Qisada heesta wax la'aan ha guursan & Fanaaniinta Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdillaahi |Daawo.

  Рет қаралды 22,845

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Dib u milicsi:-Maxaad ka taqaan Qisada heesta wax la'aan ha guursan ee ay ku wada luuqeeyeen Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdillaahi iyo Ruwaayadii ay ku jirtay ee lala wada ilmeeyay.
Soo jeediye:- Abwaan Ilkacase

Пікірлер: 36
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Aad wanaajiside dhoof wadankiina aan uga tagay weeyaan erayadii xasan x. Cabdillahi Xasan-ganey, Ruwaayadii Dab Jacayl kari waa Amina Cabdillahi Allah SWT Naxariis waasaca ha siiyo
@MohaaHassan-rg8gz
@MohaaHassan-rg8gz Жыл бұрын
Xasan ganeey ma dhimane waa nool yahay
@Mamar6310
@Mamar6310 3 ай бұрын
WAABAN ILMEEYAY. XASUUS DHEER BAAN GALAY
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
Ma wax aan la ilmeyn baa xusuus darteed.
@abdiwalixoog8326
@abdiwalixoog8326 Ай бұрын
Aad wanaajisid heedhee ❌ Aad wanaajiside Dhooof✅
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 9 ай бұрын
Wll. Halkaasi waa aad wanaajisee(DHOOF) si aad u hesho hanti aad ku hanato jacaylkaga weeye Macnaha ama dulucda Heestu.
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
xasan cabdulahi xasan ganay abwaan buuxa amiino cabdulahi iyo cigaal lafdhabartii wabari
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
Mahadsanid.
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
AHUN MARXUUMADA 18/04/2023 AYAY GEERIYOOTAY AAMINA ABDILAAHI HIRSI
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
dadkii dawday ban ka mid ahaa dadkii heestan markay socotay godka misiga lagu tumayayay dhakada ka koray garankii u xidhna iyo surwalkii jeex jeexna iyo dabkii u shiday intaba waan xasuusnay, inta u sheegyba wa ruunti waliba anigu intii misiga tuamaysay wan xasuusnay heestii ugu lxnaka wanagsanayad Cigaalba laxnaka iyo misigiba laha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
Yaa muusig tumayay ood xusuusataa?
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
@@roblemaer4834 waxa tumyay 1.Maxmed Xayle Aweys Durbuubad 2..Caydaruus Oraganka 3.Nuur Maxamed jiisaw Sagsaafoon Tanor 4. Maxmed Saleeban al Mahadi Sagsaafoon Alto 5. Axmed Shariif Corneeto 6 Bays Tiifow 7 Siciid Xarawo gintarka 8.Salaax Qasim Violin 9. Cadalooli Baytari, waxa u sheekadan ka sheegay waa runti walee waan arky isagoo waxan jiriin sheegaya lakain taan waa ruun ayuu ka sheegay dabkii la shidayay ayuu illoobay waliba .
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
@@ibarahimcali7574 Si yaab ayaa loo tumay heesta.
@adamabdi743
@adamabdi743 Жыл бұрын
Laxanka waa Jaangow iyada iyo heesta ambabaxaye socodka
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
@@adamabdi743 may sxb jango aun riwaayadda oo dhanbuu laxankeeda sameeyay marka laga reebo heesta faraskaagi laga badi oo bacalwaan sameeyay lkn heestan laxankii cigaal bay u egtahay
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Noo Soo Daaya Riwayadi U Sameeyey Abwaan Ahmed Salebaan Bide Ee Jeel iyo Jacayl Ee Ay Agtariinta Ka Ahayeen Sahra Axmed Jamac Alle Swt Ha U Naxariisto iyo Mohamed Ismaciil Aburaas Oo Nool Imika Hargeisana ku Sugan
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
KZbin ka fiiri Channel ka Waayo waayo waayihii wacnaa kaas ka fiiri
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 Жыл бұрын
Qaladka waa tafaf tiraha
@siidaxmed8196
@siidaxmed8196 Жыл бұрын
Asc saxib sare JEES nin culus
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 Жыл бұрын
Ha dhihin ninkii aan caashaqay ee dheh wiilkii aan caashaqay, MAHADSANID
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Nio somalida fudeyd ayaa lagu ebtaleeyey🙁
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 Жыл бұрын
Sooqaad qisada heesta bara riyaaq
@aboutafrica5830
@aboutafrica5830 Жыл бұрын
Riwaayadii dabjaylkeriwaa riwwyad udhiganta maan daawan waxay ahayd riwaayad ay ku dhantahay hido iyo dhaqan.keenii Somaaliyeed iyo qisooyikin mudnaa (oskor)
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 9 ай бұрын
War heedhe wll Heestiii Qiimaha badnayd baad sisii oodkaca u jarjartay oo qiima dishay ee maxad sas u yeeshay . Maad ka faalayso oo ka dib 4 page so wada dayso. Alleylee dhaawac bad herstii qalbiga kicin jirtay oo goonida u duubnsyd ee aann ku duubnayn Raawada . Heeskina wad kala dhantashay wll sorry sorry walahi
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 4 ай бұрын
War misaajidka gal hees kuwii qaaday ba ka shaleynaye
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 9 ай бұрын
Fadlan wll Heesti Qiimadishaye. 4 ( page ) xiriirka u duubnsa. soo geli youtube ka. Wayo wanu dhegaysan jirnay oo Xasan geni wuu ku farayaraystay. Lakin adigaa dhilay oo maqas la dhexgalay ee Codsigaygaas tixgeli oo Dhamaystir u so geli 4tii PAGE. oo xiriir ah.
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:56
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 52 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.
6:59
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 75 М.
Fankii Hore Alle Ha-u-naxariisto Abwaan Ilkacase
7:30
Dalsoor
Рет қаралды 14 М.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 197 М.
Qisada Heesta Axadii | Waa la ii adimay Axmed Rabsha
5:38
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 29 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 450 М.
TAARIIKDII JACAYL AUN ABWAAN MAXAMED CUMAR NUUR NIDAAMIYE
18:31
Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi - Weli Alloow
14:24
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН