Ururkii Al-ictisaam Iyo Qaabkii Uu Ku Aasaasmay.

  Рет қаралды 10,793

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@Sirad47
@Sirad47 8 ай бұрын
Midka oo la wareyta waxa ù sheega inuu saxsanaa ,talo fiican bixiyey la diiday. Tawfiiqda Allah hanugu toosiyo.
@munirkh
@munirkh 8 ай бұрын
Dadka ay Somalia iyo Somaliland ba ka degi laayihiin ee Dagaalka kula jira Waa dad soo xidhay Shaadh diimeed oo leh dano fog oo dhaqaale iyo bulsho, la socda.
@rakbah.c
@rakbah.c 8 ай бұрын
Ina laga dhex adeegtat wagaa bay ubantahy maxakiimta
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 ай бұрын
Xirsi gaab waa citisaam
@CabdirisaaqCali-t3i
@CabdirisaaqCali-t3i 8 ай бұрын
Wadaado maaha ee waa munaafiqiin dhiigya cabb ah ee ILAAHAT SWT UMADA HA KA QABTO ARGAGICISADA IYAGAA DHALA
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 8 ай бұрын
Shiikh maxamuud ciise halkee buu kasoo jeeday qofkii garanaya?
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
ABGAAL! Daarood ma ahyn!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
@@am.b5688 abgaal walal wa Hawiye
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
Ilaa alshaabaab baay ku dhamaadeen... Burcad Diimeed
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
Diintii Nabi Ciise loo soo dhhibayna ma Kiristaan bay ku dhamaatay, Tii nabi Muusana Yuhuud! Caqligaas waa ka gaalada ay Muslimka ku duraaan! Wiilkaaga haduu dambi galo isagaa loo haystaa! Quraanka looma haysto dadka wax qarxiya ama dila! Mooryaantii Somaliya halkaas gaarsiisay kuligod Sufiyaa diinta soo bartay, markaa wadaadkii Xerowga ahaa ayaa ka dambeeya miyaa!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
@@am.b5688 walal aynu is fahano anigu Diin si guud kaalama hadlin , balse waxaan kaala hadlay firqooyinkaan magacayda diinta ku hoos gabada, ee aan ahayn wax nabi muxamed SCW laga soo weriyay oo keliya waxaa jirta jamaactu muslimiin bes, a balse waxaan kale ictisaam iyo itixaad iyo al islaax waxaasi waa wixii kharibay umadsa muslimk ah ilaa aay alshaab kaas maanta umada dhiigooda caba aay ku dhamaadeen xitaa sheekh umad iyo ilaa culmadii ugu wawaynaa ictisam ayaa u fatwoon jiray in dhiigaas la dadiyo oo xitaa sheekh umad gaaalo ayuu ku tilmaami jiray dawladii cabdilahi yuusuf AUN , marka niyo mays indho tirnaa mise wxaagu waa iska difaac aan xaqiiqo ku dhisneen , tan kale Suufiyada weligeed lama hayo nin suufi ah oo dhiig muslim xaqdaro ku daadiyey waana aragtaa xitaa in aay aslhaabka lagdalamaan oo ah caruurtii ikhwaanka,, mar ka niyow si xor ah u hadal..
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 7 ай бұрын
Fariiqooyinka, yaa lagu kadsoomin iyo in ummad islaam ah xisbi islaam ah Laga Dhax furo.Ujeedakooda waa xukun raadis iyo kala qoqob. Raadis
@mukhtarbaaz5574
@mukhtarbaaz5574 7 ай бұрын
Mashruuca uu hada wado fiiro gaara haloo yeesho somali caqiidada ayaa laga dumiyay.
@seryu8204
@seryu8204 8 ай бұрын
Waa kuwa la nool khuraafadka iyo mashrucyada loo dhiibtey
@mapaacha4552
@mapaacha4552 8 ай бұрын
Al-hebel iyo Al-hebel, Maxaad faaido ah oo aad kahesheen ururadabadan, ee aan ka ahayn alshaydaamadi oo umadda maalinkasta qarxiyaan ??? Aakheradiini kamafikirtaan miya, mise waad iskasocotaan, oo marba magac cusub labaxdaan ??? SUBXAANALLAAH….Umadda Jahwareer kurideen.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 8 ай бұрын
Yaa idin maalgalinayay
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
Maal la'aanta waa waxay la burbureen Al Itixaadku, laakiin nimanka maalka helay waa Alshabaab!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
sacduudiga ayaa malageliin jiray ilaa uu markii danbe ku booday
@Mowliid2024
@Mowliid2024 8 ай бұрын
3 nin oo ajanabi ah oo isku xisbi ah buu noodhiibirabay
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@Mowliid2024 Kuwa qabriayada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
Sadexda nin waxay necbaayeen ururada dagalama!
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@Mowliid2024 qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@zallaama
@zallaama 8 ай бұрын
Yaab weynaa waar hooy iska ilaaliya nimankan
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 8 ай бұрын
Wadaadkan mmtv hadaad tihiin sidaad uga ogolaateen inuu Somaliland waqooyi ugu yeedho
@sakariyehassan8741
@sakariyehassan8741 8 ай бұрын
Arintani dadka inay kala fogayso maahe waxba soo kordhinmayso in lagu celceliyo wadaad baa urur diimeed samaystay . Inaad urur gashaa iyo inaad afkaar difaacda waxba kuma kala duwana. Si darteed umadda tashuushka halaga daayo .
@Mowliid2024
@Mowliid2024 8 ай бұрын
@@MadrasatuAtTibyan adaa ka dhacsan ee Wahabiyo waa shabaab Dadka xaqqaa waa Dariiqooyinka
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@@Mowliid2024 Kuwa qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@@Mowliid2024 Kuwa qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@@Mowliid2024 qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 8 ай бұрын
@@Mowliid2024 qabriyada ku dul meeraysanayay baad u eegatahay. Nin wayn oo faaruq ah baad tahay. Waxaad ka sheekaysaa caruur iyo hooyo la seexiyo channelkaaga ee diin ilaahay afka halagalin
@HassanBasri725
@HassanBasri725 8 ай бұрын
Ictisaam waa urur ashabaab ah
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
Khawaarijtana waxay ka timi ciidankii Cali Ibnu Abdi Daalib radiyalaahu canyu! Caqliga yar baxar baa lagu galaa!
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 8 ай бұрын
Imika mashruuca aad wado ee imika somaliland ka bilaabmay noo sheeg idinku wareernee
@am.b5688
@am.b5688 8 ай бұрын
Sheekhu wuxuu qaatay in nin walba tolkii uu Ła joogo oo waxay doonayaan Ła wado, markaa wadaadadii Al Ictisaamka ee Dhulbahante arintaa way qaateen oo tolkood bay ku hogaamiyeen in Somaliland ilfaha loo qaado, wanna ku guuleysteen! Taladii wadaadka hadaa la qaatay, Garxejis wadaadadooduna maalin dhow bay is xoreynayaan!
@zallaama
@zallaama 8 ай бұрын
​@@am.b5688 gxjis yaa gumeysta gxjis waa kaad iska xoreyseen 2023 isagana wax gumeysta riyada ka kac😂😂😂
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI  DAHIR BY SAAB TV
1:04:55
1. Durar Al-Bahiyah | Sh. Bashiir Shiil
56:22
Khalid Mosque Somali
Рет қаралды 8 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН