Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....

  Рет қаралды 32,412

Somali skytv 24

Somali skytv 24

11 ай бұрын

Qeybtan Qamar harawo iyo kulankii Aun maxamed siyaad barre/qurbaha iyo ugu danbeyn yaa shirqooley xabsigii turkiga ay ku gashey oo ka masuul ahaa!!!!!

Пікірлер: 109
@muruudi4961
@muruudi4961 11 ай бұрын
Qamar runtii waa qof aad iyo aad u qiimo badan ilaahay ha xifdiye
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 11 ай бұрын
Maasha allah Qamar Abdullahi Harawo. Cimri dheer iyo caafimaad allah siiyo.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 ай бұрын
walaal wariye walaahi waan kaa daawan laayahay kolba sidaad uga dhexgalayso waraysiga
@user-pf3lo6bp2s
@user-pf3lo6bp2s Ай бұрын
😂😂😂😂
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 11 ай бұрын
Mansh Allah qamar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahay ha u naxariisto aabe siyaad bare ❤❤❤❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Afwayne kitaab-diid wax kaloo dhan daayoo suratul nisa iyo culimadii way fasireen uu ku dilay xaguu ka gali hadhkiisu waa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 11 ай бұрын
@@jamaadnuura10 afka u dhac daa marxumka doqon
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 11 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin ya rabi
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 11 ай бұрын
Weriye, hadalka,badan dhaaf oo waqti sii gabadha!
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Kalidey baan is moodayaye ma ila aragtey?
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto aabo siyaad😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Jinikoow
@Jinikoow 10 ай бұрын
Qamar Cabdulaahi harawi cimridheer caafimaad leh iyo cibaado suuban leh ilaahow ku sii. Aamiin wadani tahay oo daacad ah
@kyniyodoubad2001
@kyniyodoubad2001 11 ай бұрын
MASHA ALLAH QAMAR ABDILLAHI LONG LIFE.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 11 ай бұрын
Wareystaha wax cusbee ayuu isleeyahay wuuse qasayaa
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 11 ай бұрын
Mareexan waa dad gob nasab qof walabo la qaxaye gacamaha furan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 ай бұрын
Siyaad Afweyne yuu ahaa inkaaartii somaliya baabiisay ee diinta beeniyay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 5 ай бұрын
Qof dhintay ayaad caayay Haduu xumaa maa laga raysto 40 sano buu maqan yahye maa wax saxmaan Waqtigiisi xitaa weli waxa loogu yeedhaa Beri samaagi
@kingMoha707
@kingMoha707 11 ай бұрын
M.a qamar waa hooyo runta Ka hadlaysa❤
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 10 ай бұрын
Masha Allah tabarak walahi waa sax qamar dabadiis lama degan
@adamfarah1952
@adamfarah1952 11 ай бұрын
Mansha allaah illahay haku xifdiyo
@abdibotan4740
@abdibotan4740 4 күн бұрын
Amiin yarabi allaha naxaristo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Hooyo sharaf leh oo daacad ah, cimriga Allah hakuu barakeeyo, inaad xaga diinta u leexateyna bari hore ayaan maqley Allah ha kuugu wado hadeynta anagana hana wada hadeeyo. Amiin.
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 ай бұрын
Mashallah ayeyo qamar Allah cimrigaga ha dhereyo
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 11 ай бұрын
Masha allah eedo qamar cabdilahi harawo anuu xitaa hooyadeedban garanaya allah unaxariisto aamiin
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 ай бұрын
Aamiin maysoo dhamaatay qamar hooyadeed aduunyaba waa Wada taktay
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 11 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj waa way dhimatay wllob
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Sllaya rahma iyada iyo intii islaam ahba
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 7 ай бұрын
Dacad oo qof ah my mom xarawo❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Fanaanad harawo cimrigaaga Alla haraajo
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@maryanali2606
@maryanali2606 6 ай бұрын
Ilaahay ha barakeeyo Qamar Cabdullaahi
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 10 ай бұрын
Amiin yaa allah amiin yaa allah amiin yaa allah
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 2 ай бұрын
Masha alaah maamo qamar cabdullahi harwo cimri dheer
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 2 ай бұрын
Allowkunaxariiso aabbe siyaad
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha alllah qamar cabdulaahi nolow❤
@osmanaden2779
@osmanaden2779 11 ай бұрын
Hadalkaa ay sheegayso Harawo ay ku tidhi madaxweyne Siyaad Barre waa runteed aabahay abwaan Cismaan Askari ayaa iiga sheekeeyay oo lacagtaa kun doolar oo ka mid ah iiga sii tagay aniga oo markaa arday ka ahaa Muqdisho.
@user-tp8fq9mb8e
@user-tp8fq9mb8e Ай бұрын
Johollo hadey jirtaa waa Türkei Somaliduna walaleheyn ayey lataganyin mel waliba
@asiliborle6342
@asiliborle6342 10 ай бұрын
Waa runteeda amiiin
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 3 ай бұрын
Mashallah waa isaaq xalaasha ahaa❤
@kiinyu6160
@kiinyu6160 11 ай бұрын
Allahu Akbar
@ali09ify
@ali09ify 10 ай бұрын
Kan wariye mahaan uff
@user-md2pe2uh6c
@user-md2pe2uh6c 3 ай бұрын
Reeeka la eryanayay wa darood qamarna reerkas bay daba gashay
@zalazala2195
@zalazala2195 7 ай бұрын
Khamar Abdullahi harawe Wan kusalamay
@kadiguaabdallah5255
@kadiguaabdallah5255 11 ай бұрын
grand stars Somaliens dieux de grade
@Wonderer224
@Wonderer224 9 ай бұрын
Weriyuhu hadal badanaa
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 2 ай бұрын
Cajiib maxaad yaabaysa
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
@koraadjoof2876
@koraadjoof2876 Ай бұрын
🐪🐪🐪🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 11 ай бұрын
FANANTA IYO ABWANDO INTI BADAN AFKU DHIGLAYAL AYAY AHAYEN DALKA IYO DAWLADI IGA QAYB KA DUMIYAY😢😢😢😢😢 LKN SIDA QAMAR UMAY QIRAN RUNTA UMADA SOMALIYED EE QAXISEN EE AAD QUXUTIGA KA DHIGTEN CAFIS WAYDISTA!!
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 ай бұрын
Fanaaniintuba waxay ahaayeen shaqaslihisa udaacada ah
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 6 ай бұрын
Qamar afweyn waxba may ahayn
@user-pf3lo6bp2s
@user-pf3lo6bp2s Ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 ай бұрын
waxaan kula talin lahaa ninkan waraaysanayaa inuu hadalka uuna ka kala jarin ruux danbe hadduu waraysanaayo, qanuunka weriyaha ha ilaaliyo, su'aal iyo jawaabta iyo falaqaynta ruuxa ayaa iska leh, iyadoo sheeko wada ayuu cabdiqaadir sanka meesha keeni oo uu hadalka ka kala jaray, fadlan ilaali sheekada socota sug inta ay jawaabta dhamaynayso
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 11 ай бұрын
Qof dhintay canan male😮😮😮
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Madam Qamar waxay leedahay waxaan aqaaney oo la nooleyn reerkii la eryey ayadoi leh waxaa la joogi karay G/S nuur ilkacase malaha reer koofur oo dhan ayeey waxay u taqaanaa reerkii la eryey Nuur ilkacase wuxuu ahaa reerka la yiraah Saleemaan. Marka saleemaankuna ma kuwa la eryoodaa.
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 11 ай бұрын
Sheekada faham, markii hore reerkaas baan la qaxay bay tiri oo Kurtunwaarey ayaan tegay bay tiri; halkaas ayuu Ilkacase iga soo kexeeyey bay tiri, ka dibna Kismaayo ayaan aaday bay tiri oo reerkii baan la qaxay bay tiri. Markaas waxba iskumay khaldine reerka ay sheegayso waa Daarood.
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Wariyuhu tabobar buu u baahan yahay minute walba wuu ka dhex galayaa mamo qamar. Shuqul soomaali hadalka ma kala sugno😮
@user-pf3lo6bp2s
@user-pf3lo6bp2s Ай бұрын
😂😂😂😂
@user-gp5gz2ks3e
@user-gp5gz2ks3e 11 ай бұрын
Jaad baa lagu qabtay wanla xidhay
@MuseArisak
@MuseArisak 7 ай бұрын
Waar waa maxay kan gabaygii Xaaji Gabay-xaddi ee beerka ka ogsooni; Ugaas Nuur siiyey🙆‍♂️
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 11 ай бұрын
Codka hagaa jiya codsi walala
@hiskhalif187
@hiskhalif187 5 ай бұрын
Waxani wariye ma aha waxba lagama dhagaysankaro hadalbadni
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 10 ай бұрын
Dad wadaad ayay ahaayeen kulahaa. miskiinah kkkkkkk
@shadowftw1484
@shadowftw1484 11 ай бұрын
Xoga kasug hadalka
@calisaleban4501
@calisaleban4501 10 ай бұрын
QAMAR CABDILAAHI AAD BAAN KUU SALAAMAYAA LAAKIIN WALAAL WAXAAD DIB U XUSUUSATAA HEESTII AHAYD ""NINKA YAW WARAMA BEENTIYO NAXLIGA DADKU WUU NACEE NINKA YAA U WARAMA" BARE MAXAMED FIIDOOW BAA MIDHAHEEDA LAHAA......
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 11 ай бұрын
been badanaa shaysaamad shaydaan amaanaysa
@muminikar5895
@muminikar5895 7 ай бұрын
Qiso badan ayan kq faa'idaysty runti
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 ай бұрын
Dadku Baleegsidey isu jeclayeen Shicibku
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 11 ай бұрын
Siyaad barre uu kuu wanaagsanaa adiga qamareey anigana diyaarad hunter ah ayuu maalin kasta igu garaaci jiray aniga oo gurigaygii ka qaxay oo kayn cidla ah ku nool oo la yidhaa geed-deeble iyo anayo
@user-bv8eq3ft8n
@user-bv8eq3ft8n 11 ай бұрын
Basaasad faqasha ayeey aheeyd imikeey tusbax qadateey isaaq naceeyb ba ka buuxa 😅
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 11 ай бұрын
Shut up reer cuqdad land😂
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
​@@user-bv8eq3ft8ncuqdad weligiin idinka bixi mayso laakiin hadii faqash iyo guulwade laga hadlayo isaaq baa ugu badnaa weli waa reerka keliya ee rag idinka mida ay canjeelada u dubi jireen maxame siyaad mar labaadkiina mingistaad daafiga u dubi jirteen reer abaarsaw
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
Haduu diyaarado kugu duqeeyey amxaaro ayaa dabada kaasoo waday oo dalkaagii ku tiri baabi I adiguse maanta ilaa masaajido ayaad garaacaysaa
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 11 ай бұрын
@@user-bv8eq3ft8n qudhmis qudhmuun maxa laga jaclan
@maxamedbaashe-hu6zd
@maxamedbaashe-hu6zd 11 ай бұрын
Ilhay naarta ha geeyo siyad bare 6:37
@hodandahir8111
@hodandahir8111 11 ай бұрын
Qofna ilahay ilom tilmo dhanbigu gal wa mid qaran ee adi ha Ku dhabin
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 11 ай бұрын
ILaahay naagta heego ha geeyi
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
Maxamed adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab xagee la gaynayaa reer abaarsow
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 11 ай бұрын
Gesigi Afrika ayu aha rabi janadi haku irsaaqo amiin
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 11 ай бұрын
​@@gedefletv6049wa kuwi ku dhashay moryanimadi
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 7 ай бұрын
Naagtu ma darood bah?
@ayaanhxss9961
@ayaanhxss9961 6 ай бұрын
She's samaron. My great aunty
@inamohamett1693
@inamohamett1693 6 ай бұрын
​@@ayaanhxss9961mamada caruur maleedahay
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 11 ай бұрын
Af weeyne ayay noo amaanayaan haduu nin wanaagsan ahaa maxaa ku kelifey inuu 21 sano meesha joogo ma keligii ayaa wadanka leh
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 10 ай бұрын
Waryaa ma buurya-qab baa tahay hadal xumidaa??
@Ahmad17056
@Ahmad17056 11 ай бұрын
Waxa samayn jirtay Weli qof masamayn Kaalay ilatumo Timaha faraha gali Wuu ku tabay jirkuye iyo wax kadaran
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 ай бұрын
Kolay matalaad bay ahayd wsyse xumayd aad iyo aad matslasdaasi sasdo ayaa kasii darayd iyada xataa
@Ahmad17056
@Ahmad17056 11 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj Aad iyo aad !!!
@bashman345
@bashman345 11 ай бұрын
Bulshada intii uugu liidatay ee asxaabul fisqiga ahayd oo dhami way u baroortaan Maxamed Siyaad ILaahay (SWT) isku meel aakhiro ha idin geeyo
@issehassen4203
@issehassen4203 10 ай бұрын
Nin walbo camal kiisa hor yaale ,ha dambaabin
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Bashman, oo adigu ma ilaahay baad umada ka xigtaa, wixii danbi galey ilaahay ayuunbaa umadiisa kala xisaaba.
@bashman345
@bashman345 8 ай бұрын
@@faizam523 Maya walaal cidna ILaahay (SWT) kama xigo asagaana og cida u dhow iyo cida ka fog hayeeshee odeygaas madaxweynaha ahaan jiray qof damiirkiisu nool yahay ma amaano waayo 1969 markuu ina qabsaday sidaynu isu jeclayn iyo 1991 markii la riday sidaynu isu wada nacnay waxay muujinaysaa colaadii uu ina dhex dhigay hadaynu dadka Soomaaliyeed nahay
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
@@bashman345 xaqiiq, waan ku fahamey walaalo, dabadiina wax umada wax u tarey inooma talin wax ka sii xun oo dadka sii kala fogeeyey mooyee.
@bashman345
@bashman345 8 ай бұрын
@@faizam523 Shukran wll
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 11 ай бұрын
Muu doorasho xor ah sameeyo sidii Adan Cade
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Qamar Afweyne Iyo Kan Weriyaha Sheeganaya Ee Isku Jiibinaya Ee Daacuunki Afweyne Inoo Amanaya Tolow Reerka Ma Wax gooniya Buu Siin Jiray Dagaaladiin Waa kuwii Raace Hadana Magaaladay Sheegtaan hal Laami May Lahayn oo Wada Jid Cade Bay Ahayd Hadana Isagoo Dhintay Bay U Oyaan
@galoolqudhac
@galoolqudhac 11 ай бұрын
Waxaasaa ka badbadina 😂😂😂😂 jaahilnimadu xumaa bal gabadhan eega yaa waxan u laqimey ee yidhi taariikhda ayaa dambi lagu galaa haday dhab kaa tahay tusbaxu
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 ай бұрын
Siyaad Afweyne haduu janno tago dee Hitler waxa u janada kaga jira qolka ku dhagsan Nebi muxamed, Siyaad Afweyne wuxuu ahaa qarac ilmo xaaraan, Ehlu naar ah, 10kii culimo ee u toogtay 1975 baa sugaya Siyaad barre,
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 2 ай бұрын
Wuu tagi inshallah mohamed siyaad barre Janatul fardowso Adiga iidoorka ah Gaala raaca ah jano Aan galaynin xiqdi eithoipa jacayl iyo afka buuxso doonaysan
@dahaboqurux1858
@dahaboqurux1858 11 ай бұрын
Waxay u amaanaysaa afwayne lacagtuu siin jirey kaliya. Naa umadu rogay maxaad ku dhaaftay? Qofka bilaa shakhsiga ahi taariikhda runta kama sheego
@omarjama7834
@omarjama7834 11 ай бұрын
Ma adiga taariikh leh dad cuqdad qaba ayaad tahay
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 11 ай бұрын
Laascaanood kwrn
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
Dahaboy orod kiniinka cuqdada cun adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab dulmigiisa arag abaarsayahay
@mahadahmed6375
@mahadahmed6375 11 ай бұрын
Muse maskax iyo raganimo ayuu siyaad bare iyo faqash kaga saarey somaliland itus oo itaabsi saaxib hanbo faqash cagta laa mariniyaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 11 ай бұрын
@@mahadahmed6375 faanka waa meheradiiniii hadaad cid ka adkaatay maad oohinta meidiyaha ka daysid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 27 күн бұрын
Cajiib alle ha sharfo qamar
Qamar cabdullaahi harawo
22:02
Somali skytv 24
Рет қаралды 59 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Qeybtii 3aad waraysiga Qamar harawo....
14:46
Somali skytv 24
Рет қаралды 24 М.
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay
26:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 19 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
SomaliSwiss
Рет қаралды 137 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН