Qiimaha halkii god ee qabuuraha calamada oo gaarey $180 dollar & maydadkii ugu badnaa oo la geeyay.

  Рет қаралды 30,541

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 193
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdidegan8452
@abdidegan8452 4 ай бұрын
Farmajo villada kasobax mantana xassanooooo qabuuraa noo dhaaf iyo inkale badan suugaa inshallah
@fooziJaamac
@fooziJaamac 4 ай бұрын
Shacabka xamar waa dad fiican, laakin dawlad mey helin. Ilaahay dawlad qeyr leh ha siiyo ان شا الله
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 4 ай бұрын
Dad fiican maahane waa dad xun. Daliilna waxaa kugu filan, sidii aay u difaacayeen dilaagii xaaskiisa nolosha ku gubay! Haddii aay dad fiican yihiin dhibaatadan kuma dhacdeen. Waa dadka bixiyey Looma Ooyaan, dhaqankaas ooy ku dhaqmaan illaa maanta!
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
​@@Madaxey-r2fcajiib😮
@NusaibahMohudinMohamed
@NusaibahMohudinMohamed 4 ай бұрын
​@@Madaxey-r2f Sow adinksba dilakasto qabil Kuma difacdan cuqdada ilahey haku korshe
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 4 ай бұрын
​@@Madaxey-r2fwax jirana tahy umda dhan ha ugafin anga wa ku nolnhy dilana ma difaacno meqa nagala dily anan cadald uhelin iska aasanay mr wll haku danbabin umd dhan mel dagan wax xun walga helaa
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 4 ай бұрын
Barakacayaal reer aaqirad ah subxanallaah.
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 4 ай бұрын
😂😢😢😢😢😢
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 ай бұрын
Dawlad ku lahaa. No more Dawlad. Xamar mucjisa ka socota
@halimahassan1981
@halimahassan1981 4 ай бұрын
Dowlada viva .
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 4 ай бұрын
Xasan Gaal Iyo Gaaladiisa Waa Gaalo Xarbi Ah Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Dhiiigoooda Malkooda Dhacoooda Xalal Yahay Guryahaad Ka Dhisan Doontaan Waa Qarxinayaa Ku Bisharaysta Baqtigiiina Ayaa Lagu Sugaynaa Qabuuraha Muslimiinta Aad Dhacdayn Baan Leeyahay Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Kufaarta Madmadoow Ogaada
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 4 ай бұрын
​@@halimahassan1981Xasan Gaal Iyo Gaaladiisa Waa Gaalo Xarbi Ah Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Wllhi Dhiiigoooda Malkooda Dhacoooda Waa Xalal Meeel Walbo Waaa La Idinku U Gaarsanaya Ku Bisharaysta Guryahaad Ka Dhistaan Waala Qarxinayaa Waaana Ku Farxaya Maalintaas Insha Allah Haduu Alleh I Gaarsiiiyo Waaana Ka Hadlayaa Kufaartan Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Dhiiiiiiigooda Waa Iiii Xalal
@nasriina12345
@nasriina12345 4 ай бұрын
​@@halimahassan1981malintada ayey ku sugeysaa adiga dhib kuma heyso laakiin dad maskiin ayuu xanuun ku hayaa walidkood qabuuraha laga saarayo
@xamralive
@xamralive 4 ай бұрын
Waa wareey waaba Ganacsiyee Alloow Umada Soomaaliyeed u Gar Gaar yaa Rabi
@CiiseLegan
@CiiseLegan 4 ай бұрын
Xasbunalaah wanicmal wakiil
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
Qof kii qabrigii dadkiis yaqaano Nasiib buu leedahay
@abdiqadirhusseinmohamud219
@abdiqadirhusseinmohamud219 4 ай бұрын
Kuwii sidaan sameeyay maxeey allaah kala kulmi doonaan doolad ma ahan waadulli yaal cidii kadanbeesay
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 4 ай бұрын
Xasbiyalaah wanicmalwkiil
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 4 ай бұрын
SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah 3 walahi galnima caad mesha talaa uquuba Alla idhinkurid kuwas dowlad kushega kuligod hooy Alle hakurido umada weydibeen
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
😢😢 walee aakhiro waraa yaal yaa dadkaan dhintay Allaha u naxariisto kuwii yiri ehelo qabuurka halasoo faago Aduunka iyo Aakhiro musiibo aan idinka harin Allaha idinku salado inteey noo wadan
@abduwasasiyad1591
@abduwasasiyad1591 4 ай бұрын
Xassan sh.maxamud aya adun iyo akhero lohaysta, wax aan adunka lagu arag aya somaliya ka dhaca, allah ha idiingargaro
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 4 ай бұрын
waa cadib xaqiiqatan iyo calol xumo Alle haw naxriisto ahlul qabuurahan
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 4 ай бұрын
Inaalillah waa ina ilaahi raajicuun xasan sheekh sahacabkii noolaa iskadayee ahlu qabuurta muu hunguri karaadiyay cuqubo hakugu dhacdo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
SUUBXAN ALLAHA WAA LAABO GEERYODE DOWLDNA MAAHA WAA MORYAN
@ileey-Teens
@ileey-Teens 4 ай бұрын
So sad. Somali maxaa ika dhaliyay
@bashiirbodhariofficial
@bashiirbodhariofficial 4 ай бұрын
ILLAHOW umadada wad ujeda waxba kama qarsaman maskintan sidan lagalayo iyo cuqubada kajirta somali madaxda kamasulka ah ILLAHOW hadii an adonkada ahay mucjiso an horay loo arkin dagdag ugu keen yaa ALLAH
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 4 ай бұрын
Amiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
dowlad maaha wa wa mooryaan xata reer aakhiraad kabaxan waaye war halayska qabto
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 4 ай бұрын
SubxaanAllah waa wax laga xumaado inshaaAllah waa laga baxaayaa kuwa saas sameeyeey maalin aa lalxisaabtamaa
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 4 ай бұрын
Dawlad nimooy xalqaado waxaan maydku kabaxsan waayey bay waxqabad kasugayaan subxaanaka yaa Allah
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 4 ай бұрын
War Galadan Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Xasan Hugaminaayo Qabuuraha Muslimiinta Halaga Difaacdo Ama Dalka Halooga So Baxo Haba Qaaatan Ethiopia Iyo Kenya
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 4 ай бұрын
ilahey umada haka qabto
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 4 ай бұрын
XASAN IYO KUWA LA JIRA DHULKAAS WAXAAD KA DHISTAANBA KUMA FAA.DI DOONTAAN WAXAAD KA QAADI DOONTIIN WAALASHO CUDURO AAN HORE LOO ARAG IYO DHISMAHA AAD KADHISI DOONTAAN WAXUUW NOQONAYAA MIDAAD KU KHASAARTAAN IDIMA ALAAH
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa allaah
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 4 ай бұрын
Wala Qarxinayaa Kufaarta Madmadoow Asnamta Cabudayo Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Xasan Hugaminaayo Adunka Kuma Raaxaysayaan Haku Bisharaystan Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan Bari Baaanu Ka Nahay Ilaaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Waxba Ma Wadaaagno Ogaada
@الحمدللهعليكلحال-خ5ث
@الحمدللهعليكلحال-خ5ث 4 ай бұрын
Dowlad ma ahan subxaana Alalah waaa wax fajac ah wlhi ilaahooow umada u gargaaar 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@fuaaddaahir7462
@fuaaddaahir7462 4 ай бұрын
لاحول ولا قوة إلا بالله 😭
@AhmedFarey-e6n
@AhmedFarey-e6n 4 ай бұрын
farmaajo vilada ka soo bax hada adinka meedkiina kala soo baxa qubuuraha adinka xassan sheekh keenay.
@AsedDhere
@AsedDhere 4 ай бұрын
Inalillahi w ina ilahi rajicun ilaahayow naga soo gaar xasan sheikh
@Dr_khalo
@Dr_khalo 4 ай бұрын
Ilahi hanuxriisto somalia
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 4 ай бұрын
Inaalilaahi wainaa ilehi raajicuun, subxaanalaah. Ilaahaw soomaali u miciin
@basrabashir5726
@basrabashir5726 4 ай бұрын
Dowlad la,aan waaba isku ogayne culimadiina maku darsantay culimada qaburaha in meedadka in laqixiyo u fatwoday maxaan kutilmaanaa ?
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 4 ай бұрын
waa la ogaa koxdaan wa moryaan iyo kalkaaluya moryaan
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Haa kii baqtiga u sujuday okanisad wax lagu so baray musiibo allaha ku ridee
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 4 ай бұрын
Warya wallh ur doing good job to the community
@mancityfan660
@mancityfan660 4 ай бұрын
In qabuuro laga dhigo ayaa qalad aheed meel kastaa waa dageen qabuuro ayeyna ka dhigeen lakin ahalu qabuurka asaa lahay meesha in la daayo ayey aheed
@faisaldk
@faisaldk 4 ай бұрын
Waxeey eheyd in dad weynaha is baheystaan aay mowqif adag ka qaataan oone diidaan in ay meydka la baxaan si wadajir ah. Isla markaasna banaanbax sameeyaan. Haddii xasan xaabsade oo dhoho, somaaliyeey maanta waa la fatwooday, danta qaran waa in aan naarta galnaa, mala galeynaa? Umadda somalia joogta dhibkii intaa ka batay ayaa waqti ku fikiraan xitaa ma heyaan
@Nobody1579
@Nobody1579 4 ай бұрын
Ya allah hasas shiqa san miya wa aduunyo tani allah umada haka qabdo inashallah 🤲🤲🤲🤲😭😭
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Walaahi anigoo hargeisa jooga ayuu dhiigu idhacsanyahay
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 4 ай бұрын
Subxaanallah subxanallah subxanallah war sey wax usocdan soomaali xage lowadaa
@IdilHasan-h5f
@IdilHasan-h5f 4 ай бұрын
Subxan Allah subxa n Allah subxa n Allah
@maslax1119
@maslax1119 4 ай бұрын
Ninkaan xasaan naxaareesata ka tagtaay somali u carbdhawaaya oo Norway xafalda ugu qabanayo 120 dheematay u tacseeniin iska dhoofaay kawaaran dameerke dheentaay somali
@faizahassen4725
@faizahassen4725 4 ай бұрын
Cuqubadas madaxda Madaxooda Illaahay haka shubo
@yahyamohamed8177
@yahyamohamed8177 4 ай бұрын
Subxanallaah subxanallaah subxanallaah war waxan maqle jiray dad nool oo baragaca laleeyahay mahadana meedad baragaca meyey mareysa allow naceymi oo qaatimadana no hagaji
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 4 ай бұрын
Ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 4 ай бұрын
Waasaas qabuurihiibaalagunabatgaliwaayay
@ismahanabdirahman9525
@ismahanabdirahman9525 4 ай бұрын
Ilaahy ha u gargaro umada somaliyed
@abdirashidjibril3096
@abdirashidjibril3096 4 ай бұрын
Subxaana Laahi war maxaa ku dhacay umadii dhiiga lahayd ee Somaliyeed
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 4 ай бұрын
Xagey dowlad joogtaa waa Mooryaanti iyo isbaaraleydi o Jaanis Heley
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 4 ай бұрын
Xasbunalaah wanicmal wakiil, war tani dowlad idiinmanoqotee calaacalka dhaafa ee mudaaharaad kukiciya dowlad macnaheedu waa shacabka shacaboow awooda adinkawaaye we kaca iskadaaya Barbaryada baryadu juwan wey kubulaalaane kadaaya baryadee sida shacabka caalamka mudaaharaad kukiciya
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 4 ай бұрын
INAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN subxannallah
@JamacKahiye
@JamacKahiye 4 ай бұрын
YA RABII
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 4 ай бұрын
Madax ku sheeggaan Musiibo iyo halaag ween oo weliba deg deg ah ayaa ku soo fool leh . Allahayow kuwaan habaaran halaaggooda wax ha nooga darin yaa Rabbi .
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 4 ай бұрын
Bismilaahi sidaan maxaa shacabka loogu dhibayaa aduunyadii naqiinay ma’ahan tan aan arkayo Ilaahey nama fidneeyo.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 4 ай бұрын
umada waakadeedeen illaahay haka gooyo damu jadiid iilaahay hakagooyo xasan iyo xamso illaahay hakagooyo dad dalkooda jooga kitaabkee ay mareen illaahay ha ku kshifo
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 4 ай бұрын
Asc munasar away as boliska ahaa away oo ku dhawapayey amaga a ma aan amrin in labixin mabeen tiise ahayd askarigaas wlhi magaraneeno cawankan dadkan xukunka in ilaah udhiibay umada ilaah hakakhabto
@ibrahimeymoibenimafianeisk8171
@ibrahimeymoibenimafianeisk8171 4 ай бұрын
Sabhana allah dowlad Masanaa
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 4 ай бұрын
Ilaah haka khabto waxuushtan oo jaahilinta ah dowladna wax kagaraneen yaarabi cadaalad inoo soodadaji ku wan cawanta ah kakhawo umadaada
@atika7411
@atika7411 4 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيل aawey dowladii xasan sheekhoowww halaag ayaa kugu soo socda ilaahoow masaakiinta u gargaar
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 4 ай бұрын
Subxanallah dad nool nool oo labara kiciyo la arag lkin dad dhintay oo labara kicinayo waa ii kow aniga gurbaha ayaan ku noolahay aabahay allaha u naxariistee qabuuraha dadka laga qufayo ayuu ku aasanyahay lkin qabrigiisa markii la aasayey lama calaamadin oo magaranayo taas ayaa murugo igu haysa I am very sad 😢
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 innaallilaahi wa inaa ileyhi raajacuun
@nasraali871
@nasraali871 4 ай бұрын
Shib iska dhah ilaahiy ayaa jira xataa reer aakhiraadkii baa laga Daba tagiy walee aakhiro waxbaa yaala 😢
@Ramla95
@Ramla95 4 ай бұрын
Subhanallah 😢😢😢
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 4 ай бұрын
Mw xasan shakh tariq xuun lagu xusudon mayati kaman wayada
@shamisali4599
@shamisali4599 4 ай бұрын
Dhulka hadee lehen hala baxan aniga xitaa isbital banadir hoyadey ku dugan tahay lkn manaqano meshe uga dugan tahay hadi labaxa nala dhaho warad sanena
@TripleA0825
@TripleA0825 4 ай бұрын
Tiibisho allah ha igu rido Farmaajo villada waan ugu daadaynaa sidan miyaa xigtay subxaan Allh dadkan ilaahay ha u gargaaro aduunka ciqaab ayay ku jiraane 😢
@AbuuAsad
@AbuuAsad 4 ай бұрын
Allahu akbar
@rsa2533
@rsa2533 4 ай бұрын
Ya, Allah
@souadelmi5470
@souadelmi5470 4 ай бұрын
60 $ qabutuhu hore 28 $ambulance 🚑 130$ qaburaha cusub😢😢😢😢yaaa raaabi umadada uu gargar
@sidiabukar302
@sidiabukar302 4 ай бұрын
Illaah ha uu gargaaro umadan ayagane ha isku gargaaran oo ha isku naxaaristan dhaxdoda. Xabaalahane hala daayo damaca aduun ki kujirow adne hadhow aya dhimahey ee iska da qabriyada aya dhihi lahay. Intii dhimatay ale ha uu naxaristo anagane gadashod ale nama fidneyo.
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 4 ай бұрын
Burmade xasan shiikh saan may dhashay 😢😢😢
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 ай бұрын
Inaalilaahi wainaaileyhi raajucuun rabi talo ku filan 😢😢😢
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 4 ай бұрын
Ho dadkan mey iska dhafan hadiba aniga Qofki jeclaa aan dugay wajibki isarna islaannimo aan gutay de lafaha dolada haQadato ayada meshe rabto hageyso ile aniga wajibki isarna wan gutay
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 4 ай бұрын
Ilahay ummadda soomaaliyeed ha u hargaaro,meel walba way ku rafaadsan yihiin, qabiil hadduu abdo leeyahay waa kaa ina halaagay. Waxa habboon inaynu sooyaalka wax ka barno
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 ай бұрын
subxanallah illaahow Hano qaban waxa ay samaynayaan sufahada
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 4 ай бұрын
Inkaari ha ku dhacdo kuwa fatwooday, kuwa soo jeediyay in la burburiyo qabuuraha iyo danaystaha ku shaqaystay Magaca madaxwaynaha somalia. Dhammaantoodba ilaahay ifka inta au nool yihiin silic iyo saxariir ha ku noolaadaan. Waxa kuwaas la mida shacabka somaliyeed gaar ahaan shacabka muqdisho ee hurda.
@مصعبالماهر
@مصعبالماهر 4 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢
@iamcapzol
@iamcapzol 3 ай бұрын
Soomaali wallaahi meesha u dambeynoosho ma ogi😢😢😢😢😢😢😢 soomaali dal ma,ahan😢
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 ай бұрын
Subxanallah tani ma danbaysay. dawlada in ay dabarto ahayd. ILeen iyaga maydka so saaray.
@maryanmohammed4149
@maryanmohammed4149 4 ай бұрын
Ilaahay somali nasri kheer ha keeno
@halimahassan1981
@halimahassan1981 4 ай бұрын
Soomaaliyeey dhul dad leeyahay ama ay doowlad leedahay inaad qabuura ka dhigataano markii horeba qaladay aheyd. Somaaliyeey marka hore ka fiirsada meeshaad qabri ahaan ugu duugeysaano dadkiina .
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 4 ай бұрын
INAALILLAAHI WA INAA ILLEEYHI RAAJICUUN LAAXOOWLA WALAA QUWATA ILLAAH BILLAH SUBXAANA LLAAH WAR ADUUNKA SHSCABKA AYAA UTALIYO MIDA KALE WLH DADKAN WAA HORE DHINTAY CUDURO AYAA LAGA QAADSYA SOBIXINTA MEEYD WAAHORE DHINTAY ISKA CELIN WAAYE XASAN SHIIQ WLH SAAN SUMAHAN LAAXOOWLA WALAA QUWATA ILLAAH BILLAH 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Inaalillaah wainaailaahi raajucuun
@ApduuAhmed
@ApduuAhmed 4 ай бұрын
TV UPC is 😊 7:21
@MouhiKaran
@MouhiKaran 4 ай бұрын
Inalilah
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 4 ай бұрын
Subxaanallah xaasidnimo badan maxaay masaakinta intaas oo qarash ugaliyeen war Allah kacabsada kuwa xilaalka haayo xisaabtii alle idiin sugeyso
@bashiirbodhariofficial
@bashiirbodhariofficial 4 ай бұрын
Somalida adunyada ayaa barakac lagu dilan hadana dadkii 50 sano kahor dhintay ayaa labarakicina subxanallah meshan dowlad majirtee umada somaliyed ha duceystaan illah ayaa umaqane
@nasraali871
@nasraali871 4 ай бұрын
Bas waaaye soomliya waa u dhamaatiy ha la quusto 😢
@امرحمة-س5ط
@امرحمة-س5ط 4 ай бұрын
ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@xamralive
@xamralive 4 ай бұрын
$180 dolar Umadu ma wada awoodo yaa Rabi
@sahraisse2676
@sahraisse2676 4 ай бұрын
Formaajoow vilada ka soo bax ,maydkaaga la soobax miyaa xigtey, allow sahal amuuraha !!!
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 4 ай бұрын
Yaahuu shartoda illaah Baan kamagan galnay
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 4 ай бұрын
ilaaahy waxaan kabarryy malmo barakysan lagujiraa habeen jamco sogalayo waxaa filada somalia jogaaa o dhaan musibo dag dag alahaaa kurido ilaaahy idiin kuguuub inee waax kle dhafeen qaburahaa irsaqaaad karadiyen anii waxaa kutalin lahaaa inaa haal qof lagasariiin awalba lafo ahayen hagataan hakufaidaan
@fe8445
@fe8445 4 ай бұрын
Maamulka Banaadir waa in lagu doorto karti. Maya qabiil. Siday u maamulayaan 3-4Milyan hadaysan qashinka iyo arintan oo kale si hufan u agaasimi karin.
@youngboy5293
@youngboy5293 4 ай бұрын
Xasan Dhiiqo meel laguugu duugo hala waayo maykaadana haada ha cunto
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 4 ай бұрын
Subaxnallah
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 4 ай бұрын
Xasuusda gaaga daran qof aad ka samirday oo lasoo bixinayo
@mkhalif6834
@mkhalif6834 4 ай бұрын
Xasan sheikh qabuuraha “unugaa leh ”
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 4 ай бұрын
Waa wax qalbiga murug galiyo
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 4 ай бұрын
Ilaahow adaa wax walba ujeedid bal maxaa laga rabaa oo ahlu qabuurkaan loo rafaadinaa oo ehelkooda loo xasusinaa
@habsahabsa6341
@habsahabsa6341 4 ай бұрын
Allaha uu naxaristo dadki geriyoday
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 ай бұрын
Ilaahey wuuu arkaya😢
@CabdulaahicabdiDhaay
@CabdulaahicabdiDhaay 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@Xoogmaal2012
@Xoogmaal2012 4 ай бұрын
Subxanallaah
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 20 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 22 МЛН
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 152 М.
Incredible Moments Caught on Camera
30:40
UNSORTED
Рет қаралды 4,6 МЛН
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 65 М.
ILEYSKA VOA: Shidaal sahminta Soomaaliya | VOA Somali
23:06
VOA Somali
Рет қаралды 26 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН