No video

Part5. "Hagardaamo-Qaran" Wadahadaladii Somaliland/Somaliya iyo waraysigii Gudomiye Ibrahim Dakhare

  Рет қаралды 7,204

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤❤
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 2 ай бұрын
No somaliweyn and No wadani party. Unite for SOMALILAND.
@adda3979
@adda3979 2 ай бұрын
😅😅
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
Siicid ciise illeye ilahay ha ku xafiido amiin amiin guul iyo goobanimo Ibrahim dakhare aad iyo aad baaad uu mahadsantiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 ilahay cadwga garanka somaliland ha inaga gabto amiin amiin
@yurub5288
@yurub5288 2 ай бұрын
No more faqash No more somali weyn hadii qof inaga hadhay ilahay haynaga qabato kuwa cadowga la socoda guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo ✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤
@kaledomar7041
@kaledomar7041 2 ай бұрын
INTA SAXAAFAD IYO SUXUFIYIIN MOWAADINIIN AH OO HADH IYO HABEEN U HEELAN DIFAACA QARANKA SOMALILAND IYO DIFAACA IYO FASHILINTA HAGARDAAMOOYINKA LOO MALEEGAAYO. VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Guul ❤Gobanimo Ibrahim Noor facts and figures . Somaliland ❤ Insha’alla NO COD XISBI OFFWAREEN. HUWAN KALKAL
@OmarAhmed-ly7ws
@OmarAhmed-ly7ws 2 ай бұрын
Red Sea great stuff keep going on 🎉🎉🎉
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 2 ай бұрын
Allaah ha inaga qabto waa muuse ama faysal no more xirsi iyo koxdiisa
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Sland guul
@Red_Sea349
@Red_Sea349 2 ай бұрын
RAALIGELIN! Mar dhawayd waxaanu soo deyney barnaamijka qaybtii shanaad oo dhameys tiran, qaadaneysayna ugu dhawaan hal saac. Waxaa la'isla gartey in labo qaybood laga kala dhigo. Dhammaan la socda qaybta lixaad oo isla amniga la xidhiidha.
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
Waa rag waxbadan og
@qorane101
@qorane101 2 ай бұрын
Dadja xisbiga wadani kujiraa mid bay kwada simanyahiin Sujuud been ah Suldaan been ah Suxufi been ah i Siyaasi been ah oo hunguri ah Intaba way kwada simanyahiin Waana wada munaafaqiin Just like cabdirisaaq qaliif
@xaroguled3126
@xaroguled3126 2 ай бұрын
Walahi wa run hadalkasi waxan ku Cadayn kara inay run tahay waxad arkaysa cirro xirsi iyo dhaman xubnaha wadani inay snm wax ka sheegan
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Red sea rageedii bartaa ka wada
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Dee sowta fududatay in saxadi Sagal iyo fananadi Ugubaad Aragsan uga dagan Garowe SubxanaAllah
@fadhiaaar213
@fadhiaaar213 2 ай бұрын
Cidii qaranka u hiilsa ayaa mudan maamuus hadaan lays xaasidayn ❤️❤️❤️💪💪💪
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Plz Xirsi kaba la’an kaga sara 😭😭😭
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 2 ай бұрын
💚💚💚💚🍇guuuul🍇🤍🤍🤍🎋somliland🎉❤️❤️❤️❤️💯🎀💯🎀🎋👍
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 ай бұрын
URURKA SUTI GAASHAAN INAY KHATAR TAHAY XATAA DADKAASI HALKAY IMIKA JOOGAN AYAY OGYIIN
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Xisbiga wadani wa inu dhinto
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Wax hallaguu shegee Mankaga la kaashoba Layidhi, laba khayrqabayal Liibana fidunyaa wa ukhraa
@myway3801
@myway3801 2 ай бұрын
Wadani wa faqash ha laga ilaaliyo dalka yanay qabsan xukunka period
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 2 ай бұрын
Hadanba milacamadaha iyo isguulada bodhinka waay haystaan dabagal ha lagu sameyo fadhiga ha laga kaco
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 2 ай бұрын
Laysma yaqaan cid dhulka ku soo dhacaysaa ma jirtee,khaayimiinta isadaba Kuutinaya ee ilaa iyo waqtigaas belaayada ku tashanayey beenaha Kitaabka gacanta ku saarayey ayaa dhulka ku soo dhacaya inshallaha,reer Somaliland waxaa laga rabaa in ay fadhiga ka kacaan oo iska qabtaan raga waxaas oo dhan sameeyey iyo wax ka daran,ee hadana raba Kursiga Acuudubillahi
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Sowta an arkayno ee Ciiro yidhi wax SNM iyo Mujahid ma jiro wa in la tirtira kaso Madaxweyne noqda sidi wax odhan dona ??? Wa somalia inagu dara
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
Siilaanyo wuxuu cudurku ku dhacay isaga oo ololihii doorashada madaxtooyada ku dhex jira oo Ceerigaabo jooga diyaarad lagu keenay Hargeysa, doorashadiina wuu helay 2010kii isagoo buka!!!.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ай бұрын
Xirsi iyo kooxdiisii ictisaam (Somalia) maanta ayay ugu dhow yihiin inay xukunka qabsadaan. Sida lagu badbaadayaa waa in doorashada la joojaa! in urruradii loo ogolaado inay tartanka madaxtooyada ka qayb galaan.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Waxaas oo dhibaato ah kuwa samayeeyey iyo dowlada la wakiishay ee iyana 0 u ekaatay miyaanay iyaba dhibaatada dhacday qayb ku lahayn?
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 2 ай бұрын
That’s true Ciro iyo Hirsi beenbay ku dhartan oo wadanka iyo dadkaba cadowbay kuyihin waxayna lashaweyan codowga SL meelkastu jogo ilahay umada hakaqabto aamiin insha alah JSL hagulaysato cadowgedu hajabo aamiin guul JSL❤❤❤💪💪💪💚🤍❤️💪💪👍🏻
@Sowsow0
@Sowsow0 2 ай бұрын
28:09 waa xasarad cilmi ku fadhida oo loo yaqaano Ideological Subversion
@ukulm6841
@ukulm6841 2 ай бұрын
Siciid ciise Ileeye iyo ibraahim dakhare waxan idin Lee yahay ilays kaa ku wii shidaw abaal baan kuu hayaa......noo laada somaaliland hanoo laato.......
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 3,1 МЛН
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
"Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo" Maxamed BK.
22:34
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
How Somaliland could become Africa's Dubai
16:00
Faisal Abdi Media
Рет қаралды 9 М.