Qalbi jab ciilka xanunka aabe la'aanta waxaa kaga sii daran eedaha ay tirsanayso gabadhan da"da yar

  Рет қаралды 30,737

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 190
@kowsarabdifarah2022
@kowsarabdifarah2022 2 жыл бұрын
Walaalow san kudaawanayay wanacay daawashaadada waayo waxan daawado barnamiish kaga maalin ayaa dhacday anigo liso sheegay labadeyda wiil iney dhinten anigo telkeyga gacanta kuhaayo ayaa ilin tire iso goray shaashada telka oo kahadlaayo wilaasheyda markan arkay abe somaaliyed oo kudiilay galkacyo ilmihisa wanaaxay waxan daawado iliin tire maantay ma ana isdaawanayo murugta ilmaheyga wlh maalintas maalin ika xanuun badneyd ima soomarin bishii shaanad tariq 24 balse alx waa qooral xaga alle ika yiimid ilmaheyga isku waqti madhaalaan lkn isku waqti ayeey dhinten idiriis and zakariye illahay ayaa isiiyay illahay xagiisey ulaabten alx
@muniiraahmed706
@muniiraahmed706 2 жыл бұрын
Abayo mcn qalbiga allaha kuu qabojiyo
@kowsarabdifarah2022
@kowsarabdifarah2022 2 жыл бұрын
@@muniiraahmed706 aamin abaayo shukran
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
@@kowsarabdifarah2022 abaayo ma adiga dhalay labadii wiil ee qadartu ku dhacday ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo samirkana ha kuu adkeeyo abaayo macan
@kowsarabdifarah2022
@kowsarabdifarah2022 2 жыл бұрын
@@shukrishiresiyad2623 haa abaayo aamin abaayo shukran
@anisaaden2487
@anisaaden2487 2 жыл бұрын
Ax abaayo mcnto samir iyo iiman alle hakaa siiyo badal qayr qaba alle haku siiyo wlhi wan ka naxay wiilashaas saqiir aaqiro alle hakaaga dhigo
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha oo caawiya mahadsanidiin
@suleqocabdiraxman6608
@suleqocabdiraxman6608 2 жыл бұрын
ABDIAZIZ RESLY AWAY SAWIRKA ABAHAN SOOMALIYED SIAN UCAWINO GAWADHAN ADI AN SAWIRKA ARAGNO WAXAA LAKAYAWAYA INAN AQONSANO SAWIRKA SOSAR SHASHADA WLL
@sahragaalib9450
@sahragaalib9450 2 жыл бұрын
Alaha so sahlo
@waakee7630
@waakee7630 2 жыл бұрын
illaahow usahal yaarabi
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 жыл бұрын
Allah ha Ku sahlo Aabbe macaan
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Alle ha u sahlo walaashena soomaaliyed
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiin ya rabi
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Yaa Allah inta kala maqan isu soo sahal oo gabadhaan Aabaheed nolol isku tus Insha Allah
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 жыл бұрын
Abaayo Ilaahay aabe asagoo caafimaad qaba Allaha isku kiin keeno oohinta iyo murugadana farxad waarta Allaha kuugu badalo. aamiin
@nacimoxusen9571
@nacimoxusen9571 2 жыл бұрын
aabahaa waa heleesaa insha allaah
@nasrocumar603
@nasrocumar603 2 жыл бұрын
يا رب صخر أمورنا و أمور المسلمين فأنت أرحم الراحمين.
@user-zg9yd2fv6o
@user-zg9yd2fv6o 2 жыл бұрын
ياجامع الناس في يوم لاريب فيه اجمعها مع والدها في القريب العاجل يارب
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
Gabar waa naxariis Illaahow aabeheed usoo ifi
@fiskahassan5305
@fiskahassan5305 2 жыл бұрын
Alle ha u sahlo Aabe Macaan.
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Muuqaalkaan markaan furay oo aan daawo is iriba gabar ooyeysa ayaa iga Soo hor baxday aad baan uga naxay waan calool jilcanahaye muuqaalka waan dhamaysan waayay, waxa gabadha sidaa uga oohiyay wax yar ma aha ee ilaahayoow baadideeda usahal maskiintaan waad awooddaaye
@abukarahmed2474
@abukarahmed2474 2 жыл бұрын
rabiyoow deg deg igu sahal gabadhaan aabaheeda.
@abdifatahhassan8296
@abdifatahhassan8296 2 жыл бұрын
Allaha kuu sahlo walaashee
@ifrahmohamed5149
@ifrahmohamed5149 2 жыл бұрын
Ilaaahayow Adaa ilaah Abtigey yuusuf Nolol iyo gaari lagu haayin soo ifi 🤲😭
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 жыл бұрын
Allaaha kuu soo sahlo
@ashao6383
@ashao6383 2 жыл бұрын
Alah subxaana watacalaa hakuu sosahlo aabo
@nawaltifow2874
@nawaltifow2874 2 жыл бұрын
Allah hasahlo in Shah Allah last week
@aminamataan8623
@aminamataan8623 Жыл бұрын
Abaayo allha inoo sahlo aabo
@nuurtobishaar2069
@nuurtobishaar2069 2 жыл бұрын
Allahwo sahala amuraha
@famabmi7340
@famabmi7340 2 жыл бұрын
inchaAllah.
@najlaaljasari3770
@najlaaljasari3770 2 жыл бұрын
يارب اسألك بقدرتك التي لايقدر عليه أحد ورحمتك التي وسعت كل بشر ان تجمعها بوالدها وترده لهم ردًا جميلا يا رحمان الدنيا ورحيم الاخره ارحم ضعفها وقلة حيلتها اسالك يارب في هذه الايام الفضيله تجمعها بوالدها لا اله الا انت سبحانك ربي اني كنت من الظالمين
@aliyusuf1165
@aliyusuf1165 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u sahlo aabaheeda
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Ilaahay hasoo sahlo aabe
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo hadu dhintay hadu nolyahayna Allah hausahalo
@ibraahimmohamed8120
@ibraahimmohamed8120 2 жыл бұрын
Allah haku sahlo
@shougnasser4209
@shougnasser4209 2 жыл бұрын
اسال الله العلي العظيم ان يجمعها مع والدها في القريب وان يردلهم ردآ جميلا دون مكروه وبئس يصبه ❤️🤲🏽
@nimcoyusuf6643
@nimcoyusuf6643 2 жыл бұрын
Allah subxaana watacaalaa walal badal khayr qaba hakusiiyo samir iyo iiimaaan Allah hakusiiyo inshaallah habiibti
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 2 жыл бұрын
Subxaan Allaah, Illaahay gabdhaa aabeheed ha u sahlo ilmadana ha ka tiro insha Allaah waxaan ummadda soomaaliyeed ka coddanayaa inay gabadhaa u sheergareyaan una duserna cabdicasiis really sidaa ummadda soomaaliyeed dhiban aad ugu gargaarto Rabbi ha kuu gargaaro aakhiro iyo aduunba insha Allaah 👍👍😁😁😁😁❤️❤️❤️
@saidohn8126
@saidohn8126 2 жыл бұрын
Aabe somaliyeed awalba wax wayn kumatareen ee illahay hasodhaweeyo
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Ax illahayow usahal waalidkeed
@ibrahimbaraw6063
@ibrahimbaraw6063 2 жыл бұрын
Reer daadow caan waaye waxii ah reer jowhar horseed iyo antiwadaag reer daadow rer jeesow insha alah wa heleysa aabe asoo cafimad qabo
@mohammadsattarsattar7124
@mohammadsattarsattar7124 2 жыл бұрын
Axax axax ax ax a laakariim
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Waa waxa gabadhayga dartood hooyado kala tagnaye si walibi isku daydo ineey ii xumeyso ama ii isticmasho extra lacag aan dowlad ogeeyin iga qaata intaas muran iyo erayga ilmaha uu diidanahay waxbo uma arko allah ka badan ii siiyo double ah alx, dumarka somalida nabad weey dibta walahi kadib calaacal iyo oohin ma joojiyan, caruurteed farxado iyo niyado ilashanay wax walibo hooyado weey isku dayday aniga dulqaad iyo samir allah ii siiya alx aniga noolal labo walid iyo farxad kuso koray aduun kana hooyo ugu jacelahay sidaas dartiid wax walibo ugu tanasula
@luulxaji7636
@luulxaji7636 2 жыл бұрын
Nasteexo habo Aabahaa yuusuf Daadow Allaha soo sahlo adagio caafimaad qaba oo nool Allaha isu kiin keeno murugtana Allaha kaa qaado waa dadaashaye
@aminadaud7256
@aminadaud7256 2 жыл бұрын
Inshaaa Allaah waa la helaa
@rawihassan8615
@rawihassan8615 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo aabahed ayagoo nabad qaba ya rabi adigaa awooda leh waa iga ooysiisay walahi insha allah waa heleysa 🤲😭
@temaj6668
@temaj6668 2 жыл бұрын
يا منْ لا يخفى عليه مكتومٌ ولا يَشُذ ُّ عنهُ معلومٌ ولا يُغالبهُ مَنيعٌ ولا يُطاوِلُهُ رفيعٌ أردُد عليّك ي رب بقدرتكَ مافي قبضتكَ إنك أهل الخيرات ان ترد والدها ردا يعجز منه اهل الارض وترجعه سالما غانما معافى لا يمسه اذى ياحي ي قيوم يامن بيده ملكوت السموات والارض رده لهم ردًا جميلًا .
@MsQeyliye
@MsQeyliye 2 жыл бұрын
Waligay ma arag inta aan barnamijkaa. Dhagaysanen gabadhan oo kle sida abaheed ay u jecshahay wlhi aabe wanagisa iyo wanag aynabartay gabadhaan
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 жыл бұрын
Canab Hassan aadan Curadii aabahay dhalaay Laguma caasiyin aduunyadan Calaf hadaan isku leenahay Caadil uu inoo qorey kulan Inaan wada caweynooo Caruurtaan abtiga u ahay La ciidaan rajeynayaaa Caalamka halka aad joogto Caziizka haku nabad yeelo
@aaminocali7586
@aaminocali7586 2 жыл бұрын
Allha u sahlo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Alaha kuu sahlo
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
SABIIR IINALAAHA MACA SABIIRIIN WLL IINSHA AALLAH WAAD HEELI AABAHAA WLL IILAHAY HAA KUU GARGARO WLL QALI AAMEEEM YARABII
@zamzamabdikariim3896
@zamzamabdikariim3896 2 жыл бұрын
Allah subxana watacalaa haku so saqiro abaayo macan insha Allah wahelee 😭😭😭😭
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Allaha kuusoo dhaweeyo
@Himiilo-
@Himiilo- 2 жыл бұрын
Hoyo i nsha Allah abo allaha ku sahlo cadowga allaha ka soo bixiyo
@aminaahmedmohamud6856
@aminaahmedmohamud6856 2 жыл бұрын
Alle aabo ha ku soodhoweyo
@onabeat6352
@onabeat6352 2 жыл бұрын
Yaarabbi yaaraxmaan yaaraxiim. Allah subxaana watacalaa walaasheen dag dag ooga farxi. AAMIIIIIIIIIIIIIIN YAARABBIL CALAMIIN.
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Maasha allaah abaheed indhaha aadbay ugu egtahay ilahay abahaa hakuu soo fududeeyo insha allaah
@farxiyacaseyr204
@farxiyacaseyr204 2 жыл бұрын
آلله يسهل أبوها ويطمئن قلبها🤲😭
@fadumoelmi7590
@fadumoelmi7590 2 жыл бұрын
Walahay waan la ilmeeyay gabadhan Ilahayaw war ay ku faraxdo oo deg deg ah sii aamiin aamiin yaa rabbi
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 2 жыл бұрын
allaha ku sahlo
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAHA USAHLO ABAHED OO NABADQABO
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo gabadhaan Hooyadeed kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@alihmd9379
@alihmd9379 Жыл бұрын
Wish u all the bast sisters
@shshuu9002
@shshuu9002 2 жыл бұрын
Allah ku sahlo abyo aabaha yarabi aso nabada insha Allaah 😰🤲
@aragsaninxajiiaragsan8338
@aragsaninxajiiaragsan8338 2 жыл бұрын
Yarabi yarahman yawaxid saqaar amuraha gawadhan Abehaada usahal Yarabi amiiiiiin
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Allaha uu sahlo aabe Way xanun badatahay inshallaha
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪😪😪😪 يارب يارب يارب يارب العالمين يارب يفرجها فرجه الخير امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@osmanhajimukhtar5083
@osmanhajimukhtar5083 2 жыл бұрын
ilaahey haku sahlo aabahaaga insha Allah
@talisomohamud3628
@talisomohamud3628 2 жыл бұрын
Allaha haku sahlo amiin amiin ya rabi abaayo
@princep5991
@princep5991 2 жыл бұрын
Allaah ha u fududeeyo
@doodohajjihassan6339
@doodohajjihassan6339 2 жыл бұрын
Alle ha sahlo Aabe macaan.
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 2 жыл бұрын
Illhey ha u sahalo ayaa rabi
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs ilaahay subxaana watacaal ha u sahlo gabadhaan aabaheed yaa rabi raxmaan Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba yaa rabi raxmaan
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 жыл бұрын
YAA Allah YAA ALLAAH usahal AABEHEED AAMIIN YAA allh AAMIIN YAA Allah AAMIIN YAA allh
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Ilaahow aabaheed u sahal inshaa alaah waad heleysaa
@ummuisra6271
@ummuisra6271 2 жыл бұрын
ALLAH usahlo Gabadhan Abaheda xanun ayey La oynesa insha ALLAH wad heleysa
@myiloveyoumarmr2611
@myiloveyoumarmr2611 2 жыл бұрын
Ilhya ha ku sahalo aabo 🤲🤲
@umanajmo6684
@umanajmo6684 2 жыл бұрын
Alow usahal yarabi🤲🤲🤲
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
Allaah u sahalo aabahed insh allaah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Ilaahoo u sahal asagoo caafimaad qabo. Calooshay i u hurisay.
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 2 жыл бұрын
Abaayo allaha kuu sahlo aabahaa asigoo nabad ah runtii ilinta ayaa iga dhamaatay qalbigana wa i xanuunay markaan fiirsaday gabadhaan
@faaisonur1130
@faaisonur1130 2 жыл бұрын
Insha allah allah ku sahalo abaha
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wiil aan eedo u ahay iyo gabadh aan habaryar u ahay ayaa saas nooga maqan Hinda Macalin Maxamuud oo ilintir laga baafiyay iyo Maxamed Aadan Cabdiraxmaan ilaahey ha noo soo dhaweeyo intii muslim ah ee kala maqana ha isu soo dhaweeyo
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 2 жыл бұрын
Allah ha usoo dhaweeeeyo miskiiinta ilaaaahy ha kaalmeeyo😭😭
@cabdinasir740
@cabdinasir740 2 жыл бұрын
i.a waa heli doontaa rabi talo saari hana niyad jabin Abdi aziiz walaal adna qeyr allaha kaa siiyo waan dareemi karnaa qof waa lidkiisa kamaqan xanuun ka haayo walaashey alaha kuu sahlo Aabe Aamiin🤲🏽
@saciidamao6627
@saciidamao6627 2 жыл бұрын
Insha allah
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Waad heli inshallaah samir
@deqaomarhassan1922
@deqaomarhassan1922 2 жыл бұрын
Ax Allah kusahlo Abe
@maryamaomar6453
@maryamaomar6453 2 жыл бұрын
xanuun waye wlhi Aabe la.aan waa heleysaa abayo insha allah 💔😢
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Ale ha u soodhawo aabed
@maxamedafyare132
@maxamedafyare132 2 жыл бұрын
Allaha usoosahlp.gabadhaas aabaheed
@umumaxamadamiin7106
@umumaxamadamiin7106 2 жыл бұрын
Inshallah abayo alah kugu badal murugta heso qyr inshallah adna abdicasiis Rabi malinta rabi hortisa LA tagan yahay Alah kaga farxiyo janatul fardowso hakugu bisharayo inta muslim ah Kala maqan ha isku dhaweye inshallah 😰🤲
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 жыл бұрын
ilaahow gabadhan aabbaheed u soo dhowee
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha soahlo
@saciidodhaaleey7914
@saciidodhaaleey7914 2 жыл бұрын
allaha kuusahlo yaarabi
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
ilaahow aabeheed u sahal
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 2 жыл бұрын
Illaahay Aabaha warsan hakaga keeno, asagoo caafimaad qabo InshaAllaah Aamiin Yaa Allaah 🤲🤲🤲
@nooranoora722
@nooranoora722 2 жыл бұрын
Alah kusahlo walashey
@fathaali7472
@fathaali7472 2 жыл бұрын
Naa aabo soomaliya waxba haysu waalin iygoo noolbay dayacan caruurta aydhaleen
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
@lulmohamed1964
@lulmohamed1964 2 жыл бұрын
Alle ha u so sahlo abyo abahed i a
@ladanfarah3144
@ladanfarah3144 2 жыл бұрын
Illhow usahl o murgta farxad ugu badal
@sihaamhassan4469
@sihaamhassan4469 2 жыл бұрын
Allah u sahlo
@ummuabdullahi4483
@ummuabdullahi4483 2 жыл бұрын
Hah Rabi hakuu Soo ifiyo waa kula ooynay
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 жыл бұрын
😭😭 bi idni laah hado nol yahay allah ku sahlo insha allah yarab
@fadumoelmi7590
@fadumoelmi7590 2 жыл бұрын
Ilahay ha usoo dhaweeyo
@yusufabukar8963
@yusufabukar8963 2 жыл бұрын
Allaha kuu sahlo Aabahaa
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
@siciidhirsi3795
@siciidhirsi3795 2 жыл бұрын
In laaha maca saabirin
@mahadabuukar3171
@mahadabuukar3171 2 жыл бұрын
masha allah c/casiis ajar allaha kaa siiyo howsha wanaagsan aad umadda u heyso
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 64 М.
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 27.07.2024
20:24
VTV Somali
Рет қаралды 2,8 М.