Qiso layaable : Nin waraabe noqday oo burco ku nool.

  Рет қаралды 18,368

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 23
@user-yw5yt2jq1q
@user-yw5yt2jq1q Ай бұрын
Waxaan daawanayaa 2024 agusto 11 maallin axada 🎉
@user-yf6hm5dq6x
@user-yf6hm5dq6x 14 күн бұрын
Bisinka 😮
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 Жыл бұрын
Waa iska Quraafaat
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 12 күн бұрын
Subxaanalaah kani waa beenatii oo qofa 😂😂😂😂😂😂
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 26 күн бұрын
Subxaanalaah waqooyi musiibaa taal
@user-lz6jm2ym3q
@user-lz6jm2ym3q Жыл бұрын
Muhiimada loo duubay vedio maha sheeko lkn wa inay nabad tahay burco m.a ❤
@Mr.techonolgy
@Mr.techonolgy Жыл бұрын
Subxalah 😮
@mohamednur1696
@mohamednur1696 23 күн бұрын
LAA TABDIILA LI KHALQILLAAH,MA JIRO WAX BEDDELI KARA ABUURTA UU ALLAAH U ABUURAY OO AAN ALLAAH AHAYN WAA BEEN CAD NINKANI WAXAY U BADAN TAHAY NIN DHIMIRKA WAX KA QABA❤❤😂😂
@sahnim7481
@sahnim7481 Жыл бұрын
holiwoodka filimaantu qomuluudka markii u horeysey hab sheko qosola markii danbana dadbay keentayba , hord cablena tii ayey wadaa xumaantana bulshada dhexwadaa, gormaa rag la kufsan jiray kaw
@sabiriinmohamedmuhsin7777
@sabiriinmohamedmuhsin7777 Ай бұрын
Qori is maris baa😂
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Жыл бұрын
Waraabe maad noqon mana noqon kartidi orodoo is daawe waad xanuunsanaysaa maskiin
@CabdiDaahir-tt1cr
@CabdiDaahir-tt1cr 22 күн бұрын
saylac iigu kaalay
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 19 күн бұрын
Kkkkkk
@maxamedabdirashid4959
@maxamedabdirashid4959 Жыл бұрын
Caac mayee sheeko kale oo aad sheegtaad garan wetday 😎😎
@user-zd2tm9nf7z
@user-zd2tm9nf7z Жыл бұрын
Sheeko huuhaa 😂😂
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 25 күн бұрын
Waxaasi. Maruun baa. Mise. Waa. Been. Allh. Ayaa. Xaal. Ooga
@ShabcanWarsame
@ShabcanWarsame 7 ай бұрын
❤😮😅😂😅🎉
@abdirashidomar856
@abdirashidomar856 Жыл бұрын
Bal ilma aderayal dhagaysta waxa la inogu waramayo Cida mesha ma musha iyo wariyah so gudbiyay ba Wa ku ceeb Side barito war kina lo rumaysan
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Waa umad xishood iyo xigmadiba kadhamaatay ninkan waa markii labaad ee uuwaxan kasheekeeyo laakiin hada wuxu kusoo kordhiyay dameero iyo dibi adhigiina wuusoo wadaa tanag madhan igadhe maskaxdiisa sixun ufikiraysa
@user-vc5ym4du4y
@user-vc5ym4du4y 28 күн бұрын
Been badan
@Materno1
@Materno1 Жыл бұрын
Ķkkkkkkkk been waynaa
@MaxamudXaaji-rd4wq
@MaxamudXaaji-rd4wq Жыл бұрын
Beenaale
Hargaysa: Waraabe Dhimasho Sababay+nin Waraabihii La Hadlay
5:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 145 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 120 МЛН
Dhidar: Waraabihii dad qaadka ahaa!.
1:36
SLNTV
Рет қаралды 19 М.
9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO  XUMINA HESHAY
27:00
baarliin official
Рет қаралды 95 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 38 М.
NIN WARAABE LA HADAL AH OO SHEEGAY 5 QABIIL OO UU KA KOOBAN YAHAY
5:40
EGE MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 52 М.
LIVE: Keir Starmer grilled at PMQs over winter fuel cuts
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 295
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН