Qaamuus waad ku mahadsantahy wll Xogaha aad nala wadaagta Allah ku sharfo walaal❤🙏🙏
@WaaheenMedia2 жыл бұрын
Takfiirku waa khatar, ilaahayow umadaada fikirka qaldan ka bad baadi
@mohamedabdullahi4212 жыл бұрын
Soo badi walaal nimankaan xaladooda ee umad galeeysiya warbixintooda
@Ahmedabdirisak2 жыл бұрын
Ilaahay Abdishakur mire adan sxb iyo walaal baanu ahayn,
@cabdiwahaabcabdiraxman64152 жыл бұрын
Wr bl been abuurkaan ila arka walaalow inaad waxaan oobeen eh aad sheegtid maxaad ka faa ideysaa been abuurkaada allha kaa abaal mariyo insha allh
@Ahmedjib3 ай бұрын
Ma iyagii baa tahay. 😂
@Bisharmohamed4292 жыл бұрын
Dadkaan anaga ah qoraaguna wuu nagu been abuurtay . Adigu na waad faafisay beentaas. Labadinaba ilaahay waxaad ka mudantihiin ha,idinka abaal mariyo.
@QAAMUUS2 жыл бұрын
Khayr uunbaan jecelanahay ee khayrka innoogu wada ducee. Ilaahay wanaagga ha inna waafajiyo.
@qarandoonmedia24102 жыл бұрын
Iyo uu been sheegay iyo inkale waxay kalo calo cadaan markaa helib geel aan makhaayadda kaa soosiiyo
@zuzu-ss2cl2 жыл бұрын
@@qarandoonmedia2410 allah rag sanidaa so bax qashinka🤣
@AhmetNasir-dp3id25 күн бұрын
Ok
@xasanturky47322 жыл бұрын
Keep going
@QAAMUUS_PODCAST2 жыл бұрын
Halista Afkaarta qaldan ee kusoo badatay Geyiga Soomaalidu waa mid mudan in laga digtoonaado. Buugga Koboca Islaamiyiinta Soomaaliya waa Buug xog badani ku duugan tahay. Ilaahay ha u naxariisto Cabdishakuur Mire Aadam.
@Sal-lb1sf2 жыл бұрын
Dalkan wa udhamate maxayele xagjiriin qabyalad iyo mid siyasaded iyo mid diineed Aya kuhardamaya inaga muda iyo anaga mudan marka xalka masahlano 👀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎🌎🔙
I am not part of any religious sect however no one should be bothered by what they do. They are free to worship peacefully. If you complain about AS and you complain about TKF you are also dangerous. Both groups cannot be the same. Leave people alone as long as they are peaceful.
@truecomment3650 Жыл бұрын
Mowduuc ama cajaladaan waad ku soo celiaay miyaad la socotaa?❤
@truecomment3650 Жыл бұрын
KOOXDA TAKFIIRKA HALAGA HORTAGO OO WADANKA HALAGA ILAALIYO KHAWAARIJTA XATAA WAY KA LIITAAN
@clkariincllaahicllaahi21242 жыл бұрын
✋
@ylxdhr53592 жыл бұрын
Takfiirku dhowr nin oo soomali ah maahan ee waa qof kasta oo aaminsan caqiidada maxamed c/wahaab iyo ibnu teymiya
@alinormohamed83152 жыл бұрын
2 ayey mid tahay: 1. Ama caqiidada saxda ah ayaad jaahil katahay. 2. Ama maxamed cabdulwahaab ayaad jaahil katahay.
@Nuune6 Жыл бұрын
Qof walba oo shirki banaanka ka ah waa muslim . Intaasaa muhiima .
ما معنى وكذلك جعلنا لكل نبي عدوا؟ وقوله : ( وكذلك جعلنا لكل نبي عدوا من المجرمين ) أي : كما حصل لك - يا محمد - في قومك من الذين هجروا القرآن ، كذلك كان في الأمم الماضين; لأن الله جعل لكل نبي عدوا من المجرمين ، يدعون الناس إلى ضلالهم وكفرهم ، كما قال تعالى : ( وكذلك جعلنا لكل نبي عدوا شياطين الإنس والجن يوحي بعضهم إلى بعض زخرف القول غرورا ولو شاء ربك ما ...