Qisadii Dilka Culimada Iyo Burburka Soomaalia Sh Maxamed Idriis

  Рет қаралды 13,394

SAKINA MEDIA

SAKINA MEDIA

Күн бұрын

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Пікірлер: 26
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u Ай бұрын
😢 illaahayoow noo naxariis oo duliga na dul qaad .
@yusra2501
@yusra2501 Ай бұрын
Sheeq illaahay ha ku xafido dalkana illaahay haynoo ilaaliyo amiin🤲🤲🤲
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Allaha u naxariisto shuhadadaas!(walee aakhiro warweyn ayaa jiran)
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm Ай бұрын
Sheikh run buu sheegay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
Culumooy siyaad Barre ka hadha. Nin bahalo kala ilaalinayey ayuu ahaa. Soomaali madow waa awaarland. Illahow kuu naxariiso, kuwa kuu gafo oo caami iyo culumo leh illaahey ha qabto.
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Oo mawaxad leedahay aamusa kama hali kartaan dadkii dhibka noohorseeday ee weli laga sookaban làyahay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
@@MaxamedSanka99-qm6mg Cali Mahdi, Caydiid, Muuse Suudi, Cabdi Qeyrdiid, Mohamed Qanyare, Cumar Filish, Xaaf, Mohamed Dheere, Sheeraar, Salaad Jeelle, Cabdullaahi Yuusuf, Cali Geedi, iwm. Soo kulligood Khawaarij ma ahayn??Ka hadalbe sow kuwaasoo dhan shabaab ma aheyn!!!!
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😊😊😊Subxaanallaaha yaaahuuu
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Ай бұрын
Maxaa xal ah hadda ayaa muhiim ah ninki culumaa iyo ninkii garaad leh oo wadankii gacan kale galay oo lana qarinaayo oon run la shegeynin shacabka maahe lagu qanacsanyahay .
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Ай бұрын
Wa waxaa aynu la dhibanahay marka halkas ayu ina ka haystack
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Ай бұрын
Religious Industrial Complex is pumping out the ghaib information from the Past and from Future. What about dealing with the Present situation.
@AliMohamedSugaal
@AliMohamedSugaal 24 күн бұрын
😊😊
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc sheikh hada ka waran 40 sano ka bacdi hada culamadii masaajidka yaa lagu leynayaa ayagoo tugabaya allaah ha sahlo
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Sow arintii sababtay kama uu hadlayo dulli nimadaa waamaxaay maka xunthy culimadu ineey xaqa kahadasho
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 Ай бұрын
Ad ba uga xumahay in dadkii samaha dadka fari laha uqdad iyo xuman dad walalo ah in xiligan la jogo la faleeyo wakhtiga madow bilowgiisii
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc siyaad barre xumaan iyo wanaagba wuu lahaa binni aadam waa khaldamaaa balse waxa kadanbeeyey sheikhoow maxaa ka danbeeyay daalimiin kaxunbaa kadanbeeyey dad iyo aduunyo midna aan dhaafin mooryaan yaa ka danbeeyey 🦂🦟🪳🪰🦫🦫🪰🐒🫏🫏🐒🫏🦨🦨🐒🦂🦂🦟🦟🪰🦫🦫
@siciidcartan7571
@siciidcartan7571 29 күн бұрын
xayawaan xoolaha cowska badsada ayaa tahay.markaad quraaradda laasato ayaa snm kuu muuqataa
@khalid5318
@khalid5318 Ай бұрын
Siyaad bare ayaa dilay isagana general caydiid ayaa wadanka ka saaray iyo intii wax dishay xisaab weey danbeysaaa
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Dowladda hadee dulmi wado kawaran? ​@@abu-ff8ws
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Siyaad cidi madiline tii allaa utimid qof waliba iyo xisaabtii xag aakhiro
@fahmo2569
@fahmo2569 Ай бұрын
Culumada magaca ayeey wadaagan adigu ma deeyn laheyd xasan dahir . Ahmed madobe mahad karatay roobow Cali dheere iyo kuwa kalooban SHEEKH IDIRIS INTAAD joojisan comantiga iyo dhacdo hore waxaad wax kaqabatan xasuuqa umada lagu hayo intaad dibadaha ku kala dhumaten anaga muxadaroyin hanoo qabanine kalaya na horkaca oo aayad kad nagu dul aqriyesan ka dhabeya Nabigu SCW dagaalka ayuu horkici jiray ee intuu meelka fogtago uma hadli jorin sida idinka oo wax tagay uun daba taagan taasi tagtaye maxaa talod heysan ??????
@siciidcartan7571
@siciidcartan7571 Ай бұрын
ninkani waa sheekh alle cabsi noo sheeganaya .ninkani wuxuu doonayaa inuu ka sheekeeyo wixii dhacay.waxaan ka xumahay inaanu run ka sheegin wixii dhacay oo ugaan uga boodayo ama u dafirayo dhibkii somaliland loo gaystay ee aan cidi la qabin.haddaba sheekhow adigu waxaad ereteri waxaba kaama khuseeyo arrimaha somalida.waxaad tahay xaqiir beenale ah.
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Sheikhu cidna maxaqirin ee adigaa beenaale kaadib who somaliland dheh snm hadaad xanuunsantahay adigu
Qiso Xanuun Badan Naag Gubtay Yaanyur Sh Maxamuud Xaliike
14:56
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 4,1 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 8 МЛН
Qisooyin Yaab iyo Qosol Badan Oo Qaadka Kusaabsan
19:05
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 17 М.
Waa Maxay Xukunka In Laga Barakeysto Saalixiinta Jidhkoda ama Waxa Ka Go'A ┇► Sh Cabdulahi Barbarawi
21:36
بــــــــر خـــــــــد الــــهــــــــاشــــمـــي
Рет қаралды 65
DAAWO Sheekh Umal oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Falastiin iyo Yuhuuda
26:33
9 Qiso Oo Qosal Badan Oo Kusabsan Marqanka
19:40
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 8 М.