"Waxay nagu dhahaan Dumarkoodu Ragga iyo Dumarka ayay isu meheriyaan," Kooxda Takfiirka

  Рет қаралды 115,610

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 331
@daahirmaxamed2530
@daahirmaxamed2530 2 жыл бұрын
بدأ الإسلام غريبا وسيعود غريبا فطوبى للغرباء
@marwaanjamaal2158
@marwaanjamaal2158 2 жыл бұрын
كلام صحيح
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
Waa saxee lkn magaalaad lanooshihiin
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 жыл бұрын
Yaa allaah xaqa u hiili aamiin yaa rabi
@muminseedqodax3301
@muminseedqodax3301 2 жыл бұрын
Takfiirka waxa lagu edeyaa Inay maraan 3 marxaladood oo kalaa ah 1. In ay musliminta gaalaysiiyaan Oo ay si’ hoose ay ugu baqaan inay soo islamiyaan qof markiihoreba muslim ahaa 2. In markay awoodaysataan dadka diinta islamka ugu baqaan oo yidhaahdaan galaatihiin ee diinta islamka soogala yacni anaguunba muslim aha anaga nagusoo biira si aad muslim unoqotaan 3. In markay awoodaystaan ay muslimiinta kale kujihadaan oo dilaan hantidooda qaniimaystaan dumarkooda guursadaan Qoorna adoonsadaan Dawldaha islamkana waxay ka aminsanyihiin inay kufaar yihiin iyaga iyo cidii uxukun doonata cajiib!!!!!!!
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Muumin seed qodax Walaalo waa la hoogay waxan hala Daba galo dadka aya isu nabayaan Ilaahaw dagaal hanagu keenin Waxan oo dhan ayaa nagu soo xoogaysanaya. 1 ALSHABAAB 2 TAKFIIR 3 AXMADIYE OON MAANTA MAQLAY INAY KU NOOL YIHIIN GOBOLADA DHEXE SOOMAALILAND MAALINTUU DAGAAL KA DHACO ILAAHAY KAMA RIDEE WALAAHI WAXAN AYAA QABSANAYA ILAAHAY DHIB NAGUMA KEENO INTA ISLAAMKA AH EEY HAYSANA ALLAH HA KA DUL QAADO
@habsame4148
@habsame4148 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq Waan kula aaminsanahay
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم alle ayaa wax galesiya qof bil aadana maba awoodo inuu wax galeysiyo ee islaamak wala wadaya muslim ayaan ahay afka lagadhaho ma'aha ee waa camal iyo kudhaqan ayuu ubahan yahay ee alle ha idin sohanuniyo
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
@@habsame4148 سبحان الله العظيم
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
@Osman Osman سبحان الله العظيم
@Amiishaa01abdullaahii
@Amiishaa01abdullaahii 9 ай бұрын
Dintii nabigena muxamed loosodiray sidii saxda ayee u rumeyeen allow xifdi dad ayaga lamid ah aduuunka mjogaan jamecatul izlamiya❤ hadee dideen wx kazto ka soo horjeedo dinta ma wxa ladhihi gaalo i amina ana og dhaqan iyo islaamnimo way hyztaan mansha allh
@collineest9827
@collineest9827 14 күн бұрын
Wa wakhtigii runtu been noqoneysey
@collineest9827
@collineest9827 14 күн бұрын
Diinti ayaa noqotey wax foolxun soubhann
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 жыл бұрын
Sharaf baa ka muuqata maan sha allaah
@psycho7.7
@psycho7.7 2 жыл бұрын
Sharaf? 💀 Ma waxaad ka wadaa addoonsi 💩🤢🤮
@abdalladaahir
@abdalladaahir 11 ай бұрын
Adoonsi side ah​@@psycho7.7
@daahirmaxamed2530
@daahirmaxamed2530 2 жыл бұрын
War xaqiiqa waxaa ah in dadkaasi haystaan diintii nabi muxamad csw
@daahirmaxamed2530
@daahirmaxamed2530 2 жыл бұрын
In badan baan la kulmay oo aan ogaaday caqiidadooda iyo ujeedka ay leeyihiin waa dad raba in ay dhaqan geliyaan kitaabka iyo sunada
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 25 күн бұрын
𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 25 күн бұрын
𝒔𝒄𝒘
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 25 күн бұрын
𝒔𝒄𝒘
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Waar anba la jaar ayaan ahay dadkaasi waxay haysaystaan Sunnihii dhabta ahaa iyo diintii dhabta ahayd waayo lamarabo in diinteena suuban sida saxda ah loogu dhaqmo ninkii ku dhaqmana waataas la fuquuqayo. Waxan gaalada ayaa ka danbaysa oo inala rabta Abaarso iyo Barwaaqo Qoomuluud.
@khalidsl686
@khalidsl686 2 жыл бұрын
What are you talking about this group ideology is extremely dangerous they are basically ISIS in belief without the weapons. If they don't eat the same meat as you that means they believe anyone that's not with them are basically are qaalo. May Allah (swt) guide them and protect us from such evil fitnah.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@khalidsl686 Gaalo???? Waar waad danbaabtay ee ILLAAHAY utoobadkeen afartan igiriisida ee qalqaloocana afkaaga hooyo ayaa kaaga mudan.
@khalidsl686
@khalidsl686 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 can you write and read English? ma akhrin kartaa luqadda Ingiriisiga ma qori kartaa??? ma fahantay faallooyinkayga si fiican u akhri
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
@@khalidsl686 😂😂😂😂😂😂😅😅🤣🤣🤣🤣
@somalisportslive
@somalisportslive Жыл бұрын
malaha video ga waxaa maalgeliyay oo soo agaasimay takfiirka iyagaa lagu qurxinayaa waana qowm fasahaad ah oo reerihii kala irdheeyay alle ayaan kam magan galay
@Samiajamac
@Samiajamac 2 жыл бұрын
Waa cajiib dumarkan iyo Caruurtan meesha lagu xareeyey ragoodii mee
@mursal164
@mursal164 2 жыл бұрын
هههههههههههههههه waa dowladii Diidey iney xirto Dugsii Abaarsiyo& Jaamacadi Qaniisiinta lkn waatan xirxireyso masaajidada malcamadaha warka wuu cadyahay!!!
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wa yaab
@Abshir-Fuaad
@Abshir-Fuaad 5 ай бұрын
Waad asiibtay sxb xaaladu waa iska muuqata. 😂
@advyser
@advyser 2 жыл бұрын
Best reporter, keep it up
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Burco waa meeshii ugu horeysey ee gabar xijaaban lagu arko Burco waa hoyga diinta islaamka waa magaalo weyn oo nooc kasta joogaan laakiin xaqa ilaahey ha u hiiliyo
@soolsool7914
@soolsool7914 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah ilhy iga dhigay jameca islamiya
@abdiladiif6554
@abdiladiif6554 2 жыл бұрын
Mashalh alh wa dad diinta kamuuqato iyo asturka
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 2 жыл бұрын
Waa Halis Takfiiriyiintu, Dawladdu aad hawla socoto. Beri meel fogbaad laga raadin doonaa Jilib maaha meeshu.
@omerovali4725
@omerovali4725 2 жыл бұрын
sxb kuwan waa halis xattaa shabaab way ka mamnuuceen deeganadooda aad ayay uga baqaan markaas waa halis kooxdu
@laylaabdi6843
@laylaabdi6843 2 жыл бұрын
Subxaanalaah wax walba waa la arki doonaa waa aakhiral saban ilaahay sharkooda ha inaga kaafiyo waxay yihiin war umama haynee dusha wa dumar asturan laakiin laabaha qarsoon alle uunbaa og kuma danbaabno qofkasta oo sunaha nabiga khilaafsan amaba aan raacsanayn allaha garansiiyo
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
Anaa aqoon u leh waxay aaminsan yihiin in dhamaan waxaan iyaka ahayni gaalo ilaahay ka furatay ay yihiin.. Salaadda iyo soonkoodana la aqbalayn . Awood haddsy u helaanna birta ay ka aslayaan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@sayid6649 inay dadka dili lahayeen sidee ku ogatay cilmi gaaib miya ogtahay
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 Waa shay aamin sanyihiin
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@sayid6649 sidee ba ku ogatay inay amin sanyihiin in dadka ladilo ma cid ay u caga jugleynayen ba aragtay mase hub ay arursanayan ba aragtay dadkan waxa lagu haysta maxa Allah u caabuda maxa nabiyullh muxamed u rumeysay maxa salada u tukata maxa muslim u noqotay sidaasna diinta muslimku kuma suuleeyso galada melkasta u martay inay suliyan muslimka
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 akhii , Waxaa jirta mabaadi' kooxdani aaminsantahay sida:- 1- Inay gaalo ka aaminaan cidkasta oo aan yaga ahayn kana fikrad duwan . 2-In dhulka muslimiintu hadda deggentahay u arkaan dhul gaalo ama bilaadu kufri. 3-In haddii awood iyo tamar isu gaadho ay ladagaallaman dadyawga ay mushrikiinta u yaqaanan oo hadda ummada islaamka. F.G ma garanayo inaad aqoon u leedahay kooxdan oo dadku u garan ogyihiin Takfiir, Iyakuse isu yaqaanan Jamaacatul muslimiin. Hadalkaaga ayaan arkaa oo aqoon uma lihid , waase koox ummadda muslimka ah oo dhan ka aaminsan gaalo mushrikiin ah , in lala dagaalamo oo la laayana hadday awood iyo cudud helaan waa arrin ay mabda' ahaan u qabaan.
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Horta waa dad diini kamuuqato lkn waa in waxa ay aaminsanyiin ama ayqabaan kitaabka iyo sunnada loobandhigaa "Guud ahaana mabanaana in islaamka jamacad iyo kooxo laga dhexsameeyo
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Waxa lagu haysta maxa Allah u caabuda maxa nabiyullh muxamed u rumeysay maxa salada u tukata maxa muslim u noqotay maxa u somta
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 Waa been hadalkaa yaa kugu yidhi sidaa iyaguna may idhon dadkuna may odhone xageedka kakeentay
@abdallasaleim4565
@abdallasaleim4565 2 жыл бұрын
ومن أظلم ممن منع مساجد الله أن يذكر فيها اسمه وسعى في خرابها
@daahirmaxamed2530
@daahirmaxamed2530 2 жыл бұрын
وسيعلم الذين ظلموا أي منقلب ينقلبون
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 2 жыл бұрын
Xoolo
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
@@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 dadkan 2aayadood ayeey sodhigeen ,,adna xoolo ayaad so dhigTay qalad ayaad sameysay ee ilaahey ulaabo ,,,away xushmadii qur,anka ilaahey kacabso walalow
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 2 жыл бұрын
@@adonallah adeer xaqbaan ku taaganahay ee dantaada raaco
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
@@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 mawaxa xaq ah qof aayad qur,an kuso dalishaday inaad caydo danTeyda sidaan Ayan kujirTa inaan wax kuushego
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 жыл бұрын
Warkaan waa mid aad looso habeeyay OO takfiirta wxey yihiiin. Lagu qarinayo🙆🤣🤣 Wxey yihiin waa la yaqaana dadka kama qarsoonaa yaa labaroya markaa🙄🙄 Xoolo aad qasha iney cunaan Iska dhaafee masjid dadka kale xitaa kuma dukadaano midkey leyihina ma gali karaysid🙈 Takfiir ma ahan miya kuwas mise waa qoom kle
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475
@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 2 жыл бұрын
Aniguba ma ogi xaqiiqdana Allah aya og
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 жыл бұрын
@@mawliidmahadmaxamedxajigal1475 waa runtaa wallkey ilahy ayaa nooga ogaal bdan Lknn wxe yihiin lama qarin karo runtiii
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wa dad lagu haysto maxa Allah u caabuda maxa nabiyullh muxamed u rumeysay maxa salada u tukata maxa u soomtaa maxa muslim u noqotay sidaasna diinta muslimku kuma suuleeyso galada melkasta u martay inay suliyan diintena suuban ee muslimka diinta muslimku wa jirta weyna jiri donta awalna wey jirtay ✅️✅️✅️
@Amiishaa01abdullaahii
@Amiishaa01abdullaahii 9 ай бұрын
Dintii nabigena muxamed loosodiray sidii saxda ayee u rumeyeen allow xifdi dad ayaga lamid ah aduuunka mjogaan jamecatul izlamiya❤
@KamaalAbdirazaq
@KamaalAbdirazaq 7 ай бұрын
Isdaji waxaad maqashe lee hasheeginee
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 2 жыл бұрын
Dadka hala daayo hiliibka Hadi aay diidan ayaga xor uu ah waa dad islaama 🤚🤚🤚
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 2 жыл бұрын
Diintu dheel dheel ma gasho boowe
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Jamacadutul islaam wa dad wanagsan ❤
@UsalmaSalma
@UsalmaSalma 2 жыл бұрын
Horna cable tv waanu kala hanwaynayn fikrad gaabnida noocan oo kale ah waxay dadka ku kedsiinayaan oo ku khaldayaan warbixintan dad badani u arkeen in lacag badan lagu siiyay Jamaacadan takfiirku waa jamaaco aad u fog muslimiintana gaalo ayay ka aaminsanyihiin hadaad waydiin lahayd anigu ma islaam ayaan ahay waad garan lahayd waxay kaa aaminsanyihiin Markaa warkoodu wuu cadyahay takfiirka ee ha koolkoolinina Mar ayaan tagay xaruntoooda qardho dabadeed rag ay deris yihiin ayaan waydiiyay maxay soomaalida ka aaminsanyihiin Waxay igu yidhaahdeen waxay yidhaahdaan soomaaliyoo dhan waxaa ka Islaam ah 270 qof oo keliya Markaa anigu waxaan idhan lahaa wariyhan bulshada jaahwareerinay maxkamada halala tiigsado
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Oo ma warbay ka haysaa in kuwa dukaana ay wax ka iibsato iyo taydha ay diinta cayaan ilay wakuwan xooli kuleh qaar diinta caya ku jire
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*HARGEISABA WAY JOOGAAN XAAFADA QOOBKA WAAN AGMARI JIRAY UUN WALIGAY LAMAAN HADLIN SE SI BAY UXIDHXIDHANYIHIIN*
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 жыл бұрын
Waa aakhiro saban73 fariiq ayay ka mid yihiin ilaahayoow shar kooda umada ka qabo
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن 2 жыл бұрын
لا حول ولاقوة الا بالله اللهم اهدني بما اخلتف فيه
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 2 жыл бұрын
War heedhe Oo dee aayarbaabad u adeegeysaan qoladaase Horn cableey. War qolodaasi waxa lagu haysto waa in ay gaalo ka aaminsanyihiin waxa iyaga kasoo hadha ee hilib kaligii maaha
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 жыл бұрын
Xoolaha aanu qalano waxey eed uuga dhigeen taarikul salaadyo ayaa qalaan intee ku arkeen🤣🙆 OO masjidka dadka kleeto ma. Dad aanu Salad dukanin ama aanu weyseesneen miyaa so gala Maxaa diiday iney ku dukadaano Waxbey duuug duugayaan dadkaanu aqoonin halo sheego waxasi
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Waaba sheeko kale, kuwani waa noocii odhan jirey aabahay iyo hooyadey dib ha isku mehersadaan, bilowgii markii akhwaan muslimiintu ina soo galeen shartooda Allah ha inaga qabto.
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Dadkani waa muslimiin laakiin markay caamadu ama dadka aan culimada ahayn farogashi ay ku sameeyan gaalo ayay moodayaan ama dad diin kale haysta...
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wa sax
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
ha iibin guriga ee isha ku haya waayo caqiida khalad ah ayay fidinayaan caruurta ka ilaaliya waxay aaminsanyihiin diin khalad ah umada ayay gaalaysiinayaan subxaanalaa baga ayaa la xidhay naa waxan halaga saaro magaalada waa 73 gii firqadood oo nabigu sheegay
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
U adiga diinte haaysta waa dad mulimiin oo sax ah hadii run lashego dadna madilaan dadna madulmiyaan ee alle umada ha sohanuuniyo gaala iyo waxii lajira waa in laga sifeyo arlada alle i.a weyna dhaceysa 🤲
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Abdulwakiil mohamed Adiga ayaa ka shaki leh walaahi Hadaad takfiir amaanaysid.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Subxaanalaah Allaahu Akbar walee waa yaab Balkan wariyahaa ee Kule kooxda illaahay halaga cabsado
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
waxa lagu haysta maxa Allah u cabuda maxa nabiyullh u rumeysay maxa salada u tukata maxa u soomta intasa lagu haysta
@habsame4148
@habsame4148 2 жыл бұрын
Dad boqalkiiba boqol muslim ah in hilabkay qalaan xaraan lagu sheego Waa halis waxa ku xiga is qarxin iyo in ay dadka ay yidhaahdaan Waa ku jihaadaynaa oo waanu ku jano tagaynaa .. haday bilaw yihiina halaynaga gaadho ilaahay sharkoda ha Naga xijaabo
@loolan01
@loolan01 2 жыл бұрын
Qof ka qala haduu san tukan mala cuni karaa
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
Culumada weydii suashaas
@habsame4148
@habsame4148 2 жыл бұрын
@@loolan01 qofka qalay in uusan tukan yaa kuu cadeeyy
@abokorcamuud7280
@abokorcamuud7280 2 жыл бұрын
Dadka sinna kaga amaan helimaysid Subxaan illahay halaga baqo
@mustafaaden736
@mustafaaden736 2 жыл бұрын
Waar orod hablaha iskaga tag nacasyahaw! "Kooxdan" Kooxdan" ereygaa aad ku celcelinayso maxaad uga jeeddaa, dadkani miyaanay dadkeennii ahaynm, miyaanay hablaheennii oo asturan ahayn...orod naagaha iyo nimanka maqaaxiyaha ku qayilaya mic-ga ula tag
@xamsewaxaro3548
@xamsewaxaro3548 2 жыл бұрын
dhndjkdowkp❤❤❤
@daadiralimacow6829
@daadiralimacow6829 2 жыл бұрын
Masha wll wad wanajisay warka kher allh kusiyo
@irirsamale5545
@irirsamale5545 2 жыл бұрын
2:11 😂🤣😂🤣 qosolkaa iga dhamaaday
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
sharma boy oo culima wacdineyso show ku hor qabsaday kaas ku qosol sxb tani waxba kama taqanide
@acedariq8391
@acedariq8391 2 жыл бұрын
Dabadaay biyo kagaa shubaa ninyow 🤣🤣🤣
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
@@acedariq8391 wasaq uraya baad tahay
@faahiyedhoodi7296
@faahiyedhoodi7296 2 жыл бұрын
Suu warka udiyaarey waa professionism nimad augu saraysaa aad baan kugu hanbalyeyn wariya
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 2 жыл бұрын
Neefka wey u istijeynayaan.😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 10 ай бұрын
Istaghfurullah
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Walee waa sidii ikhwaanku ku bilowday koofirta sodan sano ka hor ee ilaa hada ay qarxinayaan
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Wa run waxa xasusta dadko dhaho ikhwan muslimiin aroskiisa eey ba laqala
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Hadii aanay khaldaneyn ileen Burco waa magaalo islaam dego Burco waa magaaladii ugu horeysey ee lagu arko gabdho xijaaban oo qaatey amarkii ilaahey Burco waa magaalo ku caan ah diin jacaylka iyo kor u qaadka xaqa ilaahey maxay u diideen in ay cunaan xoolaha lagu qalo kawaanada magaalada Burco waa keligood islaam nooc gaar ah ee inta goori goor tahay ha la iska qabto ilaahey xaqa kor ha u qaado ameen ameen ameen
@ahmth167
@ahmth167 2 жыл бұрын
Wlhi waxyaabo badan run ayay ka sheegtay qaar diinta caaya ayaa neefafka qala inagu dusha ayaynu ka ilashana lkn inta sifcn ugu dhaqanta d8inta way inagu yar yhn dumar sidaa u xijaaban wakhti hore igu danbaysay dadbadan way ka dhaw yhn mar hadayna waxba qarxinayay
@AMAmini45
@AMAmini45 2 жыл бұрын
Sax weye
@cabdikariimfarxaan9988
@cabdikariimfarxaan9988 2 жыл бұрын
Waa reer burco oo imika gaadhay diintu. Waxba halayaabina waad iska barandoontaane. Shagii cusuba waa lala yaabaa marka danbe waa lala qabsataaye.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
Bro waad iska hadashay yaaa ku yiri imka gaartahy hadalka niicda iska haagaaji burco diinta iyo dhanka waligdba lahyde
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Waxaan rabaa gabar sidaan u asturan.
@sacadmawliid7459
@sacadmawliid7459 2 жыл бұрын
Hala ilaaliyo waa dad dhawrsoon diintuna ka muuqato
@xasanwarsame6099
@xasanwarsame6099 2 жыл бұрын
Xaqu waadilaaci waanu saramari ilaahayoukaAlmee
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
Ayagu maxay aamin sanyihiin tolow. Hada waxn joogaa xamar waxaa layirah takfiirka waxay uhaystaan dadka kale gaalo anuguse ma arag. Lkn dhagahyga way kabad badatay. War Qofkii sfcn uyaqaan iisharax bal
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Ka bedel meesha aad degen tahay magaca Takfiirka.
@husseinhusni8293
@husseinhusni8293 2 жыл бұрын
Aniga ila soo xiriir waxaa su'aal qabto anaa kaa shaafinaya iyo wax wal lagaaga sheegay dadkaa wixi jira iyo waxaan jirin ba
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
@@husseinhusni8293 inta iigu sharax nio dadka kalena haka faaiidaystaane
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Diinta islaamka hala fahansiiyo dadkan wax badan ayaa ka qaldan runtii
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 2 жыл бұрын
اللهم اغز السلام والمسلمين
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Wll waxaan filayaa inaadka waday أعز(بعين
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 2 жыл бұрын
@@ahmedjees2320 Haa wll
@AMAmini45
@AMAmini45 2 жыл бұрын
Allahuma aaaàmin
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين alle ha idin barakeyo dadkeygi lomana jojinayo dad waxey nadhahen ama masjid laxero dacwada islaamka waan wadeyna ilaa aduunkan muslim kusoharo i.a diin islaam afka laga shego ma'aha ee waa camal
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Dacwad ma wadaan ee fasahaad iyo mujtamac la duminayo ayaa wadaan takfiiriyiin ayaa tihiin waa in shaqo la idinka qabtaa kilaab yahay, Wahaabiyadii waxan idin bartay ee billions of dollars ka gelisay ayaa markay darbiga soo taabatay cadaysay in Wahaabiyadii Takfiiriyiinta taageeri jiray ay ka baxeen adna Walaweyn shar ka wada ayaad tahay Somaliland ma tihidd allah yanacalak waa in wadanka lagaa tarxiilaa adiga iyo inta kula mid ka ah yaa kalb.
@abdiwalikhalaf6487
@abdiwalikhalaf6487 2 жыл бұрын
Shayaadiin baa tihiin ee waa in fasahaadkiina aduunka laydinka ciribtiraa. Jahanamo yaadna ku arooraysaan
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Mujrimiin munaafiqiin ah ayaa tihiin sida looga nadiifiyey Shabab Somaliland ayaa idina la idiinka nadiifin kilaabyahay kudaafada ahi.
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
@@shabeel7467 😂😂😂 hadalkada ayaa ah Wax lagu qoslo waxa kuhaayo waa jahilinimo ee alle xaqa hakutuso islaamkana wakii mar waliba guuleysta I.a
@abdullwakiilmohamed4622
@abdullwakiilmohamed4622 2 жыл бұрын
@@abdiwalikhalaf6487 سبحان الله العظيم jahanamo ma adiga haayo?aniga iyo adiga qofka galayo alle ayaa og ee wll alle haku sohanuniyo xaqa islaamka alle hakutuso
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Marhadii qofku uuyidhaa hilibka aygowracaan dadka islaamka ah ee uu ku dhexnoolyey cunimaayo Waa caqiidooyinka tagfiirka
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Adeer yaa gawraca hilibkaad sheegayso? Anigaygan baaba raba inaan iska dhaafo hilibka suuqa waayo cid gawracdaba lama yaqaan in bisanka loo qabtona cidnoo cadaynaysaa ma jirto markaa way saxsanyihiin 100%.
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Horta hadalkaagu waa kii tahfiirka waxanu wafaqsanyey qaacidadii ay odhon jireen التوقف والتبين markaa udigu macidii aadgaranayso ayuunba muslimiina?ilayn asal waxa ah wadamada muslimnnta dadka ku nooli inay musliniiyihiine *suaalahan ka jawaab si uu xaalkaagu ucadaado 1:masaajidkasta makutukataa?mise cidii aad garanayso ayaad latukataa 2:yaad muslimiin utaqaan?
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Alshabaabka maxaadka aaminsantay
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@ahmedjees2320 waar anigu hadba magaalada aan joogo meeshii salaadu iigu soo gasho ayaan ku tukadaa masaajidada Illaahayna ma waraysto kooxdee lehe mar hadduu yahay goob cibaado oo masjid yahay waan ku tukadaa xitaa kan aan jaarka la ahay ee aad hadda ka daawanayso beryo dhan ayaan ku dulwareegayey oo aan lahaa massajidkan xidhan muxuu yahay dhawaan ayaanan ogaaday haddii la furana waan ku tukanayaa insha ALLAAH. Jawaabta 2 muslim waa qofkii qiraya ashahaada LAA ILLAAHA ILLA LAAHU MUXAMADUN RASUULULAAH.Laakin adiga sida kaa muuqata waxaad tahay kuwan muslimka kala fuquuqay ee loo adeegsado ummada muslimka ah.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@ahmedjees2320 Alshabaab waa Talibaanta Geeska Afrika carro edegna way qabsanayaan insha ALLAAH sidaas ayaan ka aamisanahay.
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭
@husseinhusni8293
@husseinhusni8293 2 жыл бұрын
Waxaad qor tay waa sax waana xaq Lakin xaqa hadhib san wax hubso walal inta aadan dudin
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 2 жыл бұрын
tagfiirka dadka madilaan lkn diinta kuma dhaqmaan maxaa yeele 3 saac ayeey dugtaan qudbada
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
in 3 sac latukada nabiga scw ayay kasugnaatay ee diinta baro
@hindohirsi3630
@hindohirsi3630 2 жыл бұрын
beenta juuji
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 2 жыл бұрын
Somaliland waa laysku soo galay waar ha la baraarugsanaado
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 2 жыл бұрын
Wlhy was wa run intaynu isku jeedno aya la so galy
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@timeforbinaryoption7715 wa isaaq dhalad ah ma aha qoom mel kale kayim waliba kuwani dadka ma dilaan mana cayan lamana murman waxa lagu haysta ma hilib gadatan
@mohamedaden8223
@mohamedaden8223 2 жыл бұрын
Mahubtaa mise waa shaki taasaaba gaaleeysiin ah waxay qarinaysana kabadan
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Wariyahaan lacag ugu yaraan lacag ayuu ku qaatay inuu bunbuniyo mase asagaaba ka tirsan
@daahirmaxamed2530
@daahirmaxamed2530 2 жыл бұрын
طوبى لكم أيها الغرباء المعروفون لرب الكون فالغربة في هدا الزمان بشارة خير وحق : قال الله تعالي : فلولا كان من القرون من قبلكم ولو بقية ينهون عن الفساد في الأرض إلا قليلا ممن أنجينا منهم واتبع الذين ظلموا ما اترفوا فيه وكانوا مجرمين
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 2 жыл бұрын
ايش المقصد من هذا الكلام؟؟؟
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 жыл бұрын
المقصد من هذا الكلام يا جاهلة ان يسلم المسلم من لسانك وقح وتتئدبي بالأدب الإسلام وانه لا حكم إلا حكم الله.
@ciisemaxamed4296
@ciisemaxamed4296 2 жыл бұрын
@@fatimayassin2049 Waa hadal cidla ah khawaarijta ku isticmaalaan si ay u marhabaabiyaan muslimiinta si ay u galeysiiyaan ahlul qiblada
@ibrahimabdilahi712
@ibrahimabdilahi712 2 жыл бұрын
هناك أحاديث كثيرة تحث على الجماعة وتنهى عن الفرقة، ومن شذ شذ في النار. لا أعرف لماذا يتمسك بعض الناس حديث ( طوبى للغرباء) ويهجرون إخوانهم من المسلمين.
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 2 жыл бұрын
Diinteenu waa waasic qofkii is ku cidhiidhya ayuunbay cidhiidhi ku noqonaysaa. Citiqaadku waa bulashada somaaliyeed I am Muslim tahay,kawaanadana ay gowracaan dad muslimiina. Adiga laguna diran neef Kasta I naad ogaato cida gowracday. Takfiir cidhiidhi bay ku noolyihiin. Jamaaca islaamiya Keligood baa isu yaqaan islaam..
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Cilmaaniyiin iyo qabri caabud baa magaalada haysta! Masajid bay xidhayaan.
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 2 жыл бұрын
Nacas iska ciyay
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175
@yaasiinkhaliilismaaciilcii8175 2 жыл бұрын
Naagta lawaraysadayo waxay ku leedahay wax dhiba kuma arag maxay tahay dhibka kaweeyn in diintaadii meel lagaga dhoco sababtu tahay dadkani dadka kaloodhan way gaalaysiidayaan waana sababta loogu bixiyay TAGFIIR
@cabdullahimaxed8969
@cabdullahimaxed8969 2 жыл бұрын
Masha allh xaqi wuu dahiray
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Hilib Kay qalaan bay cunaan bas waxay kaloo ay yaqanaan dumarka ayaguun baa guursada nin waxaan arkay laga furday
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Salaamaad Takfiirku ilaa way hadlaan 😃
@husseinhusni8293
@husseinhusni8293 2 жыл бұрын
Subxaanalaah walal soo Bashar kulamid ah soo maa han
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@husseinhusni8293 😂😂😂
@salasala8996
@salasala8996 2 жыл бұрын
Baariitan dheer hala mariiyo yan lagu qanciin hadalkooda waxa shakii keeni kara siday u hadlii hilibka maka ibsank dad diknta caya qala kuwan hala xiiro dhamantood waxba ka jiira waxa la shegayo
@akramhp
@akramhp 2 жыл бұрын
Waa dad wanaagsan intaa ka aqaano takfiir
@khadroadaancalii1518
@khadroadaancalii1518 2 жыл бұрын
Waruun waa dad dinta aad uu qimeyo allaha barakeyo
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
HILIBKA NAGAMA IIBSADAAN...maxaa dhacay ee ay hilibka ku arkeen? calashaan waa xaaraan ayay jeedaan. Ragoodii mee? Iyaga maxaa wax looga waydiin waayay waxay aaminsan yihiin. Meesha dumar ayuun baan arkaa laakiin kii soo guursaday ee ka dhaadiciyay waxay aaminsan yihiin sax iyo qaladba ayay fiicnayd in la waraysto.
@fadumozaed2166
@fadumozaed2166 2 жыл бұрын
Waxay kamidyihiin firqooyinka aakhiru sabanka ah
@qadaryare4582
@qadaryare4582 2 жыл бұрын
Runtii waa dat fecan
@brcx3802
@brcx3802 2 жыл бұрын
Rabbi ka xishooda
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
manshlah dad keygiyow wan kugu farxaaa
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 жыл бұрын
Takfiir umada Soomaaliyeed haka dignaato diinta dadka iyo dalkaba fitin bey ku yihiin sidaa awgeed si walba marwalba iyo meel walba oo loo tirtiri karo ineynu sameyno weeyaan
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 жыл бұрын
Takfiirku waa wahaabiyada noo cooda tabarta daran sida wanaagsana u raacay saciimulbaadiye maxamed cabdiwahaab marka laga reebo shabaab iyo daacish.
@akshinflms2775
@akshinflms2775 2 жыл бұрын
Subxaana laah acudu bilah
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 жыл бұрын
MAXA GAAR U DAJIAY BURCO NOOC WALBA WAD KU ARKAYSA FAQASHTI WA TII ISLAM NIMO KUGU DHEX DAGAN
@asalraacasalraac4257
@asalraacasalraac4257 2 жыл бұрын
ما شا الله Heebad islaanimo ayaa kamuuqato
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Yaa Allah nagu hanuni dariqa xaqa ah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaah , subxaaanalah, reer ana reero islaaam un baa nahay koox aaaa astaqfurulah.
@jasminaden4772
@jasminaden4772 2 жыл бұрын
Cajiib Somalia qabiilki diin jiradi waxwalbo waa la isku cusuriyenay ilahay baa u maqan dadkan ma ogi markay maskaxdoda furmeso
@cabdulaahicabdicali5933
@cabdulaahicabdicali5933 2 жыл бұрын
Waa argagaxiso siii ba kha waaarij
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 2 жыл бұрын
😰😰bisenk waleba wa Burco allah ha sahlo .
@saleimanjibriil2047
@saleimanjibriil2047 2 жыл бұрын
Balayo hadii umada Muslim ka ah laga qabtay ha u horseedina inay ku faafto.
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 2 жыл бұрын
Waa sheeko ee adduunka hadda dhiman waydid wax walba waad arkaysaa🤔☹
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
ma wax lala yaabo ayaad u jeedaa dad asturan ayaan u jeednaye oo caqiido saxan heysta
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
hilibka bisinkaa lagu bireeyaa jahadana waa loo jeediyaa maxaa ka qaldan
@idilismail2034
@idilismail2034 2 жыл бұрын
waa xfdahyga
@wrfhbg
@wrfhbg 2 жыл бұрын
Waxaan ka aaminsanahay inay gaalo yihiin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 жыл бұрын
subxanallah waa yaab
@shafieabdilahi4092
@shafieabdilahi4092 2 жыл бұрын
Waxba yay hadalka idiin qurxin umada kale gaalay ka aaminsanyihiin Saa darteed hilibka magaalada macunaan waatakfiir waa layaqaanaa wadanka halaga saaro gebigoodaba
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@shafieabdilahi4092 wa dad lagu haysto maxa Allah u caabuda maxa nabiyullh muxamed u rumeysay maxa salada u tukata maxa muslim u noqotay maxa u soomtaa
@thecentury1200
@thecentury1200 2 жыл бұрын
Wuxuu armay argagaxiso yihiin waa in baadhi taan badan lagu sameeyaa Dadkan bilo horla qabto ayay leedahay ii malaha dabo laqabto
@ibrahimabdilahi712
@ibrahimabdilahi712 2 жыл бұрын
Alla somalidu marka dad kale wax uso dhigayanna dhego waweyna ma dhishba? Marka culimadodu wax ushegaysana dhego yaryara ma dibigalla? melkasta o ay tagan waxay kalaso noqonayan dariqo yar iyo mad'hab yar.
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
Xadhiis buu nabigu ku yidhi (s c w) Diinta hadaad isku adkayso way kaa qaalib noqotaa deenteenu waa dhexdhexaad yaan laysu adkayn
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Waan la yaaba dadkaa la sheegaayo illahbaa hagaran amurtooda
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
TV Gan halaxidho ma maantuu takfiir nookeney inuu faafiyo kulahaa caruurbaa waxkabaranjirtey , uma baahniin dad islaamkii faquuqayoo islaam sheeganaya, halceydhiyo
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
lkn se waxaad ilowsan tahay inan xaqa afka la qaban karin xidhitaan iyo hanjabaadna aan diinta saxda ah lugu istaajin karin Allah baa u balan qaaday inta raacda jidkiisa inan laga guuleysan doonin فَإِنَّ حِزْبَ اللَّهِ هُمُ الْغَالِبُونَ
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
@@springbutterfly_914 oo markaa sheekadan takfiirka hadasoobaxey ayaa xaqa oo muslimka aduunka oo dhan diin khaldan ayey heystaan, Tani xaqmaahee waa kuwii seefta madaxa lagaga gurey markey asxaabtii gaaleysiiyen
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 2 жыл бұрын
@@mustafemaxamed6085 wax hada soo baxay ma jiraan intaad wax lagu shegay oo aadan hubin iska odhan laheyd xaqiiqada soo baadh adiga ogaan done dadkan kitaabka alle xeer jajab iyo demuqradiya ka doortay iyo saxaabadii ha isbarbar dhigin
@sayid6649
@sayid6649 2 жыл бұрын
@@springbutterfly_914 Kooxdan waxaa fikirkeeda lahaa nin masri ah oo la odhan jirey shukri Musdafa , Raggii somalida ahaa ee fikirkiisa soo xanbaaray 1979 kii ayaa Carriga somali degto ugu horreeyey , Waana laba qolo , kuwaan oo layidhaahdo jamàcal islaamiya iyo Assaadicun bil xaq. Wayna is gaalaysiiyaan dhexdoodu , qoladan hadda tv gu soo daayay waxaa madaxa kaga fadhiya Maxamuud Nuur Cismaan oo majeerteen cismaan Maxamuud aha saldhigiisu na yahay Qardho. Qodobada ay ummadda islaamma ku gaalaysiiyeenna iyakaaba kow ka ah. Tusaale Qof iyaka kamid ah hadduu khamri cabbo ama wax dilo si kas ah ama gogol dhaaf la yimaado ama xatooyo sameeyo ma qabaan in xukunka ilaahay ee ah xadka ah laga oofiyo arrintaasi waxay ku sugan tahay rasaailka uu qoray markii lawaydiiyay ee layidhi xadka maxaad uga oofin waydeen wuxuu ku jawaabay waxaan ku baddalannay inaan ruuxa gafkaas sameeyey jamaacada ka saarno lana gooyo oo aan la xidhiidhin sababo amni dartood ayaanu sidaa ugu baddalannay. Sidaa daraaded qof xukunkii ilaahay ka tagay oo xukun kale uga baddal qaatay kuna qanacsan kutubtiiss iyo codkiisana ku caddeeyey isagaa jira waana arrinka uu ummadda islaamka ku gaalaysiinayo الحكم بغير ما أنزل الله. Arrintaa darteed rag jamaacada ku jirey oo jilib culus ahaa ayaa kaga tagay oo yidhi shiikhoow lajiifiyaana bannaan annagu kuma jirno.
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 2 жыл бұрын
waa xaafaduu waa tee?
@zaaanc7008
@zaaanc7008 2 жыл бұрын
WAHAABIYO AYAA DHASHAY TAKFIIR WAA SHAYAADIIN DHAMAAN DADKA GALEYSIIYAA
@loolan01
@loolan01 2 жыл бұрын
Wixii wahabiyo ku abtirsada aakhiro saf dheer kuso galaya xisaabtooda udiyaar garow
@zaaanc7008
@zaaanc7008 2 жыл бұрын
​@@loolan01 Wahaabiyo dadkii ay booosaso gedo ku laayeen dadki ay qaraxyada xamar u dhigeen xisaabtoooda ayaa heysata. qofku marku danbiyo badan galo asaga wax loo raacdaa waxuu helo iska dhaaf marka diinta soo barro
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 4 ай бұрын
If you are Ajabi, don't waste your time and space in religion. Somalis are kushtik people and their ancestral religion is linked to the Egypt's 25th dynasty (747-656 BC).The Kushite king Kashta arrived in Egypt amid political disarray to claim the office of pharaoh, apparently at Thebes and apparently peacefully. He was the first of the Nubian line of kings who ruled egypt. I am Somali and i know my ancestors are not Arabs. This theology-petroluem/dollars concoction and poison from Arabia shall pass
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 жыл бұрын
WAA TAKFIIR EE HALA XIR XIRO SIDAY HILIBKA U DIIDI KARAAN GAALADA AHLUL KITAABKAA HADAY GOWRACAAN XOOLAHA AYUU ALLE KU YIRI QURAAN WAA IDIIN XALAAL SAY IDINKOO SOOMAALI AH IDINKAGA DIIDEEN WAR ISKA,QABRA INTAY GOORI GOOE TAHAY
@idirissamo9256
@idirissamo9256 2 жыл бұрын
Subxanallah cajiib
@mohammedbillow1523
@mohammedbillow1523 2 жыл бұрын
Somalida an diinta shaqada oo mala raca ah waxa ka baxnsan l'a Dadka dhowrsaday oo naftoda & diintoduba ilashaday hilibka qar lama cunikara tusale ahan sergal shariba wawen ee an diin shaqa kulahayn waxu gewracay WA bakhti illen bisin mayaqane mana kudhaqmo
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
carabtu waxay africa ku so wareejiyeen dhagartoodi
@nabaddoonabdirasak2714
@nabaddoonabdirasak2714 2 жыл бұрын
Waar wariye warka noo cadee dadkani ma reer soomaaliland baa mise soomaaliya aa inaga soo galeen warka noo cadee
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Duli afqadhmuun
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 2 жыл бұрын
Asc
@bulaalecabdi9566
@bulaalecabdi9566 2 жыл бұрын
Waa takfiir
@mohamedaden8223
@mohamedaden8223 2 жыл бұрын
Waxyaalaha aysheegtay ayaaba kamid ah takfiir maadaama aytiri cunimayna gaala iyo taarikiinweeye waxa aybireeyaan
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Wixii anka sheego waa dambi waligayba ma arag wan maqlaa uun iyadoo wax laga sheegayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Gabar aabehaad ninkuu ku xiray oo caruur u dhashay katagaysa ee dhahaysa hadaan xaqa qaatay war illaahay ha hadeeyo sunada xadiis yada ma ogola quraanka uunbay ogolyihiin
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 жыл бұрын
in diinta lagau kala tagaya hadadan aminsaneyn wa dhib
Culimada Magaalada Burco ayaa ka Digtay Kooxda Takfiirka.
5:30
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 154 М.
War ka Nixiyay Qaar kamid ah Ganacsatada Somaliland Oo Hargeysa ka soo dhacay
28:05
Dhamays Media Production
Рет қаралды 15 М.
Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!
18:25
Daarul Xadiith
Рет қаралды 287 М.
Takfiir iyo Shiico Waa Gaalo || Sh Xassaan
12:45
Qalaafe Media
Рет қаралды 99 М.
Qisada Haweenay ku soo kortay waalikooda oo kala tagay.
31:17
MM Somali TV
Рет қаралды 192 М.
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 20 М.