Qiso Qosol Badan Dhaxmartay Sh Aweys Dhere Iyo Sh Cali Maye//Sh Nuur cali Jaamac

  Рет қаралды 10,591

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Жыл бұрын

Пікірлер: 28
@user-yu1ku2wg6z
@user-yu1ku2wg6z 5 ай бұрын
@user-yu1ku2wg6z
@user-yu1ku2wg6z 5 ай бұрын
❤ 2:16
@curiousLiban
@curiousLiban Жыл бұрын
😁😁😁😁
@abdirazaaqmahamad3800
@abdirazaaqmahamad3800 Жыл бұрын
Hhhhhh
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Ninkan iyo waxa xerta u ahi waa ka xishoon waayeen wax kale iska dhaafe sharafta iyo cirdiga qofka muslimkaa iska dhaaf labada sheekh ee waaweyn ee dadka soomaalidaa waali ugu ah diinta ilaahoow suu ulqaatimo ha nagu ridin.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Жыл бұрын
Labadaa shiikh? Mise waxa u jeeddaa labadaa mushrik? Ee awooddii Allah sheegtay oo ah inay dunidaba rogayaan!
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
@@Gob_gobonimo Haddi culumadaas waa weyni mushrikiin yahiin adiguna maxaad tahay jawaabtu waa cadahay waxaad ka mid tahay kilaabt ehlunaarka ee siyidinaa cali cs ku yiri gaalbaa tahay , laakiin hambalyo waad ka fiicantahay wadaadka cali iyo dhamaan wahaabiyada kale ee aan cadeysan karin in ay yihiin khawaarij sidaadoo kale.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Жыл бұрын
@@warsameahmed9871 Fiiri! Diintiinu waa sidaas! Cay iyo aflagaado iyo naarta Ilaahay oo idinku go'aamisaan ciddii aadaysa ( Ilaahay maxaa u dhaafteen: naarta iyo janbada adinkaa xukuma, dunidii shiikiinii ayaa rogaya) qabuuro iyo mayti ayaad caabuddaan. Maxaa marka muslinimo u sheeganaysaan. Muslim macnihiisu waa ninkii Allah u hoggaansama!
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
@@Gob_gobonimo Malaha marka qofku wahaabi noqdo caqligaa ka lumo oo wuxuu leeyhay ama qorago ma oga oo marfuucu qalam dad waa weyn baad waxaad leedahay mushrikiin baa tihiin markii lagu sheegay qofka dadka muslimintaa yiraah galaa tihiin waa khawaarij waana kilaabu ehlunaar waxaad leedahay waa ley caayay bal noosheeg waxaan ku niraahno oo aan ahayn in aad khawaarij tahay.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Жыл бұрын
@@warsameahmed9871 Rususho markay dadka xaqa ugu yeeraan, waxay mushrikiintu dhihi jireen waa majnuun waalan! Jinnuu qabaa iwm. Mushrikiinta casrigani qofkii uga diga shirkaga isla erayadii iyo magacyo ay u samaysteen ay u isticmaalayaan. WAXAAN KUGU YEERAYAA INAAD ALLAH KELIDII CAABUDDO (Isaga keliya tuugto, u gooracdo, ka cabsato, kelidii talo saarato). Wadaad beri hore lafo iyo carro noqday waxba Ilaahay agtiis kaa tarimaayo. Oraahdaydu yaysan aakhiro xujo kugu noqon, ha ka madax adaygin XAQA.
@mohamednoor6248
@mohamednoor6248 8 ай бұрын
Wallaahi kuwaas niyow soomaali badan ayay afduub u haysteen lkn ilaa maanta kuwo ayaa u afduuban
@user-mm3es3eg8l
@user-mm3es3eg8l Жыл бұрын
😂😂
@assamaawalard4237
@assamaawalard4237 Жыл бұрын
Kkkkkk waa niban waalan
@ilyasali6042
@ilyasali6042 Жыл бұрын
Sufidu wa kuwa qeyr daran..😄
@youtubeuser6407
@youtubeuser6407 9 ай бұрын
Wll shekadan hadii uu sheikha suufi ka maqley hal nin oo duuban asago ka sheekenayo car keen. Sheikh cali meeye iyo sheikh aweis dheere hal goor bey magaladooda iskula kulmeen waana 2dii asbuuc ay dadka wacdinayeen ee towxiid ka iyo ala ka cabsiga barayeen. Mida kle rabuna alahu duljalaali midka tilaabo uu qaado oran jirey waa shekhunaa sheikh aweys dheere ee mahan sheikh cali maye. Sheekadaan na waxa kleto oo daliil u ah in uu been sh nuur cali alifey yhy sheikh aweis qabiilkiisa landherayaal baa loo yaqaney waayo mooryan ba u badna dadka na wey layn jireen.
@abdiraxmancamaraa2967
@abdiraxmancamaraa2967 Жыл бұрын
هههههه
@assamaawalard4237
@assamaawalard4237 Жыл бұрын
Waxa waxaas diin ksdhigsnaya
@maxamedcabdikarin8428
@maxamedcabdikarin8428 Жыл бұрын
Oo shaw hadaanu sheekhu inaga gaadhin maynaan joogneen astaqfurallah😅😂
@user-yu1ku2wg6z
@user-yu1ku2wg6z 5 ай бұрын
@iqraaxmed1276
@iqraaxmed1276 Жыл бұрын
Hhhhhh
@liibaannuur4484
@liibaannuur4484 Жыл бұрын
هههههه
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 13 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
suufida iyo sh Shariif Dhawiil Maxaa Kala Heysta
8:08
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 26 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН