Qaraami Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Heesti KAAR

  Рет қаралды 152,796

Qaaci iyo Qaraami

Qaaci iyo Qaraami

Күн бұрын

Qaraami"KAAR" M S Tubeec Kanban kii Jiim-Sheekh Laxankii/codka heestan qaraam ka ah waa Saxardiid Maxamed Jabiye

Пікірлер: 46
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 Жыл бұрын
Waqtiba waqtigii uu ka horeeyay in uu ka fiicnaa oo ka qurux badanaa soo uma malaysiin cajiib waayo waayo iyo waqti tagay Mohamed Suleiman tubeec allah yaraxma raaximiin Jabaqda xargaha kabanka jiim shiiq mumin allah yaraxma raaximiin Dharaar iyo waayeheed
@muhsinaweys3344
@muhsinaweys3344 2 жыл бұрын
Good old days. ALLAH SWT HA U NAXARIISTO. MOHAMED SULAYMAN TUBEEC. ALLAH SWT JANNATUL FIRDOWSA AL ACLAA HA GEEYO. WABILLAAHIL TOWFIQ.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Kaar waa codadkii qaraamiga ahaa waxa lahaa abwan saxradiid maxamed jebiye dhowr fanan ayaa qaadey allow unaxariiso dhamaantood
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
La yeen: ASALKA LA LOODIN WAA!! MAANKA MAAHSANE,MAQANE WAA MID U MAARA YEESHAY MAWELADANE!!NAXARIIS KHAMRO JANAAD YA USTAADKA QULUUBAHA MU'MIIINTA KU NOLOW!!👏👏👏👏
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
الفنان الراحل محمد سليمان انت في قلوبنا ونحبك. ابقي بالرحمة الله وجنته.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
الله يرحمك محمد سليمان ويرحم أيامك الحلوه يااسطورة الزمن الدي لايعود
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 Жыл бұрын
لبيك يا محمد.
@thexaynoosh
@thexaynoosh 5 жыл бұрын
Laxankan waxaa lahaa abwaan Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye), Shalay oo ahayd 15kii bishii 6aad 2019 ayuu ku dhintay magaalada Hargaysa, Eebbaha korreeyaa ha u raxmado.
@behumble3829
@behumble3829 4 жыл бұрын
Mohamed Ahmed allow u naxariiso aaamin
@elmiawale420
@elmiawale420 9 жыл бұрын
waa hees aan Inaba caadi aheyn...ilaahey ha u naxariisto Mohamed suleyman tubeec
@abdisamedliibaan5842
@abdisamedliibaan5842 7 жыл бұрын
waa hees aad u macaan raaxeeye a le ha u naxariisto fa naanka maxmed saleeban tubeec .. a nuu fikir a haan is ma lihi fa naan baa hal kii sii dhigi
@abdisamedliibaan5842
@abdisamedliibaan5842 7 жыл бұрын
waa hees aad u macaan raaxeeye a le ha u naxariisto fa naanka maxmed saleeban tubeec .. a nuu fikir a haan is ma lihi fa naan baa hal kii sii dhigi
@mursalali9176
@mursalali9176 7 жыл бұрын
waan kula qabaa sxb fikirkaas!
@maxamedaadan9200
@maxamedaadan9200 6 жыл бұрын
Elmi Awale
@buuxiwarka6615
@buuxiwarka6615 6 жыл бұрын
Elmi Awale
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
Hadaad rabto inaad ogaatid waxa uu boqorka codka ku noqday AUN maxamed saleebaan tubeec bal sificiican u dhagayso inta u dhaxaysa 1:07-1:15, isagoo codku uu kusocdo cod mug-weyn oo dheer ayuu wuxuu kusoo noqonayaa halka ugu hoosaysa wax kayar ilbidhiqsiyo si dagan waliba. Alle ha unaxariisto hoobalka iyo mulaxinkaba.
@xusenaxmadwarsame6037
@xusenaxmadwarsame6037 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto codka boqorka maxamad saleban tubec hestaan hesaha an ku haysto ayey kamid tahy Runtii ooo hadana aan fahmi la ahay hesahiisa badi wn garan
@OmarAli-dv1is
@OmarAli-dv1is 5 жыл бұрын
Dib loo heli maayo xiligaa dahabiga ahaa Alla wuu isu raaciyey xikmad cod iyo sugaanba
@nuuradiinabdi9458
@nuuradiinabdi9458 5 жыл бұрын
Waqti bay ahyd cidii uuane ugu fadhiyo baa taqan qiimahisa
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Kabanka gariirayaa waa Jiim sh muumin erayada saxardiid Mohamed Jabiye
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@mursalali9176
@mursalali9176 7 жыл бұрын
Hees nin weyn!!!!!!!! thanks sxb
@nuuneahmed4524
@nuuneahmed4524 6 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto
@mussashire9889
@mussashire9889 7 жыл бұрын
hamoy bena sow tan ley helay anigu iyo hilbaheyguna weynu kala hoyanay xamar beynu tala kaga tagi dona insha allah
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
Mussa shire XAALKEENU(SO CALLED X BRITISH SOMALILAND!)WAA NA MAQLAY!!!XAMAR MABA TEBIN INEYNU KA GO'NAY!! 4VGOBOLO SAXARE ABARIYO QABYALDI LA JARTEY!!CAQLIGA EYNU U NOQONO, CADIFADANA DHOGNO 27YRS!!CARURTTENI BADAHANA KU DHAMANAYSA!!
@kaledhozen3462
@kaledhozen3462 7 жыл бұрын
Naf Wayday Naruuradeediyay Naafowday maxay ku nooshahy Codki :: kaar qaraam
@sagalhaji5511
@sagalhaji5511 6 жыл бұрын
Kaled hozen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
Sagal Haji 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@BalaBala-eg3ti
@BalaBala-eg3ti 5 жыл бұрын
kaled hozen sxp salaan sare qaraamiga waad kala wada taqaan. sxb iyado wada qoran maad iso qori kartaa heestan inaan marmar qaado u baahanaye kabanka
@BalaBala-eg3ti
@BalaBala-eg3ti 5 жыл бұрын
old is gold qaraami tubeec alle ha u naxatiistee boqorkii codka ayu ahaa.
@abdifatahabdi5419
@abdifatahabdi5419 3 жыл бұрын
Hamooy below,sootan lay helayeey Qaraam iyo laxanka kaar cajiib😭😭
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Ax raximuhullaah
@raxmacabdillah3000
@raxmacabdillah3000 5 жыл бұрын
2019 stll i kstning
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Kaar Laxanka : Saxardiid Jabiye Aun Luuqda : Maxamed Saleebaan Aun Kabanka : Ustaad Jiim Aun ................................................................... Maxamed Axmed oo qaadaya Laxankan Kaar halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/ooepY4WJqriNocU
@kabanle1211
@kabanle1211 4 жыл бұрын
@Som Tech Media laxankan waxaa leh Saxardiid Maxamed Jabiye malaha cabdilaahi qarshe, iska saxa
@qaaciiyoqaraami9024
@qaaciiyoqaraami9024 4 жыл бұрын
@Kabanle, mahad sanid waan saxay magacii mualifka codan kaar Heessaa qaraamka waxaan odayaashii fanka ka maqalay in uu A Qarshe 80% sameeyey, halka heesu qaraamka ahi lagu qiyaaso ilaa 65 cod thanks kabanle
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Made in somaliland 💚❤🤍
@lovelast2
@lovelast2 6 жыл бұрын
ألله يرحمه ويغفر له.
@moselege725
@moselege725 6 жыл бұрын
Mudaan arageeda moog ahayoo Qalibigu ii miiyir kacayaa
@abdirahmanyusuf824
@abdirahmanyusuf824 5 жыл бұрын
asal somali pure
@abdisalaanfiridho2915
@abdisalaanfiridho2915 5 жыл бұрын
Runtii waxa uu ahaa boqorka qaraamiga marla,arag ayuu ahaa allaha u naxariisto
@maakinbuux8986
@maakinbuux8986 6 жыл бұрын
Maxamed axmed kuluc dhool bari
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 4 жыл бұрын
Jkkkjkjjj
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Mohamed Saleebaan Tubeec Heestii Amran
10:20
abdiqani egal
Рет қаралды 98 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 510 М.
QARAAMI Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Heestii RAAXEEYE
7:26
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 42 М.
SIDA SIDA | TUBEEC & MAGOOL | HEESIHII HORE.
6:32
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 52 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Maxamed Salabeen Tubeec Ahun | Heestii Riyadii Xalaybaan Rumeystoo
5:38
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 552 М.
Nasteexooy
5:29
Release - Topic
Рет қаралды 46 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН