Yaa sameeyey heesta markaab da'da jiray 15 ee Xasan Aadan Qaaday? Cumar Seerbiya

  Рет қаралды 38,621

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

6 жыл бұрын

heestan waxa kala sheegtay labada Abwaan ee Barre Maxamed Fiidow iyo Cali Diiriye Cali Gaab

Пікірлер: 86
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Abwaan + Laxamiiste + Kaban yaqaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️ Abwaan Qowmiyada Shanta Soomaaliyeed ay Jecelyihiin Heesihiisa 😍. Samatar ba cadeeyay mar laga waraysanayay BBC in Heesta markan Da'da jiray 15 u Alifay Abwaan Barre Leento. Abwaan Cali gaab aniga Alifay ma oran e dib ban u habeeyay bu yiri burbuki kadib. Heesta 1986 bu Alifay Abwaan Barre Leento
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 5 жыл бұрын
1986 ayuu heesta qaaday Xasan Aadan, xiliga uu leeyahay wuxuu yimid jabuutina waa 90th kkk heesta waxaa leh barre
@abdigacayte9
@abdigacayte9 4 жыл бұрын
Waaku salaamay cumar indr dad badan ayaa ku murmaaya heestaa ee bal waydii xasan anigu waxaan leeyahay cali gaab heestani sida ayku caanbaxday kacaankii dawlada ayaa jeclaaday kharash badana bixiyey markaas oo aan joogey xamer
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Heestan waxa Alifay Abwaan Barre Leento. Abwaa Cali Gaab si cad uma dhihin aniga Alifay e dib ban jabuuti ugu habeeyay bu yiri. Samatar Jabuuti 2016 bu tagay Heestana 1986 bu Abwaan Barre Leento sameeyay
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
Waa sheekadii imaaratka iyo somalia oo kale tolow keebaa run sheegaya anigu dee barre haduunbaaba iigu horaysee
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
abdi nuur awaare markeedi hore waxaa loo diiwaan galiyey Barre aadan fiidow lkn Kol dambe ayuu sheegtay cali gaab
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Cali Gaab ayaa runta sheegaya, waayo Xasan Aadan Samatar ayaa hore u sheegay
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
waala xaqiijin karaa waayo ninka heesta qaadayaa waa xasan aadan samatar wana nool yahay waxaana aan kula talin lahaa @Cumar Seerbiya inuu xasan aadan kasoo xaqiijiyo
@engasadaxmed7861
@engasadaxmed7861 3 жыл бұрын
Heesta waxa leh markaan da da jiray 15 markaan damac guur lasoo gacay waxaa leh cali gaab
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 4 жыл бұрын
Waxaan maqley 1988 waxaan kumaqley Barre Fiidaw runtii
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 4 жыл бұрын
Heestani beenayaal ayaa helay Rag badan ayaa sheegtay Ee ha lagu noqdo?
@maxedcalicawad9247
@maxedcalicawad9247 4 жыл бұрын
Waxaa kalasaarikaro abwaanada iskuhaysta heesta xasan aadan oo hada nool
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
Cumar Serbiya sxb waxaan kaa codsan lahaa in khadka telephone-ka kol aad kula hadashana aad ka xaqijiso fannaanka qaadaya ee Xasan Aadan Samatar waa iga tallo si aan u ogaano ninka iska leh
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 5 жыл бұрын
Mukhtar Othman , bbc da ayaa waydiisay waxana uu ku jawaabay waxaa alifay Barre Maxamed Fiidoow
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Samatar Mar hore ba la waydiiyay wuxuna yiri Erayada iyo Laxanka Waxa Sameeyay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
Xasan aadan ayaa kajawaabi kara taas
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 4 жыл бұрын
Wu ka jwby wll wxuna shegay inu abwan barre maxamed fiidow leyhy
@mohammedabdihussen4181
@mohammedabdihussen4181 4 жыл бұрын
Abdullahi yare video halkeen Ka helaa oo xasan Aadan Ka jawaabay
@abdulfatahgaboobe5898
@abdulfatahgaboobe5898 2 жыл бұрын
@@mohammedabdihussen4181 bbc ayaa waraysatay 2008, waxaa waraystay Yusuf Garaadm barnaamijk ciida
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 4 жыл бұрын
Barre maxamed fiidow waa ninka heesihiisii xabiiba tooxow ay qaadi jirtay fanaaniinta wada qaadaayaan waa nin tagay
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
haa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento
@guureguurre338
@guureguurre338 4 жыл бұрын
Ma aqaan mid runshegaya lakiin waad helaysa dhowr hesood oo fanaaniin kala duwan qadayaan magaalo ama gobol kaliyana lagu amaanayo gaar ahaan meelaha sugaantu qabato sida Wardheer, Nugaal, iyo Hargaysa
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Xasan baa ka hadlay cadeeyay na in bare fiidoow leeyahay
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Gulwada yar oo degmada Kaaran fan kiisu dhaafsiisnayn ayuu ahaa. Cali Gaabse inta Somali dagto oo dhan ayaa laga yaqaanay
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Cali gaab heeso badan ayuu sheegtay tan kaliya maaha mida kale waraysiga laga qaaday dhagayso waan u cusbooneysiiyay ayuu leeyahay heesta oo uu xasan horay uqaaday marka cali gaab waxbaa isaga darsan allaha unaxariisto
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
ninkan ama guulwade ha noqdo ama weligii yaanu dhaafin Xamar gar Alley taqaanna whuxuu yidhi ha la weydiiyo Xasan Adan Samatar markaa yarkan waraysanaya cumer Serbiya ayaa khaladka leh waayo ninkii qaadaey ayaa la weydiin karaa cidda u dhiibtey
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe iyaguba Guulwade bay ahaayeen ma Guulwade ba ceeb ah. Heestan waxa Alifay Abwaan Barre Leento 1986 . Waxa Xaqiijiyay Samatar o waraysi BBC lagu waaydiiyay. Abwaan Cali gaab aniga Alifay ma oran e dib ban U Hagaajiyay bu yiri mar Samatar Jabuuti tagay burburki kadib e wax hubso. Abwaan Barre Leento 80 Heesood iyo Ruwaayado Caan ah bu Alifay Shanta Soomaaliyeed meel uusan tagin malaha
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir sxb ma adan daawan miyaa Waraysiga Abwaan Cali Gaab wuxu yiri burburki kadib ba xasan aadan samatar jabuuti igu yimid o i yiri i xafidsi heesta markaan da'da jiray 15 way iga luntay laxankedi markas ban la duubay wa dib u cosboonaysiin e heestas 1987 bu Allifay Abwaan Barre Maxamed Fiidow Warsame Leento markaas buna qaaday Samatar waxa arintaas bbc ka cadeeyay samatar o ila hada nool. Mida kale Wxn filaya kuray yar ba tahay e iska baro Abwaan Barre Maxamed Fiidow Warsame Leento wuxu Allifay 100 hees kabadan iyo Ruwaayado wana Muusigiiste weyn o iskuul muusig bu ka baxay yaraantiisi heesihiisa waxa kamid ah: 1. Heesta Yaan cagahu ku jabin ( Hanuuniye ). 2. Heesta Jiririco- Allahayow maxa iga qabsaday ( Sulfa , Marna Xaliima Codweyn , Marna Farxiya Fiska ). 3. Heesta Hayaan badan ( Cabduqaadir Xasan ). 4. Heesta caasi waalidiinow ( Cabduqaadir jubba iyo Nadiifo Cali Kulane ). 5. Heesta si uun i gal - ixtiraam gobaad ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 6. Heesta laab dooxanta dawadeedi tahay (Xabiibo Xasan Tooxow , Marna Saafi ducaale ). 7. Wa amaanta inaad u qalanta ( Lafoole & Xabiibo Xasan Tooxow ). 8. Cakuye ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 9. Waa dhaawac culus ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 10. Heesta Markaan da'da jiray 15 ( Xasan Aadan Samatar ) . 11. Kaska cad - caashaqa ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 12. Caashaqa dhabta ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 13. Uurkiyo qalbiga ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 14. Hayada fudud ( Saynab labadhagax , marna Xabiibo ). 15. Sidii ulaha ( Lafoole & Nadiifo Cali Kulane ). 16. i sheeko waydi ( Cabdi Tahliil ). 17. Halloow ( Cabdi Tahliil & Xabiibo Xasan Tooxow ). 18. Ruun ifka ku jeclahay ( Lafoole ) 19. Xugmanayd dhacdo u daa ( Lafoole & Xabiibo ). 20. Xeerka dumarka marwo u noqo ( Cabdullaahi Boqol ). 21. Sidi nirigta maandeeq ( Lafoole & Boqol ). 22. Ada sidi xariirti ah ( Cabduqaadir Jubba ). 23. Gafka ina xambaarto ( Cabdow Aramram). 24. Ahlan wa sahlan ( Cabduqaadir Jubba & Nadiifo C kulane ). 25. Kun qade kowna ku daro ( Binti cumar Gacal ). 26. Darmaanta qaaliga ah ( Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento & Xabiibo Xasan Tooxow ). 27. Ninka ya u warama ( Qamar Cabdullaahi Harawa ). 28. Ma idinku un ba is raba ( Saado Cali Warsame ). 29. Ma intan ka badan wax la aamusa ( Axmed mooge ). 30. Madfaca aqalkayga gubay ( Xabiibo Xasan Tooxow ). 31. Adduun wa tiro qabyo ah ( Hibo Nuura ). 32. Yaa qaranka difaacaya ( Abwaan Barre , marna Axmed Sali , marna Boqol ). 33. Ma dhawa eelkiyo fitnada ( Aadan Goobe ) . 34. Midnimo uso noqo ( Axmed Nuur Jaangow ). 35. Hiddi Diya Hidooy ( 11 qof ba isla qaaday waxa ka mida Cabduqaadir Jubba , Khadra Daahir , Lafoole ). 36. Hoobal ya wadani ( waxa isla qaaday 11 qof o ay kamid yihiin Maryan Mursal , Lafoole ). 37. Ada wabi iyo bad wada helay ( Maryan Mursal ). 38. Haybadaadu wa qarankaaga ( Aadan Goobe ). 39. Waqtiyo nasiib ( xaawo hiiraan ). 40. Ka joog adiga maahe ( Axmed inshaar , Shankaroon , Xasan Diiriye , Saafi Ducaale ). 41. Isu qabe an lo qabin ( xasan Diiriye iyo Shankaroon ). 42. Taada isla yaab ( Cabdi baadil , Sahro mire, Nimco Yaasiin ). - RUWAAYADIHIISI waxa ka mid ah ( 1. Qabri Hadimo 2. Ka joog adiga maahe 3. Beeney raadka raacdo kugu maqan ). - Sido kale Abwaan Barre Maxamed Fiidow Warsame Leento wa Abwaan gabayo badan o wadani ah o shucuubta Soomaaliyeed lagu waaninayo tiray .
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 3 жыл бұрын
@@kingmogadishu3703 afkaaga malab iyo caano wax badan ayaa iftiimeysay waana soo baaray wax kastana waa sidaa u sheegtay
@muxudiinfaray353
@muxudiinfaray353 6 жыл бұрын
Casan aadano kahadlayo ken
@calaacalmadobetv8612
@calaacalmadobetv8612 3 жыл бұрын
Heesta ceel buur waxaa sameeyay nin reerow xasan ah oo cabdi wali la dhaho ninkaan cali gaab la dhahaana wuu bililiqeystay
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Cali gaab wuuka horeeyay wuuna ka Murti Cuslaa waxay isku Darajo ahaayeen Maxamed Cali Kaariye, Sangub, Hadraawi, Huryo ragaas bay isku Maqaam ahaayeen Lkn Barre wiil yar buu ahaa wuuka dambeeyay wuxuu sheegayana been maaha isagoo da, yar baa laga yaabay mucjisadiisa Riwaayado ayuu sameeyay iyo Heeso Caan baxay Musica iskuul buu ugasoo baxay iskama sheeganayee Heestaan waxaa leh Barre Abwaan Cali gaab waxaa laga yaabaa iney faham la,aan jirto Hees Qani buu ka yahay iskama sheeganayo wuxuusan laheyn e
@ahmedqasim460
@ahmedqasim460 10 ай бұрын
Xasan adan ayaa la weydiyey wuxuna ju jwby in barre fiidow leyahy
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 5 жыл бұрын
Mala abwaan Cali Gaab 15 Aya iskugu Darsamay
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Wuxu qalday Heesta waa 15 jir Sheekh wacani dhalaye. Abwaan Cali Gaab Alle ha u naxariisto Xusuusta ka luntay
@abdirisakali7792
@abdirisakali7792 4 жыл бұрын
Ninkan fiidow la leeyahay ma 2020 buu soo caan baxay? Muxuu tiriyay ee kale hadiiba heestan loo daayo
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 3 жыл бұрын
Wareysiga buuxo ee uu astan tv siiyay soo daawo adaa ogaa doone
@safoahmed6109
@safoahmed6109 3 жыл бұрын
Cilmi uma lihide dadka weydii Hadaan heeso caan ah uu sameye aan kuu shego waxa kamid ah 1- heesta ee qaado xabibo toxow ee aniga dumar baan ahaa 2- heesta lafoole ee Ruun Abwaan barre fiidow waa abawaan soomaaliyeed xiligaan la joogo ayaan ag fadhiyaa oo cilmigiisa ka faaidesanaya alxm.
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 жыл бұрын
Heesta Isa seeg Lafoole kaliya Soo dhageyso. Kedibna nagu Soo noqo abdirisaq
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 жыл бұрын
Kaskacad xabiibo xasan tooxowna ku darso
@abdullahiiomar5910
@abdullahiiomar5910 Жыл бұрын
Waana aqoon dheh balse muxuu tiriyey ha dhihin sxb Isa seeg (lafoole) Uurkiyo qalbiga (xabiibo x tooxow) Adduunyadu waa firaash khalqigu wada fuushanyahay (xabiiba x tooxow) Anigu dumar baan ahay (xabiibo x tooxow) Ogow Ruuney ogow (lafoole) Kaska cad ( xabiiba iyo dayax dalnuurshe oo gadaal ka qaaday) Lama wada tirin karo balse wareysigiisa oo full ah Astaan kasoo daawo hadii aad rabto inaad wax badan ka ogaato
@hassanomar4299
@hassanomar4299 24 күн бұрын
Heesta markaan jiray 15 markaan guur la soo kacay, Waxaa Tiriyey Barre maxamed Fiidow. Waxaana markahaati Cabdullahi cal Cumar Oo masuul kaydka cajiladaha Radiyo Muqdisho. Oo hadda Deggan Maraykanka.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
BBC. Radio muqdisho. Radio hargeysa. Radio adisabba. Radio jabuuti. Intaaba waxaa u diiwaan gashan barre macamed fiidow. Markaa intaasoo warbaahina Markey diiwaan gelinayeen cali gaab xagee jiray markuu 20 sano dabadeed sheegano.
@MDacar
@MDacar Жыл бұрын
Waxaaba nool fanaankii heestaan ku luuqeeyey we Fanaan Xasan Adan Samatar.
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
MURANMAAL Hartiy
@mohajama5621
@mohajama5621 5 жыл бұрын
Intuu NOOLA mad sheegatid
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Intuu nolA waxaa shegay xasan adan samatar asaga kala baxshay raga
@nafisaabud653
@nafisaabud653 Жыл бұрын
kan waxiisa waa xoog
@user-fm5hp2rb9u
@user-fm5hp2rb9u 3 ай бұрын
Hesta,waxa,iskale,cali,gab,marku,RadioShack,Djibouti ka,hadlayay,ama,intu,dhiman,maxad ushegan wayday marku,waraysiga bixiyay iyo markad sheganayso mudo dherba,udhaxaysa
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 5 жыл бұрын
Sxb cali gaab wuu caan san yahay adigu abwn caana matihid hadaladaada ayey ka muuqataa iyo sidaad u xayeysiinayso ayey ka muuqataa waxaad tidhi marbaan ka mid ahaaa 8da nin ee wax tuma ama wax laxameeya kooda ugu fcn markaa sxb taa been ayaad ka sheegtey ma ckariim qaarey xasan greet jiim ma kuwaasaad ka caansan tahay wax laxameeya saddexdaa nin ayaa ugu badan heesaha soomaalida xarawo jango axmed cali cigaal saalax qaasim waa ragga ku xiga saddexdaa nin ee bahasha milix innaga dar
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 жыл бұрын
Cismaan Mohamed zhb hargesa ayan joga wxn aad ula dhacay waraysi laga qaaday xasan gared zhb miyaad codsi nooga gudbisid kan dulyar la idhaah ee jiir noo xayaysinayay ood ku tirahdid xasan gared wax badan baah ku dugane taarikh noga reeb
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 5 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 abdi raxmaan dhuule insha alla koley koonfurta marmar waan tagaa sidaas ayaan ku odhanayaa
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 жыл бұрын
Cismaan Mohamed oky zhb lkn adigu magaladed daganty imika
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 5 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 burco
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 5 жыл бұрын
Ninkaan sxbow hadal kiisa runta buuka sheegay, waxaadna ku ogaan karta isma faanin ogow ninkaan abwaanintii mucjisada fanka ku ahaa buu kamid yahay asagoo dater buu fanka soo galay waqti yer buu heeso kala duwan ku sameeyay, waraysigiisa oo dhamays tiran daawo ninka raga hadalkiisa baa laga fahma xaqiiqada, Nin hadad aragtid raga lamid kaa aan waxter kooda kahadlin rag aqoonta aad ugu yer, Mida kale xiligay heeska soo baxay waaba waqti dhaw oo aad u fagayn,
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
NINKANI WAA BEENAALE HEESTA MARKAAN DA'DA JIREY 15 WAXAA LAHAA ,MIDNA MALAHA WALLAAHI WAXAA LAHAA IBRAAHIM CIISA TUUR IBRAAHIM CAJAA'IB NIN LA ODHAN OO DHINTAY WAA LABA BEENAALE BARRE FIIDOW WAA REER KOONFUR EREYADU WAA REER WOQOOYI CALI GAAB MA TIRIN XASAN AADANNA WUU KA BEEN SHEEGAY WUU OG YAHAY NINKII U DHIIBEY WUU OG YAHAY IBRAAHIM CIISE WUXUU AHAA SARAAKIISHII HORE EE XOOGGA DALKA CABDULLAAHI YUUSUF AYEY RUUSHKA WADA JOOGI JIREEN OO MAGACA U BIXIYEY IBRAAHIM WUU DHINTAY ALLAAH HAW NAXARIISTO RIWAAYADO BADAN AYUU LAHAA OO AY KA MID AHAYD DHEGIHII MAQAL BEELA FARAHAW DHAQDHAQAAQA.
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 2 ай бұрын
Wllo koofur wax ma alifaan maa kaa dhadhacsan run io been ha inoo danbeesee bare maxamed fidow heesaha uu alifay bisaa kugu filan koofurta inee wax alifaan io inkale mida kale heestan waxaa loo diiwaan galiye barre maxamed fidow
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
@@mulkidahir3837 WAXAAN OGAHAY HEESO BADAN OO WOQOOYI IYO KOONFURBA MARKEY DHINTEEN DADKIU ALLIFEY LAGU QABSADAY OO AY SHEEGTEEN ABWAANIIN KALE IYADOO AANEY XAGGA AAKHIRO KU FIICNAYN BA HEESAHA IYO WIXII LA MIDA ALLIFAADOODU MAANTANA SOOMAALI WAYBA WAREERTAY OO WAX BADAN AYAA LAYSKU HAYSTAA ,BAL WAXAAD EEGTAA SIDEY EREYADU ISKUGU BEEGAN YIHIIN WOQOOYI IYO KOONFUR WEY KU KALA GEDDISAN YIHIIN DHAWAAQAA IYO HAB KA HADALKU ISKU QABSANAYO ,TUSAALE HEESTA ,,,MARKAAN DA'DA JIREY SHAN IYO TOBAN ,,,,,MARKAAN DAMAC GUUR LA SOO KACAY DOOKHAYGA MARKAAN U SAHAN TEGEY ,,NAFTAYDA MID AAN U DOOR BIDO ,,,,,DA'DEED ANIGOON KA GARANAYN ,,,,HABLAHA KA DAYDAYO MIDDAAN IDHI ,,,DABEECADEHEDA GAAR IYO BAL AAN DUL AHAAN TILMAAME,WALLAAHI WABILLAAHI WATALLAAHI BARRE WUU KA BEEN SHEEGAY WAA HADAL IYO EREY BIXIN REER WOQOOYI DHALAY AYEY AHAYD IIBRAAHIM CAJAA'IB MARKUU ALLIFEY HEESAHA XASAN AADAN KUWO BADAN OO RAGGII LAHAA RAG AAN AHAYN LAGU SHEEGAYO AYAAN ARKAY IYO FANNAANIIN KALOO BADAN MARKAA MAANTA SOOMAALI WAX BADAN AYEY KALA BILILIQAYSATAY UU FANKU UGU FUDUD YAHAY
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
bare maxamed fiidow lento
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Dambarsame jeedaalo deex doorbido ilaahbaan idinku dhaarshee erayaduu ku murmayoninka magaciisu fiidow yahay eega macnahoodaba ma garanayo tororogle cali diiriye aun ayaa dhintuu maqlay
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Cawaan ba tahay Magac qof iyo Erayo maxa iska galay. Heesta Marki Da'da jiray 15 waxa Alifay & Laxankana Saaray Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento 1986 bu Samatar qaaday. Abwaan Cali gaab dib ban u cusbooneysiiyay bu yiri wa oday xasuusto ka luntay midhaa. Fanaan Samatar ba ka hadlay o yiri 1986 waxa i Alifay Abwaan Barre Leento e wax hubso
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 4 жыл бұрын
Xoolo inaa tahay waxa cadeyn u ah inaa qofka ku maageyso magaciisa uun fiidow calasow cosobow raagge faarax iwm waa magacyada ugu fcn ee reer koofurka la baxaan taas macnaheeda maaha ineysan af somali aqoon
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 4 жыл бұрын
Asal hargeysa Barre maxamed Fiidow heestaan markaan Da,da jiray 15 heeso ka erayo adag ayuuu sameeyay oo aad u badan malaha waadan aqoonin heesihiisa raadi tusaale heesta kaskacad ee ay qaado xabiibo xasan tooxoow
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Ninkaan ma reer Xamar baad u maleysaa war ninkani waa Reer Gobalada dhexe reer Galgaduudeed Murti iyo Suugaan Qani bay ka yihiin
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Bare muxuu yahay cali gaab waaba naqaanaaye ninkani heesihiisa maxaa ka mida waa beenloow ninkaan
@odawaahmed8766
@odawaahmed8766 4 жыл бұрын
Xabiibo xasan toxow heesaheeda dhan ninka sameeyay waaye
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
Ahmed cali waqooyi ayaa sidata waxaad noqonaysaa markhaati beenaale siduu caligaab u Hadley waa shaki waayo waa u cusbooneysiiyey hees cajaladah ku jirtaa macquul ma ahaa.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
.adeer waad edeb dareentahay muxuu yahay waa Khalad magaca waqooyj iska soo dhig ma tihid.
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ahmed Ali Waqooyi Jaahil ba tahay Abwaan Barre Leento 80 Heesood iyo Ruwaayado Caan ah bu Alifay wana Academic kaso baxay iskuul Muusig wuxuna ka mid aha 8 qof e kabanka loga dambeeyay 80 meeyadi. Heesihiisa waxa qaaday Samatar , Axmed Mooge , Kuluc , Xabiibo Tooxow, Hanuuniye , Juba , Sahra Dawo , Cigaal , Lafoole. Waxa Xaqiijiyay Samatar inu Abwaan Barre Leento heestaan leeyahay
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Beenaale weynaaday, heesta waxaa lahaa Cali Gaab Ilahay ha u naxariistee. Reer xamar ku beenta may ka waynaadan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Heeskan waxa leh Barre Maxamed fiidow; xataa raadyow Hargeysa iyo radyow Muqdisho waxa ku qoran keydkooda inuu Barre leeyahay.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed beenaale erayadaa sheegay ku qabso ku qadi mayside koonfur bililiqo halkaasay maraysaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Inaadeer ma khasoobayo bal erayaduu nin fiidow la yidhaa ku murmayo eeg cali diirye aun ruwaayadiisii farxadi wa naxdin heesaha caasha cigeh iyo cabdiraxmaan dheere u fiirso
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
@@asalhargeisa3668 Waad mahadsan tahay sxb wax baan kala faaiideysaneynaa wax aan kugu aflagaadeeyo ma garan karo akhlaaqiyanna sax maahan walow adigu aad beenaale igu sheegtay. Anigu ima kala xigaan Barre Maxamed Fiidow iyo Cali Gaab, waa labo nin oo Soomaaliyeed. Barre waa ninn gobollada dhexe ka soo jeeda cidna kama af Soomaali badna, wareysiga hadda laga qaaday ma waxa kaaga muuqda nin garam garam ah oo afku ku adag yahay. Heesaha aad taqaanid qaarkood oo ka midho culus heeska XASAN ku qaado ayuu Barre leeyahay. Haddii fankii loo kala qaybinayo waqooyi iyo koonfur taas anigu waxba kuma qiimeeyo, ogowna Cali Gaab midna maaha waqooyi iyo koonfur. Intuu Soomaaliya joogayna Xamar buu joogay oo ka shaqeyn jirey Bari iyo waqooyi midna ma joogin markuu burburku dhacayna Djibouti buu dib ugu laabtay oo asal ahaan uu ka soo jeedo abwaanku.
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Waryaada Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento wuxu leeyahay 80 Heesood iyo Ruwaayado Caan ah wuxuna so noqday Gudoomiyaha Kooxdi Heesaha Heegan. Heestan kuwo ka erayo culus bu Alifay Laxankana u saaray
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
Beenayaale
Qisada heesta Siraad ee Xasan Aadan Samatar qaado
6:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 273 М.
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 160 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 50 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
Sidee loo laxameeyaa heesaha ? Qaybta 2aad
35:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 26 М.
SOO DHAWEYNTII ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOW
9:27
KNN
Рет қаралды 2,9 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 32 М.
Qisada heesta Yufle  ee Kinsi Xaaji Aadan qaaday
9:59
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 63 М.
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 23 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 848 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН