Qiyaano Qaran Qorshaha heshiiska itoobiya ee badda Soomaaliya, Wafdiga La diray Sirta heshiiska.....

  Рет қаралды 7,501

Aftahan Production

Aftahan Production

8 күн бұрын

Пікірлер: 46
@wayrahali1768
@wayrahali1768 6 күн бұрын
Ilaahayoow. Nagaqabo Xasan shekh Iyo. Xukuumadiisa. Xaaraanta ah. Aamin. Aamiin. Aamiil yaa Allah
@sudiissa5701
@sudiissa5701 6 күн бұрын
Kooxdi xaraasha wadanka soomaaliya Allah xaqa ha tusiye
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 6 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabka masakinta somaliyad aya ruwayad lo dhigaya xasan gorgurde ebay ahmed muuse juudan ismail omar geel islantis marxun xamza wey is ogyihin inay bada somaliya laga ibiyey Ethiopia wa xaqi lama taban aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad melkasta ayey jogan hubkina qada hala gaco mudaharad hala sameyo ha laga qabdo dalka somaliyad tuugda argixisada damajid qaranki barida weyna iidor dabacayun argixso snm shbb dacish
@wayrahali1768
@wayrahali1768 6 күн бұрын
Balwan saaxiib isaaq hadhi ee waxad Dhahdaa. Mamulka muuse biixi: Mahadsanid
@teatime6853
@teatime6853 6 күн бұрын
Ethiopian ilahay bad haweydistaan ma anaga dhalney maxay nogu dhagdhagayan naga hara uuf 🇸🇴🙏
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar 6 күн бұрын
RABI tALO KU FILAAN inshaaalh
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 6 күн бұрын
Qiyaano Qaran Qorshaha heshiiska itoobiya ee badda Soomaaliya
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 6 күн бұрын
Hadalkagu waa sax waa in shacabka soomaliya lala wada ago waxii jira. Hadii LA qariyo..wax qarsoomi doonan MA jiro. Qiyaano qaran bay NOQONAYSA.
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Xasan iyo kooxdisa hala af gembiyo war kale maleh tuugta wadanka xaraashty
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Balwan iidor dhoohane ba dhaha reerkan xabad caqli ah maleh
@teatime6853
@teatime6853 6 күн бұрын
Eritrea bad haga doontaan maxa anaga nagu naanaabey waku hayno bad maladhaho 💪✍️🙏🇸🇴
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 6 күн бұрын
Ictiraaf waxaa bixin Kara waa Shacabka Soomaaliyeed, ma ahan villa Somalia,waa xaqiiqada dhabta ah.
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 6 күн бұрын
Muuse Biixi iyo Xasan munaafaq midna bad Ethiopia ma siin Karo waana qayaano qaran maxkamad na lasoo taagi doono. Mogadisho na ictiraaf masiinkarto Hargeisa.
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Turki mxy dhexdhexadin u wadan wey edab daran yihin somalia itobia hadal ma dhex yaal itobia bad fake ah ha sameystan hadey raban ama kenya ama djibouti ha u doontaan awal ba djibouti ayey shuraako ahayeen haku noqdaan
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 күн бұрын
Dubulujidiid waa shaqo tage dalka halaga badbaadiyo soomaaliye🥹
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 6 күн бұрын
Bada cas na somaliland baa leh we wax khuseeya somalia maaha
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 6 күн бұрын
Maxaa dheex doodaayaal somaloya iyo itoboya dhuulkayaga hayskaga baxdo #-##xudkeda haku noqodan#qasab waxlayirahdo bajiro waxadan ralikahayn cidina?turkigu ...muxuyahay waxba ma boliski calaamku nooqeey#☺
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 6 күн бұрын
M/w hasan sheikh godka waxa ku ridey ismaciil Geele, w arimaha dibada Ahmed Macalin FiQi waa nin adag bad iyo bari Cadow soo gali mayo
@maxamedaxmed8137
@maxamedaxmed8137 6 күн бұрын
Fahad yasmiin xaji daahir ayaa kawar keenaya haduu ale idmo
@saadiaegal5803
@saadiaegal5803 6 күн бұрын
Asc turkigu waa beenlow ilaa hadda majiro hal markab oo ciidan turki oo ilaalinanaya baddeena maantana wuxuu wadaa qiyaano turki iyo gaal waa noo heshiiyeen eehalla banaan baxo meelkasta dal iyo dibad
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 6 күн бұрын
NINKAAN FIQI WAA KA WEYN YAHAY WAANA KA WAAYA ARAG SAN YAHAY EE WASIIRKAN SAALAX JAAMAC BAA KU FIICNAA
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 күн бұрын
Madaxda somaali waa cadaw aan xishoon illaahay hakashifo ooitopia sharterda allaha kuceliyo allaha somaali hafahamsiiyo in itopia iyo madaxda somaali ay yahiin cadaw oo waa in ay kacaan iska qaadan daba dhilifyada madax kusheega
@AdanMoalim
@AdanMoalim 5 күн бұрын
Hassan Shekh Itobia Itooboiya waxuu u ogolyaha Deked Gabacsi ee Uma ogolo Deked Saldhig Militeri ee Beenta joojiya waxmagardyaalyahow Badowga.
@user-sg2qh4mt2v
@user-sg2qh4mt2v 6 күн бұрын
Madaxda soomaallida kalgoorlie cunayaalka ah halgu qaado washamsi dalkana halgla wareego soomalina qabiilka iyo kala qoqobka ha ka bexeen
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 6 күн бұрын
Waa sax that's treason, waa xaqiiq taasi
@QaliSharif
@QaliSharif 4 күн бұрын
Iyagaba dilaalin ah turkey iyo xasan sh heshiisyo badan o qarson bay kala saxeexden turkey ga hada halaga dadba tago ileen wixii xasan ino shegay in ay is buriyeen marka maxay noo ilaliyeb abiy baa ku jes jesay xasan sh wawarey abyi hadlay geeyo buu ka keenay meshan xasana wa naqan itobiyana jileeca xasan waa ka faaiday sanayan marka Waba lanana gilgilaye muu turkey wa dawabayey maxay ku tartay turkey
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 күн бұрын
Dad aan siyaasad ku jirin oo ciyaal u badan weliba la reer ah XSM ayuu diray markasta oo arin timaado reerkooda oo keliya ayuu meeshaas u diraa ee dawlad hal reer ah ma shaqeyn kartaa oo ma anfacdaa umadda Soomaaliyeed? Ethoipia waa diidi doontaa soo jeedinta kooxda XSM iyadoo ixtiraamaysa oo isku haleynaysa Muuse shaani taas ogaada.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 5 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war dalkii iyo baddi soomaaliya Ma itoobiya ayaa lagala garnaqsanayaa waa yaab
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 6 күн бұрын
ACW WARIYE SARE BALWAAN FADLAN CINWAANADA WARARKA SOO GAABI, HADDA CINWAANADA IYO FAAFAAHINTA LAMA KALA GARANAAYO.
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 6 күн бұрын
Itoopia iyada ayay dan utahay in mou gu hirgalo haddii ay ka noqoto iyadaa cirka biyo ku oog waxa uu xasan u saxeexaana dhulka somaliland kama hirgalo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
waxa fiqi looga dhigay wasiirka arimaha dibada oo looga qaaday daarood waa si aan loo ogaan heshiiskii lagu galay jabuuti si aan loo ogaan warku waa cadyahay badaa waa lagatay bay bay
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 6 күн бұрын
Horta waxaa la yaabay rag somali especially madaxda dawlad maxaa ka qaldan miyaysan ku qanac saneen wadankooda why ay isku xadayaan because nin gurigiisa xaday maxuu deynayaa ma cadow ayaa la soo dhaweestaa mise lacagta ay qaadanayaan ayay u jeedan why ay beenta shacabka ugu sheekeyaan somali ayaa waxay maahmah u ah soor waaa tagtaa sokeeye wuu haraa oo means du yahay lacagta waxaa laga yaabaa inay kaa dhamaato ama adigoo calfan aad ka dhimato laakin laakin wadanka waxaa kaa dhexlaayo ilmaha aad 💯 faca kaa haro because xool ay munaafacadsadaan ayaa aga tagtay hada shacabka somali marka aad cadow hantidii ay kuu dhiibteen aad gumaysi gacanta u galiso eesh faaido leedahay wadanka adiga keliya ma ledih waa la wada leeyahay somali dad baa cadowga ka xoreeyay oo dhiig u shubay laakin in markasta la dhaho madax weynaha ayaa wadankii iibsaday waa wax laga😂xumaado oo laga yaqyaqsado ama nin adigoo kale cayaar kaaga saxiixdo gurigaaga aad leedahay mar kasta idaacada waxaa ka dhageesanee badda somaliya waa la gatay badii baaba waxii wadanka loo qaban lahaa lagu mashquulay bada iyo qabuuro qodosho illah baa noo maqan somali meesha loo wado illah baa garan kara laakin kuwaan u aajuudaya shisheeyah illah hanaga qabto shalinta yaryar waxaa leeyahay adigoo wadanka aad ku dhalateen ayaa la idinku gumeesan kac oo iska qabta somali ha noolaato ha israacdo peace and love ❤️ wabillahi toy
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 күн бұрын
Adi yakuaqonsaday gado mase magalo madaxda hargeysana borama aqonsangara safarada somaliyana lorari karaa jabuti taalo kismayana safarada neeyrobi lakeni
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 6 күн бұрын
Anaga weligaa hana aqoonsan
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Itobia u guur
@user-rd7xe5rn2t
@user-rd7xe5rn2t 6 күн бұрын
Cali balcad waakhaainu wadan xasan dhiiqana waatuug khaainu wadan ah badaasna waakudaysay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 5 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxay xabashi u leef leefayeeen ayaan ku qoslay Xaaran ayey ka tahay itoobiya inaydaan aqoonsi ka helayn Dalkana cid wax idinka waydiinaysaa ma jirto Weligiinba xabashi leef leefa
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 6 күн бұрын
Balkan eg indhihi gudhen sidu somaliland sida yiciista u egayey maye siilka hoyafabay lahadlayan beenale bernale dhallay
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Buuqa jooji oo itobia u guur
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 6 күн бұрын
🇪🇹🇪🇹👎
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
DEG DEG' VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN!!
44:21
Habar media
Рет қаралды 272
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 40 М.
Waar Dag Dag ah
6:58
Dabshiir Media
Рет қаралды 10
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН