Dadka madhibaanka dhibka ugu badan ku haya waa reer Waqooyiga.
@Never_give_up4848 ай бұрын
Maxaa dunida rag qiimo nolosha ku lahaa ka tegay.
@farhanodawa49162 жыл бұрын
Xaqiiq. Allahayoow Naxariistaada noo Fidi
@bangtanboys4256 жыл бұрын
Maashaalah abwaan hadraawi
@baxnaano14365 жыл бұрын
Walee been ma ahan qofkii noloshaas soo arkaa soo arkay xanunka ay leedahay 🙈🙈🙈🙈🙈
@HSA36145 жыл бұрын
Qofna qabiilkiisa ma diidano mana diidikaro lkn marxuunka is ma daafici karo ahaha u naxariisto lkn hadraawi naceeyb ayuu sii abuuraya hadii uu abwaan dhalada yahay waxaas kamuusan hadlaayn lkn hadraawi wuxuu isleeyahay wanaag kasheeg Omar dhuule siqaldan ayuu wax uga sheegayaa
@gulledali99474 жыл бұрын
Runtuu taabanaya zhp
@kadardirie69053 жыл бұрын
Miyaad ogtahay run iyo been waxay tahay Ninkani hablaha gabooye gabayguu u turiyey akhriso wlhy Inaan ka guursado ayuu igu dhiiri geliyey 100% Alle amarkii mooyee waan ka dhabaynayaa insha Allah 💯🚶🏾♂️
@nasirali-vv7dd3 жыл бұрын
Af somaliga fahankiisa iskuma fiicnidin.
@Naagnool124 Жыл бұрын
@@kadardirie6905ha guursan wll haddaad sidii tabtii Axmed Cali Cigaal markaad ka xiiso dhacdo ama lagaa badiyo waa laangaab naagtaadu aad furayso. Haddaad qofka ku yidhaa midgaan yahay aadan noqon ka ugu horeeya ee ka jawaaba. Ha guursan haddaad asaageed dhaafinayn oo ka nolol qurxoonaanayn kuwa laandheerayaasha isku sheega.