Muslimiinta waaga Laga adkaaday oo carabtii waa la khiyaanay....waana marka ay 3da masjid makah Madina iyo al aqsa maalmukooda ay.nimankaan udhiibteen
@Youmumshouse15 күн бұрын
Illahayba wax iska siiyay bro
@abdullahimohamed931115 күн бұрын
scw waxa haqiq walal hashi runta mida heysata dalkena hadana suriya waykubolaben kurdi iyo durus
@hassanabdourazak237516 күн бұрын
Wa Qoys malayiin qof dilay, ku suutan xasuuq aad u xuun. Waxay gaabad ka dhigteen diinta. Qeyb weyn aye ka qateen dhagarta ku dhacday dunida islaamka, siiba reer falastiin. Waxay heeshis dhagar ah la qateen boqortoyada englisch ka sii ay awoododa u haystaan. Malin aya iiman doonta laga cayriin doono dhulka barekeysaan.
@cimraanbanibraahim941315 күн бұрын
❤❤❤
@sakiamino126116 күн бұрын
Wa isku mid Somalia iyo carabta qaabil baa lokala qaybiyay