Hestan wlhy xasusu ayay igu ledahay saxibkay ayn isku dhacnay kadib hestan ayuu isodiray wun irali galiyay intu iyimi markan racay ayay gariga darnet😢 wan oyaya wlhy sababto ah said ayn isu jecelnahay malinti meherkayaga ayn isqabanay kadib wan kaxanaqay isna wa iga xanaqay kadib mudo isbuc ah ayn kala amusnayn malinti danbe ayu iyimi kadib wa u irali galiyay hestan ayu isodiray xausus wlhy habenki jawi farxad iyo murugo isugu jira ayu I aha waxay ahataba ninkaygu wa u irali galiyay love noloshyda ❤❤you xajigay😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Nathanabdi-rv2rq9 ай бұрын
Waaaw alle ha isku kiin daayo anna illaahay ha iisoo dhaweeeyo adduunkyga😢😢aad ban ujeclahy
@asiyamohamed48966 ай бұрын
Abyo mnta isku dhacnay wiilkii An jecla markaliya ayey I qabtay heestan Wan imid qoralkaga ka helay Guulayso
@Mohamed-mk4kt6 ай бұрын
Qoraalkan Waxaan qorayaa 26/04/2024 Waxaan I laahay uga Rajaynayaa qof kastoo qoraalkaygan akhriya in Ilaahay nasiibka noloshiisa Wanaajiyo Hadii murug ay haystan ilaahay ka Faydo.
@Ehel_caazhaq7711 ай бұрын
Nin kipirsan hawlihiis goat muxu sameyay😂❤🎉
@shaaniqadarshaani56774 ай бұрын
Xubigaaba abuura xanuunada qaare 2024 ayaan dawanaya in Nairobi 🫡
@hamsehassanhuriye18562 жыл бұрын
🔥Qalpigan Xubigaagu Ku xaadiray qli Ayaa xidigtaydaay Ku xaal marinaaya Mcnto xagayga xumaan ha u Quudhin😌🙅♂️❤️
25 💔 Wxn slmya qof walbk dacada Jacaylkana wax ka yaqan balse Hada iska dhafay sbbo jiro awgod Dibna u bilabi dona wakhtiyada so socda😊
@Nathanabdi-rv2rq9 ай бұрын
Wan iska dhaafay jcyl io afaarahaas maadama aan waayey qofkiiii aan dunida ujeclaaa😢😢
@saxardiid37943 ай бұрын
Dhaawacyada jaceylka maaha kuwa laga bogsado
@RaaxoRuun-j7h Жыл бұрын
Xididka dhiiga qaada inan kuxariiqay magacaga my Bbe ahlaan shariif
@Mjaqjaq2 жыл бұрын
Allaayacizag mrqamar respect my friend 🙏🙏❤❤
@najaxciize4325 Жыл бұрын
Inaan ku xariiqay xarfax magacaaga 😓❤
@thehitter1619 Жыл бұрын
War waxani hees maaha dee ❤️💎
@fdfefetdtss63302 жыл бұрын
Qamarka fanka zhida
@Ina-cabdi22448 ай бұрын
11/02/2024 hbeenimo isniin soo galayso saacadu waa 06:50 fiidnimo...... Qalbiga xubigaagu..❤🌍 Ku xaadiray qli..❤️🌍 Ayaa xidigaygaw..❤️🌍 Ku xaal mari naaya..❤️🌍 Xumaanta xagayga..❤️🌍 Mcn ha u quudhin..🌍❤️ Hees qiiro weeyaan musica🎵 ayaa qalbiga ku dhaqaajinaya...........😢💞
@amiinkhadarkhadar125011 ай бұрын
Heestan waxaa dhagaysan maalin arbaco 28/11/2024 waxaa la kulmaye qoftaa xiiso waalan u haye 😢❤
@sayidyare880810 ай бұрын
Inzha Allah wll
@hamsaahmed547 Жыл бұрын
" aya xidigtaydaY ku xaal marinaaYe❤🥺😭
@ShucaybAhmed-i4p9 ай бұрын
Rali kalintu mar bay ka dhigta bila Qimo 😢
@mustafeahmed3500 Жыл бұрын
Lama sheegin nin ciidagal oo fanan oon cabini khamri