Orignal Heesta Neyruus Tubeec iyo Maandeeq

  Рет қаралды 92,619

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

4 жыл бұрын

Heestan waxa allifay Cabdiqaadir Cali Cigaal Cirro waxayna ku jirtay riwaayaddii Jacayl Boob uma baahna sidoo kale Magool ayaa mar la qaaday Tubeec waana heesta dadka badankiis yaqaanaan
laxanka waxa saaray Cabdiqaadir Muuse Lugey oo ahaa sayga Saafi Ducaale

Пікірлер: 106
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
inaguna Nasiibkeen.. Nasiibkaa nasiibkay maku naaxi doonaa💖
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 8 ай бұрын
Ustaad cumar seerbiya Sxb Mandeeq inoo raadi sida Ay u nooshahay 😢
@jonasmk8231
@jonasmk8231 6 ай бұрын
Waxay degantay London
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Original Tubeec iyo Maandeeq ❤️
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Heeso waa kuwan wxaa kle waa buraanbur Allaa heesihii hore mcnaa
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 4 ай бұрын
Beautiful
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Abwaan dhamaantood Abwaan Abdulkadir Ahmed Egal, our Legends Mohamed saleebaan tubeecl you will live in our hearts forever. Maandeeq cimri dheer iyo cibaadi suuban allaha xafido Aamiin
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Amiin
@cigaalshidaad3320
@cigaalshidaad3320 4 жыл бұрын
Dad lama xaqiree Allee lahee Magool baa kusoo baxeesa heesta Nayruus sababtoo ah Magool heesta wee jiideesa lkn maandeeq wee xiiqeesa oo majiidi karto sidii magool. Waa na sababta ee dadku u wada jeclaadeen heestan qeebta magool. Runtii Maandeeq iyo Magool waa labada fanaan ee uku codka wanaagsan ✅✅✅✅✅❤❤❤❤
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Cigaal Shidaad Maandeeq cod dumar oo sawtu raxma ayay leeday
@libaanpuntlander6341
@libaanpuntlander6341 3 жыл бұрын
Magool baa kuleh heestaan
@libaanpuntlander6341
@libaanpuntlander6341 3 жыл бұрын
Music ma aha music hore waa 2000’s lakin magool iyo tubeec waa music hore fiiri
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
HEESTA MAANDEEQ BAA ORIGINAL AHAAN U LEH.
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@libaanpuntlander6341 sxb habeenkii riwaayada la dhigayay weeye 2000 kulahaa heestan orginaaly waxaa lahaa 2 badan fanaan
@camiheersare1031
@camiheersare1031 4 жыл бұрын
Waaaw origional m. Iyo maandeeq
@camiheersare1031
@camiheersare1031 4 жыл бұрын
Ok
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Boqorka iyo boqorada codka Tubeec iyo Maandeeq ❤️
@ibraahinqaalib6176
@ibraahinqaalib6176 4 жыл бұрын
Yaa salaam fankii soomaaliyewd
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Nayruuskuu waa ciid wanada adunkiyo Wa nuur galkacalyiyo waa nuur Wa nuur galkacalyiyo nastexoo Nafta muxidigisa nacab maisks celisa Inaguna nasibkeen nasibkaa nasibkeen Maku naxi donaa cashaquna nacowda maku nefsan dona allh unaristo tubeec boqorki codka 🙏🙏 waxan kudhagesanaya gurigeyga hortiss baraf baa socda waa hbn axadu sogaleso canada Toronto see y guys 2030th by by somalaay
@ibraahinqaalib6176
@ibraahinqaalib6176 4 жыл бұрын
Yaa salaam faadumo cabdilaahi kaahen
@jonasmk8231
@jonasmk8231 5 ай бұрын
Sawtu raxma ❤
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Waaw mandeeq kuleh original Ka heesta waaw
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice iyo xaliimo khaliif magool
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq
@Hand267
@Hand267 2 ай бұрын
Thanks omar sebìa
@ibraahinqaalib6176
@ibraahinqaalib6176 4 жыл бұрын
Maandeeq baa lahayd originalkii
@fathiali1331
@fathiali1331 4 жыл бұрын
Inkastoo maandeeq aad u cod macaantahay waliba aan tageero hadana heestan magool ayaa igala cod macaan waayo magool iyo tubeec labaduba aad ayey ujiidaan
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Tubeec iyo Maandeeq ayaa codkoodu is match gareeyay waa 2 fanaan oo cod degan leh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Weligey Ma Arag qof ka Cod Macaan Maxamed S Tubeec iyo Maandeeq
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Waa asalkii mandeeq iyo tubeec riwaayadii caashaq boob uma baahna ee alifay abwaankii abdulqaadir ali cigaal kadib tubeec maandeeq ayaa la qaaday cumar serbiya sifiican
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
caawa waad nagu soo afrogtay qaraamigii fan nooleeyoow🙏
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Thanks Omar serbia
@kayseduale8099
@kayseduale8099 3 жыл бұрын
Iyadaa kaga fiican magool 100%
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Maandeeq ❤️
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 4 жыл бұрын
Aad iyo aad, jaalle Seebiya qalbigaad noo qaboojisay. Mahadsanid mudane Wariye.
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 жыл бұрын
Caadi maahan 🎸 🎹
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Ya salaam
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 4 жыл бұрын
Siday gabadhii hore tidhi fan nooleeye ayaa halkaa ka wad sxb
@isaxaqcare1542
@isaxaqcare1542 4 жыл бұрын
Waaaaw nabarana igadho ma nux nuxsan karaye
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Nayruusku waa ciid. Waa nagi aduunyadu.
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Maansha-allah Waad sidaa kor ugu soo xustay Waagii hore fanaaniinta markey Dan yeeshaan ama ay dalkaba ka dhoofaan Dib ayaa loo dhigi jiray ruwaadaha Qolo kake ayaa buuxin jiray booskooda Magool ayaa asal laheyd Magnolia AUN Waxay aheyd qofka ugu jiidmada dheer ( 12 ) Faadumo Qasim AUN Iyo Hibo Nuura ayaa iyagana ku jiray (9 ) Sida fanaaniin badan ay ui sheegeen
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Maandeeq waxay leeday cod dumarnimo oo khafiifa oo sawtu raxma
@thekingmaxi3860
@thekingmaxi3860 3 жыл бұрын
Heest maandeeq ayaa asaal ahaan leh magool markii labaad ayaay qadaay
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Mandeq iyo tubeec wxaa no badalay Faladgan iyo balbalaarka Fanki hore buu u socde
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
Waa Ay U Dhawdahay Balse Maaha Totally Zxp
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii c.c.cigaal ciro laxanka c.m.lugeey codka m.s.tubeec iyo maandeeq
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
Wn ujeedaa codkani waa maandeeqe
@garbiyeiidle8856
@garbiyeiidle8856 3 жыл бұрын
AXAYA HEES MCN
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya ma nala wadaagtii heesihii uu laxamayeey AUN Cabdiqaadir Muuse Lugey
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Axyaa hees waxay igu leedahay xusuus gaara waxaan ahaa kuray waxa habenkaa gudaha i galiyay allaha u naxariistee xushmada iyo karamada ay fanaaniintu lahayd lagama sheekayn karo waayo waa laga yabaa in fanaan ku gudbiyo lakin qof kale wuxuu doono ha ahaado hadaanu lacag bixin suurta gal ma ahayn in uu ku sii daayo
@taatikocade5612
@taatikocade5612 4 жыл бұрын
boqorka codka tubeec heesta iku jeclaa
@LiibaanUrdugan
@LiibaanUrdugan Жыл бұрын
Sawtu raxma ❤❤❤
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Maandeeq quruxdii waabari cumer serbiya mahadsanid
@ahmedxaajiahmed9063
@ahmedxaajiahmed9063 Жыл бұрын
wanagi
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 5 ай бұрын
Heestan original waa Axmed cali Cigaal iyo Maandeeq
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay faahfaahinta aad ka bixisay
@adanghane6730
@adanghane6730 4 жыл бұрын
Heetaan waxa wada qaadi jiray tubeec iyo magool waana heesaha raadka igu leh xusuustooda
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
Aad iyo aad walaal qaaliya
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 3 жыл бұрын
Magol waxa uga horaysay mandeeq tan aya originalki ah
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Waxaan baa Orginal la dhahaa saan fasiixa u ah
@ibraahinqaalib6176
@ibraahinqaalib6176 4 жыл бұрын
Ale yaaraxma boworka codka
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Neyruus yaa ii micneeya fadlan seerbiya
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
anzal qurux waa wax la xusi jiray oo dab la shidi jiray lagana keenay persia
@Hand267
@Hand267 2 ай бұрын
Awbare
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliya Mida Ala wacanaàaaaaaaaàaaaaaaaaaa
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 Жыл бұрын
Yaaku horeeyay magool iyo maandeeq
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 20 күн бұрын
maandeeq
@dacardige8419
@dacardige8419 4 жыл бұрын
Sidan kugu nabanahay Hadaad iigu nudan tahay Ama aad iigu nugushahay. Waa Eraya cajiiba .
@musemuse963
@musemuse963 9 ай бұрын
Magool hersta Waa nooleysey lkn mandeeq ma jiidi karto
@jonasmk8231
@jonasmk8231 6 ай бұрын
Maandeeq waa sawtu raxma cod dumar leh
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Hees uu qof qaadey in uu qofkale kuceliyo sida heestaan waagii hore waxay ku imaanjirtey in riwaayad xamar qof kudhigey in hargeysa qofkale kadhigo hada lkn bilaa sabab baa hees dadoow loogu celiyaaa
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Sxb adoo raali ah sababtaa kaliya maahaayn e xitaa waxaa jirey in hees gabadh qaaday wiil kadaba qaado ama xaflad sida aroosyada iwm balse waagii hore amba lagama soo qaadi jirin wax iska caadi ah bey ahayd heesta waxaa lahaa abwaanka sameeyey balse hada waxay u qabaa fanaaniintu heesta ayagu leeyihiin qofkii kalee qaadana dambi galay
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 weey dhici kartaa
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Abdiqadir Cali cigaal iyo ahmmed Cali cigaal walaalo miyaa
@mohammedhussen4265
@mohammedhussen4265 4 жыл бұрын
anzal qurux Haa waa walaalo
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 3 жыл бұрын
👌🆗️👌🆗️👌
@maxamedcabdiciise1726
@maxamedcabdiciise1726 4 жыл бұрын
Cat 320
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
Sxb cumarow magool bn ogaa oo heesta laqaaddee maandeeqna miyey laqaaddaa
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Mandeeq baa heesta la qaday markii hore riwayaday Ku jirtay waxa la odhan jiray jacal boob Uma bahna waxana riwayada Alifay Abdilqadir Ali cigaal
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya zxb wxn ka cdsanaya hees keedka raadyow hargeysa Ku jiri jirtay oo la odhan jiray aba wiilyahow wiigan waraaqo ka helin waan umal wareera hadba walidkiyo waxanu dirnaa wayeeka gurigee wadanahana jacaylki sida werta roobku waydan Ku hooray erayada waxa laha huryo waxa wada qada Alle how naxariiste maxd warsame qasaali iyo Amina Abdillahi xirsi heesta noo soo geli youtubka
@suugaanmedia
@suugaanmedia 4 жыл бұрын
Mahad sanid omar seerbiya hees aan in badan raadinayay
@muuseyaasin4161
@muuseyaasin4161 4 жыл бұрын
mnsha allh fan soomaaliyeed
@abduadan2505
@abduadan2505 4 жыл бұрын
Cumorow maandeeq saan haday u cod macaan tahay maxaa hesaheeda u dooni wayday ?
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Gabadhi ugu cod macaanayd ayay ahayd KZbin ku qor heesaheeda
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
@@jonasmk8231 magool iyo sahra axmed AHUN ayaa xaga dumarka ugu cod khatarsana maandeeq kaalinta 3aad ayey aheyd
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 жыл бұрын
Abdifatah Aadan Maandeeq ayaa kow ahayd ku qor Axmed saleebaan bide oo ka waramaya cod dumarnimo oo sawtu raxma ayay lahayd
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
@@jonasmk8231 zxp inay maandeeq cod dumar oo cajiiba laheyd lawskuma hayo lkn waxan sheegaya codka ugu awooda sareeya xaga dumarka labadaa marxuum ayaa kow ahaa
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 3 жыл бұрын
@@jonasmk8231 cod dumarnimo oo macaan bay leeyihiin Maandeeq iyo Saynab Cige ba , waa labada ii la cod macaan aniga dumarka kii hore aniga ,waxaa iigu soo xiga shankaroon iyo Sahra.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Waxaan doonayaa in lay sheego macnaha erayga noog heesta waxa ku jirta qalbigedu noogiyo naafaba ha daayee
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Noog = daal ama tacab
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 4 жыл бұрын
Haraad ama daal
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
Heesaha Somaliyeed waa Heesihii hore. Bila Caleek yaa eega dhagaysan kara Iskilaji iyo dhukuro
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Wlhi heesta MAGOOL baa ku fiican waayo iyadu sifiican u jiid jiideysaa MAANDEEQ codkeeda laciif weeye MAGOOL HIBA NUURA SAADA CALI ZAHRA AXMAD KHADRA DAAHIR Waa top 5 dumarka fanaaniinta ah ee soomaaliyeed.
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
guuleed faarax Maandeeq ayaa number one ah codkeedu waa cod dumar oo khafiifa kuwa tirisay qaarba codkooda rag la mooda
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 20 күн бұрын
saado kuma jirto hadraawi ku noqo hadalkiisa waxow yiri magool inay cod ciican tahay lama moogee laakiin maandeeq ayaa kartay. hablaha soomilyeed waxaa ugu fiican magool , maandeeq, hibo, zahra axmed, khadra dahir iyo faadumo qaasim xudeydina booska faadumo qaasim geliyey caasho cabdow
@yassinyassin77yassin42
@yassinyassin77yassin42 4 жыл бұрын
Cumar heeso aan youtubka ku jirin bay dadku xiiseyn lahayeeen adoo ku mahadsan dadaaaalkaaga
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "SHEEKO BARALEY"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 562 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 92 М.
Wareerka Waqtigaa Keenayee hees shidan
4:28
Fartun Farax
Рет қаралды 6 М.
1977 Jan - Tubeec & Magool @ the African Festival in Lagos
11:29
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 111 М.
Ma jinbaa Ma jaanbaa, Magool
9:28
Muthazir - Topic
Рет қаралды 2,4 М.
Heesta Guryasamo|| Maxamed S. Tubeec Iyo Faadumo C. Maandeeq |Lyrics
7:59
Maxamed Deeq Darajo
Рет қаралды 188 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 489 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН