Micno wayn samayn mayso Qabiilka U YahaY Qabiil wa Laga TagaY Zxp Yaa wax uqaban Kara dadka wyeh Muhiimadu
@heesosomalicusubchannel92635 жыл бұрын
Leelkase wa Culimo iyo ganacsato waxa tahay liid
@Cici_mimi3 жыл бұрын
Darbi Darood Nasab Baatihiin Wallee. 😍😙
@abdurahmanali43745 жыл бұрын
SHIINE CULAY WUXUU ISKU BADALAY RUFYAAN WUXUU BILAABAY IN uu ISKU DIRO REER PUNTLAND MARKAAD ARAGTA MAJEERTEEN BUU KALA GURAA,, SHIINE CULAY WARSANGALI BAAD KA DHALATAY OO AH GOB GOB DHASHAY AH LUGUU CAAYI MAAYO,, BAL WAAKAAS WARSANAGALIGA UU KA DHASHAY HA KALA GURO INTAAS WUXUU KALA GURAA MAJEERTEEN GAAR AHAAN .. MAXAMUUD SALEEBAAN BUU KU DHAGAN YAHAY 24/7,,, SHIINE CULEY CUQDAD U DHIIMO.
@ruqiyaali38565 жыл бұрын
Viva mahamuud saleebaan shiino tolka daa
@maxamedcabdi86382 жыл бұрын
Wx u shega
@SM-hl4pf5 жыл бұрын
Masha Allah, waa kugu raacsanahay ina adeer nasab batahay Axmad harti waaladhacay laakin waanusoocehsnaynaa mulkiyadeena Insha Allah
@ahmedbarre26275 жыл бұрын
Waryaa colaada kadaa dadka nin walba oo siyaasi aha calooshiisuu ushaqaysanayaa waxba shacabka kama soogadhee barwaaqan urajaynayaa puntland from ogaden
Muuse biixi waxaan kula talin lahaa labo wasiir oo habar awal ah xilka haka qaado dhulbahante iyo warsangari haku badalo , waar dadka soo dhawaysaan odhanlahaa inta ay xanaaqsanyihiin .
Until we stop overlooking the person's qualification and their sincerity to build the country and instead we focus on which clan got what position, Puntland will not reach any success. So lets pray for all Somalia to recognise the power of knowledge more than that of using qabiil 🇸🇴
@sleepingbeauty.83595 жыл бұрын
Somalis r just empty when it comes to politics.
@samiramohamed43465 жыл бұрын
Ari bowe adigba 2 waasir iyo 9 xiliban hayste alxmdulilah dheeeh 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄 aniga agsiman laah isgiina allah uu naxriisto😄😄😄🤣🤣
@luuljamafarah88885 жыл бұрын
Nacncle naag ah maxamud saleebaan guul
@mohamedabdi24485 жыл бұрын
Shiine sxb hadaad daacad tahay dad xilal LA siiyey ayaad u doodaysaaye maad u hadashid ciise daarood
@mohamedabdi24485 жыл бұрын
Xoogaagii was kuu soon diraynaaye naga aamus munaafaqyahow
@jiilka5aad5g955 жыл бұрын
MUUSE AYAN WAR KAAGA SIDAA, WAXA UU KU IRI SOO GALA WAN IDINKA FURAY EE LKN BISHARDI ILA QABTA GAROWE WN SO WERARAYAAYE
@ahmedyare64445 жыл бұрын
Laaxawla war ms waa qoom dhan ha aflagadayn ilhy ka baq
Walaahi waan qosley aniga nin Maxamud Saleban baan ahey, cid cadaalada nooga dhow bal shiinow inoo sheeg hhhhh
@libanl54294 жыл бұрын
Shiino You raise a very good point I agree in this case Reer Maxamuud Saleebaan are to blame. I hope next Puntland is not Majeerteenat all. It is good for everyone. Ina Adeer I agree 100%. Tolkeey Maxamuud Saleebaan are 100% wrong here.
war rer puntland iyaga diidey isbedel inu yimado khasatan dhulabahante warsangeli iyo dhaman inta an ms aheen hade marka kaxaxabiya idinka.didey isbedelka qeylada daaya
@mustafemaxamaed18295 жыл бұрын
Axmed Harti Hadiideyn Waxaasi wasiir ma aheee
@khairecadde62625 жыл бұрын
Adeerow nin calaacala ma fiicna walaal ee Adigu imow oo maxamuud saleban waxb kama qaadi kartide
@alahayowarligeygukiiisraac42255 жыл бұрын
Wacaleykum wasalaam anigaa u horeeya nin yahow putlandm uducee
@subeyrnour24275 жыл бұрын
Shiine sxp ani ciddi igama horayso liketa io commentiga igu xus
@kingcunaaye13273 жыл бұрын
Diahishe waanala dhacay😆
@yahyeabdirashiid39115 жыл бұрын
wxaagu waa qbiilbnnuhadli somaliland intee wasiir ku leedihiin adiyo kuwakle teeda kle hagbada aad sheegayso 15 xildhiban by leedihiin kuwa kle intee weeye mise 15 codkodaa shaqeeyah kaliyah
@unitedkingdomnazrinunitedk21785 жыл бұрын
Wllo downloada qabyald loma qaybiyo ee inaga dhiga babka markad Europe isku hupsaty yutup hanoga qabyaladonee
@faysalcabdi77363 жыл бұрын
Shiinow wan kutagera lanbarkaga fadlan isodir
@abdicasiisbaashi89645 жыл бұрын
Kkkkkk shine caloy maxamuud saleemaan ma ihi lkn waxa kastoo ay qaateen waan Ku qanacsanahy
@mustafemaxamaed18295 жыл бұрын
Ar shiine Ruun Badanaa
@MubYus5 жыл бұрын
Wasiirka .. hilib qalka ,, warsangeli hadii la siiyay ma aha in caroodaan.
@umusaidsalmansaid58285 жыл бұрын
Waa ku walty maxamuud saleebaan halaga cuuudiyo
@mustafesuldanjr5795 жыл бұрын
Ader puntland miyaa ku soo lacag qaadatay in aad isku dirtid ma ilowday in qabri ku sugayo ka toobad keen oo isku dirka joji illaahay ka cabso
@nalkaorodo56133 жыл бұрын
Warsangali maa madaxwene laga dhigi laha
@cabdirashiidsiciid76715 жыл бұрын
Naas iyo nikaax xafadii maxa muud zaleban
@patorenking9885 жыл бұрын
Shiinow adiga inta 5wasiir hadii lagu siiyay iyo 17 xilibaan inader waxad raadiso wa dheeri ban is dhihi karnaa
hhhhhhhhhhhh #Shargareeya adeerayaalow dadka halkaa ku xiran baanu udoodaynaaye😂😂😂😂😂😂
@mabdirazaq82655 жыл бұрын
Naas iyo nikaaax puntland
@mohamudahmed60155 жыл бұрын
Xanuunka maxamud saleban allah kadhigo
@ahmeddheere38325 жыл бұрын
war MS cidna ma necba waa walalahen lakin maxaa cali jibrahil hadan nahy sidaa noogu gasheen soo reer tolkiin ma nihin anagoo wiilasheni gaalkacyo 1991 ku dhamaaden haddana tukaraq buuxa meesha reer bicidyahan oo tuulada cagaaran ka degan puntland, ugaar saleban oo aan dhul iyo tiro ahaanba ka badanhy wasiiro siisen iyo siwaaqroon oo gudoomiye ku xigeenka barlamaanka haystay ugu darteen wasiir wallhi cuqdad MS weligay ima galin lakin maanta ogaady in ay na necebyihin. bosaso mayor dishiishe iyo cali jibrahil nin aan ahayn oo ka noqday majiro taariikhda marka laga reebo 1 mid oo beel kale u dhashy oo ku sime mar ka noqday.
@safiyasaid91895 жыл бұрын
Shiinow majeerteen jafa jiliqiisa iyo yaryarkiisa aya ku qadey marka leelkase wuxu meesha ka suga waa faduul
@fatimaeme39045 жыл бұрын
Maxamud Saleeban Show Baahida Madaxweyne Kama .Dhamaato Miyaa War Reerku Baahi Badanaaa😂😂😂
@HassanAli-fh1tj5 жыл бұрын
Horta isu kaaya sheeg????????((!!!!@
@Bacuuta5 жыл бұрын
Saaxiib sifiican baa warka noogu soo gdbin jirtay laakin daka ha isku dirin wadanku lacag mahee wasiirku inuu shaqadiisa ka soo boxo weye
Social media dadka wax so dhiga wada qac aan journalism waxba ka aqoon oo meesha u furtay blackmail iyo in wax lo tuuro lo aamusiyo
@mohamedabdukadir32715 жыл бұрын
Deni waan ku hanweenen lakin wuxuu noqdey qashin
@abdirisaqismail59185 жыл бұрын
alkuleyste fooqal aalkoleyste
@gulleddaadax14735 жыл бұрын
Gudigiii amniga qaranka puntland hahahahaha alla maxaa qaran qalad laga fahmay hahahahahaha
@onkodofficial38275 жыл бұрын
Naas iyo nikaaaax 😂😂😂
@trumpppl20245 жыл бұрын
WARYAA SHINE CULEY BUUFISKA JOOJI
@abdullahiabdihakiimmohamed20835 жыл бұрын
Maxamuud saleebaan subaac waaye
@sscboy35475 жыл бұрын
Nimankan meeshooda iyagaa leh ee adigu tasho weliba warsan geli
@celcadmedia42575 жыл бұрын
Kkkkk wlahi waa runtaa harti nimankaa ilaahay ayaa baday
@cabdulaahimaxamed43375 жыл бұрын
Shiine sxb halkaa ka daa waad ficnayd
@HassanAli-fh1tj5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ee maxa ku taabtay oo soo kordhay maanta. Waxa cusub noo sheeg maakhaayadda iyaga aya iska leh. Inta kale waa dabadhilifka waana wax laga simanyhay fiiri somaliland, Kilbakan etc.
@aminahussein58025 жыл бұрын
Adeerow Shinow , caacda iska daa maalin kaste Iid maha. Puntiland guul iyo gobanimo Deni waa Masuul la hubo.
@bishaardaahirabdalla45045 жыл бұрын
Shiine culay sxp waan ku tageera lkn cwa warkagu ma fiicna naga habee warka sidii aan kaga barnahy ka dhig
@ahmedjrsalah75295 жыл бұрын
Bishaar ma inuu ku amaano bad rabtay runtuu sheegayaa
@calishiikhcabdilaahi29065 жыл бұрын
Ma amaaantii iyo faanintii baad rabtaa kkk ragu inay kufarxaan marka la faaniyo waxay liidaysaa raganimadaada