Part 2: Qabashadii Goday, Qabridahare & Jigjiga | Xusuusta Cabdirisaaq Caqli Ee Dagaalkii 1977

  Рет қаралды 73,733

Qaamuus

Qaamuus

2 жыл бұрын

#Dagaalkii_1977
Part 2: Qabashadii Goday, Qabridahare & Jigjiga | Xusuusta Cabdirisaaq Caqli Ee Dagaalkii 1977

Пікірлер: 81
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 Жыл бұрын
Mujaahidiintii ku dhintay dagaalkaa Ilaahay ha u naxriisto janadii fardowsa Ilaahay haka waraabiyo.CXD way ka awood badnaan doonaa dhulalka Soomaalida way soo noqon doonaan insha Allah 🤲🏿🤲🏿🤲🏿❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Dagaalkas waxa ku shahiiday adeerkay Aabahay la dhashay, waxaana ku dhaawacmay isla adeerkay kale, Awoowgay dagaalkani saamayn taban buu ku yeeshay. Alle ha u naxariisto mujaahidiintii ku shahiiday dagaalkii 77 ama Ogaden War.
@Hw15243
@Hw15243 24 күн бұрын
Waligeed ciidankii soomaaliyeed ee dagaalkii xirayntii Soomaali Galbeed, laga ma adkaanin , is mama ay dhiibin . Vivo Somalia Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahfur2735
@dahfur2735 2 жыл бұрын
Aad bad umahadsantahay anigoo ree godey ah oo jooga godey waan kulasocdaa mudane
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal. Mar waxaan jecelahay in aan soo booqdo Goday
@cumarshiiqhaadi4427
@cumarshiiqhaadi4427 Жыл бұрын
Wllhi waa mucjiso awoodii hore ee somaliya
@mahamedal-faath1046
@mahamedal-faath1046 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay sxb nagu qali ah
@wizzkhalifa957
@wizzkhalifa957 2 жыл бұрын
Tnx wll waad ku mahadsan tahy soo diyaarintaada
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
qofkii labaad ee soo galay ayaan ahay
@wizzkhalifa957
@wizzkhalifa957 2 жыл бұрын
@@OmarAhmed-bi2lj aad iyo aad
@abdiolad2523
@abdiolad2523 2 жыл бұрын
Asc Mr Qaamuus si fiican baanu kuula soconaa inta aan dhegeysano codkaaga Jidhkeyga Galilyo ama Jidhidhico ayaa saaran waayo waxaan ahaa caruurtii 1977 schoolka glass 3aad Aheyd ee sanadkaas oo dhan lasso tubi jirey wadad Hareeraheeda oo inta caleemo qoyan loo dhiibo odhan jirey ciidamadii dagaalka ku socdey guuleysta, guuleysta, guuleysta, guuleysta, guuleysta markaas aniga Sigaara ayey ii taabeysaa
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdi walaal.
@adamabdi7353
@adamabdi7353 2 жыл бұрын
Thank walaal raadi tariikhda Waa dhaxalka caruurtena
@sharifbinshariif2306
@sharifbinshariif2306 2 жыл бұрын
My parents are from Qabridahare
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
siyaasad arimo dibadeed leeydinkama adkaane, waxa leeydinka adkaaday waxa weeye, gaal gaal kale idinkagama hiilinayo ee gaalada oo dhan ayaa itoobiyaankii la soo saftey atintu waa intaas
@user-iu5pn1ek8d
@user-iu5pn1ek8d 10 ай бұрын
wlhi waxaadareemaa inoo idhaafay dagaal cibaadesi ah nasiibkeyga waauun inaa maqlo taariikhda
@ahmedyuusuf9354
@ahmedyuusuf9354 2 жыл бұрын
Asc qamuus waad mahadsanid ku soco tariikhda somalida wan ubahnayn
@dhoolosman3777
@dhoolosman3777 Жыл бұрын
Waa dhaxal ilahay waxan waydiisanaya in uu somali sharaftadii uso celiyo
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Thank you.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 9 ай бұрын
Faqash waa dhacday mana soo noqonayso
@Colaad
@Colaad 2 жыл бұрын
Thank you bro
@djamasa5235
@djamasa5235 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@user-bz7bq4zo3s
@user-bz7bq4zo3s 4 ай бұрын
Marka aan tariikhda dhagaysan wxan idhahda somali wax layiidhahdo majiirto marka tariikhda dhagaystana waxan idhahda wlhy yaa somli isku celiya shant somali yeed allow isi aan kufaane
@abdirisaqfarah8589
@abdirisaqfarah8589 2 жыл бұрын
Mahadsanid. Ninkani waa xog ogaal. Maashallaah.
@saladibrahimmaxamed6454
@saladibrahimmaxamed6454 2 жыл бұрын
Wa magadsan tahay sxb wa xasuus baaba ah magacmoyee murugu umayaren balse somalia ayaa africa ķa muuqatay mid awood iyo salo militiri leh tasna wa gobanimo u so hoyatay somalia
@suguleadan1592
@suguleadan1592 7 күн бұрын
Eryidii khubaradii Midowgii Soofiyeetka waxa ay ahayd khaladaadkii weynaa ee ay dowladda Soomaaliya gashay qarnigii tagay.
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 11 ай бұрын
Aabahay waxuu aha ciidanka xoga dalka 77 jigjiga qabtey.
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
Kenyaanku waa buffalo oo kale 100. Buffalo markii arkaan hal xabo libaax ayay cagaha wax ka tayaan
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 жыл бұрын
Caqli mise caaqil
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 2 жыл бұрын
Caqli
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 жыл бұрын
Fadlan soo xooji barnaamijyadan oo kale
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
qofkii labaad ayaan ahay
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 жыл бұрын
Mowduuca 1977 waxii aad taariikh saan oo kalaa oo run ah aad heli karto noo raadi ayadoo aan qof soomaali ah lagu eedaynayn sidan oo kale faaf reeb adoo mahadsan walaal
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@cumarmaxamedismaaciil2484
@cumarmaxamedismaaciil2484 2 жыл бұрын
Aad baan u xiiseeyaa dagaalkii 1977 ee Soomaalidu eryooy da u taqaan. Sxbow meel lagaala xariiro ma noo sheegi kartaa
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Cumar walaal waxaad igala soo xidhiidhaa facebook/Qaamuus
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 2 жыл бұрын
Taariikh maxay tareysaa sxbow hadday walidiinteen naga baabiyeen dowladda ethiopianku ka didayeen😢😢
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 11 ай бұрын
Tas waa sax bro inshaalah wan kabaxena
@hydragons
@hydragons 9 ай бұрын
Dadka ee taariikh lahayn wee baaba'an. Taariikhdu waa muhiim. Ethiopia way burburi doontaa. Dulmi kastaa wuu burburaa.
@sayidcali6132
@sayidcali6132 2 жыл бұрын
İlaahay dowladeena soomaaliya Hanoo soo celiyo
@calixuseen9631
@calixuseen9631 2 жыл бұрын
Siiwad saaxiib sheekooyinka taariikhda si ay bulshada soomaliyeed u fahmaan
@farahomar2921
@farahomar2921 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsadiiq5631
@mohamedsadiiq5631 2 жыл бұрын
Wll qamuus waxaa ka rabaa cidanka nageele Iyo godeey Iyo moyale somaray ee xuduuda Iyo kenya 🇰🇪 kudaheeda sodhaxjeexen qisoyinkas noga sheegey waayo awoowgeega ayaa ku jiray illahey habnaxariisto ee aniga oo yar igaga sheegen jiray
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
@Mohamed_Sadiiq Ilaahay Awoodo ha u naxariisto. dhibaatada inna haysatay dadkeenii wax badan lagama qorin oo lagaam reebin. inta maanta joogtaana sidaa ayay ku tagayaan iyaga oo aan taariikh innooga tagin.
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Itooboya hadeerba waa jabin karaaa
@aboubakerladieh8813
@aboubakerladieh8813 2 жыл бұрын
Keep doing
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
qofkii labaad ee soo booqda ayaan ahay
@cabdiraxmaanmaxamed5701
@cabdiraxmaanmaxamed5701 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb subskraaybta furo wll qaali ah
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
3 xidigle ayu ahaa c/cawli wa laga sareeyey
@dhaqanegabobe3433
@dhaqanegabobe3433 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay mudane runtii waxaan arkayay war bixino ay diyaariyen wariya yaal somali ah o taarikhdaas dhan kale u rogay sida soomalia dagalkas way ku jabtay, fikir qaldan buu ahaa in dagaal lagalo iyo wax noocaas ah yidhaahdo waa hadal malagii galay waxas soomaliyay iska daayo dib ugurashadana wa xeelad dagaal wayna ku saxnaayeen soomalida waayo macquul maaha in aad 7 dowladod dagaal la gasho adoon xittaa hal dowlad kutaageereyn . Geesiyaashi naftoda ku waayayna shuhada Allah ka dhigo
@daudmohamed3126
@daudmohamed3126 2 жыл бұрын
Horaa looyiri Shalaayto Mahoreyso Ee Waa danbeysaa Maanta Haddii Ay Dowladdii Saas looga Cabsan jiray Joogi laheyd maantana African Union Nabad ilaalin Halaguugu keeno Waa Ayaandro Wayn
@muusecumar8835
@muusecumar8835 2 жыл бұрын
Waad mahadsantaha walalky lakiin waxan ku idhi iiraan ma waxay u fidisay dalkena somaliya haday ha tahay waxan kaa rabaa inaad ka samayso siday ino cawisay barnaamij faahfaahsan mahadsanid
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
waxa ay yodhaahdeen in yar oo Hub fudud ah ayay markaasi keentay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Iran bargi boqor Shaah way ka duwanayd tan maanta ee wadaadada shiicadu horboodayaan waxay hayd dawlad tayo leh
@taaraa5oom699
@taaraa5oom699 2 жыл бұрын
Saxp hadaa sameylaheed ilaa qeybtii 31 kaama sissies dhac laheen masoosameen doontaa
@darwiish1096
@darwiish1096 Жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ma jiriricootay oo maba mooday inay hada dhacayso
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 жыл бұрын
yaman maxey u garab istaagen ethopia inay jazirada suqadra laga qadanina
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Somaliye midnimo Aya meel lugu gara
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Qaamuus add Aya u tageeraa
@ThestrivingSomali
@ThestrivingSomali 6 ай бұрын
Dooloow soo soomaliya ma aheen maxaa Ethiopia dhigay?
@badalabdi4590
@badalabdi4590 2 жыл бұрын
Afar guuto kaliya u girnaya kenya walahi wan qoslaya
@ABDIHAKIN5544
@ABDIHAKIN5544 2 жыл бұрын
Asc sxb waxaan ka cod saneynaa book uu qorey c/lahi yusuf ahmed inaad noo bilowdo hadii ay suuragal tahay
@yusufcali5232
@yusufcali5232 2 жыл бұрын
Saxiib maad noodisid hadaadkabadan hayso qisadaan
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Yuusuf walaal intan ayaan u arkay in ay ugu mudnayd qaybaha kale waxa uu kaga hadlayaa xaaldo kale.
@dacasburbur3294
@dacasburbur3294 2 жыл бұрын
The powerful somalia will be back The black continent of Africa will be blue
@MohamedIbrahim-bo4fx
@MohamedIbrahim-bo4fx 2 жыл бұрын
Insha Allah mar labaad waan soo laaban doonaa ugu horeyn Somali Galbed ka dibna NFD
@cashasugule4847
@cashasugule4847 2 жыл бұрын
@@MohamedIbrahim-bo4fx ppppppppl
@user-bz7bq4zo3s
@user-bz7bq4zo3s 4 ай бұрын
Toologorman arkaya 5shanta somaliyeed oo israaca
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Markaynu ka soo gudubno taariikhdaa somalinimo maanta xabashidu ama Ethiopia guul ayey joogaan waayo ma jirto quwad soomasluyeed oo mar dambeka hor iman karta Ethiopia soomaali waa la kala jar jaray la kala qaybiyey hub la isugu dhiibayaa
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
jabuti ayaan qabsanlahayn warkaasi sax maahan waa askari ku dardarayo waayo siyaasad waxba askari kama oga jabuuti xor ayey ahayd ee marna looma socon.
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 жыл бұрын
Sxb wax uu ogyahay maleh waa saad u sheegtay taliye urur oo leh meel kaste waan joogey kkkkkkkkkkk
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
Djibouti iin la qabto 5 minutes ma qaada lahayn 🙄 wadan yar oo family 45 sano haystay ba Somali oo idil hor iistagii lahayd miya 1977-8🤔😂😂😂
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 Жыл бұрын
Kiinyadaaan is waalayso 4 guuto miyaa loo diyaariyay kaliya hhh Yaarabi sidaan naga saar oo meel fcn buris noogu dhufo
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Malmo gobanimo iyo dhimasho ayey ahed
@dalxemaxamed7226
@dalxemaxamed7226 2 жыл бұрын
Waadhabsaantay
@cige3636
@cige3636 2 жыл бұрын
BEERN BADANAA
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 жыл бұрын
Adigu maxaad ahayd ma Oromaad tahay mise xabashi afsoomliga bartay. Waxani waa taariikh soomaliyeed lamana dafiri karo.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Waan xasuustaa qiiradii jacayl kii ito midnimadii somaslunimo gaar ahaan reerka isaaq la yidhaa aad bay uga qayb qaateen dagaalkaa
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 19 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
OGADEN WAR DOCUMENTARY
40:26
Taariikhi
Рет қаралды 140 М.
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
❗️XOTINI YOMON QURQIB KETTI 😱😱
0:18
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 4,4 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 11 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 6 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН