kayhass251015 күн бұрын
Towradii barakaysnayd Aabo Siyaad Ilahay ha unaxariisto
illahow kuu naxariiso aabe siyaad waan ogahay in aad janada ku jirto aabe siyaad hadalkii aad tiri wuu rumoobay dhul somaliyeed waad ka tagtay lakiin dad xabsi ku jiray oo waalan ayaad ka tagtay
dadkaan dowladnimo wxy thy wy so arken wlhi 😢 wxa qaxa io qaxotiga ah wa anaka wdn kan dowladnimadisa dd ba kuso raxesty
@Bushradiamond3 жыл бұрын
Siyaad barre Ilaahow ku naxasriiso😭😭😭
@moulayhamidi27867 жыл бұрын
ale ha u naxariisto Madaxwenahena hore maxamad siyad bare abihi soomaliyeed min sharaf leh ayu aha lakiin doqon iyo wax magarato aya la dagalantay oo manta soomali meeshan dhigeen shacabki qabiil iyo gajo iyo dil iyo naceeb walal ku beeren iyo xasuuq ale haku naxariisto
Cawa waa 21 October 2023. Allhaa Unaxaristo. Jaale Siyaad barre💙🇸🇴
@jimmyj23496 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 Adee siyad xusustadan moralka ku dhisanaa dibmiyaad usoodhalan
@mustafcabdi6999 Жыл бұрын
Soomaaliya oo awood leh wey soo laaba doontaa InshaaAllah
@osmanismail21 Жыл бұрын
Waad ogtahay sidaa hargeisa diyaradu u rushaysay ma kuwaa ayaa marlabaad la midoobaynaa
@InnaIssak-bq1dx Жыл бұрын
@@osmanismail21 wy soo labani i.n 🦾🦾🙅♂️
@Has-o9d Жыл бұрын
Fasalki labaad aan ahaa Jaale maxamed siyaad Bare Allah u naxariisto dalka iyo dadka waa dhisay heesaha kacaanka badana ma xamili karo emotional aan ku noqona
@abdiwarsame8310 Жыл бұрын
Ale ha naxariisto jaale siyaad bare
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Musuqmaasuq ayaa loo burburiyey dawladii afrika ugu qiimaha badnayd
Lpx Africa abe maxmed siyaad bare allaha kuu naxariisto❤♥️❤
@cabdisamedcaliclaahi31585 жыл бұрын
ALLAH ha unaxariisto Aabo siyaad bare
@drabdihakienhussien29943 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto madaxweyne siyad bare
@qalinlemedia23396 жыл бұрын
waligaana waad ku noolaanazaa general waayo dadkii ayaa diiday dawladnimo ciilkaa ayuu cimrigeenu ku dhamaanayaa ee ish maxan somali u noqday ayaan is idhaa
@moharuun635 Жыл бұрын
Qarankan Somaliyed gacmaheni baynu ku burburinay Aniga aderkay ayaa ku shahiiday xoraynti dhulka somaliyeed ee ogadenia halka abaahy uu dhowr jeer ku dhawacmay Mar uu aabahy ii sheekeynayy waxa uu ii sheegay in Noloshoodu dhinac walba ka dhisnay Qaranka somaliyed uusan cidnaba u baahnayn kaliya wadankaaga wax u qabso ay ahayd Halka maanta hadii aan xanuusado dhaktarku igaga daran yhy xanuunka i haya Basic needskiina hadalkoodaba daa 😢
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Towrad barakeysan bey aheed marka lo eega wixii ka danbeeyay 😢
@ahmedcali82719 жыл бұрын
illahow kuu naxariso jalle Siyad,madaxweyne wadani ah ayu ahaa.
@barkhadoali73987 жыл бұрын
tolow aabe siyaad ya gaadhiya ama yaa iga gudooma somaleeyey salaan qaali ah oo qalbiga ka so goday hadan xilia jogi laha wan u hagansamilaha wixi facin u qabanayo
@abshirxeyle75276 жыл бұрын
Somalia aan hisheno somalaay fadlan waa iga codsi
@Dulqusley Жыл бұрын
Dowladatan barakeysan dawladatan barakeysan ❤
@seidabdi7514 жыл бұрын
OLOLKACA KAN BULAALAN = THE BLESSED REVOLUTION = ALTHAWRAH ALMUBAARAKAH
@fadumoadan9485 жыл бұрын
Allow ku raaxmo aabihi umaada somaliyed
@muuminduceysane4 ай бұрын
Maanta oo ah 1 luuliyo 2024 Ayaan daawanayaa muuqaalkan waana degsaday si aan uga qeyb qaato Dabaaldega maanta socda.
Heeskaan waxaa sameeyay nin habar gidir ah. Xarawo
@somaliaman83997 жыл бұрын
Guuuuuulyso somalia
@sihaamcadey34965 жыл бұрын
Abe siyaad alala ha unaxaristo
@abdinaafac82114 ай бұрын
Erayada Abwaan Maxamad siciid xarawo alla yarxam 😢
@Naima_Omar_Ahmed18 күн бұрын
Allah Yaraxma Mudane Maxamad Siyad Bare
@raxmaasad65388 жыл бұрын
somali siyaad bare wey tabtay lkn waqtigiisii wuu dhamaaday kana tag aduunka lkn somali ma dhamaan mana hadhin
@omarkazakazakh5 ай бұрын
Allow ku naxariis siad barre❤
@bayaanjama629 Жыл бұрын
Illahow nabadas iyo mid ficannoso celi
@seidabdi7512 ай бұрын
1Habdadkakan Barakaysan 🥤
@mohyadinsheikhabdi-vd6yg Жыл бұрын
Heestaa waxaa iska leh Miro laxan Abwaan Xarawo alle ha xafideee
@mamasoomaali3 жыл бұрын
HEESTAAN waa xusuus dadkan aheyn intaan aafadu nagu dhicin
@nasserpokie3 жыл бұрын
Waa xasuus nafta qiiro gelinaysa , iyo sida maanta soomali tahay , wadada tarabuunka waxaan gaardis ku maray 1978/9 aniga dugsiga sare soo dhameeyey ( xalane) waxa ila horin ahayd gabadh uu dhalay alle ha naxariiste Mohd siyaad barre oo imika aan suuradeeda qurba ka arko oo la yidhaa deeqa , waxaan ka mid noqday mitididkii ugu kulula ee Snm ee si walba ula dagaalamay , taliskii oo gefef fara badan gaadhsiiyey goboladii iyo dadyowgii aan ka soo jeeday , laakiin Qalad istraateji ayey ahayd in aanu gef ka weyn galnay oo ah in wadankii iyo dawladnimadaii inaga burburtay maantana meel lag soo qabto la layey, Rajada Qudha ee muuqatana ay tahay farmaajo oo alle xoojiyo
@MohamedAbdi-qt9nv8 жыл бұрын
what a history wayo wayo hasuus kacan hadana qabyalad iyo cadow ayaa nababasheey dadkaganii bada iyo qahoti ayey kubabeen Allow adaa waxkasta awoode Somali ee maciin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Ya Rabi
@nimcohassan42613 жыл бұрын
Nasiib uma yeelan inn arko dowlad di sharfanyd
@somaliaman83997 жыл бұрын
wxa kaliya ay somaliya heysato waaa xasuuusta appe siyaad parre
@hodan3674 Жыл бұрын
Maya waa tii abayashena from kisamayo 👍👍👍😂😂😂🇸🇴💞💞💘💕😂😂😂🇸🇴🇸🇴👍👍💞