RIFTOOR | MUSHTEEG | XUDAYDI | LYRICS

  Рет қаралды 72,450

Qaraamyahan

Qaraamyahan

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@abdirisaakabdi6633
@abdirisaakabdi6633 Ай бұрын
DHEMANTII FANKA SOMALIDA Illaahay dhamantood ha unaxariisto faysal cumar musheeg iyo maxamud ismaciil xudaydi amiin amiin
@kaledkck45
@kaledkck45 Жыл бұрын
Waah waah Dookh yahaw dalkan waa la garan waayee aan duulee diyaarad ila doon AUN feysal cumar mushteeg iyo maxamuud ismaaciil xudaydi
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 Жыл бұрын
Caleek Yaa faysal Allah yarxamhu, wacanaa waddan aad taqaanaa, xamsoow caawa waxaan isla helay xabeebta faysal iyo sawdkii riftoon iyo gacantii xudaydi iyo habayntii iyo isku dubbaridkii eng xamse, ninka intaas iyo Jebis isla helay waa aniga ❤
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Sxb Shaafacow caawa inaad duushuunbaa kuu dhiman😂.
@AbdisalamHusain
@AbdisalamHusain Жыл бұрын
Adoo kale koley❤ arkiba maynee alow nookeen❤mid kula mida. amen❤feysaloow ilaahay janada kuugu naxariisto❤amen
@youngdhegbour8919
@youngdhegbour8919 Жыл бұрын
Maxamuud ismaaciil (xudaydi) naxariis aan go.ayn alle haku siiyo wllhy waan ku raaxaystaa gacantiisa Faysal cumar mushtag isna alle haw naxariisto
@JimacaleYare
@JimacaleYare Жыл бұрын
Allahu karanty and janaty feeysal aminamin,
@SacadiidSacadiid
@SacadiidSacadiid Жыл бұрын
Alle ku naxarisay aamin faysal cumar mushteeg
@GuleedIbrahim-s3x
@GuleedIbrahim-s3x 10 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labada marxuuum ba isha Allah faysal iyo xudaydi isha Allah
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 Жыл бұрын
Ilahayi naxaristi jano haka warabiyo dhaman intodi dhimatayi Fayisal cumar mushteeg iyo Maxamud ismacil xudeyidi Caleeg caleeg ❤
@GaraadNaasir
@GaraadNaasir 8 ай бұрын
Xudaydi marbaa lawaydiiyay laxamada heesaha ee aad samaysay teebaad ugu jeceshay wuxuu ku jawaabay Riftoon waa sababta uu sidaas ugu tumay majirto cid sidaas utumikartaa waa miisaanka culus qaabka uu utamay cuudka ayaa wareera mushteeg ayaa isna qaabka ugu saraysa uqaaday heeskan waana markan marka ugu fiican ee heeskan latumay way jiraan marar kale lkn markan magaadhaan waayo rag culus ayaa meeshaa isku helay xudaydi iyo mushteeg AUN
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 7 ай бұрын
Erayga rifdoon muxuu noqonayaa tolow wll
@Ahmedjib
@Ahmedjib 6 ай бұрын
​@@AbdiAnsaari waa cadar Frances ah.
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 6 ай бұрын
​@@AbdiAnsaari Riftoon waxaa la odhan jiray cadar aad u'udgoon oo barigaa socon jiray waxaana Soo saaray France waana ka uu xudaydi AUN heeska ugu magac daray
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold AHUN
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 7 ай бұрын
Waynooow wax lagaama waayi jirine Wanaag ii xigsii waxyeelada 😢
@IbrojeAlaska
@IbrojeAlaska 3 ай бұрын
Calayk Yaa maxamed cumar maxamed (FEYSAL) Adeer aad baad u mahadsan tahay waxaad nagu celisay 80naadkii. ilaahay hau naxariisto maxamed, xudeydi, iyo weliba carabkii tumayay darbuugadda meesha heestan lagu duubay waa siligii ciidda badda ah ee cumaan. SIXID DOOXA iyo dalkan waan la garan waayee) wacanaa waddan aad u dhalataa)
@xuseencali4023
@xuseencali4023 Жыл бұрын
Rabigu ha u naxariisto
@HanadabdiAbdi-mt4ml
@HanadabdiAbdi-mt4ml 11 ай бұрын
Ilaahaw naxariistii jano ka waraabi faysal cumar mushteeg
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Waxaan ahay ruux lakala jarayoo Jabuut iyo jow har kala jira.
@ahmedabdilahi3718
@ahmedabdilahi3718 11 ай бұрын
ILLAAHAY HAYDIN NAXARIISTO FAYSAL&XUDAYDI AAMIIN YAA RABBI
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 10 ай бұрын
wacanaa wadan aad taqaano xaqiiq wlhi
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 8 ай бұрын
Jabuuti iyo Jiowhar
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 Жыл бұрын
1/12/2023 old Is gold 🔥🔥
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 Жыл бұрын
Ad iyo ad
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
.....Waxaan ahay jiif nin loo diidoo" waaye halka aad ka dhigtay "Waxaan ahay jiidh yaroo dhihinoo..."
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Bilaa calayk waa runtaa! Mahadsanid wllo.
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
@@qaraamyahan Adigaa mudan.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Illaahoow u naxariiso feysal Cumar mushteek (mistake)
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
Zhp ila soo xariir
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Facebook gaaga iisoo qor wll.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
@@qaraamyahan Abdirahman Haydar iku qoran
@shifasheka9514
@shifasheka9514 5 ай бұрын
WAXAN LA MURUGOONAYSS GABADHSYDII OO OO XANUUN NA KALA FOGEEYAY OO IGA XANUUN SATI OO MUDO 2SANO IBA MAQAN OO MASKAXDU BURO KASOO BAXDAY OO QALINKEEDUNA NOQDAY DHOMASHO AMA NOLOL ALLAW IICAAFIMAAGI NOLOSHAYDII MUGDI BAY NOQOTAYE AAMIIM ILA DHAHA😢😢😢😢😢😢
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG | Heesta Damam iyo Khobor | Qaraami
11:25
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 47 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 453 М.
maxamed mooge liibaan |soo jiidh wanaaga
7:54
soomaali 24
Рет қаралды 322 М.
Faysal Cumar Mushteeg Ahun | Hay Gabin Hay Goynin | W Lyrics
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 54 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
MAHTIO CHANNEL
Рет қаралды 1,8 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 660 М.
RIFTOOR | MUSHTEEG | C.NAASIR MACALIN | XUDAYDI LYRICS
10:10
Qaraamyahan
Рет қаралды 9 М.
Lyrics Subcis: Feysal Cumar Mushtek
12:39
Abwaan Taatiko
Рет қаралды 42 М.