Qeybtii 3aad: Wareysiga gaarka ah ee wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somalia "Qeybo xasaasi ah"

  Рет қаралды 38,275

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 148
@hajircabdi2663
@hajircabdi2663 2 жыл бұрын
Dunidan soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW💚ﷺﷺ💙✅❣️
@qaysbilaal
@qaysbilaal 2 жыл бұрын
The best person the most knowledge able and the most shine all created prophet moxamed 🎉 scw
@barwaqo7791
@barwaqo7791 2 жыл бұрын
Wali inan haysano dad aqlibadan oo qabyalad ka madhan wadaniyiin ah wa alxamdulilah alow no xafid🇸🇴🇸🇴❤️💫🇸🇴
@deqafishingandmarineresour364
@deqafishingandmarineresour364 2 жыл бұрын
Alleylehe
@ahmedapdella9459
@ahmedapdella9459 2 жыл бұрын
Masha Allah Mas'uul Somalia yeed Xikmad iyo wadani nimo isku darsaday 💙
@galaydh2255
@galaydh2255 2 жыл бұрын
Wasiir inshaAllah mar labaad yaad wadankaaga u adeegi doontaa
@dagganshafei6834
@dagganshafei6834 2 жыл бұрын
Cabdi siciid wasiir loo baahanyahey🥰
@azizumohamed502
@azizumohamed502 2 жыл бұрын
Intelligence person and responsible
@salmaanmaxamuud2429
@salmaanmaxamuud2429 2 жыл бұрын
Wariyahan waan jeclahay ❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
Wasiir abdisaciid waa nin wax badan Og quruxda iyo wanaaga Dowladii MD Farmaajo cawa halkan ayey taalaa wanaagoodii ee sifiican udhuuxa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 жыл бұрын
Cabdi siciid kolay shacabka somaliyed dhib iyo xadhig kama tirsanayaan sida ragii kale ee soo Maray xafiiska.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 2 жыл бұрын
You are top professional journalist Mr geylan keep going bro
@fartunahmedibrahim6256
@fartunahmedibrahim6256 2 жыл бұрын
Waa Masar iyo emaret
@axmedcali4926
@axmedcali4926 2 жыл бұрын
Asc Farah warigan iyo waraysigii fahad waa waraysiyo aad loogu baahi badnaa shacakuna ubahanyihiin waxbadan oo qarsoonaa ayaad dibada nookeentay waanad kumahadsantahay zxp alle hakusharfo
@axmedcali4926
@axmedcali4926 2 жыл бұрын
Midna waan sugaynaa inaad waraysi kaqaadid mundane farmaajo madaxweynihii daacada ahaa somara somalia
@cumarbaashi118
@cumarbaashi118 2 жыл бұрын
Hore usuco Saarinen
@abdullaahiyussuf4937
@abdullaahiyussuf4937 2 жыл бұрын
Asc farah waa waraysigii qarniga kan iyo fahad yaasiin. Mahadsanid faarax
@nimcomuxumed3106
@nimcomuxumed3106 2 жыл бұрын
Farah waxaan ka codsanaynaa in maxadaxwayne farmaajo aad waraysi la yeelatid
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
Absolutely insightful information.. but unfortunately it seems the reporter doesn’t understand how the government works. The only way one could give interviews someone like Gaylan is only live interviews, So he can be called out.
@qasaaye23
@qasaaye23 2 жыл бұрын
excellent insightful interview given.
@nuurqabribayax8872
@nuurqabribayax8872 2 жыл бұрын
nabad iyo nolol guul guul guul
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 жыл бұрын
Haku wasto nawad iyo nolol
@Somalitravel
@Somalitravel 2 жыл бұрын
36:55. Very good point.
@ahmedlabagolle
@ahmedlabagolle 2 жыл бұрын
❤gulysta❤
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
We could get more valuable information if professional journalists would interview the wazirka.
@cabdiladiifjaamac894
@cabdiladiifjaamac894 2 жыл бұрын
Waa imaaraad waxa kadan beeyay qarax yada
@saedhassan19
@saedhassan19 2 жыл бұрын
Ninkaan wax suaal ah oo uu ka jawaabey maleh wixiisu waa isdifaac iyo inkiraad iyo anigu ma joogin
@abdirizakamin1260
@abdirizakamin1260 2 жыл бұрын
Shaqo wanagsan bay qabteen dowladii hore m.a
@abdiahmed1448
@abdiahmed1448 2 жыл бұрын
Cabdi siciidrun sheeg, qaraxii zoobe, iwm.
@cabdiladiifjaamac894
@cabdiladiifjaamac894 2 жыл бұрын
Iyo dhibaataynta dalka
@ahmedlabagolle
@ahmedlabagolle 2 жыл бұрын
❤❤❤❤
@umarusman9675
@umarusman9675 2 жыл бұрын
Ereteriya
@ABDIRAHMAN_1
@ABDIRAHMAN_1 2 жыл бұрын
1
@adanmohamed9954
@adanmohamed9954 2 жыл бұрын
What a good interview! !!! Poor/low quality in listening from the wadiri side Thanks alot
@ayaanlereermagaal515
@ayaanlereermagaal515 2 жыл бұрын
Yaab
@iftiinkamasraxa6503
@iftiinkamasraxa6503 2 жыл бұрын
Howshu Hasocoto 😍
@barrejigreaadan1094
@barrejigreaadan1094 2 жыл бұрын
Runbad shegray wasiiR
@abdifitaxoshey3134
@abdifitaxoshey3134 2 жыл бұрын
Tookadan nin mucaarad kuah dowladi hore fiic nayd sida abdiraxman abdi shakur
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
Waa wariye ka xun xukunka hawiye wixii dhacay waala ogaa xasuuqii hawiye ilaa nisa laga baxsaday hawiye waa lama iloowaan waxaad naxasuusineysaa dhacdoiyinkii xumaa
@homeh3455
@homeh3455 2 жыл бұрын
Waad xanuusanaysaa ee caadi iska dhig
@mohamedkhalif164
@mohamedkhalif164 2 жыл бұрын
Hawiye so kuwa iyaga islaayo maahan? Maamul laan,kala dambeyn laanta, Alshabaab nimada,ciyaal weero iyo isbaaraha Dhulka maanta gubanaayo Soomaalia wa Dhul Hawiye
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
@@mohamedkhalif164 horay ayaa usoo gubateen buuraha galgala kuwa saaran sow Allshabaab maahan dhulbahante sow kuwa biixi iska edbiyay maahan
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
@@homeh3455 idinkaa dafira xumaantiina oo hawiye toosh la daba taagan
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
@@ciiltire509 Dhulbahante! Maxaa meesha keenay qabiilka dhan!
@abdiosman2359
@abdiosman2359 2 жыл бұрын
Asc brothers and sisters. Very intelligent man, somali man, waxan hada noo cadahay in wadanka lagu soo duubay, siday cadowga rabeena haday noqotay, hassan musuqmaasuq iyo mahad karataay, hassan sheekh duminta ciidanka waa bilabay, hal sono kadib ayaan is waratsan doona inshshlah
@AishaLuul47
@AishaLuul47 2 жыл бұрын
Haa Wlhi I.Allah wansugeyna qer Allah Hakadigo Lkn
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 2 жыл бұрын
Khaliijka Patrol in laga qodo somaliya ay diideen, saa darteed waxey ka shaqeeyeen in somaliya lakala jaro oo waligeed nabad noqon.
@NasirHaji10
@NasirHaji10 2 жыл бұрын
Farhanow please Adeer kay Axmed madoobe soo qabo oo Dhux sha Ka wRYso xita 😊
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 2 жыл бұрын
Hehehe war nio ninka ma qabrigisa qudeysa
@abdinasirharare7002
@abdinasirharare7002 2 жыл бұрын
@@yussufnoor1160 hhhh
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 2 жыл бұрын
Dadka noocan ah ee aad aragtaan ayaa somalia madax ka ahaa shantii sano ee la soo dhaafay
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Waxaan aragnaa nin Somali oo Ła waraysanayo! Ma Kikuyu ayaad rabtay! Wuu gaaban yahay miyaa! Noocee xukun loo dhiibi lahaa! Bal nala wadaag nooca aad xiiseenayso, siday u egyihiin!
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 2 жыл бұрын
walahi wa runata wa wax aad loola yaabo
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 2 жыл бұрын
Ninka wax waraysanaya si cadho ah oo kulul buu wax u waraysanaya oo aad modo in uu maxkamad tagan yahay si qabow wax u warayso
@jare3708
@jare3708 2 жыл бұрын
Wareysi qaboow shukaansi miya
@maxamedcalibucul9239
@maxamedcalibucul9239 2 жыл бұрын
Warysigan cajis
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 2 жыл бұрын
War
@boodharibarkhadle9711
@boodharibarkhadle9711 2 жыл бұрын
Gaylan taliye kulano jiis ban sugaynaa
@abdijabarmuktarmaalim4587
@abdijabarmuktarmaalim4587 2 жыл бұрын
Gallant media (Farah why do you support masar too much ……???
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
C, B, B, umada ha khaldina dadkaan nah dad fiican umada ha aga dhigina illaaheeey ka cabsada lacag darteed umada ha u khaldina dadkaan wadna dhan laguma aamini karo hora waa loo khaldamay mardan yeeysan nagu soo noqon
@wadanidaacad
@wadanidaacad 2 жыл бұрын
EEN IN UU SHEEGO HADA MUHIIM MA AHA DADKA SOMALIA WAY OGYIHIIN ANAA KUU SHEEGAYO DAWLADAHA 1. KENYA 2. EMIRATES 3. NANANA BALSE HADA KENYA MADAX CUSUB AYAA TIMID DABCAN ISBEDEL AYAA JIRI KARA QAYBO DAWLAD GOBOLEDYADA MADAXDOODA KHAAR KA MID AH IYO NANANANA?
@MOHAMEDBILE1998
@MOHAMEDBILE1998 2 жыл бұрын
First
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 2 жыл бұрын
Dawladdii madaxweyne mohamed abdullahi farmaajo marnaba dawlad shisheeye uma adeegin waa hadalkii ugu caddaa oo wasiirku adigu maxaad u malayn
@somalitech102
@somalitech102 2 жыл бұрын
Libaax soobaxay weeye
@wadanidaacad
@wadanidaacad 2 жыл бұрын
WAY KU SAXNAYEN ARIMAHA KHALIJKA GO'ANKA AY KA QAATEN TAA AYAY AHED DANTA SOMALIA
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
wasir Abdi waa nin sharafleh waa nin wadanih ah wuxuu u galay moryan
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Xasan dhiqoh iyo moryantih maxay ku ciyaren wadankah waxaa kah daran kuwah so dortay moryantah hadah xukunkah waxaa ku cad waxaa kah socdah hadah
@bashiirgarbadiir5411
@bashiirgarbadiir5411 2 жыл бұрын
~~~
@dagansh5606
@dagansh5606 2 жыл бұрын
Ninkan waxwanaagsan ayuu ka hadlay waxadse wariyahani ku soo Caan baxay waraysigii Fahad oo wariye ahaa dadkana waxfahamsiiyey wariyahana dubtay markaa wax daacadnimo leh ayuu ninkanba ka hadlayaa dadka qaan caadi iska dhiga.
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 2 жыл бұрын
Kani waa shaydaan xataa bani,aadan kuma tilmaami karo waxaan fhihi karaa waa fircoon waliba waa xabashi uraya
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Alshabaab jaajuus walee waa dadka ku xadgudba madaxda soomaaliyeed waa adookale dadka la rabo in wadanka laga waardiyeeyo
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 2 жыл бұрын
@Ahned mohamed Ma soomaali baa mise waa Jaajuus afka Somaliga yaqaan Qolooyinkii sahan baa Soo dirsatay
@abdiyasin2333
@abdiyasin2333 2 жыл бұрын
Nah malahan Waraysigaa Lataliyaha waaba nin Baqayo oo hadalkiiba Saxi la
@somalitech102
@somalitech102 2 жыл бұрын
Hhhhh ma adama u siro badan hayo wuu is ilaalinaya waanu ku saxsanyhy
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Farmaajo xafidahullah wuxuu ahaa hogaamiye wanagsan
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 жыл бұрын
Kkk farmaajo waxaan ookle ayuu dalk kasoo buuxiyey. Ma ogi iyo wax waaalan
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
farmaajo waa maangaab wixii taageerona maangaab ayee u badan yihiin
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia 2 жыл бұрын
Wareysigan waa Flop ninka wasiirka isku sheegaa,suaalihii la Weydiiyay wax hal mid oo ka mid ah sax ugama jawaabin,hadalna maba yaqaan,wax laga faa,iday habayaraatee ma jirto
@AishaLuul47
@AishaLuul47 2 жыл бұрын
Wareysiga intadh igadaftan walalayalow Ninkan xaas labad maleyahay wabakahele M.Allah waye 😂🤣 Jawaab Fcn halisiyo
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
afarta sano eey haayeen dagaalki eey ku bilaawdeen ayee ku dhameeysteen
@abshirabdi6419
@abshirabdi6419 2 жыл бұрын
Ninku wareesi xumaah fahad ayuu wareestay kaadhigi meeso libaaxe wareesi fiican qaad ninyoow
@saidjuma8853
@saidjuma8853 2 жыл бұрын
Waa qof ciilqaba kulahaa berbera baanu xaasidnay
@wadanidaacad
@wadanidaacad 2 жыл бұрын
MADAXDA HADA JOOGTO MASAR WAX DAN AH NOOMA HAYAAN IN AAN SOO DHAWAYSANO MABA AHA ETHIOPIA HADDII AY FARA GALINTA NAGA DAYAAN WAA OK DAWLADA HADA JOOGTO ETHIOPIA FARA GALINTA WAY NAGA DHAAFTAY
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
alle nooma soo celsho farmaajo iyo xulufadiisa ilaaaheeey waxaan ka bariyay inuusan dib noogo soocelin
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 2 жыл бұрын
Waxa noocan ah ayaa faramajo dalka ka soo buuxiyey
@doctube1956
@doctube1956 2 жыл бұрын
Mahad salad, roobow, fiqqii ? 😂😂🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷. Alshabab killer
@hajiyusuf5648
@hajiyusuf5648 2 жыл бұрын
Qof jaahil baad tahay
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
dooladi farmaajo alle ayaa na dhaafiyay
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 2 жыл бұрын
Yaa somali kula ah naclad xagaaga ha ahaato
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Haahuudaad jaajuusa u shaqeeya dowlado shisheeye ninkaan iyo farmaajo waa dadka tirad yar ee sharafta leh ee soomaaliyeed
@abdinasirhussein5527
@abdinasirhussein5527 2 жыл бұрын
Hurdo iyo caajis ayaan ka daaday waraysiga!?. Dhinac marka aad ka eegto waa wareysi xambaarsan xiiso iyo xalad. Balse waxaa dhulka ku jiiday wariyaha oo aan aqoinin waxa uu rabo inuu ogaado iyo kan lawaraysanayo oo aan cadayn karin waxa uh rabo inuu sheego
@jare3708
@jare3708 2 жыл бұрын
Wariyaha suualo naga dhex guuxaya ayu weydiiyey laakin jawaab ya nasiiya
@Salamin77
@Salamin77 2 жыл бұрын
Kuwa hadda jooga muu waraysto.
@mawliidcilmi5207
@mawliidcilmi5207 2 жыл бұрын
Ninkani nin hadal yaqaana umma muuqdo suaalahana si cad uga jawaabaya
@cabdiladiifjaamac894
@cabdiladiifjaamac894 2 жыл бұрын
Kiiniyana adeegsanaysay
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
meeshan waxa uu cadeeyay ninkan in ay meeshu ahayd ciyaalka xaafada oo is urursaday ,wiilal aan waayo arag ahayn ,siyaasad fog lahayn,kaliya Abay ahmed u haysta inuu ninka kaliya amnigooda muqdisho ku ilaalin karaa asaga yahay, iyagoon awood ay kula dagaalamaan caalam koo dhan ayay cid kasta isku soo taageen.waxna waa ka qaban kari waayeen.
@adilmalisomofficial6211
@adilmalisomofficial6211 Жыл бұрын
Say it again 😅😅😅😂 louder
@MohKhaaire
@MohKhaaire 2 жыл бұрын
Ku soo Dhawaw
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*la taliyihii Amniga Qaranka oo leh waxba kama ogayn ciidanka ertaria loo qaaday muxu ka wadaa ? 😂 ninkuba waa nin iska maqaar saar ahaa*
@abdisaid6092
@abdisaid6092 2 жыл бұрын
Maya aniga aragtidayda Wariyahaa Suaasha Xumeeyey asna Maya buu ugujawabay suu iskudhaafiyo
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Fahadoow yaa qaldaysa waxaad ogtahay ayaad wareysi ka dhigtay wasiirkuna waa ku og yahay "Ma Ogi ayuu kaga baxay"
@mrcali4743
@mrcali4743 2 жыл бұрын
gaylaan su aali hiisu dhinac bay kararan yihiin kuwii uufahad way diibayayna sidan oo kale yay ahaayeen isagu xaguu raac san yahay yuu ushaqeeyaa masoomaaliya mise dow ladakale bal haliofiirsado
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Ninka wariyaha ma agent masar u shaqeeyaa maxaa masar ka galay muu ka hadlo danta soomaalida maxaa annaga masar naga galay muu danta soomaalida kahadlo meeshii aan rabno oo dantayada ku jirto yaan raa c aynaa dadyahaw soomaaliyeed si fiican haloo eego nimanka wariyeyaasha ah eed u maleynaysaan in ay wadaniyiin yihiin si fiican ugu fiirsada sida uu masar iyo emaaraad ugu doodayo oo uusan danta soomaaliyeed uusan u doodayn soomaali dad badan oo loo adeegsado oon lafahmeyn yaa jira uma boginninkaan qaabka uu wax u wareysanayo waxaad moodaa in uu cidkale u shaqeeynayo o8 uu iyaga ismaqashi8nayo walow ay dadbadani wareysigiisa la dhacsanyihiin anniga dareen baa igalay
@حسنعلي-ص4ك9ه
@حسنعلي-ص4ك9ه 2 жыл бұрын
Asc
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 жыл бұрын
Wcs wr wb
@drivethrive123
@drivethrive123 2 жыл бұрын
Wcsalaam
@cumarbaashi118
@cumarbaashi118 2 жыл бұрын
Asc wankusallme saaxib hore usuco
@umarusman9675
@umarusman9675 2 жыл бұрын
Waxani wareeysi ma, Aha Askarlageeyey ma,ogi, Kkkk
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Ma ila aragtay kkkkk
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
KKKKK DAWLADDA INUU SHEEGO ! AF SIYAASI AMA MASUUL DAWLADEED MAAHA, CIDDII KU SHAQA LEH, AYAA ISLA WADAAGAYA. *DAWLADDAANA QOFKASTAA WAA GARANAYAA ! INTII CAQLI U SAAXIIB AH.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Gaylanow CabdiSiciid waxba inooma sheegin waad soo lugoysay Difaacii aduunka ayuu galay hhhh Wax bdan wuu ogyahay lkn marabo inuu sheego Siduu hadalka ula meeraysanayo ama uu su'alaha kuguso celinayo ayaa qosol igu dishay kkkkk Anyway waadku Mahadsan tahay sidaad marwalba isugu daydo inaad wareysato dadkii wadanka xilal kaso qabtay ama saameynta leh Halkaas kasii wad bro InshaAllaah
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
farmaajo in wadan dhan lagu aamino ma eheen asaga iyo xulufadiisa alle ayaa naga qabtay alx
@ahmedabdirahman5322
@ahmedabdirahman5322 2 жыл бұрын
Farx wan bogadinayaa lkiin waxad weyiisa lacgtii kheyre lagaqabtey waxa uuka ogyahey
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Mxuu waydiyaa wareysiga mar hore ayaa La duubaye ma wxad umalaysaa inuu maalin kasta soo fariisto
@ahmedabdirahman5322
@ahmedabdirahman5322 2 жыл бұрын
Haa wall wan ogahay lkiin dib kaweydii kawadaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
HUBAAL CIIDANKA ERTRIYA FARMAJO U DIREY WAX RABEY IN UU WADANKA KU QABSADO OO ABBEY IYO KA ELETARI CAWIYAAN CIIDAN IYO DHAQAALE MUDDO DHEER
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
CIIDANKAA MARKEY YIMADAN MEEL AAN XUDUUD AHEYN YAAN LA GEYN OO WALIBA AAD IYO AAD HA LOO KAL QAAYBIYO WAA CIIDAN 200 KA BADAN ISKU MEEL LAGU QORIN WAA CIIDAN FARMAJO QABI KU SOO QORTEY
@habibfarah8817
@habibfarah8817 2 жыл бұрын
waxkasta magaranayo
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 жыл бұрын
Ninkan dalka iyo dadka dambi ayuuka Galay asaga iyo mingesto farmaajo
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 2 жыл бұрын
Cabdisiciid jaajuus imada wuxuu kaga daray xigmad yarida
@mohamedabdi2708
@mohamedabdi2708 2 жыл бұрын
Asc wariyaha waxad moda in u dagal ka muqdo
@axmedshadam8344
@axmedshadam8344 2 жыл бұрын
Sxb wareysugaan sidii kii fahad ookale xamaasad malahan
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Marka horeba 2da nin isku maqaam mahan taas ayaa keenaysa inay kala xamaasad badnadaan Midakale Fahad inkastuu eedayn iyo rag iska celis ku jiray hadane waxbuu sheegay oo qodobo La qaadan karo ayuu taabtay
@Khalid_Ali007
@Khalid_Ali007 2 жыл бұрын
Wareysigaan aad buu uga liitaa kii Fahad Yaasiin. Suaalaha iyo sida aad u weydiineyso wasiirka waxaa ka muuqda xushmad darro iyo hadalo aadan iskasoo baarin iney run iyo been yihiin. Aad baan uga xumahay inaan arko adigoo wasiirka weydiinaya hadalada meelaha fadhi ku dirirka looga sheekeysto. Get your level up sxb, you came off very unprofessional and unprepared. Good luck
@umarusman9675
@umarusman9675 2 жыл бұрын
تسمع بالمعيدي خيرمن ان تراه
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Si wanaagsan ayuu Abdi Siciid su'aalahaaga uga jawaabay kuwo khaldan iyo kuwii saxda ahaaba
@cabdilaahiwali6144
@cabdilaahiwali6144 2 жыл бұрын
Sxpyaal.Ninkii dafirii hadafire Wlee xukumadii mw farmaajo Hawla badan bay qabatay
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 жыл бұрын
War ninku ma dhagool buu ahaa? Ma ogeyn!
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
maaamulna ma yaqaaniin dadkana wey iska gadaaayaan wexeey iska dhigaayaan dad fiican wixii jaahil ah aan waxbadan fahansaneen ayee khaldaayaan
@abdiawadhassan5252
@abdiawadhassan5252 2 жыл бұрын
Warku cadyahay la ina muse welcome?walina Laguma fahmin
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
kuma fahmin
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
aniga ayaa adiga ku fahmin
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 2 жыл бұрын
warka cadey sxb
@Abdulcadde
@Abdulcadde 2 жыл бұрын
mudo kooban ayuu xil haayay marna Galkacyo dagaalo dhacay uu sabab u ahaan,Dhuxul Alshabaab laga iibiyayna waxaa ku cadaatay inuu canshuuro ka qaadan jiray
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
Waxaaa cad kooxdiii maafiyada eheed ee Nabar iyo naxdin ay ay shabab la shaqeyn jireen oo ayaga ay dileeen qooje dagaari bal waxa uu ku leeyahy rooble iyo qoor qoor wan u sheegnay oo hdii aysan wax ka ogayn maxay raga kalana oogu sheegi wayeen tuugadaan wada cuqdadeysnaa allah na dhaafiyey waa tuugo
@Ibra12886
@Ibra12886 2 жыл бұрын
Somalinimo NN baa na tustay lkn weli ma rajo dhigin wadankeena aqoon yahano lasoo xulo heer sare ah sida farmaajo sameeyay wax aheen laguma wadi karo
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 2 жыл бұрын
Waraysiga sanqar ayan waxba laga maqlayn
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Waxbaa ka dhex guuxaya aad umalayso inay dabayl ku furan tahay
@Kill_Or_Be_Eaten
@Kill_Or_Be_Eaten 2 жыл бұрын
Ninkaan, siduu lataliyaha qaranka amniga u noqday?
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Bidaar baa soo gelaysa miyaa! Mise wuu gaaban yahay! Xagee ka aragtay! Lataliyaha waxa laga rabo iyo siduu u ekaanayo, bal nala wadaag!
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 20 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 9 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 59 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 51 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 20 МЛН