Xaallad Jahwareer Ah Oo Ka Taagan Garoomadda Dalka Somalia & Boqolaal Shacab ah oo Xayiran

  Рет қаралды 25,571

Hashi

Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@halimohassan3109
@halimohassan3109 10 күн бұрын
Subxaana llah reer hassan sh goormay dhargayaan walee karfan cad bey ka xiranayaan allaw umadaan sii dawlad dadka iyo dalka ka naxda
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 10 күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah ilaahayow umada soomaaliyeed nasri deg deg ah ukeen oo dhaafiyo dalka Hassan iyo kooxdisa,Aamiin yaarabi
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 10 күн бұрын
Xasan Waa masiibo 💯🇸🇴👍 Xasan wuxu Baabiye Midnimadii Qaran Somaliyed 🇸🇴💔 Xasan wuxu NIYAD JAB KU RIDAY UMADII SOMALIYED 😭💔💔💔💔😭🇸🇴 ILAHAYOW n'a dhaafi Xasan iyo kooxdiisa 😭💔🇸🇴
@issackHIA
@issackHIA 10 күн бұрын
Somali waxa haysto wixi ay samaysteen!! Dowladnimo ayaka diiday. Ayako u jeeda Farmaajo, Kheyre, Sheikh Shariif iyo kuwo kale badan oo wanaagsan ayay Hassan Sh.M doorteen. Illahey waxba ma dulmiyo!! سبحان الله
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 10 күн бұрын
👍💯💯💯💯
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 10 күн бұрын
Kuwaaad sheegaysid waxba ma dhaamin waa wada tuugo. Xasan xoolo iyo dhul buu dhacayaa kuwaasna dad nool ayaa ku maqan oo meeydad ay xadeen baa ku maqan ee iyagoo dhan qof dhaamo Rabbigay dalkaan ha u soo dooro.
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 10 күн бұрын
​@@sucdisiad3316dadka ad shegayso sawtay shegen ciddi dishey iyo mesha lagu diley maxa lo qabsan wayey
@suadahmedismail439
@suadahmedismail439 10 күн бұрын
Subxanallah somalia Allah ha uu gargaro madax daacad ah ma jirto
@abdullahiomarali926
@abdullahiomarali926 10 күн бұрын
Guul Guul Madaxweyne X.Shiikh
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 10 күн бұрын
Illah ha u gargaaro umadaas Somaliyeed aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah waa yaab iyo amakaag ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 10 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@bazeera5520
@bazeera5520 10 күн бұрын
Subxaanallah illahow naga hor wareeji cid kasto dhib ku ah wadankeena yaa allah.ameen
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 10 күн бұрын
Ku dar in kuwa ka fiican rabbi noogu bedelo oo rabbi ka cabsada, Ammaanadana dhowra...
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 10 күн бұрын
Ilaahey haka qabto xasan sheekh waayo shacabka wuu dhibateyey
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 10 күн бұрын
Ma sha Allah shaqo fiiccan baa heesaa
@omarelmi4568
@omarelmi4568 6 күн бұрын
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Madaxwaynaha Sharafta badan profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul
@abdiwaliabdillahi4757
@abdiwaliabdillahi4757 9 күн бұрын
Sharaftee😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 8 күн бұрын
masha allah
@MaymunIsmail-k6z
@MaymunIsmail-k6z 10 күн бұрын
Ha ijaafayan qoyska madaxweynah illahay ka baqa
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 10 күн бұрын
Masibo aya somaliya haysata ilahay haka kor qado
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 10 күн бұрын
Xasan shiikh dalka iyo dadka uma shaqanayo ee wuu ka shaqaysanayaa waana ka dhan dowladnimada
@mawliidahmed3883
@mawliidahmed3883 10 күн бұрын
illahay ha u siyaadiyo dhibka soo ayagu madooran xassan sheikh Maxamuud Somalia hahaysto
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 10 күн бұрын
Ilahay xasan dhiiqo iyo habrihiisa Umadiisa ka qabbo
@cabdale_5967
@cabdale_5967 10 күн бұрын
Somalia alaha uso gargaro nasibkeda ayey qabta
@Amiin1509
@Amiin1509 10 күн бұрын
Walaal xagee joogtaa
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 10 күн бұрын
Xassan umada allha Ka qabto ilaheey ban u sheegena Dhibgu nagu hayo allha naga qabto
@Kedismedia
@Kedismedia 10 күн бұрын
insha'Allah iyadoon dhiiig ku daadan ow ina dhaafi donaaa
@gobanimo60F
@gobanimo60F 10 күн бұрын
Ilaahow Xasan umada kaqabo . Xasbiyallahu wani3 mal wakiil
@khaliifculusow2935
@khaliifculusow2935 10 күн бұрын
Xaashi waxaan kabaqayaa inay tanisababto arin kasiixun. Kani waa cadaw aan naxeyn hunguriisa mooyee midkale waxba uma ogola laakiin marbuu dhuulkaal leqidonaa manadheera inshaa Allah.
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 10 күн бұрын
Waa cajiib fowqal cajiib familkan ilahay hanaga qaado xal kale ma jiro sababta malinba maalinta ka dambeysa yaabkii yaab ka daran baad maqleysaa xasan ma soo dhowa ee ilahay hanaga qaado
@HassanAden-ti4ct
@HassanAden-ti4ct 10 күн бұрын
Subxanalaaha
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 күн бұрын
Mr xaashi waxaan ahay reer woqooyi gaar ahaan isaaq H A,,,waxaan kugu taageraa o aynu ka simanahay midnimo somaliyeed iyo somali jacayl ka lkn hal arin ayaan kaaga cabanayaa taaso ah inaad gacan bidixayso ama ganafka ku dhufato reer sheekh isxaaq o ka mida beelaha ugu balaadhan guud ahaan somalia 🇸🇴 from berbera
@a.h.h4482
@a.h.h4482 10 күн бұрын
Asc ma markii muuse ka dagay ayaad xamar jeclaatay , mid ayaan Kuu sheegayaa kuma kala jecla e iska aamus mise jaadkii aad ku sexranaydeen ayaad ka soo kacday ilayn qof fayoobi saan uma hadlee waxaad rabto caloosha ku hayso Sc
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 күн бұрын
@a.h.h4482 hhh bal horta salaada maqrib aynu tukano masuul
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 10 күн бұрын
Wadani soomaliyeed soo dhawoow 💙🇸🇴🩵💯👌🏾
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 күн бұрын
@@alahayowarligeygukiiisraac4225 mahadsanid wllkay somali nimo ayaa ina deeqdo iyo midnimada dalkeena somaliyeed
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 10 күн бұрын
🇸🇴😭💔 WAXAA AY ILAYAHAY IN XASAN IYO SHARTIISA WADANKA LAGA QABTO 😭💔🇸🇴😭
@IsmahaanAden-n4g
@IsmahaanAden-n4g 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gjama9511
@gjama9511 10 күн бұрын
Darood Saxafad iyo cabaad bay rabasn in ay Dawlada uu hogaamiyo Dr Xasan yare aysy rabaan in ku dumiyaan !!
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 10 күн бұрын
Adeer daarood dumin maayee isagu yuusan dumin Habaarka islaamaha iyo maatida meelkasta kaqey linaya habaarkooda iyo colaad xamar loogaqabon yeysan dumin Hooyoonka xamar allow uhiili
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 9 күн бұрын
Xasan iyo cirro wa dhibta soomaliyeed
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 8 күн бұрын
mahaadsant
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 9 күн бұрын
WCS BAHWENTA HORFADHI SALAN SARE MANSHA ALLAH SOOMAALIYA XASAN GURGURTE IYO KOXDISA ANYAX BAHAN WAXAA LAGU QABANI KARA KACDON GUDAHA IYO BANANKA LOGUFURO GACMO BIRAH LAGU QABTO WAXII HARAY INLAGA GARO DAD IYO DUNYOBA WABILLAAHI TOWFIQ GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY
@شيخبسامالجرار
@شيخبسامالجرار 10 күн бұрын
Asc xasan sheekh eed male shacbka somaliyed iyaga isuguwacan waayo ninkaas dalkii saas ugaley qabiil ayey kudaafacayan
@ahmedosman701
@ahmedosman701 10 күн бұрын
Allha badbadiyo umda somaliyeed
@youngboy5293
@youngboy5293 10 күн бұрын
Xasan Dhiiqo waa Tuug Munaafaq gaajeysan ilaahey ha u siyaadiyo gaajada
@saidabdi136
@saidabdi136 10 күн бұрын
Waa la yaabay oo la yaabay.
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 10 күн бұрын
XASAN MAXAMUUD. INKAARTA SHACABKU. INAYSAN KARIN BAAD MOODAA
@anabguled9011
@anabguled9011 10 күн бұрын
Asc waxaa lobadbadinkara in aaney dadka Somaliyey aaney ogolan baad iyo gumeysi ee Dadku dhibkoda haka dagalamen Sidagdag ah iyo midnino waad guuleysaneysan sida falastin insha Allah.
@mohammadabdirsdhidfaarah8697
@mohammadabdirsdhidfaarah8697 10 күн бұрын
Waxa keliya ee lagu bad baadi karaa waa kacdoon Bulsho weliba kii ka dhacay Bangladesch oo kale. Waayo xal kale oo maanta banaan anigu ma arko 😢😢😢😢
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 8 күн бұрын
Daayaha Gaacnetka baa laaguu illaliyoo mathaahda .
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 10 күн бұрын
oo marka hireba maa tigidhka lagu daro xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq wax dawlada ma wadaan😮
@cabdiadanmxd1961
@cabdiadanmxd1961 10 күн бұрын
Sxb lacagta xatooyada ah Switzerland xassan sh looga qabtay kasoo hadal
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 10 күн бұрын
Isbaarada airport ayaan u bixiyey lacagtaas
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 10 күн бұрын
ASC XAASHI WAA KA QUUSO WADANKA AAD U DHALATEY MARKAAD MAQASHID HOGAMIYE M.H.SH UU SAMEYENAYO
@Maxametwadana82Wadania66
@Maxametwadana82Wadania66 8 күн бұрын
😢😢😢😢
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 10 күн бұрын
Xasan munafaq cadabata xiita ma deqeso subaxan allah cubaqadan awaladis iyo xasakisa cuqabo alle haku rido
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 10 күн бұрын
Ilmo aadaab laheynn ayaavtahay tahay oo haddii aad aadasb kusoo barbaartay ma aadan ceydeen qoyasaka ee edeb yeelo buurtlyo qab ayaa tahaye
@XiisAxmed-hx8ex
@XiisAxmed-hx8ex 10 күн бұрын
Arintani waxaa kasoo uraya gumaysi eh soomaliyey maxaa qaldan
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 10 күн бұрын
💔🇸🇴😭 Xasan iyo tuugada ay Wada dhacaan Wadanka 😠 WAA in Laga Qabto Wadanka 😠😭🇸🇴💔
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 10 күн бұрын
WAAD EDEB DARAN TAHAYE AFKAAGA HUURADA LEH KAJOOJI DALXOREEYE
@shaaficicabdi3994
@shaaficicabdi3994 10 күн бұрын
Iska celiya waa shuftada
@Amiin1509
@Amiin1509 10 күн бұрын
Walaal xagee joogtaa
@faadumocali5574
@faadumocali5574 10 күн бұрын
Musiibo ayaa ku hab satay dalkan Illaheyow dalken dhib ka Saar oo iimaan laawayasha ka qabo
@Umo580
@Umo580 10 күн бұрын
Waxani baad wa kadarantahay waisbaaro aeroplanes✈️
@ApdixakiinHassan
@ApdixakiinHassan 10 күн бұрын
Somalia waxaa u baxeysa ileen tuugu waa tuug 😂😂
@SadiyoOdorosh
@SadiyoOdorosh 10 күн бұрын
Somalidu ma badbadayso because waxay sababteeeda lahayen baaa ku dhacay lakin dadka xamar joooga haday run sheegayan maxay u dhawranayaaan ninka intaaas oo dhib ah ku haya mid miskeen ah oo wadani ah bay lahayeeen vilada kaso bax thuma walahi thuma walahi walagu bixinaaaa waa kuweee lahaye wali ma aragteeen wax miranayo iyo daljirka dahsooon xabad la tagan oo leh Xasan vilada kaso bax waaa maya so ayaga raba nin cidooda ah in uu fadhiyo vilada so who cares about them Xasanow fartad rabto qor ayaga kaga rali ah 😂😂😂😂😂
@batula5927
@batula5927 8 күн бұрын
Xalka waxoo ku jiraa in xasan Sheeq laga tuuro meesha
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 10 күн бұрын
Dadka iyo Dalka midna Lama badbaadin karo Haashiyoow hadaanan Xassan Sheikh iyo Aadan madoobe laga xorayn oo meesha laga tuurin
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
Nus.&waabaayo.ayey.cunayaan
@yusra2501
@yusra2501 10 күн бұрын
Aduu kusoowajahay insha allaa
@hodanegal3022
@hodanegal3022 10 күн бұрын
Somali hadeysan u lstaagin ama u midoobin danteeda guud sidaa ayaa loogu jeri dhibaatada shacabka ha ka dhiidhiyaan dhibaatada loo geesanayo
@YasinHussein-sg7lj
@YasinHussein-sg7lj 10 күн бұрын
Waxaan maqli jiray ayax tad eelna reeb xasan waa uu tagin lakiin eel iyo mahadho ayuu katagayaa .waxaase dadka u liidan doona kuwa wali agjooga ama nacfi aqabiil iyo qabyaalad ha u agjoogeene ilaahow nadhaafi xasan
@AnabAden-t1u
@AnabAden-t1u 10 күн бұрын
Asc inlamudahaarado oolakack kacaay
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 10 күн бұрын
Manta wax lagu Tillmamo mana qan dhibkas oo jiro hadan qabil bay ku difacayan xasanshiikh
@abnas-ur7ez
@abnas-ur7ez 10 күн бұрын
waa ka xumahay madaxweyn gjabuti baa kale qeebsaday 450 M 50%50 XASAN WAX QABTO MA JOOGOOO
@aishawar1040
@aishawar1040 10 күн бұрын
Waxay Elatahay dhibaato iyo baaba umadasomaliyeed usoohoyatay waaluugabixeka Enmaamulka wadankalagaqabto
@Waaniyowaxsheeg
@Waaniyowaxsheeg 10 күн бұрын
Madaxweyhaba Been haka sheegin Waa Ninka kaliyee Soomaali meelka soosaari karee
@mfarah9231
@mfarah9231 10 күн бұрын
kuwa xaaranta ku naaxay miyaa thy walaale
@mfarah9231
@mfarah9231 10 күн бұрын
waxa aan arkeeno oo dhan waa been miyaaa
@deeqaqoje8207
@deeqaqoje8207 9 күн бұрын
sahal waa $8 calaa qof
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
Dal.labadbaadiyo.ma.haran Haadan.ayuu.ladhavay
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 10 күн бұрын
Xasan lacagtaan xaraanta ma calfsn doono waayo waa .wuxu ku sii socda 80 jir kaliya Naar ayuu sii shaqeeysanaya iyo nadaamo qabriga dhexdiisa haddii uusan ka towbat keenin asaga iyo siyaasyiin badanba
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 10 күн бұрын
Meel uuvwax ku xaday ma ogid teeda kale naarta adigu ma iska badbaadin kartaab.caqligaagu waa kaas ,qof weyn ma tihid caqliga buurya qabka ayaad ku hadashay
@abdirahmanmohamed2411
@abdirahmanmohamed2411 9 күн бұрын
@@axmedsixteen8509ADUU MA ISAGAAD DIFAACAYSA. ISKU RER BAA TIHIIN SOWMAHa 😂
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 10 күн бұрын
Wa i
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 10 күн бұрын
Wa in gurguurte culuso Lakhbtaa
@yussufmohamed4208
@yussufmohamed4208 10 күн бұрын
Waxaaba iigu daran qof body pass haytsa pacag la qaad aidee looga qaadi waaba cajiib
@abdimed9393
@abdimed9393 10 күн бұрын
Nabsi ba haya somalida waxay gacmohooda ku sameyen ba haya waayo markaad qabil ka horesiso wixii dani kugu jirtey iyo cidii ku roonayd tano kale ayana kuheli
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
Famil.wada.baahan.ayaa.dalkii.kuhabsatay
@barqadlepost494
@barqadlepost494 10 күн бұрын
Ficil shacab ama siyasi somali Sugi mayso waxay sugaysaa waa waa ita waqtigiisa uga dhiman oo kaliya majirto wax haba yaraatee rajaa oo Umada somaliyed ay ledahay waayo waa umad dhan walba loo dureyay Oo Gabi ahaanteedba la Kala iibsaday waxaana cadaynaya Waxaa lawayy Hal siyaasi oo U hadla umadan dulmana yaashaa Lakin Ala subxanahu watacalaa Ayaan xaqoda u soo caday Naya Mar un
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 10 күн бұрын
mw walaahi dawlad buu muujiyey ee hala bixiyo cashuurta somaaliyey bixiya cashuurta liq liq liqiwaaba xigi xsanow dawarsigadaa iyo cashuur labixin maayo isma daboolayso ee bixiya casuurta
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 10 күн бұрын
Waa waddada ay ku lacageesteen Khadra Xayd iyo Ina Geelaha Djabuuti , maxaa ka reebaaya Isbarada u taalla XSHM. iyo Qoyskiisa iney sidaasoo kale ay ku lacageestaan ???!!! .
@ashahassan8878
@ashahassan8878 10 күн бұрын
Annigu waxaan qabaa in ay shacabka soomaaliyeed ay istaahilaan waxa ku dhacaya maxaa yeelaybiyagaa dantooda seegay iyaga oo siyaasiyiinta wadanka xukuma iska celin waayay ma mudaharaadayaan ma hadlayaan kuwa wax kaqabankara lama xisaabtamayaan qaarkoodna gar iyo gardaroba waa taageersan yihiin iyaga oon dhib mooyee dheef ku qabin iyaga oo qabyaalad ku taageersan bal waxaan idin weydiiyey hadii xassan iyo kooxdiisa ay dadkii danyarta ahaa barakiciyeen oo hoygii aydegenaayeen kadumiyeen haday intaas oo canshuura laga qaadayo hadii aan wax loo qabaneyn ayna u sheertahay nabadgalyo xumo maxay ugu kiciwaaywen ooy u mudaharaadi waayeen ooy xassan iyo kooxdiisa iskaga qaban waayeen xiligii farmaajo saw kuwii mudaharaadey oo hubka soo gurtey oo villada kasoo bax lahaa maaha maxay maanta awoodii ay farmaajo ugu goodinayeen u yeelan waayeen ma markey qabyaaladu u muuqato yey xoog yeeshaan isudaa xassan iyo tolkiis wey isku fiican yihiine
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 10 күн бұрын
Remove the Capital from Mogadishu. Caasimada ha laga raro Mogadishu
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 10 күн бұрын
War Cuqubo ayaa heesata shacabka somaliyeed, sababto ah magaranayan dantooda iyo madaxweynaha u roon ee dacada u ah ee Qabiil ayaa halkaa dhigey oo wax dana ugujirin cajiib!!!.
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 10 күн бұрын
😂😅
@Athariid
@Athariid 10 күн бұрын
😂😂😂😂
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Gobolkaada ka hadal Xamar
@dahirali5436
@dahirali5436 10 күн бұрын
Soomali heerkaas qabyaalad baa dhigtey ee wali hurdey ku jiraan
@saidojama1170
@saidojama1170 10 күн бұрын
Somalida ayagaa doortay hogaamiye xun ayagaa gacmahooda isku ciqaabay waxbo yaan loo calaacalin inteey maskaxdooda qabyaaladi ka ciyeeyso sidaan unbeey u ekaani waligeed.
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 10 күн бұрын
Kuwa godaha ku safaryo 4$ lagama qado qofkasto xamar ka baxayo 8.45 $ ba la bixiya Ana laga qaday giboladan marad gadho 4 $ ba laga qadi umadu weey gubatay wlhi
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 10 күн бұрын
😂scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Dhis lacaanood
@CuzayrLee
@CuzayrLee 10 күн бұрын
Ma dhargaan miyaa dadkaan ilahy musiibo idinku rid
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Somalia weey ku artay in aad tahay Qabiiliiste weyn ayaa tahay
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Qabyaalad
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 10 күн бұрын
Xasan iyo shirkaddaha diyaaradaha ayaad kala garan weysay ,nin dunida soo arkayna waad tahaye ma xasan ayaa kaaga dhex milmay shirkadihi doyaaraha iyo maslmulada gaarka ah ee duulimaayada rayiyidka taasina waa dhibka caatifadeysan wlee qabiyaaladdu leedahay ee allaha ku caafiyo,ewel ayaad maamulka gobolka banaadir iyo xasan isaga kaa qaldanaayeen oo aad habqrti guri laga dumiyp aad laheyd xasan ayaa ka dambeeya
@kosaryusuf3418
@kosaryusuf3418 10 күн бұрын
waar reer dameero uin yaqanay aya diyarado loo diray
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 10 күн бұрын
Qabiiliiste ayaa tahay
@SagalMohaned
@SagalMohaned 9 күн бұрын
KKKKKKK MUQDISHO INAY DEGAYSO OAY QABOBEYSO MA AAMINSANI? WAAYO DHIIG MUSLIM LAGU DAADIYAY AGOON LAGU DHACAY CURYAMO WAYEEL SAQIIRO 1WM LAGU DHACAY DAD AN WAXBA GEYSAN LAGU DILAY CEEL LAGU GURO LOSAMWYSTAY KUMANAAN GACANKU DHIGLE AYA KU DH3X CEESHA SIDAA AWGEED CAASIMADA HALAGA RARO MASAJID MA1LAYEY WALA DUMINAYAA XABALIHI LOGU TAGAY DADKI KU NOLAA WALEE WAX KALE KASO SOCDA YAAAAAB
@SadiyoOdorosh
@SadiyoOdorosh 10 күн бұрын
Somalidu ma badbadayso because waxay sababteeeda lahayen baaa ku dhacay lakin dadka xamar joooga haday run sheegayan maxay u dhawranayaaan ninka intaaas oo dhib ah ku haya mid miskeen ah oo wadani ah bay lahayeeen vilada kaso bax thuma walahi thuma walahi walagu bixinaaaa waa kuweee lahaye wali ma aragteeen wax miranayo iyo daljirka dahsooon xabad la tagan oo leh Xasan vilada kaso bax waaa maya so ayaga raba nin cidooda ah in uu fadhiyo vilada so who cares about them Xasanow fartad rabto qor ayaga kaga rali ah 😂😂😂😂😂
@cimraanbanibraahim9413
@cimraanbanibraahim9413 10 күн бұрын
😂😂😂😂
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Waa Sidee Xushmadda Caalamku u Hayo Soomaaliya?
14:24
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 51 М.
Tix Iyo Taariikh Somaali Galbeed Iyo Hanqal Taaga Hada.
16:42
DEGDEG BEESHA CAALAMKA OO KA NAXSATAY MW XASAN SHEEKH (5415)
22:55
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 55 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН